SHAADIYO SHARAF & SODAHDEEDA OO ISKU WAREERAY SHORT FILM QOSOL BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 май 2019
  • SHAADIYO SHARAF & SODAHDEEDA OO ISKU WAREERAY SHORT FILM QOSOL BADAN

Комментарии • 633

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  5 лет назад +601

    Ramadan Kariim My Fans Sanadkan Sanadkiisa Alle Nabad Hanagu Gaarsiiyo Like,Share,& Comment Hadaad Ku Cusub Tahay Subscribe Saar

    • @harounabdiosman6859
      @harounabdiosman6859 5 лет назад +3

      Shaadiya Sharaf Official shaadiya waji xun

    • @hananlifestyle1478
      @hananlifestyle1478 5 лет назад +5

      Ramadan kariim my dear aamin aamin

    • @hodanbashir7886
      @hodanbashir7886 5 лет назад +6

      Ramadhan kariim to you to swt siz

    • @shaaficimacaani6839
      @shaaficimacaani6839 5 лет назад +4

      Kkkkk saliid mariyoo aaa hdaanab jabin kulhaa kkkkk shaadiyo ku jecliyaa abyo

    • @asliidriss2618
      @asliidriss2618 5 лет назад +4

      Shadiyo sharafey se cml intaa jeclkey lahdalaye miye waxano dhan iga so hor mareeen 😪😪😪😪😪😪ramdan lamida qalidii dumarey love you so much my queen

  • @inadoller8494
    @inadoller8494 5 лет назад +353

    Caafimad io Cimri dheer aLLha ku Siiyo waLaaL
    Hadad Comentigayga araGtiD😍

  • @faraxlegand4275
    @faraxlegand4275 5 лет назад +113

    Inta nabi maxamed N.N.KH like iisaara

  • @queenarawelo8026
    @queenarawelo8026 5 лет назад +271

    Aad ban ufaraxsanhy wlh ramadanka dartiis
    Diintu islamku wa nastexo wlh ilhw islamida nagu dil😙😙😙

  • @naimamohamedhussein7879
    @naimamohamedhussein7879 5 лет назад +180

    shaadiyo sharaf inta tageerto like igu sharaf one love shaadiya😍😍😍😍

  • @ayaanruun7013
    @ayaanruun7013 5 лет назад +58

    Ramadan Karim Ramadankan midka xiga nabad bash bash barwaaqo Allah nagu gaarsiiyo❤💟🙌 inta ramadanka ku faraxsan like 🙋‍♂️

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 5 лет назад +138

    Shadiyo sodohdeed waxey u eg thy adna henna ya Ila arkay run sheeg like dhac igu sii waad war jeceshahay hadaba si aqrineyso qoraalkeyga Lkn like aya ka sugooya yaah
    Sahuur aya sugooya Caawa Ramadan kow wayya💖🥰❤️😍

  • @sambi5827
    @sambi5827 5 лет назад +90

    Ramadhan karim
    1000 like maheli karaa🙁

    • @maryamcumar5895
      @maryamcumar5895 5 лет назад +2

      Ramadan Mubarak
      Lakiin kun like maheli kartit 😂😂

  • @xayaadlaki2033
    @xayaadlaki2033 5 лет назад +48

    Shadiyo mahe tankale jilin wafashilee qosol ay kujirta hhh ramadaan kariim cafis dhamaan

  • @munaibraahim1267
    @munaibraahim1267 5 лет назад +14

    Shadiyadeyda adi la'aanta ma dawaden hore u soco quruxey ❤💋

  • @sapirinabdi7230
    @sapirinabdi7230 5 лет назад +14

    Shadiyo sharaf ku taganhy wlhi my sis💜❤🔥

  • @samaralxamdullah1516
    @samaralxamdullah1516 5 лет назад +17

    Ramanan mubarak all Muslim meel walba joogtan ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @khadrishaa
    @khadrishaa 5 лет назад +42

