Duur-joogta (Argagaxisada) oo loo diiday wax naago ah in ay u gudbaan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Комментарии • 161

  • @gulhaye-q7v
    @gulhaye-q7v День назад +40

    dowladeena wa iney sharciga adkeeyaan qofki lagusoohelo khawarij kalkaalnimo in tiirka lageeyo ayey aheed maalinkasta goaan jilicsan wax manootaraayo cadow waaye cadow kalkaal

    • @OsmanAli-x6i
      @OsmanAli-x6i 7 часов назад

      Maxkamada Ciidanķa Millitariga Soomaaliya iyo Maxkamada Sare iyo Maxkamada Racfaanka maxay wax uga qaban waayeen Dhulboobka ka socda Muqdisho, ee lagu haayo Dhulalkii Danta-guud iyo Dhulalkii Dowlada gaar ahaan dhulalkii laga dhaxlay Dawladihii hore gaar ahaan Dhulalkii Dowladii Madaxweyne Siyaad barre AUN.
      ■Barnaamijka soo bandhigista Dacwadaha iyo Dambiyada hala balaariyo, oo ha lagu daro Musuqa iyo Xatooyadada iyo Isbaarooyinka Dadka Shacabka ah lagu Baarto iyo Maandooriyaha ama Daroogooyinka Sharci darada ah, I.W.M.
      ■Hadii kale waxaa loo arkayaa barnaamij ah i madadaali iyo Qacda Maqashii waxna ha u qaban.
      Tallo wacan.

    • @Salmancade10
      @Salmancade10 3 часа назад

      Sharciga wax kama taqaanid adiga fadlan iska aamus.
      Dowlada ma dili karto qof aan qof dilin haddii eey disho ayagaa dowlad eheyn waxey noqonayaan maleeshiyaad.
      Walaal sharciga wax ka soo baro inta aadan hadlin.
      Filmada fiirsiga ayaa kaa batay meeshaan hindi mala jilooyo.😀😂

  • @mohamedartan7161
    @mohamedartan7161 День назад +14

    Dowlada 🇸🇴 waxaa kabuuxo 🎉 shabaab ee halaga dhex Saaro

    • @OsmanAli-x6i
      @OsmanAli-x6i 7 часов назад

      Maxkamada Ciidanķa Millitariga Soomaaliya iyo Maxkamada Sare iyo Maxkamada Racfaanka maxay wax uga qaban waayeen Dhulboobka ka socda Muqdisho, ee lagu haayo Dhulalkii Danta-guud iyo Dhulalkii Dowlada gaar ahaan dhulalkii laga dhaxlay Dawladihii hore gaar ahaan Dhulalkii Dowladii Madaxweyne Siyaad barre AUN.
      ■Barnaamijka soo bandhigista Dacwadaha iyo Dambiyada hala balaariyo, oo ha lagu daro Musuqa iyo Xatooyadada iyo Isbaarooyinka Dadka Shacabka ah lagu Baarto iyo Maandooriyaha ama Daroogooyinka Sharci darada ah, I.W.M.
      ■Hadii kale waxaa loo arkayaa barnaamij ah i madadaali iyo Qacda Maqashii waxna ha u qaban.
      Tallo wacan.

  • @mohammedhassan9079
    @mohammedhassan9079 День назад +12

    Waxaa dhab ah Dawlada Somalia shaqo adag ayay haysaa .

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 21 час назад +5

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow dhalinyarda dhinac walba loo isticmaalayo aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah hanaga dhexsaaro munaafaqiinta iyo ajnabiga xasuuqa iyo ciribtirka loo soo wakiisey iyo caado qaataha ah ee soomaalida la shaqeysto Allah ha soo afjaro aamiin

    • @OsmanAli-x6i
      @OsmanAli-x6i 7 часов назад

      Maxkamada Ciidanķa Millitariga Soomaaliya iyo Maxkamada Sare iyo Maxkamada Racfaanka maxay wax uga qaban waayeen Dhulboobka ka socda Muqdisho, ee lagu haayo Dhulalkii Danta-guud iyo Dhulalkii Dowlada gaar ahaan dhulalkii laga dhaxlay Dawladihii hore gaar ahaan Dhulalkii Dowladii Madaxweyne Siyaad barre AUN.
      ■Barnaamijka soo bandhigista Dacwadaha iyo Dambiyada hala balaariyo, oo ha lagu daro Musuqa iyo Xatooyadada iyo Isbaarooyinka Dadka Shacabka ah lagu Baarto iyo Maandooriyaha ama Daroogooyinka Sharci darada ah, I.W.M.
      ■Hadii kale waxaa loo arkayaa barnaamij ah i madadaali iyo Qacda Maqashii waxna ha u qaban.
      Tallo wacan.

