Waxaan booqday godka kaliya ee ku yaala dhulkeena, oo uu dhisay gumaystihii Ingiriiska

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Waxaan booqday godka ( tunnel ) kaliya ee ku yaala dhulkeena, oo uu dhisay gumaystihii Ingiriiska 1946.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

Комментарии • 195

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Месяц назад +104

    Fadlan 10 kun Like iyo Share
    Numberka Xaaji Maxamuud : 00252634170310
    Salax RUclips kiisa:
    youtube.com/@saalaxdigle?si=atBGNnP88H0t0BHg

    • @Missziyaash
      @Missziyaash Месяц назад +2

      Wll gedi sahan I cawi wll bin ii sar Share out ii same

    • @TacticalRuse
      @TacticalRuse Месяц назад +1

      youtube link not work

    • @maftuuxmahdi
      @maftuuxmahdi Месяц назад

      www.youtube.com/@Maftuuxmahdi

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Месяц назад

      Maxamuud aadan qacle weye

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Месяц назад

      Geediyi lkn ku darso messhan xata somalia dadkan jooga weligood ma maqan xata tii siyaad ba aragba marka waa dhul somaliland iska daa eryga somalia

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Месяц назад +11

    Odaygaasi gobonimo ayaa ka muuqataa waana dhaqan dadkeena Meelaha tuuloyinka ah ku nooli ay leeyihiin Wanaag iyo ixtiraam Alle ha xiftiyo dhamantood dadkeena Somaliyeed

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Месяц назад +41

    Waar sanaag qurux badanaa xita Yurub iyada ka qurux badan hadii la daryeelo salan sare Geedi Sahan 🙏☑️

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Месяц назад +48

    Gedi sahan You tuperka ugu Aslubta badan wadani somalieed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiraxmanlarane345
    @cabdiraxmanlarane345 Месяц назад +26

    waa dhu qurux badan dadka somaliduna waa dad gob ah meeel walboo ay jogaanba
    alah ha iskuso duwee

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Месяц назад +9

    TABCA,SANAAG,SOMALILAND ❤❤

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 Месяц назад

      Sxb sabiskaraayb hadaad iigu camirtid see u aragtaa😂

  • @jakaartoinaguuled856
    @jakaartoinaguuled856 Месяц назад +7

    Ceerigaabo waligeeyba waan maqli jiray waligiisna nintagay maahi waana meel shidan wlhi allow dal iyo dadba waana siisay ee isjaceel noogu dar❤🫂

  • @muhyadiinali7575
    @muhyadiinali7575 Месяц назад +5

    War Geediyow wiilka wax kula duubayee saalax talent buu leeyaheee hore usoco dheh dad badan buu dhaamaa wllhay✊🏻

  • @WeQw-pr2nw
    @WeQw-pr2nw Месяц назад +5

    Heybad waxa kuledahy dhulkaga hoyo guuul wadakenu hodan sana mashalh alow madax cadil ah noo keen yarabi amiiiin 🇸🇴 ❤ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Месяц назад +1

      Meeshan maha sxb somalia tuuladu ha ku deeqdo

    • @WeQw-pr2nw
      @WeQw-pr2nw Месяц назад +1

      @siciidcawil9894 war ya ahyd nag beydh lagu dhufy somali somali iska leh jahil ha noqn wad bukta yakh llllhhllllkkkll 😁 😂 😀 😁 😂 😀 😁 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 💪 💪 💪 💪 💪 💪

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Месяц назад +1

      @@WeQw-pr2nw somalia maxay ahyd sxb ikaley meeshan Ana ku baree in somalia leedahay iyo inkele

    • @WeQw-pr2nw
      @WeQw-pr2nw Месяц назад +2

      ​@@siciidcawil9894 war kuwi goojo cade lagu xasuqy iyo iidorki tahy ceeba ka racdy anu somali ahy gobolka aqoonta kaso jeda ee viva 💪 💪 💪 🇸🇴 awdal dadkisu watashtn, uf somaliland fuck daqashtuwa udhamty , manu amin sani kasheke 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 guul wadanka wa la xoreynya goosaneyna sidi laascanood khatk noga bax hadi kle goojcde😂😂😂 maren mari donta walhi 👎

