Masar danaheeda ayaabay eeganaysaa oo waxay rabtaa inaanay san ka xoogaysan Ethiopia,hadii ay siinayso somalia kaalmo ama garab waxay siin lahayd 77kii😒
Egypt's war declaration is almost like background music for Ethiopia! Al-Sisi keeps talking about Ethiopia not slowing down, but it seems all bark and no bite from the Egyptian president.😂😂
You will witness firsthand when PM Abiy Ahmed takes action; Somalia won't be able to prevent the next state from declaring independence. For example, Puntland may follow Somaliland's lead due to the misguided stance of your unfit president. There's no doubt that Ethiopia will recognize Somaliland's independence, and other nations will likely follow Ethiopia's lead.
@@demsashtemesgen4439 ethiopia is not superpower or even regional power so i doubt it can maintain this war in few weeks also the bonding that hold somali people is stronger than that of ethiopian people Don't see the politicians like muse bihi majority of somalilanders prefer somaliweyn against oromo occupation
Horta somalia malaha awood ay dhulka ama bada somaliland kuso gasho maanta haday dhahan ciidan baded oo awod badan ayanu diyaarsanyna de s.land iyo Ethiopia iyaguna way diyarsanayan iyago waliba wadamo awood iyo dhaqale badan ay caawinayan
Dowlad ban nahay somaliya iney yirahan iyo nin qaimiinta qaranka la so qaban karin sow mucjiso mahan dowladnimada wa in laga bilaba cadowga gudaha oo so hogamiyo gumeytayasha haddii lala xisabtami karin maxa dowlad laga yahay allow u naxariisto siyad barre wan huba muse biixi bu xeri laha wayo wa debka ninkii shidey
Qofka Somaliga ah ee Masar ka sugaya inay difaacdo oo dhiig u daadi'iso waa qof aan jirin oo waxba ogayn, Waxay u damqan lahayd walaalahooda Falastiin ee madfaca iyo diyaaradda lagu garaacayo sanqadha maqlaya ee ku xidhaya RAFA oo ah halkay gargaarku u mari lahaa, waa Yuhuuddi SISI sidii uu u galay Ikhwaan Muslimiinta iyo Madaxweynihii la doortay ee Mohamed Murzi baa la ogaa, adeer caadifadda Somalidu ha iska dayso, meesha Jamaal Abdi Nasir ma joogo, Somalidu iyadaa is difaaci karta sidii Xamar looga saaray oo kale, markaa isku tashada iska illooba Carab
Ciyaalka U Sheekeya In Dhahooga Oo Shan ah Ayaa Wabigii Loo Tashaday maxay Sanayn Kara kkkk Anaga Somali Ah ayaa Ethiopia Sxb La Ah Hakay Masar Ka Imaan Karta Dhul Somaliland lee Dahay Sheeko
Somaliland wa la citiraafaya runti Somalia ha la heshiiso Somaliland hana citirafan Masar waxba u qaban karimayso Ethopai england .way citirafayan Somaliland
Go back to school somaliland qofna ma nacaba! Lakin anigu borama ayaa ka imid somali wayn ayaan rabaa reer lascanood somaliwayn ayay rabaa ! Markaa mana qasbesan? Bal si daganan ah igu jawaab! Ayayna inugu dhicin sheekadi 3 da libax
Egypt 🇪🇬 🇪🇬 ❤❤Somalia 🇸🇴 👏
MasshaAllaah,mudane madaxweyne nooloow,garabkaada ayaan taaganahay.
Guul
Mashalaah madaxweyne xasan sheakh shaqo wacan ayaad qabatay waxaa dhiman in horgalada la soo xir xiro ugu horeeyo abaa gadhe muuse biixi
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤👍👍👍👍👍
Masar danaheeda ayaabay eeganaysaa oo waxay rabtaa inaanay san ka xoogaysan Ethiopia,hadii ay siinayso somalia kaalmo ama garab waxay siin lahayd 77kii😒
Good.👍👍
Waa sida niyadadu donayso haa ka jawabo wabiga
Somalida doqonsanaa Adiga iskutasho inta aad dad kale haku tashan
Midnimo dhimatay bay kusii dhaganyihiin Somalia ee dhagaha ugu rida inaanay dhacayn.
Guul Somaliland.
Somaliya soomali baa leh😊❤
Egypt's war declaration is almost like background music for Ethiopia! Al-Sisi keeps talking about Ethiopia not slowing down, but it seems all bark and no bite from the Egyptian president.😂😂
well said, brother
Ethiopia must take action to see the consequence 😂
Does abyi has that heart to dare?
You will witness firsthand when PM Abiy Ahmed takes action; Somalia won't be able to prevent the next state from declaring independence. For example, Puntland may follow Somaliland's lead due to the misguided stance of your unfit president. There's no doubt that Ethiopia will recognize Somaliland's independence, and other nations will likely follow Ethiopia's lead.
