Wooow mansha Allah Ciidanka qaranka Jamhuuriyada qaranka Barakaysan Calanka Tawxiidku ku qoran yahay Alla Allah haydin ilaaliyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Md = Mdxyne waxaan Ku xasuusinayaa Balan qaadkii aad U qaaday Ciidan Ka Qaranka u Samaysay iyo weliba Kuwii bulshada aad U Balan qaaday waxkasta Oo Bulshada reer Sland Dhaqaale.Horumarka Isku duubnida bulshada Meelkasta oo ay joogaan Inay Nabad iyo is jacayl Ku wada Noolaadaan Tabasho kasta oo ay Qabaan bulshadda Reer Sland Maadaama Ay markii hore Xiqdi Iyo Xurguf siyaasadeed Iyo Xanafkasta oo ay ku Reebtay bulshaddii reer Somaliland Guul Guul
❤❤❤❤❤❤
hadey iska iloowan xumaantii hore oo aanisraacno maxaa kajaban oo cadawga nasoo hunguriyeeynayaa oo ay dibuliqaan hungurigooda?
Wooow mansha Allah
Ciidanka qaranka
Jamhuuriyada qaranka
Barakaysan Calanka
Tawxiidku ku qoran yahay
Alla Allah haydin ilaaliyo
Hanbalyo Hanbalyo
Hanbalyo Hanbalyo
Md = Mdxyne waxaan
Ku xasuusinayaa
Balan qaadkii aad
U qaaday Ciidan
Ka Qaranka u
Samaysay iyo weliba
Kuwii bulshada aad
U Balan qaaday waxkasta
Oo Bulshada reer Sland
Dhaqaale.Horumarka
Isku duubnida bulshada
Meelkasta oo ay joogaan
Inay Nabad iyo is jacayl
Ku wada Noolaadaan
Tabasho kasta oo ay
Qabaan bulshadda
Reer Sland Maadaama
Ay markii hore Xiqdi
Iyo Xurguf siyaasadeed
Iyo Xanafkasta oo ay ku
Reebtay bulshaddii reer
Somaliland Guul Guul
😂😂😂😂❤❤❤🎉