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud День назад +6

    great job 👏🏽👏🏽
    اللهم نجّناااا

    • @OsmanAli-x6i
      @OsmanAli-x6i 7 часов назад

      Maxkamada Ciidanķa Millitariga Soomaaliya iyo Maxkamada Sare iyo Maxkamada Racfaanka maxay wax uga qaban waayeen Dhulboobka ka socda Muqdisho, ee lagu haayo Dhulalkii Danta-guud iyo Dhulalkii Dowlada gaar ahaan dhulalkii laga dhaxlay Dawladihii hore gaar ahaan Dhulalkii Dowladii Madaxweyne Siyaad barre AUN.
      ■Barnaamijka soo bandhigista Dacwadaha iyo Dambiyada hala balaariyo, oo ha lagu daro Musuqa iyo Xatooyadada iyo Isbaarooyinka Dadka Shacabka ah lagu Baarto iyo Maandooriyaha ama Daroogooyinka Sharci darada ah, I.W.M.
      ■Hadii kale waxaa loo arkayaa barnaamij ah i madadaali iyo Qacda Maqashii waxna ha u qaban.
      Tallo wacan.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 22 часа назад +9

    mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen

    • @OsmanAli-x6i
      @OsmanAli-x6i 7 часов назад

      Maxkamada Ciidanķa Millitariga Soomaaliya iyo Maxkamada Sare iyo Maxkamada Racfaanka maxay wax uga qaban waayeen Dhulboobka ka socda Muqdisho, ee lagu haayo Dhulalkii Danta-guud iyo Dhulalkii Dowlada gaar ahaan dhulalkii laga dhaxlay Dawladihii hore gaar ahaan Dhulalkii Dowladii Madaxweyne Siyaad barre AUN.
      ■Barnaamijka soo bandhigista Dacwadaha iyo Dambiyada hala balaariyo, oo ha lagu daro Musuqa iyo Xatooyadada iyo Isbaarooyinka Dadka Shacabka ah lagu Baarto iyo Maandooriyaha ama Daroogooyinka Sharci darada ah, I.W.M.
      ■Hadii kale waxaa loo arkayaa barnaamij ah i madadaali iyo Qacda Maqashii waxna ha u qaban.
      Tallo wacan.

  • @maxamedaminmaxamedamin-hn5oi
    @maxamedaminmaxamedamin-hn5oi День назад +11

    waa in fura maxkamad dadka is gursanyo loo hubiyo saan xal ma ahan

  • @ibrayare6581
    @ibrayare6581 19 часов назад +7

    Shuuti wllhi mucjiso wye intee usocotay😂😂

  • @SimbaLoves-yn3kh
    @SimbaLoves-yn3kh День назад +5

    Wllayaal dadkani waa masaakiin laga faaidaystay baahiyahooda Dan iyo wax la aan ayaana Ku kalifay allow noo danbi dhaaf dhamaanteen Aamiin aamiin 🤲

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 День назад +13

    Waa maxay dadkan habarku ku dhacay oo gabdhahoda u gurinayo qawarijta subxanaAllah 😭😭

    • @OtaSheere
      @OtaSheere 20 часов назад +2

      Janadi ba kujirto hooral ceen weye😂😂😂😂😂

    • @Aliyahnoor
      @Aliyahnoor 11 часов назад +1

      Gobolada baahi daran iyo lacag la’aan aa ka jirto 100$ doller haddii lasiiyo waalidkooda khalas

