Комментарии •

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 4 года назад +19

    LEGEND CABDIFATAAAX AL FAGHI INTA TAAGEERTA LIKE-TA

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 4 года назад +5

    Keep going aderkey jekey yacko cabdifatax masha allah wan idin jeclahy

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 4 года назад +7

    Jeekey ninkan in badan ayaan raadinayay abdifatah alfaghi Fadlan si live ah uzoo fadhiizi insha allaH
    Guul macalin jeeekeey

  • @deeqsame
    @deeqsame 4 года назад +5

    Xidigaha Alfaghi Oo dhan waa dad qalbi Wanagsan

  • @poosnaasirinho9465
    @poosnaasirinho9465 4 года назад +3

    Fast one jeekeey iyo yackoow like saar inta taageer to aniga cml

  • @mohamedabdikarinahmed3571
    @mohamedabdikarinahmed3571 4 года назад +5

    Asagoo live mala helayo miyaa legend c/fitaax alfaghi

  • @maankamahad9444
    @maankamahad9444 4 года назад +3

    M.a sxb keep going wan kutagiraa wala adimo yaa tuko hade kale walugu tukanaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caashoxuseen7820
    @caashoxuseen7820 4 года назад +7

    Sawirka meesha saran c/firaax alfaghi miyaa mcln jekey😍

  • @akram2219
    @akram2219 4 года назад +24

    Waan ogohay adigoo video dawaanayo ayaad comentiga aqrineysaa 🤣🤣
    Fadlan
    Filim cusub hadii aad rabto soo daawo chanalkeyga

  • @yasmiinaxmed3185
    @yasmiinaxmed3185 4 года назад +3

    Masha allah dad igu qaali ah hormar wcn idin rajena insha allah wllheyga qaali ❤🖒❤❤❤❤

  • @cadenoh4962
    @cadenoh4962 4 года назад +3

    First comment like dhac igu sii 💥

  • @pesjrfane6432
    @pesjrfane6432 4 года назад +6

    Tiim jeekay farta taa

  • @naimamohamed366
    @naimamohamed366 4 года назад +5

    Mugdisho hadoon joogo live ha inoogu imaado sida fuad

  • @nasir8291
    @nasir8291 4 года назад +1

    Macalin jekey waxaa rajeynaa inaa hadalka nimco aa ku dureeso rali galin ka bixiin donto waayo qofka asiiga iska leh noloshiisa ama ha is kaaga baxdo ama ha is kaaga jirto koley goan fiican ayee qadataay waayo wax wanaagsan maaha ilaa oo qofka ka dhiinto inu wadoo waxan ilen hada dhiimato aadaan tobad keniin tas waa danbi weyn ee fadlan jekey qabka aa wax u wareesaneso wax ka badal hadi kale waxaa ku weyn kartaa dadka adiga ku tawadoo
    Tan kale maryan waa qof shalay ah ma ahaan inaa qof kaaga so horeyaay inaa ka hor mariisan mar walba waxaa respect leh qofka ugu horeyaay turjumada 👍👍👍

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 4 года назад +1

    Alfaghi meand Reer Faqi oo ah Fuaad Maxamed shiiqey iyo Cabdifitaax Maxamed fitaax shiiqeey waa Reer faqi ayaan u fahmay Qoyskaas ayaana Studiyaha furtay

  • @mhdhanad1456
    @mhdhanad1456 4 года назад +3

    Codka waxba lagama fahmaayeeh
    Inuu codkiisii uu yahay uun baa
    Laga yar fahmayaayeh

  • @hananabdi2902
    @hananabdi2902 4 года назад +4

    Cabdifitaax alfaghi waxu ino badalay cumar cisman maye funny waye kabaaj kabaaj wan ku haysta

  • @abdikafitohow1215
    @abdikafitohow1215 4 года назад

    plzz asagoo muuqal noo ken jeekey asiga iyo farax akshey iyo reer fanproj plzz plzz plzz plzz noo ken love macalin jeekey

  • @abdirisackcmp9667
    @abdirisackcmp9667 4 года назад +5

    Macalin jeekey

  • @mohamedbisle5776
    @mohamedbisle5776 4 года назад

    Weli waan kaa sugaynaa ustaad jeekeyoow inaad Cabdulfetax alfaghi live noogu keento

