DEGDEG:Madax-dhaqameed iska Casilay Xisbiga Kulmiye.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 86

  • @ahmedabdilahi9115
    @ahmedabdilahi9115 2 часа назад +2

    "Waa Lakala Miirmayaa Qaarbadan Ayaa Shaandhada Ka Daadanaya."
    Markale Iyo 5 Kale Madaxweyne MBC❤❤❤❤

  • @jamalahmed8344
    @jamalahmed8344 6 часов назад +5

    Way fiican tahay inaad cadaysataan inaad siyaasiyiin tihiin.

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 часа назад +1

    Yaa allaah iimaanka xoogaagii aad dowlada ka cuni jirteen ayaa yaraaday miyaa xaaraantii wadani cadowga ka sooqaaday ayaa idiin muuqatay how haku kadab go ina laydin baraye

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 5 часов назад +1

    Masha allaah soomaaliland is raacaday illaahay hadin sharfo danta dalka iyo dadka waa isbadal nabad ku waara reer soomaaliland guul ❤❤❤❤❤❤🇭🇺

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 6 часов назад +3

    Akhas erya erya kuwan tuugta markii lacagtii loo diidey ayey soo laabteen

    • @shacbaanahmed-v7y
      @shacbaanahmed-v7y 5 часов назад

      ilaahay hakusoo hadeeyo qof kasta oo kulmiye ka baxaa ma mid lacag qaateybaa?.
      Waxaa dadka kulmiye taageeraa qoomman IIMAANKA, waar dadkani waa xaqlayaashii SOMALILAND waddanku xiniinyahoodii ayuu ku yimi, waa XAQLE xaqle, xaqle ma taqaannaa XAQLE saamaxnaa kum sokeeye ayaad tahay laakiin meel xun ayaad inaadeer ka garaacday gitaarka.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m Час назад

    Adeer madax dhaqameed wadanka iyagaa waalay sidaa nagudaaya❤❤❤

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 7 часов назад +2

    Anigana waan ku saamaxay, Saamaxnaakum, Ilaahayna niyadaada fiican ha kaa aqblo, Sharaf!

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 2 часа назад

    Masha Allah cafi iyo saamax guul wadani guul iyo gobanimo somaliland

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 58 минут назад +1

    Marki horeba basaas ayad hayd

  • @Cabdicasiis-Gasle
    @Cabdicasiis-Gasle 4 часа назад

    Muuse eagasgadii u dambaysay weeyi ilaahay hayna dhaafiyo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m Час назад

    Muuse Biixi cabdi Geesi qaran

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 5 часов назад

    Adeer anugu faciy iyo saamax waxan idiku odhan jiray gude basto iyan idin aqaanay ee waa sax hadaa khaladaka aragten ❤❤❤🎉🎉🎉🎉👍🏽

  • @CabdalaIsmaaciil-c5l
    @CabdalaIsmaaciil-c5l 49 минут назад

    Waligay man ku odhan suldaan ee maantan kuleeyay suldaan ader cafisbadtay imikan imatasha

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 5 часов назад

    Waa meel aan sharci ka jirin,dawladimo iyo Distuur ka jirin.
    Waa nasiibdaro.
    Habar jeclo maxaa ka khuseeya sharciga iyo dawladnimo.
    Doorasho ay xeerkeeda hooyaan qabiil ama Beeli waa meel dhimatay.
    Constituition wadanka waa baabiiyay.

  • @ikk8851
    @ikk8851 11 минут назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂madax dhaqameed is casilay 😂😂😂😂😂😂

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 5 часов назад

    Waligaaba cabaada tag nadhaafa socda. Inta qaranka jecel baa naga badan💪💪

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 50 минут назад

    Madaxdhaqmeed is casilay waan soo dhawaynayaa waayo way biyodhacoobeen kkkkkkkkkk wuu ka yara nefisayaa qarankuye

  • @Sam19837
    @Sam19837 3 часа назад

    Asc odayaashan madaxdhaqmeed sheeganya ee leh xisbi baan ku biirey ma xishoodayaal waawada hunguri

  • @maxamedabdi9266
    @maxamedabdi9266 5 часов назад

    Koofiyadaad dadka ku baadhan jirteen, maanshaa Allah inaad maanta cadayseen inaad siyaasiyiin koofiyada dhaqanka ku gaban jirtay tihiin.