    • @AmareKayse
      @AmareKayse 5 часов назад

      Waa gaajada
      Waxa la yabay raxanweyn waa wada shabab

  • @MrSj-s1c
    @MrSj-s1c 16 часов назад +3

    Qareen prof waa😂 in simnaar loodiraa xaga afsomali 😊

  • @abdulahiulusow7172
    @abdulahiulusow7172 20 часов назад +4

    Waxaan
    Tala. Ku. Dhiiban
    Lahaay
    Dadkaan
    Hala. Toogto
    Siyaan
    Cid. Kale. Ugu
    Dhaqaqin
    Arinkan

  • @KamaalozilKamaalozil
    @KamaalozilKamaalozil День назад +5

    30$ bis ayey naftooda ugu hureen kuawa kale neh 200$ ayey diidan yihiin wllhi waa yaab

    • @reallyg9264
      @reallyg9264 День назад

      @@Jananjanan-g9w herkas maa maroysiin

    • @AnniaWarsame
      @AnniaWarsame 19 часов назад

      😂😂oo maxaa isku xidhay taaa nagahan carabka adag ..ee carabka wayn bahal mooye wax kale Uma maleeyeen haday iga soo horbaxaan subxanallaah 😢😮5 xita lama siiyo nucan 😅

    • @fardowsomuqtaar5206
      @fardowsomuqtaar5206 8 часов назад

      200 lacag miya

  • @AbdinajibkasimAhmed
    @AbdinajibkasimAhmed 11 часов назад

    Subxanaal Allaw wadankeena noo xoree yarabi👏👏👏

  • @reallyg9264
    @reallyg9264 День назад +3

    dowlada shaqo fican ayey maxkamada kaheysaaa

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 21 час назад +2

    war haween kaliya lama rabe cuntad iyo wax waliba ha laga goyo

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 19 часов назад +1

    Asc umada somaliyed oo dhan marka hore
    Walidka waxan uu sheegaya gabdhaha ee raaga dhaqar qabayasha ad sineysin ka jooga
    Arinta mar badan ayey so noqnoqotay cindanka somaliyed hampalyo
    Dhaqar qabe wixi uu taago iyo wixi tageero gacan adag ha lagu qabto
    From Djibouti

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 День назад +3

    Darawalkan hadii uu ogeysiyay nabadsugida wa maxay eeda uu leeyahay

  • @MiskiAbdirahman-z4v
    @MiskiAbdirahman-z4v 23 часа назад +3

    Askarta somaliyed halagu daro😂😂

  • @Abdihakiim143
    @Abdihakiim143 10 часов назад +1

    Waxaan waa khalad sheekadaaan haday bilaabato Somalia way isku. Dhamaanee wlhi Kan shababka walashiis mid dowlada ka tirsan Kan dowlada ka tirsanna walashiis waxaa qaba nin shabab ah marka xagee lis ku huraa

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 День назад +4

    War gabadhhan dad malah miyaa war ha la xiro oo beerah ha lagu falo oo ha la garaaco waa waasheen ma nin ayey geed hoostiis ugu tagayaan oo ayag safray

    • @noorahmedhirat4404
      @noorahmedhirat4404 День назад

      Intaas siilbaad sii safrineysaan bakaayo idinku dhacday

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 21 час назад

      @@noorahmedhirat4404hadda Maxaa gabdhaan ku heysataa nacas baatahy hadalka ayada ayaa sitoosa ugu qortay ee jaahilnimada iskadaa ayada wax masafrineee

  • @FY-Editzz
    @FY-Editzz День назад +2

    Silig halagu wareejiyo goobaha ay joogaan, cunto, daawo iyo biyo yaan loo ogolaan.

    • @Habon-y6m
      @Habon-y6m 23 часа назад +2

      Dhibta ugu weyn baa maaha 10 qof ee meel taagan 3 baa ah shabaabka markaa cidna ma cunto beelayso ninkii walaashii amAhooyadii baa qarinaysa😢

  • @FutoXar
    @FutoXar 20 часов назад +2

    Alshabaab bay dhalayaan dalka dadkii lahaa baa qaxooti ka ah toogta iyaga iyo naagahoodaba haday diideen isla noolaansho

    • @cabdisalancabdullahi1975
      @cabdisalancabdullahi1975 18 часов назад

      Dumar Kan waa dumar la qabo Lakin naagaha shuuti la dhashay ayee guur sanayan si qasab ah