  • @maxamedclaahi5852
    @maxamedclaahi5852 4 года назад +1

    Asagoo toos ayaan rabnaaa

  • @smiirmhan3478
    @smiirmhan3478 4 года назад +1

    Wxn filaya ninka ugu horeeya inaa ahay

  • @shiduelmohamedy244
    @shiduelmohamedy244 4 года назад +3

    Jeekey intadjeceshahay like sare

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 года назад

    Ninkan codkiisa waan jeclaa runtii isaga iyo Fu,aadba

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 4 года назад +3

    Alfaghi ma u qaadan karnaa Alfaqi yacni Istudiyaha waxa lahaa Qoyska ay hor kacayaan Fuaad iyo Cabdifitaax

  • @ishqiofficial3982
    @ishqiofficial3982 4 года назад

    cabdi fataax adbn u tagera axmad sadaq yacako haka rebin macalin jekay

  • @aliwanii4050
    @aliwanii4050 4 года назад

    Mr kabaaj so fariisi san kagama hareyno wlhi plhi sxbow jekey 🤧🤧😢😢😢🤧🙏❤️

  • @BintibeellaOfficial
    @BintibeellaOfficial 4 года назад

    Masha allah wa idin salamay dhaman team shekoyar Official❤

  • @dr.hero1236
    @dr.hero1236 4 года назад

    Taageyro weyn aan ku ahay cabdifataax

  • @hassanyusuf4747
    @hassanyusuf4747 4 года назад +3

    Jekey maxa no dalineysa odaygu hadusan live u fadhin

  • @daacadcsm7520
    @daacadcsm7520 4 года назад

    Maxaa ka qaldan c.fitax alfaghi
    Wuxuu u ek yhy nin mirka aan u jogin sidee i lathy jeekey in ka asigo juusta ah noo keen ma ehe asigo cabsan ha no kenin

  • @abdulkadiraliomar5441
    @abdulkadiraliomar5441 4 года назад

    Maclin jekeey jeeri Halmar keen

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. 4 года назад

    Sxb video ga mesha ka sar raga ha ceybeyn neh

  • @iamsharmakeabdi7233
    @iamsharmakeabdi7233 4 года назад

    Please isagoo live ah nosoo fadhiisi

  • @abdimalikwadani5350
    @abdimalikwadani5350 4 года назад +1

    Macalin jekey cimamadada wan dhigey kutuur cimamada

  • @fmehek3204
    @fmehek3204 4 года назад +1

    Yackoo waqtigaan carur uu ka ahaa mesha hadana asaga ayaa ciyaalka macalin u ah

  • @ahmedjacbur7741
    @ahmedjacbur7741 4 года назад +3

    Jeeri aawey sxp jeekey🙏we miss him

  • @yesyesnoyes8566
    @yesyesnoyes8566 4 года назад

    A great man with nice voice. Kabaaaach kabaaach

  • @Malekmedia24_7
    @Malekmedia24_7 4 года назад +1

    Waaku mahadsantihiin
    Inkastoo aan jeclaan lahayn inuu muuqaalka kujiro

  • @akanimohamedtsunami3297
    @akanimohamedtsunami3297 4 года назад +1

    Jeekey zxp wxaad ku soo casuuntaa gabadha atarashada u codeysa ee la dhaha maryan shimbireey iyo maryan amlaa

  • @muhudiinmuriidi4294
    @muhudiinmuriidi4294 4 года назад

    Thank you jeekey

  • @abdixusen7230
    @abdixusen7230 4 года назад

    Luujiya dhiman jekey

  • @zudaanxalane4020
    @zudaanxalane4020 4 года назад

    Insha allah wxaan rajeynaa mclin jekeey inuu noqdo midkii isku keen lahaa xidigaha alfaghi