    Ramadan mubaarak asxaabta kulucaam wa antum bikheyr caafimad ku sooma

  • @maryamaabdirashid140
    @maryamaabdirashid140 5 лет назад +38

    Ramadaan Mubarik somali maryoolay😻💛Shaadiyo sharaf wa kuu xisi dona😂

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 5 лет назад +17

    Ramadanka allha ka aqbalo walalhyga qaliya

  • @ifrahmahamud5433
    @ifrahmahamud5433 5 лет назад +7

    Masha alllha shadiyo sharaf hore usoco abayo hormar ficana ku rajeniyaa

  • @king_jecelowking_jeclow5880
    @king_jecelowking_jeclow5880 5 лет назад +18

    Shadiyo sharaf wllhi funy xiligan hospital mafuran yahay kulahaa 😬🤪🤪🤪

  • @hodanmohomoudgacal1490
    @hodanmohomoudgacal1490 5 лет назад +16

    Ramadanta cafimad ku dhameso wall lakata igu sharaf

  • @cshakuurcali526
    @cshakuurcali526 5 лет назад +37

    kan magacis😀😂😀😂😀
    waba kahley wllhi kal io lab ayu iga qsliyay ya ila arky

  • @zuhuurmustaf2489
    @zuhuurmustaf2489 5 лет назад +22

    Shaadiyo Abdullahi 🤣Kah Adigaa cida kala kicisayaa🤣Muxubo Abshir ganey hhh Ramadan mubarick

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 5 лет назад +11

    Ramadan mobarak everyone

  • @cumarbile9994
    @cumarbile9994 5 лет назад +12

    Shaadiyo ramadaan waaye waxn kugu duceynaa inuu ilaah kaa madoobeeyo heesaha ruwayadaa ku ficantahy

  • @abdulrazzaq1855
    @abdulrazzaq1855 5 лет назад +24

    Somalinimada dadka kaga sarena hade dhab tahay like isara Ramadan kariim ❤️❤️❤️❤️

  • @maryansheikh3810
    @maryansheikh3810 5 лет назад +6

    Kkkkk shaadiyo sharaf ramadan mubarak MY
    Team shadiyo sharaf

  • @kiinkefgaraad7249
    @kiinkefgaraad7249 5 лет назад +10

    Hhhhhhh sodoh iyo gabar lee iga dheh shadiyokkkkkkkk

  • @ikranabdulahiwarsame8058
    @ikranabdulahiwarsame8058 5 лет назад +9

    Walayga Soo hormay miii

  • @salmaali402
    @salmaali402 5 лет назад +25

    Ramadan kariim all muslimin like ii saar wllo 👈😭😭😢

  • @faadiyacadey3348
    @faadiyacadey3348 5 лет назад +16

    Oow shadiya qurux ramàdan karim

  • @horjoog4585
    @horjoog4585 5 лет назад +49

    Caawa naa uhoreeya Zubscribe Hleygu caaawiyo walalayaal Ramadan karim

  • @munomuniitaaweys9471
    @munomuniitaaweys9471 5 лет назад +4

    hhhhh shadiyo dar alle ku jeclahay hore u soco ku leyahay shadiyo qofka ila tagero like ha isaro

  • @aashanuur1133
    @aashanuur1133 5 лет назад +14

    Shadiyo abayo wan jecelnahy riwaayada hada noso badi mahad sanidiin

  • @naajiosman2174
    @naajiosman2174 5 лет назад +23

    Sodohey tiktok ado midko wariye ah cunto la cuna ku arkay🤣🤣

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 5 лет назад +11

    Dubia usocodaa😂😂😂Iyo joodariyo

  • @AxmedsomaliaOfficialchannel
    @AxmedsomaliaOfficialchannel 3 месяца назад

    Shaadiyo waa hooyo aan jeclahay hooyo mcn noolow cadowga allaha kaa qabo Amin maxamed yare igu salaam iyo cabdifataax abti mcn nooladaa❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @omarhuseinmohamed8863
    @omarhuseinmohamed8863 5 лет назад +21

    waan ku xiisay shadiyo sharaf inoo soo badi ruwayadaha weliba kuwa ramadanka ku saabsan abayo qaali Ramadaan Kariim dhamaan Asxaabta aan halkan ku walalownay

  • @farhanabdiciise5869
    @farhanabdiciise5869 5 лет назад +26

    kly waxd samesan dur dur media ma samen najib iyo mudey hore u soocda

    • @apdizhakourbarre7587
      @apdizhakourbarre7587 5 лет назад +1

      Lkn marka muqalku in yar socdaba magacaooda ayaa soo baxaya,waa kuwa hanyar ilaa xad

  • @jasonhart8349
    @jasonhart8349 5 лет назад +14

    Hhhhhh cijiyaha kasiba kulaha madaxakaguba😂😂😂

  • @farxiyoguure7524
    @farxiyoguure7524 5 лет назад +18

    Ramadan kreaM team shadiYa sharaF keep going❤🌼

  • @deeqoluulofficialchannel4484
    @deeqoluulofficialchannel4484 5 лет назад +31