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 9 часов назад

      Caay aa wadaa​@@cabdisalancabdullahi1975

  • @MrSj-s1c
    @MrSj-s1c 17 часов назад +1

    Waa gabodho yar yar oon aduunka khibrad ulahyeen gabdha wax hala baro dhaqan celin haloo sameeyo

  • @SuraynKr
    @SuraynKr День назад +5

    Naago qabashadoda mxa ka faideysiin hadii adan soqabn karin ragi loo wady

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 21 час назад +2

      Waxaa laga faaiidaa iikana in lasoo qabto adi ma waxaa tahy kuwa laga xere naagtooda hadalkaga sidaas buu umuuqdaa

  • @mohamedhusein5
    @mohamedhusein5 2 часа назад

    وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُوْلَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ

  • @AdoontiAlle-o7l
    @AdoontiAlle-o7l День назад +2

    Toogasho halagu xukumo ugus iyo naagahoda arxan male

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 15 часов назад

    Gabdhahan masaakiin waaye, duruuf ayaa looga faaiidaystay, aniga ahaantay gabdhahan waa dulmanyihiin haloo gargaaro, dhaqan celis haloo sameeyo..kuwa raga ah iyo kuwa iyagoo dambi gacmaha kula jiro laqabto halaxukumo oo hala ciqaabo

  • @cabdinuurxasanyusuf2368
    @cabdinuurxasanyusuf2368 18 часов назад +1

    Wariyaha warkaaga waxaa kamid ah
    Naag ow ninkeedii kuxirey

  • @WAXTAR-MEDIA
    @WAXTAR-MEDIA 23 часа назад

    Waxay halis galiyeen gabdho masaakiin ah kuwan alha naga qabto🤲

  • @iskumajeedoarligahaleyay
    @iskumajeedoarligahaleyay 8 часов назад

    30 dollars bil Mia bismillaahi

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 8 часов назад

    Sidee gacan ku dhiigle mashiidiya xaas ugu dhigan karaa

  • @SMATransport
    @SMATransport День назад +2

    Shabab waxa u bdn raxaweyn

    • @Aliyahnoor
      @Aliyahnoor 10 часов назад

      Waaa xaabada lagu shido dabka

  • @sahalsareye
    @sahalsareye День назад +4

    Nag qurxan gormee ku jirtaa😂

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 День назад +1

    war gebdhahaan masaakinta ah hawaalinaha ee nimankaas meesha ey joogaan waa layaqaane halaso qabqabto please

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 19 часов назад

    Masha Allah dowladeena guuleysta
    Wacelada iyaga haa is wasaan????
    kuwaana xabsi dheer haa loo diro si kuwa dam dambe eesan u aadin dowlada jileec yeesan u muujinin oo yeesan dhihin waa gabdho yar yar

  • @allaacaddeeyayofficial4621
    @allaacaddeeyayofficial4621 7 часов назад

    Waa wada maay

  • @ikran3498
    @ikran3498 12 часов назад

    Dalada ha dhahdo qofkii qof shawaba oo sax so shego 100$ mise 50$leyahy
    Waxan umalena dad bdn iney so bixi lahayeen wayo shababka dadka lcg ayey ku dabta

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 21 час назад

    Doqonimo iyo maamul taagdaran ayaa ku xanuunsadoonaa DOWLADa Federal somalia
    Iyo wax isdaba marin

  • @maryanruunahmed9132
    @maryanruunahmed9132 23 часа назад +1

    Nin aa qabin bay safar u ahayd

  • @saidawhassan6372
    @saidawhassan6372 День назад +1

    Duurjoogtu way badantahaye😂😂😂

  • @faargaar1243
    @faargaar1243 18 часов назад

    Hadiiba 30$ biil la bixinaayo waa raaxo wlh magalada shiid ayaa ka jiro naagahiina shaafto eber nooga dhigeen 😮😮😮

  • @AbdiqaniCiise-f3f
    @AbdiqaniCiise-f3f 23 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Love❤❤❤❤

  • @AbdirahmanAhmed-s1e
    @AbdirahmanAhmed-s1e 20 часов назад

    Nio gabdhahaan yar yar xaay unuka nugu diideen oo nimankaan ku jeclaadeen waa yabe

  • @Kuusowpro
    @Kuusowpro 20 часов назад

    Tan waxey dhib ku noqon doontaa
    Askar badan oo xaasaskooda iyo waalidiintooda ay joogaan goobaha ay shabaabku ka taliyaan..
    Xaasaskan nimankooda u daaya shabaaba ha ahaadaane.

