Xogti Ugu Danbeeysay Dagaalkii Dacawaley, Gurmado Xoogan oo socda, Caaqil Jamal oo Fariin diray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 янв 2025
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 32

  • @CanabMaxamuud-v9b
    @CanabMaxamuud-v9b 16 дней назад +1

    Guul guul Arab❤

  • @FadxiyaMaxamed-y6q
    @FadxiyaMaxamed-y6q 18 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤guuul arab

  • @MaxamedIsmaacil-s1d
    @MaxamedIsmaacil-s1d 19 дней назад

    Waa sax

  • @hashiali689
    @hashiali689 19 дней назад +5

    Waa la duubay suldaan gurmadkii ilaa hargeisa kasocday iska hubi hadalka waxba ma qarsona technologyga waa marqatiga mnta melkasta kajira ilaa baadiya cidlada ah mana aha wax la inkiri karo 40 askari hub wadan dagal donahayn nabad wada ayad 5 kareebteen rag iyo cidaan usiidiyariseen shirqol aan laga fiirsan hasha geela cuntee cabada ayad noqoteen.

  • @bardacad
    @bardacad 19 дней назад +1

    Nabad alaha keeno
    Carab iyo liyuu waa dad walaallo ah
    Dhiiga alaha baajiyo

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 18 дней назад

    Dagaalka iska joojiya somaliyey ilaahy ka baqa

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 18 дней назад

    Wallee cagdheer ii dawladayn maysaanama wada shicib oo xabashigaa Ina wada xukimi Dee ama dhaash dhaash

  • @Abdallah-d2f
    @Abdallah-d2f 19 дней назад

    Caqli Soomaaliyeed wakaas.

  • @silverloola726
    @silverloola726 19 дней назад

    Isaaqii rabshada bilaabay baad run nooga dhigeeysaa waxeey sheegayaan.

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 18 дней назад

    Walahi mustafe waa Nin Jilicsan

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 19 дней назад

    Hada nabad ban rabna bu leyahay isagana werarka so qaaday o dad layey ma aminsanyahay

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 18 дней назад

    Dagaalka iska daaya oo wadankaan siwanaagsan ha loweda dago

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 19 дней назад

    Beenaale iidoor way carareen hargaysa ayeyna galeen, nabada marki hubka la idin ka dhigo oo dadki dhibka gaystay la soo qabto nabada waa la ogal yahay, guul somali state

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 19 дней назад

    Wariye matihid ee orad bariiskaga cun

  • @umm123
    @umm123 19 дней назад

    Waad tihiin somali laand baad ka tirsantihiin oo aad ka amar qaadataan, hubka culis ee aad sidataan maba haystaan nayuupolisku, ogaan baad u disheen meel intaa ugu buumateen oo toogateen isga iyo istaafkiisii, beenaale isaaq iyo dawlad somalilaand iyo la shabaab kii arab oo dhan baa idiin yimid tuug.

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 19 дней назад

    Lakin ak 47 waad haysataan

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 19 дней назад

    Degmooyinka waraaba utaaga ahaa ee cabdi iley sameeyey ayaa dhul loo doonaya

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 19 дней назад

    Arab la ciyaar. Iyagaa isku filan. Ragrag ah.

  • @hashiali689
    @hashiali689 19 дней назад

    Balaayo ninkii keena aya laga rabaa isaga uyeedhtay jawaabtedana waa helaa intanad falin kafiirso

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 19 дней назад

    𝑮𝒖𝒖𝒍 𝒄𝒊𝒊𝒅𝒂𝒏𝒌𝒂 𝒙𝒂𝒒 𝒖 𝒅𝒊𝒓𝒊𝒊𝒓𝒌𝒂 𝒂𝒉

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 19 дней назад

    A tiyey ka aqbalimayo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 19 дней назад

    𝒂𝒓𝒂𝒃

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 19 дней назад

    Aloow kala qabooji

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 19 дней назад

    Good job, hogaan daalin ah waajibkiisii la mariyey!!

  • @umm123
    @umm123 19 дней назад

    Beenaale ma laba shicib baa is dilay, nayupolis baad la dagaanalteen markii horena wxaad disheen gudoomiyihii degamada yoocaale, kibir daratii markaasaad dadka ugu sheekaynaysaan, munaafaq beenaale, dhul boob baad ku jirtaan waa la ogyahay, tuugu beenaale .

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 19 дней назад

    Beenaalle humka hargaeis aadkakeentay ayaad raga kulaysay waad arkidoontaaa tuug caaqilku sheega

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 19 дней назад

      Hub hargeysa laga keenay ma jirine xaga samadaa laga laayey dad marti geliyey bay hiirtii waberi ku billaabeen geeljirihii nimakaa sidaa uma layn ee ciidan kalena ma joogine junuud illaahay baa laysay

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 18 дней назад

    Dagaalka iska joojiya somaliyey ilaahy ka baaaqa