@@demsashtemesgen4439 ethiopia is not superpower or even regional power so i doubt it can maintain this war in few weeks also the bonding that hold somali people is stronger than that of ethiopian people
Don't see the politicians like muse bihi majority of somalilanders prefer somaliweyn against oromo occupation
Malcuunkaan nagadaa siisi yahuuda haka qabto walaalihiis falastiin
Sisi waxba kama sugaayo ee anaga aan isku tashano
Somalidan xiiqsan bal eega! Badda Somaliland ma hooyadiin baa leh? Anagaa leh oo ka kiraynay Ethiopia oo dantayadu ku jirtaa ee afka uun ka hadla.
Ethiopia pressure caalami ah baan saaran ku darsoo gudaha dagaal baa kaga furan .
Siisi wa nin fashilamay iskadaa in Somalia wax taro bal isaga noo bahan midakale turkiga colada xasan shekh ha joojiyo
Kuwii oranjirey annagu ma dooneyno inaanu dhexgalno khilaafka Masar iyo Ethiopia u dhexeeya sideebay waji ugu leeyihiin carab iyo masar.adeer isku filaansho la imow cidna waji kuma lihide
dalkeygu waa dhiigeyga
Aad iyo aad
BBC waxba somaliya ku kordhin mayso ee ilmada iska duuga
Wxa haysa yaar masar kkkkk
Waar oohinta la fadhiista la idinka jamcimaaye.somaliland somalilandba leh.qadaawayn isma xukumi karto waxay u abuuranyihiin inay beena sheegaan waxna cunaan. Falistiinbay difaaci lahayeen haday itaal leeyihiin.. vila somaliya horaysa nacladba idinku taale.wa quusbaa taagantihiin
Horta somalia malaha awood ay dhulka ama bada somaliland kuso gasho maanta haday dhahan ciidan baded oo awod badan ayanu diyaarsanyna de s.land iyo Ethiopia iyaguna way diyarsanayan iyago waliba wadamo awood iyo dhaqale badan ay caawinayan
Egypt iyo dalalkale ayaa toos usol gelaya dagaalka somalidana shacab ahaan aya loo kicinayaa
Dowlad ban nahay somaliya iney yirahan iyo nin qaimiinta qaranka la so qaban karin sow mucjiso mahan dowladnimada wa in laga bilaba cadowga gudaha oo so hogamiyo gumeytayasha haddii lala xisabtami karin maxa dowlad laga yahay allow u naxariisto siyad barre wan huba muse biixi bu xeri laha wayo wa debka ninkii shidey
Qofka Somaliga ah ee Masar ka sugaya inay difaacdo oo dhiig u daadi'iso waa qof aan jirin oo waxba ogayn, Waxay u damqan lahayd walaalahooda Falastiin ee madfaca iyo diyaaradda lagu garaacayo sanqadha maqlaya ee ku xidhaya RAFA oo ah halkay gargaarku u mari lahaa, waa Yuhuuddi SISI sidii uu u galay Ikhwaan Muslimiinta iyo Madaxweynihii la doortay ee Mohamed Murzi baa la ogaa, adeer caadifadda Somalidu ha iska dayso, meesha Jamaal Abdi Nasir ma joogo, Somalidu iyadaa is difaaci karta sidii Xamar looga saaray oo kale, markaa isku tashada iska illooba Carab
Niicda nala tag ma ethippia kusoo dhiibtay warkaas
Adeer masar waa tolkayga
Xaba u tarimaa siisi walaalihiisaw u tari lahaa
Ciyaalka U Sheekeya In Dhahooga Oo Shan ah Ayaa Wabigii Loo Tashaday maxay Sanayn Kara kkkk
Anaga Somali Ah ayaa Ethiopia Sxb La Ah Hakay Masar Ka Imaan Karta Dhul Somaliland lee Dahay Sheeko
Somaliland wa la citiraafaya runti
Somalia ha la heshiiso
Somaliland hana citirafan
Masar waxba u qaban karimayso
Ethopai england .way citirafayan
Somaliland
Go back to school somaliland qofna ma nacaba! Lakin anigu borama ayaa ka imid somali wayn ayaan rabaa reer lascanood somaliwayn ayay rabaa ! Markaa mana qasbesan? Bal si daganan ah igu jawaab! Ayayna inugu dhicin sheekadi 3 da libax
xiliigii waxaa la gaaray itoobiya wax la tuusii laha!
Kkkkkkk
war maxaa ka qosliyey ma ruuwayad baan jilaya?@@mustafeyasiin8789
Ciyaalka u sheekee niyow😂
waar waa ruun maxaa kuu diidii?
Waxi la idin tuug tuugo dharbaaxsho idin ku soo socoto Insha'allah.
war wax soo socda aniguu ma arkaayee maxaa ka wada mesha?@@abdulfathmohamoud2736
😂😂😂 adeer MASAR FALASTIIN AYAY WAX TARI LAHAYD
Maxa lagaga masera oder heda walahi sidi Israel aya laguqabsana alow yajogkudhaha