  • @cimraancadde9178
    @cimraancadde9178 4 года назад

    Farax akshey so qapo plz

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 4 года назад +2

    Masha allah

  • @ayubxaaji3936
    @ayubxaaji3936 4 года назад

    Ku dadaL maclin 😋

  • @abdullahijannagale3882
    @abdullahijannagale3882 4 года назад

    Macalin jeekeey igaarkaan si live ah maa noo tustit billaaa caleyk🙄🎅🙏

  • @abdirisakabdullahi1082
    @abdirisakabdullahi1082 4 года назад

    Abdi fatah alfaghi video rapnaa

  • @kofitgr8637
    @kofitgr8637 4 года назад

    Keep going Abti One Love 💓

  • @axmedsaalax8410
    @axmedsaalax8410 4 года назад

    War asagoo live ah noo keena c/fitaax alfaghi waa iga codsi

  • @davidbrescot9080
    @davidbrescot9080 4 года назад

    Jeekay weykaa dhamatay brother

  • @abdimalikwadani5350
    @abdimalikwadani5350 4 года назад +1

    Macalin jekey dhibkada ba ha ahate muqaal kusoradi in aad keento Mohammed Cali shiqey ba waa lakeney marka isku dey maclin in abdifatah uu cadi u imado

  • @niyasanmedia2224
    @niyasanmedia2224 4 года назад

    Jeekey adiga iyo yackoo iyo xamari nagu filan ragculus

  • @anshuurm8487
    @anshuurm8487 4 года назад +2

    Hamri libx wn ku slma dhmntina🙏

  • @mohddh9680
    @mohddh9680 4 года назад +1

    war ninkaan si toos ah noogu keen macalin jeekeeyow

  • @Darmaan.youtube
    @Darmaan.youtube 4 года назад +1

    Team sheko yar subscribe lee isara

  • @xogsugan5903
    @xogsugan5903 4 года назад

    Jeekeey dadkana xageen jogan muqdisho ama qurbaha labadan waxey turjum ayushmann bhava iyo bheeshma

  • @deeqsame
    @deeqsame 4 года назад

    Yackoo Xidiga Alfaghi

  • @ISHAAQOONTA-p2y
    @ISHAAQOONTA-p2y 4 года назад

    codka cabdifitaax fasiix ma aha naga saxa

  • @bashka5382
    @bashka5382 4 года назад

    Next Omar Osman maye call gare

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 4 года назад

    Aderkey macan ina kula sooxiriiro aan rawaa meel aan kala sooxiriiro isheeg blz

  • @xuseencabdi4655
    @xuseencabdi4655 4 года назад

    Wooow lenged

  • @suldansalahudiin99
    @suldansalahudiin99 4 года назад

    LEGEND ..............
    THE TEACHER ...........

  • @abdirisakabdullahi1082
    @abdirisakabdullahi1082 4 года назад

    Jeekey codka laciif waaye

  • @deeqsame
    @deeqsame 4 года назад

    Abdifatah Alfaghi Nin culus

  • @c.fitaaxalfaagi7351
    @c.fitaaxalfaagi7351 4 года назад

    Wxaa ksi ficnan lahyd isago live ah ina no keento nolow mclim jekeey
    Mlin un wka sugeynaa hee

  • @muhyasalah820
    @muhyasalah820 4 года назад

    Faarax caadi noogu keen

  • @jamaaljey
    @jamaaljey 4 года назад +1

    Macalin Jeekey Ninka Maku Fahmin Abdifatah Alfaghi Wuxu U Qaatay inad Tiri Adiga Ayad is Jecleden Nimco😁

  • @mhdhanad1456
    @mhdhanad1456 4 года назад +6

    Isagoo toos ah
    Lama helaaayo miyaah

  • @jihaanjalaqsan1673
    @jihaanjalaqsan1673 4 года назад +1

    Clfitaax alfagi nin sare

  • @OKHANPES
    @OKHANPES 4 года назад +2

    Like iyo comment subscribe waa dhankiina

  • @raaqiaahmed2138
    @raaqiaahmed2138 4 года назад

    Jekey maxamed jubba noo ken plz

  • @Shekoxariir
    @Shekoxariir 4 года назад +1

    M.a jekey io yackow

  • @najibalva3903
    @najibalva3903 4 года назад

    kawaaj kawaaj inta fahanty utalaa

  • @maxamedibraahim1729
    @maxamedibraahim1729 4 года назад

    Lilov keen pro

  • @c.fitaaxalfaagi7351
    @c.fitaaxalfaagi7351 4 года назад

    Wlhi mclim jeekeyow nimco wax ba umareban🤣🤣

  • @gjfhhs4916
    @gjfhhs4916 4 года назад

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @maxamedcaraysane516
    @maxamedcaraysane516 4 года назад

