WAR DEG DEGA:FIRDHIYE OO HADA UJAWAABAY|DHAAWACYO LAKEENAY BOOSAASO|FAYSAL WARAABAE OO SIR BIXIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 30

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 месяца назад +4

    Rabi talo ku filan??? guul SSC inshaalh

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 месяца назад +1

    inshaaallaah waa in laga digtoonaado diyaatna loo ahaado cadowga guunka ah ee gaalxambaaryada isaaaaqland.

  • @Sucaadsheekoxariiro
    @Sucaadsheekoxariiro 2 месяца назад +8

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay hooyadaa iyo aabahaa janada hageeyo

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 месяца назад +1

    Subxaanallaah Subxaanallaah Illaahoow U Miciin 🙏🇸🇴😭

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад +1

    waa run xorayntah waxay ku timid dhig no mor munafaq no mor horgaleh Good job 👍🏾 mr fardhiyeh

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 месяца назад

    ALLE HAYNA BARAKEEYO SSC AND SOMALI WEYN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +4

    Faysal fuusto faaruq ah iyo idoor dabo cayuunkii intan arkayey dagaal ban wasayna waxna Iskama celin Karan guuuull SSc khatumo❤❤

  • @Zahra-v9r8f
    @Zahra-v9r8f 2 месяца назад +2

    Asc guule Ssc khatuumo State 🇸🇴👍🌺🌷💘💐🌹✅

  • @Sucaadsheekoxariiro
    @Sucaadsheekoxariiro 2 месяца назад +7

    Hadaad janaalkayga booqato ilaahay janada hakugeeyo

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 месяца назад +1

    Waa hadal fiican balse Firdhiye waxa isagana laga rabaa in aanu ku noqon maamulka uu madaxda ka yahay Ictisaamkii dadka lacagta ka guran jirey balse aan waxba kusoo celin jirin

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 месяца назад

    guuuuuleysta xaqu dirirka ssc forces.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад +2

    Mashaa Allaah walaahaya MD firidhiye qudubadiisa qofokii dhiigile waya damaqayasa intiii dhimataya ilaahaya hawa naxariisito oo qabariga hawa nuuriyo 🤲🤲🤲🤲🥲

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 месяца назад

    Waa masibo illahoow nagabadbadi

  • @Userq2
    @Userq2 2 месяца назад +1

    Asc walaal ❤❤ daraawiisha ilbintood ma jabto insha alaah guul dowlada Ssc khaatumo❤❤❤

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 месяца назад

    haantaasi waa khatar waana in laganfeejig naado ⚠️

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 2 месяца назад

    Maammulka ssc khaatumo ma illoobi karno sodiu ku yimid iyo xinjirihii ragayaga illaahow xafid oo barakee aammiin

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 месяца назад

    Mw firdhiye waa runtis

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 2 месяца назад

    Asc Sool Chanel
    Mudane Madaxwene Firdhiye
    Khudbadada waan ku diirsanay waana Taariikrikhi Guul State Khaatumo iyo Madaxweneheda.

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 2 месяца назад +1

    Xasan iyo geele ayaa ku amray in ay weerar qaadeen,yoocada tagaan si xasan Dameer u yidhaahdo waan aqoonsanay somali land.
    Ha sugi waayin.waa caqliga xasan Dameer iyo geele uurbuur.ingiiska iyo imaaraadka ayaana lug ku leh.waxaan u tacsiyeynayaa kuwa SSC Khatumo ah ee aaminsan xasan Dameer waa madaxweyne.maxaa meydha markay arintani timaado.

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 месяца назад

    Haanta gaasku waa khatar weyn

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 2 месяца назад

    Munaafaq meel madhan xaadhxaadhanaya

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 2 месяца назад

    Firdhiye please tell Dhulbahante what you discussed with Geele concerning HOLHOL . Kkk Far baa Kugu Godan🫰

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 2 месяца назад

    Wabenali wanenale maqajilo tolowyadheyesta

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 месяца назад

    Bisinka illahoow soomaali dhibatada kasar malinwalba wiilbaa yala

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 2 месяца назад

    Saxiib marka hore cadiwga dibadu waxba idinka qaadi maayaan hadii aad midnimadiina sii wadan , mida xigta iidoor oo inta ka xoog badan iy aad dharbaaxo kulul ku dhufateen waliba indin koo tabar daran. Hadee waxba ka walwalina idoor waa iidoor kii uun .
    From Jigjiga

  • @KadroXusen
    @KadroXusen 2 месяца назад

    Iskahadlow ina igare

  • @MahamedAhmed77
    @MahamedAhmed77 2 месяца назад

    Ilahay reer asc mid ha ka dhigo tafararuq ha ka ilaliyo shacabka ku waxyeelobay haanta gaaska ilahay ha u booga dhayo maanta waxa ii darnan lahayd Ina itiraahdid dagaal Aya ka dhacay bosaaso

  • @Fransiis
    @Fransiis 2 месяца назад

    Beenaale Munaafaqa Argagaxisa Ah Ayaa Tahay Nijaas Yahow Iyo Ssc Argagaxisada Ah Nacas Iska Hadlay

  • @KadroXusen
    @KadroXusen 2 месяца назад

    Iskahadlow ina igare