    Ramalan Karim Tim shadiyo sharaf

  • @nasteexoquruxaragsan3207
    @nasteexoquruxaragsan3207 5 лет назад +7

    shaadiyo markan Ku arkabo waan iska qoslaa kujecliya 😍😍😍😍

  • @mohacade1542
    @mohacade1542 5 лет назад +5

    Camera Man ka Eberkiisa waaye Filmka Waa MuGdi pls iska Badala Camera manka Intii igu Raacsan like ii Saara

  • @naimabashiir9691
    @naimabashiir9691 5 лет назад +12

    رمضان گریم

  • @hiddoshabeel8120
    @hiddoshabeel8120 5 лет назад +1

    Sodohdey aniga hdii idhahdo salid imari waanba umari lahaabo sbbtoo ah waa ninkayga hoyodiz hdii hoyodiiz hooyadaa ookle ula dhaqantid isagana wuu kuu jeclaanayaaa sodohdana wee ku jeclaaneysaa wxaa noqoneesaa marwa aad io aad cidu ijeceshahy 😍😘marka mamoyinkina io nimnkina baariyaal haloo noqdo iyakaa ku jana geleeye 🙏

  • @naxwoabdicalibarqi6045
    @naxwoabdicalibarqi6045 5 лет назад +1

    shaadiyo sharaf wlhi mcnto ad iyo ad aan kuu jec lhy waxan ku leyhy cadawgaga cagta hostii iyo inta uurka kaa neceb xbbtii cadawga ilhy hakaa qabto hormar wcan 💋💋💋💋💋 ilove yuo

  • @queenfaadumo4262
    @queenfaadumo4262 5 лет назад

    Shaadiyo sharaf wlhi qosalkiiba iga dhamaysay ilove you shaadiyo qaali horay usoco ❤❤❤

  • @shafka2006
    @shafka2006 5 лет назад +12

    Shadiyo horay u soco sister

  • @RamaasReal_Official
    @RamaasReal_Official 5 лет назад +10

    Ramadan Kariim asxaabta wlltinimo iiga gudooma

  • @alishamumin1705
    @alishamumin1705 5 лет назад +9

    Intaa bari sooon u tahay sida ani camal like🙏🥰 Ramadan mubark to all Waxan ini rajenayaa Kher badan ishallh❤️

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 5 лет назад

      Alisha Mumin kuusaarey abyo subcuraab iisaar

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 5 лет назад +11

    Saliid imari kulaha 😁😁😁😁😁

  • @sacdush____ppe400
    @sacdush____ppe400 5 лет назад +3

    Amiiin shadiyo cadeey saxibey noi so badi ruwaydaha noo

  • @yusufabukar2882
    @yusufabukar2882 5 лет назад +1

    Alle shaadiyo saa wax usooo riftey leeee bisinkeee anaa kula yaaabey wlhi run run cml ayaaa u jishey wlhi well done

  • @xaawahussein4541
    @xaawahussein4541 5 лет назад +3

    ramadaan karim kuwii cafimada ku somo allaah hanaga dhigo amiin aamiin yaa rabi

  • @nastexoruun6119
    @nastexoruun6119 5 лет назад +10

    Ramadaan wanagsan

  • @umusakariyecaddaani7280
    @umusakariyecaddaani7280 5 лет назад +27

    Lugaha i masajeeso kullahaa luga ha ka go sotahey

  • @ayouicofficial9490
    @ayouicofficial9490 5 лет назад +3

    xaraf kapilaabma (x)xasid nimo maficna somaali maxamed hales kadayoh hadaan xaasid ahayn like io subscribe halego sharfo

    • @HassanJk14
      @HassanJk14 5 лет назад

      Bro subzcribe like wan ku saray lph

  • @ilwadqurux2879
    @ilwadqurux2879 5 лет назад +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ana ugu horeyo cawa

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 5 лет назад +4

    Mamada qurux badanaa m.a😍

  • @xamdixassan7495
    @xamdixassan7495 5 лет назад +1

    Kkkk shadiyo cadey wan kusalma cadi matihid xppti inoso badi sodoh da quruxey love you so much shadiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @worldwide2356
    @worldwide2356 5 лет назад +2