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh 26 дней назад

      Naga amus xafajooy

  • @siradm
    @siradm Месяц назад +7

    Tabca ubax ka baxayoo tigaadina haraysay, teel teel daruurina timaha sare ka fuushay. Waa dhul qurux badan mahadsanid. Si uun hala yeelo intaanu dumin. Ilaahay swt umadda ha ka amaansado

  • @KhalilAbdi-wz2cy
    @KhalilAbdi-wz2cy Месяц назад +14

    Team geedi sahan one like ❤

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Месяц назад +4

    Somalidu dhul cajiiba ayey haystaan msha allh

  • @muqtaarmoh
    @muqtaarmoh Месяц назад +12

    Guuleyso sxb welcome gobolka sanaag.

  • @khadarhassan9786
    @khadarhassan9786 Месяц назад +2

    Man sha Allah Dadka Somaliyeed waa Dad gob ah oo Faraxsan man sha Allah 🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

    • @Ahmedmahamed_11
      @Ahmedmahamed_11 Месяц назад +2

      Wa somaliyee calanka la imado walahinan lagu wasi adeer wa SOMALILAND👌

  • @user-xd6df6sy1y
    @user-xd6df6sy1y Месяц назад +7

    Masha allah Hore usocda walaalayaal Geeddi Sahan Iyo Saalax Saciid

  • @mohamedmohamud5439
    @mohamedmohamud5439 Месяц назад +2

    Thank you geedi sahan for visiting of my region, sanaag.

  • @calicabdimaxamed1286
    @calicabdimaxamed1286 Месяц назад +15

    Geedi sahan waad ku mahadsan tahay muuqaalada quruxda badan aad noo soo gudbiso.

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Месяц назад +2

    Asc geedi sahan wa ku mahadsan tahay sida aad mar walba noogu so so gudbjso muuqalada xiisaha badan guul iyo gobonimo ilahey haku xafido

  • @zeinab191
    @zeinab191 Месяц назад +3

    alla wilkan baa 1M u qalma 😭❤

  • @user-pr9wi1ll1q
    @user-pr9wi1ll1q Месяц назад

    ❤ well done my legend, iinsha alaaah wan booqandoona odaygaa gobonimo, iyo somalinimo ku weyn"

  • @MaxamedTekloonji
    @MaxamedTekloonji Месяц назад +6

    Midhosho tag geedi sahan zxp waa quruxeey badhan yahee waa gobolka sanaag zxp 🎉

  • @Hakim13547
    @Hakim13547 Месяц назад +1

    Brother you deserve more than this, you deserve millions

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Месяц назад +2

    Sanaag buuraleydeeda iyo buuraha Shiikh siiba Gacanlibaax iyo Marso +buurta. Wagar, wey isu Eegyihiin. Saaxil iyo sanaag meelo badan,

  • @asadyare1344
    @asadyare1344 Месяц назад +4

    Geedi sahan one of the legend dalalka yurub ogu fcn kaso hadal sho dhaqalo ahaan

  • @LilBile
    @LilBile Месяц назад +3

    Best youtuber I have ever seen in somalia keep up pro🎉❤❤😊😊

  • @user-tx8sd5cz3g
    @user-tx8sd5cz3g Месяц назад +5

    Mashlh geedi sahan goormaad galmudug soobooqaneysaa sxb

  • @Ashqarboy1
    @Ashqarboy1 Месяц назад +5

    Legend 🎉

  • @user-ib4cq1mj7i
    @user-ib4cq1mj7i Месяц назад +4

    Mahadsanid sxb dadaalkaaga hore uwad

  • @yasinadan2179
    @yasinadan2179 Месяц назад +5

    Mansha Allah wa degan qurxoon

  • @SakiMo1233
    @SakiMo1233 Месяц назад +2

    muuqaal sameeyaha igu fiican somalida geedi sahan hore usoco saaxiib

  • @zakariadeis4613
    @zakariadeis4613 Месяц назад +4

    Gedi Walakey Guleyso Marwlaba Insh Allahi ❤

  • @SuhaybIid-vx4yw
    @SuhaybIid-vx4yw Месяц назад +5

    Waraa magaca somalilnd isticmal hadii kale dhulka noo dhaaaf😊

    • @user-xt2ig9zc5f
      @user-xt2ig9zc5f Месяц назад +4

      Ma ila aragtaa Ninkan dhul somaliland ku dalciisaya hadana Mar qudha afkiisa aanu soo qabanayn somaliland