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 20 часов назад

    Allehausahlo

  • @Somali12222
    @Somali12222 День назад

    Dowlada waa ey awoodaa xariirka dhanba iney kala jarto meelaha ey ku sugan yihiin al shabab hadii isgaarsiinta laga duqeeyo waa yaraan lahyd dhibkaan lkn ila meereyso ayaan arkaa in ka badan 18 sano ✌️✌️✌️

    • @somali-990
      @somali-990 19 часов назад

      wadii ladoonayo in laso afjaro bari hore aya ladhameynlahaye meesha mashruuc ba kasocda

  • @JAMBOMARTPTYLTD
    @JAMBOMARTPTYLTD 18 часов назад

    NAGAHAN CIIDANKA XOOGA DALKA EE JOOGA FURIINTAA HALAA SIIYO SAAF HAKA MARAAN SHARMUUTOOYIINKAA

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 10 часов назад

    Waa Runtaa duur gal waaye balse kuwaas kuwa kadhigayo halis fadlan dhaqtar xabeeb lahadla laxiriira waxyaabaha lasheego hadee macquul ehen adiga iyo qofka waalan e wadada marayo waxa ku kala duwantihiin kaliya hab dhaqanka balse waxa isla tihiin dad waalan. Wax lasoo dhafay iyo waxan lagaarin iyo maandooriye iska ilaali waali kuuma imaanayso...

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah 15 часов назад

    Waligiin baad ku caayi jirteen Culumada gabdhaha yar yar bay meel ku haystaan iyo way bikro jabiyaan iyo waxaan loo joogin. Niman ku fashilmay dagaalkii aad wiilasha ku baabi’iseen oo boor isku qarinaa iga dheh.

  • @muumintuurreabdullahi1282
    @muumintuurreabdullahi1282 10 часов назад

    Asaaba Qiranaayo oo dhahaa nagahaas AS ugey intaasba qaado

  • @MrSj-s1c
    @MrSj-s1c 16 часов назад

    Lawyers maxkabada u doodaya siciid eedaysanha waxuu markasta kucelcelinayaa naaagaha naaagaha waxa haboon inuu is ticmaalo kelmada dumarka ama haweenka xishmad ahaan af somali ahaan iyo garsooor ahaanba

  • @40Durkiya
    @40Durkiya День назад

    Hablahaan sunaha diintu ka muuqdo miyaa argagixiso ah mise kuwa qaaqaawan khaniisyada waar ilaahay ka baqa

  • @eagleadvert
    @eagleadvert День назад +3

    naagaha shababta qabaan foolxumaa waxa 😂😂😂😂

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 21 час назад +1

      God lee rabaan qurux marabaan

    • @Qanacsan
      @Qanacsan 20 часов назад +1

      Qurux ayaadan aqoon walee
      Kuwaan qurux waa kudhamaatay

    • @bintusoomaal143
      @bintusoomaal143 8 часов назад

      Farsamada ilaahy wax hka sheegin ee ficilkooda faalo ka bixi

    • @Qanacsan
      @Qanacsan 6 часов назад

      @@bintusoomaal143 ficilkooda raguu horyaal oo waxba igama galin
      Balse qofbaa foolxumo ku sifeeyey ayaan faadada ka bixiyey
      Waayo aniga gabdhaxaan waxaan qurux dabiiciya aheyn iigama muuqato
      Gabdho baadiye ka yimid
      Safar ah
      Aad ucabsanaayo
      Maxkamed hortaagan
      Hadane sidaan uqurxoon
      Balqiyaas ayagoo nastay
      Welwel heysan
      Iska dhaashaday sideey noqon lahaayeen
      Sikastaba dhamaan gabdhaheena soomaaliyeed qurux Alle ayaa ugu deeqay