    Gabadhaaan garbasatka gaduudan masha allah waaaa jilaaa aaadagan💞💞

    • @iqraomar68
      @iqraomar68 5 лет назад

      Abayo bishri sheikh ali miyaaa adiga

  • @nasteexocali6436
    @nasteexocali6436 5 лет назад +1

    Shaadiya sharaf Nolasheydiiii Ramadan mübarek all muslim

  • @philiphzzardaan3745
    @philiphzzardaan3745 5 лет назад +13

    Habartey Wllh Wa Ficanthy😂 Rer Xamar 👂 Majiraaa Wllyal🙏

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 лет назад +1

    Shaadiya go forward sis wlhi jilaa caalamiya tahay😚😚😚😚

  • @guledhanad2013
    @guledhanad2013 5 лет назад +5

    Ramada Karim somaliweney one love

  • @nimcocabdi3432
    @nimcocabdi3432 5 лет назад

    Shaadiyo abaayo waa kujeclahay maasha allaah hadalkaada waa qosol qurux iyo labisna waa igu dishay isha illaah hakaa haayo ramadaan mubaarak walaa ladeey

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 5 лет назад +33

    Rabadaan kariin somalidii layga beeray

  • @maryanmowlid5469
    @maryanmowlid5469 5 лет назад +1

    Masha allh sacdiya sharaf

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 5 лет назад +8

    High-speed ayuu ku socdaa page ka. 41.000 oil subscribers in ka yar 2 bil caadi Maahan. Horay usoco

  • @ilhaanabukar712
    @ilhaanabukar712 5 лет назад +3

    Maasha allaah shaadiyo sharaf jiliinkeeda ayaan jeclhy

  • @suraleydarerka3062
    @suraleydarerka3062 5 лет назад +4

    Meshan anaba jife maxa waye san hormar wacan shadiya

  • @xanfareesh7222
    @xanfareesh7222 5 лет назад +1

    Hhhh madaxa maeuubey haka gasho aa ar shaadiyaa hore u soco

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 5 лет назад +4

    #best filim keep going siz shaadiyo sharafey.

  • @anuushhappyhappy699
    @anuushhappyhappy699 5 лет назад

    Sabax wlhi jilitan ayaa taqana shadiyo sharaf love you my sister 😍😍❤

  • @bishaaromaxmed7238
    @bishaaromaxmed7238 5 лет назад +9

    Sodohdey ane iga furtay ninkeyga lkn dadka ma wada sina wekala ficn yihin 😥🙏🏽

  • @queenamiiro1437
    @queenamiiro1437 5 лет назад +2

    Shaadiya kugu hesta wlh balayo funny ah😅

  • @umusaidchannel
    @umusaidchannel 5 лет назад +16

    Asxaabta halays caawiyo subscriber iisaara

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 5 лет назад

      hormari niloshada chanel waankuusaaraa adne iisaar

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 лет назад +24

    Aduunka sodoh aya u necbahay suuraha ka batay isku mel ilaah nama tajiyo meel ka fog lee daga si aan iskugu so xiisno

    • @adoontiiallh6443
      @adoontiiallh6443 5 лет назад +5

      hhhhh habiibti ani waa isla daganahay ilaa 4 years waxaan heestaa labo caruur ah Alx wllh waana jeclhy my sodohday

    • @yasminali74
      @yasminali74 5 лет назад +2

      Masha Allah sodohda aduunka ugu fican aya heshay Masha Allah lkn sodoh yasha 99% way dhib badan yihin... ani ma jecli sodoh mid fican ilaah ha igu so tusiyo lkn kalama meel lee dagi karna hatii ay fican tahay xita hhhhh

    • @adoontiiallh6443
      @adoontiiallh6443 5 лет назад +3

      @@yasminali74 hhhhhh sax waaye wllh lkn ani xitaa miskiin màahan lkn wiilasheeda gabdhaha ay qabaan ani bay iigu jeceshahy

    • @yasminali74
      @yasminali74 5 лет назад +2

      @@adoontiiallh6443 Masha Allah adiga ah qof wanagsan oo duceysan Allaha ku xafido iyadana jaceylka ay ku qabto Allaha ku siyadiyo Abyo❤❤❤

    • @nurtosalah6817
      @nurtosalah6817 5 лет назад +3

      Hhhhhh runtii sodoh dhibkeeda sibir xitaa waay kadaran tahay ilahey hanaga qabta

  • @likeisaaar8423
    @likeisaaar8423 5 лет назад +1

    Ramadaan mubaaarak
    Plz 100 #like iisaaara

  • @aishaaminamahmud1969
    @aishaaminamahmud1969 5 лет назад +4

    Shadiya sharaf 👍Ramadan Kariim

  • @shamsosheik7858
    @shamsosheik7858 5 лет назад

    Ilove u abaayo shaadiyo i hope one day to see you Alle haku dhowro. Waxa tahay gabar kudayasho mudan❤❤❤😘 take care abaayo mcn

