Spain 2-1 Germany kulankii ugu adkaa ayan daawanay, Spain koobka waan siiyay, Jarmalka caafiyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 июл 2024
  • Fadlan subscribe, like, share, comment #ciyaar #euro2024 #spain #germany

Комментарии • 54

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 26 дней назад +10

    Spain waligsa ayu Germany ka adkaa Usted Ma horay Ayan Ku Shegay Spain Sanadkaan Caadi ma ahan Kobkaa Halkas iska dhiga 🇪🇸⚽🏆💪

  • @abdulrahmanmohammed32
    @abdulrahmanmohammed32 26 дней назад +3

    Wcs Uztaadi cawa Germany iga ayaa iska badiyay dhan waliba ee spainsh kama badin wayo Kia Havertz ayuu ila 90ka ku hayay mida kle labadi talantiga aheyd ayuu Isla mar bixiyay Emri can io l.gündogan

  • @LibanHasan-vk5hf
    @LibanHasan-vk5hf 26 дней назад +5

    Tababaraha Spain 🇪🇸 waxaa rajeynaa inuu qalalaadkiisa wax ka barto

  • @ibrahimali4612
    @ibrahimali4612 25 дней назад +1

    Best Falanqeeye no1

  • @yazicisalvio1642
    @yazicisalvio1642 26 дней назад +2

    Legend tnx bro Zaki ❤❤❤
    Vamos spana ❤️🇪🇦💪❤️

  • @maxameddahir5563
    @maxameddahir5563 26 дней назад +3

    Gacanta marba hadii ay hoos jirto lama dhigaayo. Gacanta markaa kor u qaaddo waa penalty.
    VAR waa ku saxan yihiin go’aanka ay ku raaceen garsoore Anthony Taylor.

  • @kibraaniboy
    @kibraaniboy 26 дней назад +1

    Spena My Country❤🎉

  • @Unitedboy44
    @Unitedboy44 26 дней назад +2

    Hand ball caadhi ah bey eheyd sxb Antony asoo laganaaxay waa sugaa 😂😂

  • @IsmailhashiAli
    @IsmailhashiAli 26 дней назад +1

    Viva Spain 🇪🇸

  • @bilaalnuur8499
    @bilaalnuur8499 25 дней назад

    Cupkan wa cupka aan qaadi laheyn waye Euro spain waliga haka shakin 🔥🦁

  • @alideq9699
    @alideq9699 26 дней назад +1

    Ustaad Rigoore ma ahan gacanta natural position waaye

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 26 дней назад +1

    Ciyaar waali ah ayeey aheed hadii aan nahay ree #Spain runtii waan fakanay caawa Hanbalyo dhalinyarada La Roja

