Cariiri imisa cod ayuu ku hadlaa? - Kaftan & Kifaax E4

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2022
  • #Kaftan&Kifaax Waa barnaamij isbuucle ah aadna u weyn oo bulshada somaliyeed ugu tala galnay in ay ka helaan madadaalo.
    Waxaad ka daawan kartaa TV ga StreamNxt & Baraheeda Bulshada.
    Haddii aad daneyneyso in aad nagala soo qeyb gasho barnamijkan nagala soo xiriir WhatsApp +252614495795.
    Wixi talo & fikrad ah nala soo wadaag, fikirkaaga noogu soo gudbi fikrad@streamnxt.tv ama WhatsApp +252614495795
    ► Subscribe Now: tinyurl.com/4vfymuwr 🔔 Stay updated!
    Stay in the loop:
    ► Like us on Facebook: streamnxtapp
    ► Follow us on Twitter: streamnxt
    ► Follow us on Instagram: streamnxt
    ► Visit us on: streamnxt.tv
    © StreamNxt Entertainment Inc.
  • ПриколыПриколы

Комментарии • 29

  • @Nafaqo_Channel
    @Nafaqo_Channel Год назад +5

    Fanproj inay kacday ayaan filaayaa, long time ayay filimada codeeyaan, shirkada inoo soo celiya

  • @Hubaal_media56
    @Hubaal_media56 Год назад +6

    Waa markii iigu horaysay ee Aan arko wajiga ciriiri waan jeclahay codkiisa masha Allaah

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 11 месяцев назад

    Waaw best series film

  • @Sooyaalkiisiloonaa
    @Sooyaalkiisiloonaa Год назад +4

    Nex waxaan jeclaan lahaa inaan arko ehlu khayr ninka u hadlo berko flimka walaaha mahad sanidin team streamnxt

  • @abdirahmanbarre5998
    @abdirahmanbarre5998 Год назад

    Ciriri codkisa Marka maqlo waxaan soo xasuustaa musalsalka rabitaan jaceyl atoraha u hadlo rutraa kuranaa sida uu u keenay le waan jeclahy codkisa masha alah

  • @HAMZIKMOHAMETH717
    @HAMZIKMOHAMETH717 Год назад

    Please fuaad alfaghi

  • @hassanabdi4677
    @hassanabdi4677 Год назад

    Thanks for the program Mohamed sojaah ...keep going

  • @ruweydaali7569
    @ruweydaali7569 Год назад

    Thank U So much boqorka Shimbiraha kal iyo laab wye lkn si aan udawano wepka aflaamfanproj noso geliya mahdSanidiin🥰❤️🙏

  • @feisalabdimohammed4353
    @feisalabdimohammed4353 Год назад +4

    Liilove ama ahlu kheyr noo keen sxbw

    • @suhaybabdi2079
      @suhaybabdi2079 Год назад

      Lii love astaan tagay hadda wuu ka tagay😥

  • @Alone__life_1p
    @Alone__life_1p Год назад

    Nxt ABO BENBADANA 😂😂

  • @daniaadey9635
    @daniaadey9635 Год назад +2

    Rasiifar adinka qaas nii ah ma leedihiin fanproj

  • @maxamedshariif391
    @maxamedshariif391 Год назад

    Daruug ahaa

  • @MahmuudHassan-xf4qh
    @MahmuudHassan-xf4qh Год назад

    Asc

  • @taarikofficial6609
    @taarikofficial6609 Год назад

    sweet combat soo fasira drama korean qatar ah wye youtupe wka helesan please

  • @hassanabdi4677
    @hassanabdi4677 Год назад +1

    Next plz Abdifatah alfaghi

    • @saciidooww
      @saciidooww Год назад

      allaha unaxariisto 😭

    • @cadeyadan51
      @cadeyadan51 Год назад

      Alle unaxriisto

    • @yungbille
      @yungbille Год назад

      Allh yaraxma wllken A.fitah al faghi aan uduceyno manta waa qof naga hoyeesyo🤲😥😥

  • @mohamedfarah6546
    @mohamedfarah6546 Год назад

    Soo jeedow please finanada ama sharka waxa uu kuu yahayba naga badal 10 wareysi asiga lee watataa

  • @xajiali3717
    @xajiali3717 Год назад +1

    ABAABUL57

  • @kingaadanmastar6190
    @kingaadanmastar6190 Год назад

    Duruug atakul 😀

  • @haawoluul9534
    @haawoluul9534 Год назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanbarre5998
    @abdirahmanbarre5998 Год назад

    Rutraa kuranaa ahaa codkisa wan ku hestaa