  • @aishakiin4071
    @aishakiin4071 5 лет назад +5

    Wlahay bilaahi Kal iyo laab baan u qosle shaadiyo alaabahas ana IGA keente inkirada 🤣🤣🤣🤣🤣 Ina I jafaliso ma ii keente kulaha habartan nolow yaaqe wa jishe wlhay caku sodoh muran le

  • @fatuummo7239
    @fatuummo7239 5 лет назад +8

    Aduunka sodoh la noolow u jeclahay ar ma iso dhaqsatdooo 😍😜

  • @ruxiiraaap8890
    @ruxiiraaap8890 5 лет назад +1

    Shaqalaha ma igu qaldosa kulaha kkk shadiyo kep Going

  • @miskymoha830
    @miskymoha830 5 лет назад +1

    Maka Al mukaramah kafogaada shacabkeenow qarax baa ibaray maka almukarama ma aqoonine is ilaaliya allaha idin ilaalye 🙏 allow dadkeena noodayso

  • @fanaxleydhuulax5286
    @fanaxleydhuulax5286 5 лет назад +4

    Shadiyo sharaf abyo hore u soco soonka rruwado loga hadlayo so samee

  • @fardosacadey6738
    @fardosacadey6738 5 лет назад

    Ramadan kariim my dakeyga hhhhhhhhhhh shadiyo sharaf wlhi waa funy keep going abayo

  • @ikramabdi5313
    @ikramabdi5313 5 лет назад +2

    Ramadan kariim wllyal❤

  • @micrajmandeq1844
    @micrajmandeq1844 5 лет назад +2

    Shaadiyo baayo qalbiga Ku salamay way itaabatay sheekadaan waayo lugaha iyo gacmaha iyo madaxa anaa umarin jiray cilaan anaa soo maray sodoh iyo dumaashi ixumeeyay inbadan iga oohiyay wlhi hadda waan ooynayaa caawa waa ramadaan waan cafiyay dar illaah

    • @fsuldano5471
      @fsuldano5471 5 лет назад

      Sorry abyo

    • @umuridwaanchanel6041
      @umuridwaanchanel6041 5 лет назад +1

      Sorry xbbti bani aadam waaye

    • @micrajmandeq1844
      @micrajmandeq1844 5 лет назад

      @@umuridwaanchanel6041 thanks baayo qli

    • @faadumoyusuf-pl2jh
      @faadumoyusuf-pl2jh 5 лет назад

      Micraj Mandeq baaye iska sabur pls anba sido kale wan kusburay

    • @maankadeeqa2486
      @maankadeeqa2486 5 лет назад

      Micraj Mandeq iska cafi abaaayo walagi hala dagin familka ninkaada waalaga fogaaada sorry ha ooyin mcnto 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @beelacadeey3819
    @beelacadeey3819 5 лет назад

    Msha allh queen of muqdisho asxn wlhi nolw adi Hdn ku jirin ima soconeyso video walbo quruxey hhhh dad bdn idhhy shadiyo aya uegthy wlhi

  • @drsrk447
    @drsrk447 5 лет назад +2

    Mash allh shadiyo

  • @qurxzancadey1358
    @qurxzancadey1358 5 лет назад +6

    Xusulaha inte ka madowday cidiii aragtay Like isaar 😂😂😂😂

  • @samiirocadeey2129
    @samiirocadeey2129 5 лет назад +5

    Suuro badanaa shaadiyo 😕😁😁

  • @marianmohammed376
    @marianmohammed376 5 лет назад +5

    Shaadiyo cdy

  • @abdallasiin5471
    @abdallasiin5471 5 лет назад

    Ramadaan mubarik
    Shadiya sharaf
    Keep coing

  • @sacdiyo23cali59
    @sacdiyo23cali59 5 лет назад +6

    I love you shaadiyo

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 5 лет назад +2

    shaadiya sharaf horay usoco

  • @teamdholacaden3775
    @teamdholacaden3775 5 лет назад +4

    Ramadan kariim

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 5 лет назад +3

    Hhhhh shadiyo sodahdaa kaleeexo 😂😂😂😂😂

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 5 лет назад

    😂😂🤣🤣🤣 Habarta reer dabeyleed waaye ma i dhihinoo kulahaa shaadiyo sharafey horey u soco qaali waa naga qoslisaa

  • @shariifshadkaxidiga3604
    @shariifshadkaxidiga3604 5 лет назад

    Ramadan Kareem team shadiyo keep going

  • @maankeymedia1286
    @maankeymedia1286 5 лет назад +21

    Shaadiyo hadaa ku qabto saa kuyeeli lahaay Lee 😏😏