    asc jekey

  • @naciimahassan8875
    @naciimahassan8875 4 года назад

    Muqalkiisa ayaa rabnaa codsi waaye isku day inaa keento

  • @s.ibrahimaliyare3979
    @s.ibrahimaliyare3979 4 года назад

    Video call baa kasi qurx badna lahaaa

  • @abdullahiadanhajiibrahim1612
    @abdullahiadanhajiibrahim1612 4 года назад

    Lii love keen

  • @shamhaadsharaf8402
    @shamhaadsharaf8402 4 года назад

    Abdifatah Alfaghi maxaa ka si eh caawa saan xiiso ugu qabnay halkiisa saal ugu maleeno Super Salman Khan oo hadlaayo wuuba nagu xumeeyey🙁

  • @xamaristudioasal24
    @xamaristudioasal24 4 года назад

    Keep going sheeko yar pin 📌 me sxb

  • @sumraanmohamed1401
    @sumraanmohamed1401 4 года назад

    Marka maqlo codka abdifitax wlhi jcl adarema 😭😭😭😭 asago muqal ah ino kena plz 😢

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 4 года назад

    MashaAllah ♥️

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 4 года назад +1

    Yacko salaan sare libaax

  • @codey5932
    @codey5932 4 года назад

    legendrs

  • @falastiinali897
    @falastiinali897 4 года назад

    Cabdifatax iyo fuaad may isla dhasheen 🤔🤔🤔 ?????????????????????

  • @aliwanii4050
    @aliwanii4050 4 года назад

    Faarax Agshey daba musmar wa salamay 😂😂

  • @daarulmaqaam5140
    @daarulmaqaam5140 4 года назад

    Bro jaanis ma siisid dadka aan jecel nahey
    Sheekada soo gaabi bulshada waxa ay ka rabto weydi mise anaga qadka noo ogolow aan galnee 😂😂

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 года назад

      ruclips.net/video/lq-lC2lMlx0/видео.html

  • @abdikaniismail7970
    @abdikaniismail7970 4 года назад

    Maalin keep it lakin adhiga ciida madamato 😂

  • @abdixusen7230
    @abdixusen7230 4 года назад

    Hadu aktar jiro wa abdifitah alfagi dawel la an xaanshi ma buubto daruur la an roob ma da'o shiva falan falkisa ahen kuma kaco aktar buuxa

    • @mohamedbadar8866
      @mohamedbadar8866 4 года назад

      Qofkaas mahan Abdi fatax Alfaghi qofka hadalkaas dhahay waa fuuad Alfaghi

    • @ayzar8219
      @ayzar8219 4 года назад

      Ma ahan abdifitaaax waa fuad maxamed sheeqey ninkaaa u hadlaayo mitun filinkaaa Muqadar shivaaaa

    • @abdixusen7230
      @abdixusen7230 4 года назад

      @@ayzar8219 ha sxp gadala ka ogaday mhdznd wa wllo mana kala dhacaan sxp

  • @Sidokale
    @Sidokale 4 года назад

    Hada lkn macalin jeekey Bollywood ka wa nacne tolewood ke ka shidan tahay south India ka ku leh ram chan Allu arjun ntr mahesh babu iyo actor ka weyn e bahubali prabhas anushka sheety dadka kuwas u hadlayo ino so cazum wixi hore kuwan cusuba ka samen badan macalin jeekey

    • @xaange
      @xaange 4 года назад +1

      Yackoo oo meesha fadhiya baa uhadla labada

  • @bashalkabanaadir5790
    @bashalkabanaadir5790 4 года назад

    ruclips.net/video/b8hHFMpUp88/видео.html Ikar oo reer AL FAGHI hawada ka casuumay

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 4 года назад

    Subscribe isaara asxaabta sheko yar ok yaa liga baqiilin hee

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 года назад

      Wakusaraa wall adna isaar ruclips.net/video/lq-lC2lMlx0/видео.html

  • @muhamuudbille9158
    @muhamuudbille9158 4 года назад

    Subscribe isaara walaalayaal

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 года назад

      Sxpwakusara adana isaarruclips.net/video/lq-lC2lMlx0/видео.html

  • @abdiaziizahmed2610
    @abdiaziizahmed2610 4 года назад

    Daawo warar update ah o hindi ah
    ruclips.net/video/k_dIz9tYFYA/видео.html