  • @Md-waagub
    @Md-waagub 7 часов назад

    Cafiis baa tehiin kuu soo dhawada wadani iyoo isbadalka khayrka Lee insha Allah☑️

  • @hah7064
    @hah7064 4 часа назад

    Bishaa intaa ka hadhay baa xabsi iyo liin idiinka hadhay. Maanta waxaad doonntaan iskaga hadhadla.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 часа назад

    GARACXEJIS IYO QABYAALAD MA JIRTO WAX COD AH OO AA HELEYSAAN

  • @getto10
    @getto10 4 часа назад

    Madax dhaqameedku ma siyaasyiinba

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 58 минут назад

    Cinwaanka iska hagaaji waa Saladin way iscasileen isma laha ma marka hore ayay Xukun Adi magacwaday

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 7 часов назад

    Cafis iyo musamax odayada aniga iga cafiya intaan jindagaagay idin soo qoray insha allaah

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Час назад

    Caf iyo masaamax

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 6 часов назад

    tuugta halaqabto degdeg haloixukumo huwanta qaawan waana ciyayaan

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 7 часов назад

    CAFIS AYAAD TIHIIN CIDNA WAX U RAACIMAYO WADANI SABABTU WAA IN LA BEDELO DHAQANKII AHAA AARGOOSI , CIIL QABENIMO , QAYBIN , EEX ,QAYBINTA IYO ISKA HORKEENKA

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 25 минут назад

    Afkiiba kaa waynaday Odayashaan tuugta

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 6 часов назад

    cafis baad tihiin hada laga bilaabo kuwii kaa horoyayba waanu cafinay soo dhawaada isbadalka waddani iyo kaah kusoo dhawaada

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 6 часов назад

    NINBAA YIDHI WIXII AANU WADANI BUURTA KAGA SOO DEJINEY WAXAY AHEYD IN AANU DOORANO TII BAANU YEELNEY WAAR MARKAA ILAAHEY BAAN KUGU DHAARSHEE JAWAABTII MADAX WAYNU MIYAANEY MUNAASIB AHEYN

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 31 минуту назад

    Goojacade iyo dagaalkii laascaanoba waa lagu kala hagaagay oo mtgnee mxaa wadani heesaha ugusoo qaaday

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 8 часов назад +1

    WAA LAYDIN SOO XIDHAYAA BUURTA GACAN-LIBAAX

    • @Ahmednourmohamed737
      @Ahmednourmohamed737 7 часов назад

      car nagu dhuusa

    • @Xasmas
      @Xasmas 7 часов назад

      😂😂😂😂😂😂 Xabsi dheer

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 7 часов назад

      Maxaa la xidhaaba isagoo miyirkiisa iyo maankiisa qaba intuu siidaayey oo cafiyey, ayuu ka daba yimi ma nin waalan baa mise waa nin miyir qaba Madaxweynuhu😂

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 7 часов назад

      Adeerkaaga dalbajuuqaha leh ee MUUSE CAWAR baa la soo xidhayaa ee shicbka ku laayay Hargeysa dhexdeeda iyagoo aan hubaysnayn oo siidhi afuufaya.
      Down Heego naas dheer.
      Down Heego faqash
      Down Qudhmiye
      Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 часа назад

      Caaac caaaac 😢😢😢

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 часов назад

    Kan fidyo isku maxamed kahin lacag weydisnya sawti la so qarxiyay marku wax cuno wayay ban is casilay leeyhy 😂😂😂

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 5 часов назад

    Danbiilayaasha ilaahay ayaa soo qabandoona dhagaraysan muue waa geesi nadiif ah kolba dhan u yaaca

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 часа назад

      Kkkkk isgu kuwi hargayisa iyo cergabo laa dhacaye iyo kuwi lasconod u sided iyo toban cisho laa dhacaye ilahaye ayaa kala xisabtami

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline Час назад

    Wayfashilmeen ileen waxanu modaynay wax dantareera ujooge
    Waa siyasiyiin iimaanka alahaydinka qaado waar walasoqabanayaa
    Ragiilayay ciidamada ee weliba madaxa iskaga tagayay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 часов назад

    Buurtii dhagaxii sii diyaarsada

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 7 часов назад

    Wr wax fahma bilaa caqli tihiin wr muuse wuu ku dhaafe erya erya

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 5 часов назад

    Cafisa iyo musmxa tolkaya

  • @HRU20
    @HRU20 7 часов назад

    YAAN WAXBA LOO RAACIN WAKAAS GIDAARKA SOO TAABTEE.....NINKASTO 13 NOVEMBER KA HOREYSA WAA U FURANTAHAY INUU KHALADKIISA KA GARAABO.
    MARKA LAGA REEBO LIX RUUX OO KALA AH. MUUSE, KAAHIN, SAAJIN SAMAALE XIFIF IYO BUUNI.