    • @Kotburoosman
      @Kotburoosman Месяц назад

      ninku waa nin garxjis Somaliland dar ah ❤❤❤

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Месяц назад +2

    Geedi sahan wn idin salaamaynaa adi iyo nin rageedka kula jooga ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tv2gr9qz1b
    @user-tv2gr9qz1b Месяц назад +3

    Manshallah dhulkaba illahay nasiiyey markaba laga tahriibay inta joogtana safar tahay 😢😂

  • @zalebanwarfagad1407
    @zalebanwarfagad1407 Месяц назад

    Masha allah goblka geeska africa ugu qrxda bdan sanaag

  • @MaxamedTekloonji
    @MaxamedTekloonji Месяц назад +5

    Midhosho tag geedi sahan zxp

  • @Laascaanood614
    @Laascaanood614 Месяц назад

    What a great host shah and subiyet 6:36 👑 👏🏼 👏🏼 👏🏼

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle Месяц назад +5

    Muuqaal Heer Sarre.

  • @maxamedibrahimmaxamed8430
    @maxamedibrahimmaxamed8430 Месяц назад +2

    Thanks keep going

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Месяц назад +2

    Soomali dhul balaaranaa oo dhul bilicsanaa oo qabiil iyo reernimo lookala dago badanaa goormay tolow garowsan doonaan in ay uwada dhaqmaan qoomiyado haldowlad dhistay baa jira ayaguna waa halqoomiyad ah oo kala maan ah

  • @updykhadarkoce74
    @updykhadarkoce74 Месяц назад +7

    One day I will come to Ceerigaabo my favourite region ❤ ⛰️

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Месяц назад +1

    Maansha allah sanaag dhul taariikh facfacweyn le

  • @awaleahmed2387
    @awaleahmed2387 Месяц назад +1

    Geedisahan thank you waligey mamaqal meshan manan modey in ay meel saan ah somalia kutaal

  • @axmedmacalin3344
    @axmedmacalin3344 Месяц назад +1

    Halka waan ubaahna mahadsanid dalxiiska waan kula socona zxb maxmuudow

  • @RAFATGH-24
    @RAFATGH-24 Месяц назад +1

    God bless you more my brother

  • @mawlemagan
    @mawlemagan Месяц назад

    Geedi sahan, waan kaaga mahadcelinaynaa muuqaalada iyo safarada qurxoon ee gayigeena aad ka so qaadid

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Месяц назад

    Waa jecelahay meelahaan oo kale in aan maskaxda ku degsado no stress ❤

  • @Mohamedyarisow84
    @Mohamedyarisow84 Месяц назад

    Wan ku salamay wallow dalxiiska aad ban udawada kusoco guuleyso insha'Allah

  • @abdinour
    @abdinour Месяц назад +2

    Legend

  • @Dheymonqurux
    @Dheymonqurux Месяц назад +2

    Meesha qurux weeye😂❤❤❤❤😊

  • @BulxanInaMaxamed
    @BulxanInaMaxamed Месяц назад

    Geedi sahan respect sxb kadaal sxb sidaad dhalinta aan aqoon dalkooda iyo tariikhdiisa facaweyn hore usoco sxb

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Месяц назад

    PLACE IS BEST SOMALILAND MANZHA ALLAH ALE HA IDIN BARAKEYO

  • @Yarennn2
    @Yarennn2 Месяц назад +1

    Dhulkeyga sanaag❤

  • @ikram.muhamet
    @ikram.muhamet Месяц назад

    Wan jeclahy gobal ka sanaag ❤ insha allaah waxan rajeynaya in booqdo🤲

  • @AbdillahiMoussa-zr9fz
    @AbdillahiMoussa-zr9fz Месяц назад +1

    Sxb guedi 😅 walahii qalbi wanaĝsan tahay allah haku xafìdo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Месяц назад +1