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 6 часов назад

    Bisinka 😮

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 23 часа назад

    Gabdhaha yar yar guryahodii ku celiya waa masaakiiin.
    Dalka iyio Somali oo dhan ayaa manta kujra xaaladan dawladna mahaysano.
    Xamar kuwa guryaha ku qarinaya soo qabqabta.
    Arki maysid Hawiye ay maxkamaday nayaan lakin masakinta gobolada waa danbiile

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 День назад +1

    Kule waa reer baidabo

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 День назад

    Al shabab nin iyo naag bo waa raxan weyn lkn MXAA ⁉️

  • @yaxye_adenkey
    @yaxye_adenkey 2 часа назад

    Nimanyow yeynaan ismaawiline sidii dad is yaqaan aynu isku deexanee haweenka haynagu meereysiinina ee dhuLka haliSTa maad jabsaTaan Haddan run sheegeysaaƝ😂😢

  • @AbdiqaniCiise-f3f
    @AbdiqaniCiise-f3f 23 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤Lov❤❤❤

  • @abdirahinabdiwahid7007
    @abdirahinabdiwahid7007 20 часов назад

    Liis argagaxiso ah aryaa tano kle arkey war kuwan nimanka ciidanka dowlada halagu daro. Shabaaba naagaha nimanka wey ka furan jiren manta maalintoda waye😂

  • @WambuluWambulu
    @WambuluWambulu 21 час назад

    Tabartiina intas ayey noqoty

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 23 часа назад

    Dumarka masaakiinta ah iska sii daya ordoo fidmowadayasha soo qabqabta oo iska celiya

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 22 часа назад

    Qawaarijta hadeey naago waayaan
    Waa waxaa bilaawanaayo ineey Amiirada fasaxaan ineey siigeestaan ama ay dalbadaan naago caag ah ay ku dangutaan

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 18 часов назад

    Naagaha ha dii ad udii deyn Naga hooda naagihiina ayee wa saayaan

  • @footballmen1
    @footballmen1 23 часа назад

    raaga iyo xaasaskooda ka dhex baxa

  • @Abdiasismohamed-e1c
    @Abdiasismohamed-e1c День назад +1

    Horta max kamadan maxa raxweynle daba digay 😮

  • @yareys3919
    @yareys3919 18 часов назад

    Baay iyo bakool gabdhaha ka soo jeedo oo keliya hala soo saaro maxkamada kuwa kalena soo kaatsha hala dhaho
    4 xaas oo arsenal ah bishii waxaa kaaga filan 120 💵 💲 🤑,, halka kuwa caadigaa shoobin ahaan midiiba ay u qaadato 120 iyo ka badan biil kuu sii dhaman yahay
    Mida ugu da weeyn ayaa ugu daacatsan ,, weligii shabaab ayuu ahaay ayeey dhahdey waana ku galey

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 14 часов назад

      xariifow meeshaas nimco baaba taaalo dhanka dumarka micnaha reer bakool iyo baaay

  • @AnniaWarsame
    @AnniaWarsame 19 часов назад

    Qaqabta nagaha siilka faruuran safrinaya ayda xun

  • @MukhtaarOsman-c4i
    @MukhtaarOsman-c4i День назад +1

    Hayaa xaliimo raqiis raqiis wadiyaar😂

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 21 час назад +1

    war ceel buur maxa loga xoreyn wayay argagixisad

  • @safiyaabdulle4614
    @safiyaabdulle4614 19 часов назад

    Eelaay oo dhan waa alshabaab, u joogo in ay hawiye baabi’iyaan baqtiga xabsi daain halaga dhigo qurunka

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 День назад +2

    Allah u gargaro dadkan soomaaliyeed hadan mooryaantii diinta sheeganayey ma waxay ku soo aruureen inay gabadh yar yar oo baadiyo laga soo guray oo la qafashay

  • @zekeriamusa5986
    @zekeriamusa5986 18 часов назад

    biil ahaan ayay u qadan jirtay 30$ bisin ka kuwan inte ku jireen bil badan i wareriye

  • @Eng.Qorsheye
    @Eng.Qorsheye 19 часов назад

    War anaga yaab aragney 🫤

  • @warfaa_soysoy
    @warfaa_soysoy 18 часов назад

    Dhoocilahan yaryar kacsi baa waday e iska dhaafa nimanka orda jilib ugu taga hadaa rag tihiin