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 6 часов назад

    Oday ina biixi ha ku waalane ma saamax baad ku ogtahay ragu dad bay ka dhinteen kibirka lagu dilaye yaanay kula qadhaadhaan ama sharci baa la marin ama kkkkkkkkkl

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 7 часов назад

    Dhicimaayo muuse hadal ayaanu kaa dhiman

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 3 часа назад

    Dhidar xabaalo qodaa qudhunbuu uga dhaca

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 часов назад

    wallee inaanu cirro ka talin ha wareerina

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 часа назад

      Caaac caaaac 😂😂 heego waxaye ku nolyeed isku dirka reera habr jeclo iyo garxajis waye dhamataye

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 5 часов назад

    Shaw siyasiyinta hunguriga ayaad tihiin

  • @FarhiyoAbdullahi-rs6ob
    @FarhiyoAbdullahi-rs6ob 4 часа назад

    Tuug ba tihin

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 7 часов назад

    Odayashani waxba ma fahman allahu akbar ama ka gubta ama iska dhafa oofwareen lama samixin wadanibana ka masuula oo heeso ay doonayan ku soo qaadaya arintii ofwaren

  • @yurub5288
    @yurub5288 5 часов назад

    Waa la qodayaa wayo faqash baad noqoteen😮😮😮😮😮

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 5 часов назад

    😂😂😂😂😂 the shaaacab illllaa political

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 4 часа назад

    Waar ninku maskaxiyan Okay maaha miyeydaan indhihiisa arkaynin bal aad ugu fiirsada markuu bulshada iyo kuwa usacabbinaaya horfadhiyo...!!!.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 8 часов назад

    TOLKIIN BAAD RAACDEENE XASAN NEEF U SHEEGA

  • @abdulsamater7151
    @abdulsamater7151 2 часа назад

    Faqash ilaahay idin qaad 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 5 часов назад

    Iga dabageeya danwadaago ama yoonis ma ciisaa mise waa gudabiisi.
    Walaahi waa iga dhab waa qoloma

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 часа назад

      Kkkkk garxajis g36 waa bad

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 7 часов назад

    Imisaa jeebka laydinku shubay

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 7 часов назад

    YAAB MARKII HORE MAXAA MADAXDHAQMEED XUSBI GAAR ADEERAYAAL GEEDKIINI KU NOQDA OO DADKAN DOOLARKA KU SHAQEEYA KA BAXA

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 7 часов назад

    Waar odayga cayda ka daaya. Waayo odaygan waa ninku ina kaahin yidhi waxba ma haynee naga bax😂😂😂😂😂
    Mohamed kaahin ha la waydiiyo Odaygaa Yar. 😃😃😃😃

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 6 часов назад

    magaca habarjeclo haku baahaysanina ee halkiisa dhiga waa idinkii kufashilmay habarjeclo dhexdeeda miskiin bariiqo iyo qudhun idinkaa laidiku hayaa

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 часа назад

      Kkkkk heego waxad ku nolyeed isku dirka reera waye dhamataye

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 7 часов назад

    Kkkk waar tanna ma soo carartay

  • @AbdirahmanMohammed-p3z
    @AbdirahmanMohammed-p3z 6 часов назад

    Waar iidoorku diintiisu waa noocee waar salaada meelqudha ayaa lagu dhameystaa waaxay noocaan kanaa kabaxay kanaa kubiiray wuxu maxay ahaayeen

  • @fotballontop
    @fotballontop 7 часов назад

    Ma idinkaa ku dhici karaa inaad wax xidhaan.

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 5 часов назад

    Waa kuwii dagaalada soo waday illaa 2017kii markii loo diiday laaluush waana kuwa hadda hoggaamiya waddani.
    Oday beeleed =hunguri iyo qabyaalad

  • @abdurahmanajab6795
    @abdurahmanajab6795 5 часов назад

    Dhaqanaw xaal qaado

  • @khadarjamaccilmi699
    @khadarjamaccilmi699 7 часов назад

    Maxaa idinku dhex ka ahaydeen

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 7 часов назад

    Waar madaxda ka xishood

  • @ibraahimmaxamed6885
    @ibraahimmaxamed6885 6 часов назад

    Huuuh ciida cun

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 5 часов назад

    $$$000
    $00000= 0$

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 8 часов назад

    Candhadi hoyada eexarkajidhifta iskagatiri jirtay iyo adigaba nacalakugutal

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 5 часов назад

    Waar yusra yuusa naga daaya bacaaac da

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 4 часа назад

      Kuwani waa qoloma , ma reer daami baa

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 часа назад

      ​@@abdicash8787caac garxajis G36 waa baad ooyaa caaac

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 3 часа назад

      Kkkkk meelksta waad kaa caytamsa aduna cidla lagu soo tagaye oo waa ka muse umadi waye kaa yacadaye akhirana tii rabi ayaa ku sugaysa

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 5 часов назад

    Qadiyada Somaliland ka hadla walaalayaal waxuu xisbigani ka qabo Waddani?