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 26 дней назад +1

    Nasiib daro ayaaa looga badiyay Germany caawa

  • @QAYS____SHELPY
    @QAYS____SHELPY 26 дней назад +3

    Hampalyo Spain 🇪🇸 ❤🎉

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 26 дней назад +1

    Hampalyo spain❤❤

  • @AbdiaziizAbdullahi-hh4wn
    @AbdiaziizAbdullahi-hh4wn 26 дней назад +2

    Larooooja haka shkin ustd

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 26 дней назад +2

    Ustaad cawa die mannschaft ayagaa ishaka badiyay ciil badanaa 😢😂

  • @cumarramos
    @cumarramos 26 дней назад +1

    viva Spain

  • @user-im4zb2cf8t
    @user-im4zb2cf8t 25 дней назад +1

    Wcs wr wbr ustaad zakarie thanks

  • @bashiirmaxamedbarre9369
    @bashiirmaxamedbarre9369 26 дней назад +1

    Antony Taylor vs Germany

  • @achrafapdalla6656
    @achrafapdalla6656 26 дней назад +1

    Hambalyo sapin

  • @xklihore3613
    @xklihore3613 26 дней назад +1

    Spain 🇪🇸 koobka iyadaa leh❤

  • @user-gf1wt3op2b
    @user-gf1wt3op2b 26 дней назад +1

    ❤❤❤

  • @maxmudjaaki2324
    @maxmudjaaki2324 26 дней назад +1

    Spain matageero lkn koobka banankas haloo dhigo

  • @user-yh3ze5wx3n
    @user-yh3ze5wx3n 26 дней назад +1

    Thangs ustad❤

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 25 дней назад +1

    Kroos redcard buulahaa referee waxjira ahayn

  • @cabeetacade5816
    @cabeetacade5816 25 дней назад

    Macsalamo zakariye

  • @WolfProduction-qj6bz
    @WolfProduction-qj6bz 26 дней назад +1

    Gacaanta kaas ma ehen ustad zaki

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 26 дней назад +1

    Hhh😂

  • @DeeqoowDeeqoow-ty4ym
    @DeeqoowDeeqoow-ty4ym 26 дней назад +1

    Ustad se dareme😂

  • @hassanmohamedahmed7877
    @hassanmohamedahmed7877 26 дней назад +1

    Ustaad bye by garmeny 😂😂

  • @MohamudDiriye
    @MohamudDiriye 26 дней назад +1

    Ustaad ciyaarta biloowgeedii ayay aheed in kroos red lasiiyo

  • @faruqabdullah01
    @faruqabdullah01 26 дней назад +1

    Ustadow rigorada kahor offside aa jiray anaways offside ay ahaan lahayd

  • @shakatachannel1729
    @shakatachannel1729 26 дней назад +1

    Italy xataa waa laga dhigay ayado qarsan ladayn karo balse tan mid cad ayay ahayd rigoore loo jeedo ayaa la daayay

  • @zharmaakemukhtar8797
    @zharmaakemukhtar8797 26 дней назад +1

    Ustaad see dareeme xage maraysaa 😂😂

  • @gedigared3051
    @gedigared3051 26 дней назад +1

    Hmplyo

  • @dayaxdiriye5656
    @dayaxdiriye5656 26 дней назад +2

    ustaad penalty ahayd lkn wxa var loo adi wayey offside aya ladhahay kubada chips kujiraa shegay

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu 26 дней назад +1

    Penalty aya laga diidey Germany 😢

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 25 дней назад +1

    Ustaad aroos rosuu lahaaa pedri budilay islmarkina yamal budilay xata 3 minutes intalgudray buu ilaa sadexkle ooo dheriya kudray

  • @Footpall133
    @Footpall133 26 дней назад +1

    Rigoorada kahor offside aa gasheen

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 26 дней назад +1

    Ustaad zaki sorry waa hartay Spain nalawado kkkk❤😂

  • @Mohamed-il2vj
    @Mohamed-il2vj 26 дней назад +1

    Ustaad taagernimada jooji rigoore maahee waxaas gacanta hoos ayey u jeedaa

  • @geescadde8397
    @geescadde8397 26 дней назад +1

    Ustad isdaji kubada intay uuna cocu gacanta ku taaban offside aye ahayd oo fulkrug aya kubada looso koroosay

  • @ayuubalba4832
    @ayuubalba4832 26 дней назад +1

    Ustaad Rigoorada waxaa ka horeeyey offside

  • @noahofficial112
    @noahofficial112 26 дней назад +1

    Zakiyo adi Italy nh ma tagerta Germany ma tagerta wanba yabee😂😂😂mise Mel ku Ronaa garn ladahy😂😂😂

  • @yolaboss1431
    @yolaboss1431 26 дней назад +1

    Ustadow cimamada iska dhiib Germany wanku raaxeysane 😅

  • @noonecanbeat2607
    @noonecanbeat2607 26 дней назад +1

    Offside ba la dhigay fullkrug aya crosska hore ku jiray sxp

  • @ilyasabdullahimohamed8170
    @ilyasabdullahimohamed8170 26 дней назад +1

    Penalty da wax kasta iiga daran walee ree faaanaye ingiriis ayeey eheen 😂😂😂

  • @HappyAgilityPuppy-ud2mg
    @HappyAgilityPuppy-ud2mg 25 дней назад

    Kubadas offside ee ehed ustaad

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 25 дней назад

    Ustaad build upka ayaa offside ahaa No 9 germaany kujiray , rigooro manoqon karin

  • @Somaliamuqdisho1960
    @Somaliamuqdisho1960 25 дней назад

    Offside ayaa gacanta kaga horeysay😂