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 22 часа назад

    Hawiyow argaagixisada maxaa hoosta kaa galiyay war damirku haydinka dhintee diida argaagixisada maantay kutaageera iska sifanta dawladu wado
    Shalay hadii lugugu kobcinayay maantay kadab jarad hesjwne maxad ka samaysan tihiin shilinkimu bubaye
    Noloshu laalush khawarij maahan😮😮😮😮😮

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 15 часов назад

    30$ biil miyaa waxa fiicnayd in ay dhahaan waxba ma qaadano

  • @MrMustish
    @MrMustish 21 час назад

    Gudoomiye Shuute af maay maay waa bartay cumaamadiisa dhulka lagama qaadi karo

  • @hm1c586
    @hm1c586 23 часа назад

    Kuwa ceelbuur waa Lagu kacsanyahay Dumarka haloo fasaxo😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohanbinabdalla8056
    @mohanbinabdalla8056 20 часов назад

    30$ leba bil ahan loqadan anagan 500$ Ka badan aya nagu baxdo illhey waaa u simanay

  • @ahmedhassan5175
    @ahmedhassan5175 23 часа назад

    Sabiil Delivery ah aa Nin Duur kujuro loo wadaa kuwii baladka joogayna waalala Dhinac marooyaa wlihi wareer waaye 😂😂

  • @AbdishakurYusuf-q6j
    @AbdishakurYusuf-q6j 23 часа назад

    Nimanyahaw mawaxaad shaqo kadhigateen soo qaqabashada dumar laqabo taasi waa fulaynimo

  • @abdiasiisdaud5832
    @abdiasiisdaud5832 17 часов назад

    Ax 30$ biil ah kulahaa qaadanaa ilahaw ugargaar sodon maxay Tari

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad 21 час назад

    Ceelbuur kulahaa muruse iyo duduble miyaatahy

  • @JamesAdde
    @JamesAdde 20 часов назад

    Qooq aahaayee delivery majiraa 1:10 a

  • @i.L.O.V.e-z8z
    @i.L.O.V.e-z8z 18 часов назад

    Madax madoobe ka hadhi waydee way ku haysataa maanta 😂

  • @WAAYAARAGMedia1
    @WAAYAARAGMedia1 20 часов назад

    Tira badanaa

  • @hassansalad
    @hassansalad 22 часа назад

    Sidey u yar yar yahiin fiiri.

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 7 часов назад

    Naagaha sidii xoolihii iska yaacaa bisinka

  • @ib1244
    @ib1244 19 часов назад

    Waxaan hada dad baa aaminaayo oo run u moodi doona

  • @AxmedOmar-v8v
    @AxmedOmar-v8v 22 часа назад

    Raxan weyn dadka weey ceebeyeen marna tuugsi marna shabaab ayeey kuu soo socdaan
    Xawaal wadareed ayeey rabaan markaas beey deeyanayaan socodka duurka 😂

  • @thewariah
    @thewariah 20 часов назад

    $30-$50 biil bay qaataan adigana waxaa rabta $1,000 biil xalimooy😂

  • @XidigRamoz
    @XidigRamoz День назад

    SIDOO KALE BISADAHA NA KA ILAALIYA 😂😂

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 16 часов назад

    Oo naagahan jumladaa madagaal ka qeeb galayan mee mid mid ubaxaan 😂😂😂

    • @abdullahikhanfilms4468
      @abdullahikhanfilms4468 2 часа назад

      Kkk wlh wa qosle Hadana waxay kasiman yihin biilka 30$ horta sidee ubilane 30$ bishii dhan 😂

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 21 час назад

    Lacnata alaah naag ninkeeda u so Ota maxaa idinka galay

  • @AbdiqaniCiise-f3f
    @AbdiqaniCiise-f3f 23 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 3:17 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 06:34. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marvellousmarvin6127
    @marvellousmarvin6127 15 часов назад

    😂😂😂😂 duurjogta

  • @AMBITIONM33
    @AMBITIONM33 День назад

    Wada $30 waaye ciyaarta

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 21 час назад

    Dulmi weyn ayaa k jira