    Masha sllsh betiful sanaag

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 Месяц назад +2

    In Wax loo Diso Mooye Wax ma disan karaan miyaa "landeerayasha 🇸🇴"😂😂😂 .imagine with all this land and beauty and nobody is building 5 star hotels up there ,don't forget the forgotten beaches 🏖 in Somalia where there is no investment. UNLUCKY PEOPLE WHO ONLY CRY WHEN OTHER COUNTRIES WANT TO INVEST THERE TO CREATE RESOURCES

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Месяц назад

      Adi xata hablahiina 2024 nin shisheeyeilaliya halkan gabdh kaso baxda lug Bay ku tegta ceergaabo iyadoo cid ka baaqeyn

  • @user-mf4dd2bh5c
    @user-mf4dd2bh5c Месяц назад +2

    بل عافيه ❤❤

  • @amiinabdi7836
    @amiinabdi7836 Месяц назад

    Subax hore oo xero libaax aan imid quruxdii ay lahayd markaad la hesho kimis iyo shaah caano geele ah.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Месяц назад +1

    Geedi sahan sxb xamaas iyo midhisho tagoo ciyaartii ceerigaabada ee cabdi xaamud ka noo soo duub

  • @Drzayidka
    @Drzayidka Месяц назад +1

    Dhulkan wax badan baan maray, dhulka hooyo wacanaa❤

  • @maxamedkooshin4271
    @maxamedkooshin4271 Месяц назад +4

    Saanaag waa dhul qaramiya

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Месяц назад +1

    Geedi sahan mahadsanid sxb

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale Месяц назад +2

    Meshan qeys qeysar si fcn ugasowar bixiyay adiguna kumahdsanid

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Месяц назад +1

    Dhulkan ku korey lkn wiilkan maba ahaa deeganke waa garan waye inkastuu yahay dadki danbe

  • @faysalabdillahi6556
    @faysalabdillahi6556 Месяц назад +1

    Daallo oo Tus helayoo Mayay Tumay Aroornimo,
    Amma Tobco Ubax ka baxayoo

  • @MahadFagadhe
    @MahadFagadhe Месяц назад +1

    Masha allah

  • @fathiawil7928
    @fathiawil7928 Месяц назад

    oday mahamoud aadban u salamaya waa nin gobonimo badan oo Jt ah

  • @SaadaqYuusuf-r3g
    @SaadaqYuusuf-r3g Месяц назад +1

    Sxb waa Ku salamy lkn midbaa kaa codsanayaa aaway muqaladii jowhar dhameystirkoda

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Месяц назад +1

    Oo sanag iyo cerigaabo ma isku mid ba

  • @maxamedosman3610
    @maxamedosman3610 Месяц назад +5

    Dhuka Somalia qurux badan m.a😂😊

    • @KhalifaCali
      @KhalifaCali Месяц назад +6

      Somaliland weeye sxb

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Месяц назад +1

      Aderr ma tuuloyinkeyg iga shekeyns oo leedahy waa somalia

    • @maxamedosman3610
      @maxamedosman3610 Месяц назад

      @@siciidcawil9894 somaliya hadeyna aheeyn ma America

    • @maxamedosman3610
      @maxamedosman3610 Месяц назад

      @@KhalifaCali somaliland wye lkn dhul soomaaliyed sooma ahan

    • @KhalifaCali
      @KhalifaCali Месяц назад +2

      Ma’aha Waalakala baxay

  • @BahjaIsmail
    @BahjaIsmail Месяц назад +1

    Somalia waxanahy dad maxkadka curyaan ka ah
    Balmaydhistaa oo hagakiraan intay meldumaysa aymaryaan oo risk ah
    Ilaa walobilabaye

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Месяц назад +1

    ❤❤❤ mahadsanid

  • @user-pr9wi1ll1q
    @user-pr9wi1ll1q Месяц назад

    maasha allaaah❤

  • @FarahAbdishire
    @FarahAbdishire Месяц назад +2

    Gedisahan waan kusalamey

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Месяц назад

    Xero libaax is a beautiful place ❤

  • @SowdaAxmed-m1h
    @SowdaAxmed-m1h Месяц назад +1

    Gedi sahanow above gabar xanun san aa hay lacag isbital kuado

  • @LovelyBird-zm4zq
    @LovelyBird-zm4zq Месяц назад +2

    Walee dadkeena tuulooyinku waa nasab xaaji maxamuud salaan sare

  • @mohamedabdikani9830
    @mohamedabdikani9830 Месяц назад

    Geedi sahan next calmadow plz

  • @Somali100
    @Somali100 Месяц назад +1

    M.a Geedi sahan Ninka uga wngsn RUclipsska Sxb next ka Dhig Calmadow

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @DrQaran
    @DrQaran Месяц назад

    Sanaag iyo ceerigaabo iyo deegaankii qurxoonaa ee dabeeciga ahaa ee aan ku soo koray waa u xiisay allow igu sin anoo caafimaad qaba.

  • @user-du5by1hr6c
    @user-du5by1hr6c Месяц назад

    Legend Geedi sahaan

  • @cilmiofficial8541
    @cilmiofficial8541 Месяц назад

    Waxan rajaynayaa inaynu wada safarno zxp❤

  • @HusenApdi
    @HusenApdi Месяц назад

    Mansha allah dhulku qurux badana

  • @sali3492
    @sali3492 Месяц назад

    Sanaag Soomaaliya waa qurux

  • @aminaali7628
    @aminaali7628 Месяц назад +5

    Calanka shaydaan ee aad meesha la ordaysaan adeer nagala taga meeshan waa somaliland kalagarta dal iyo qoomiyad

    • @walifeysal7585
      @walifeysal7585 Месяц назад

      Somaliland calankeeda so dhig bal adiga aan aragno viva 🇸🇴

    • @aminaali7628
      @aminaali7628 Месяц назад

      @@walifeysal7585 cidii xaqiiqda iska indho tiraysaa iyagay jirtaa calanna malihid dal haday noqoto anaaba tusaale idiin ah wllo,
      لا يمكن للإيطاليين أن يحكموا علي أبدًا ولا يمكنهم فعل ذلك

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 Месяц назад

      ​@@walifeysal7585halkan waye kaaley hargysa 800 km bay u jirta kadib dheh meeshu waa somalia inaad cimrigaa adhiga ii raaci weydin heerkunu kaa samriwayan

  • @MukhtarAli-b6s
    @MukhtarAli-b6s Месяц назад

    a.c Geedi Sahan m
    Maashaa Allah

  • @MawiidDiidat-rw8wz
    @MawiidDiidat-rw8wz Месяц назад +1

    Meel dalxiis ku wacan wye

  • @CabdiXasn-wd9zs
    @CabdiXasn-wd9zs Месяц назад +2

    M.s ❤❤❤

  • @IbrahimAbshir907
    @IbrahimAbshir907 Месяц назад

    Waa dhul aad uqurxoon Kuna haboon dalxiiska

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 Месяц назад

    Masha Allaah hora usoco Wll

  • @maxmuudAdamafey
    @maxmuudAdamafey Месяц назад +1

    Asc wlll sxb falo baag isodh

  • @Cadnaan.Cadceed
    @Cadnaan.Cadceed Месяц назад +1

    Xero libaax godka tabca dhulkaa aad baan ujeclahay walaahi

  • @SowdaAxmed-m1h
    @SowdaAxmed-m1h Месяц назад +2

    😮20 dollar makahelaa bls above

  • @maxamuudgacan6555
    @maxamuudgacan6555 Месяц назад +1

    Dhulkeena nimcaa fadhida

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Месяц назад

    Waa qatar haduu dumo ka waran maadaama aan la dayac tirin.

  • @Munalalachanel
    @Munalalachanel Месяц назад

    geedkaas waa moringa

  • @NadarDahir
    @NadarDahir Месяц назад

    Alle dalkeena ha na tuso inaa qurxsano😢

  • @Suheybjr-df1yp
    @Suheybjr-df1yp Месяц назад

    Legend❤