Eng Tii Adiga kgu dhacy waan ka xumahy weliba si 100% waxan umaleeya in aniga igu dhacdy lkn waxaad ogaa marki laga hadlaayo mowduucyadan haddi shakhsi laga hadlaayo waxa laga hadlaa qof Caan ah ama magac leh markii laga sheekeynaayo bulshda ay wada fahmi karan.
Legend kaliya ee Islamnimada ku dhinta Jecelna In walaaladii Jidka saxda soo raacan waa Abdi Rashiid Legend thnks bro sida Aad dulmiga aad uga soo horjeedo
Alle ha ku xifidiyo maxaad na bararujisay ood waxaa nabtay Alle ha ku barkeeyo cilimiga iyo caafimaadka Alle ha u naxariisto waalikz ku so baray akhalaaqda wanaagsan
Waxan xasusta allha u naxaristo xassan xanafi xaaji oo dowlada Somalia togatay in siigar lo shiday oo dadka shacabka ah lo sheegay in oo sigaar cabo asaga on cabeen maxabista waa la in. Qaba shacabkana indho sarcad aya lo shiida lakin malinta aqiro aya la kala bixi dona inshallah
Islaamka marka uu leeyahay maxaa biista si wanaagsan ula dhaqmo waxaa ku jiro xikmad waayo waa qof aanan is difaaci karin kaliya Alle aya xukumi karo waana kitaabkiisa waxa uu ku xukumo.
2019 ila hada kula socdaa xata mararka qaar Gmail password iga dhumo mar laabad kuso follow gareyaa intaasna waxban ka faidayay mahdsaanid wallkey dar illahay ku jeclahay guuleyso
Dawlada uun baa qasaaro ku qabta waayo in qof la soo garaacay in uu sheegto dhib usan gaysan oo kii denbiga gaystayna u banaanka iska iogo dee maxay tari ileen cudurkii weli waa jiraaye Waa maahmaahdii ahayd cudurka kaa gala fardaha hadii laga gubo dameer dee fardihii ma caafimaadayaan
Natiijada la rabay waa in si sax loo kala fahmo inuu dambiile yahay iyo in kale lkn qof walbo wuu qiranaa inuu dambiile yahay hadi si xun loo jirdilo marka maxa laga faaidaa
Waxaan aqanaa kumanan shacab ann Danbi laheen xabsiyada ku jiraan qaarna La Dilay lkn ann Helin cadaalad Fadlan kaso hadal xabsiyada somalia aniga ayee igu dhacday 2016 Ciidamada Alfa Garup la dhaho baritaan wadeen aniga iyo Dhalinyaro kale wana la xeray maxakamada manala saarin shabaab ayaa tihiin ayee na dhaheen 1 sano kadib farmaajo marka la doortay ayaa Nala soo Dayay Qabiil weyn kama Dhalan waxaan ahay Galjecel 😢
Walaahi waan ka xumahay walaalkeey
Eng Tii Adiga kgu dhacy waan ka xumahy weliba si 100% waxan umaleeya in aniga igu dhacdy lkn waxaad ogaa marki laga hadlaayo mowduucyadan haddi shakhsi laga hadlaayo waxa laga hadlaa qof Caan ah ama magac leh markii laga sheekeynaayo bulshda ay wada fahmi karan.
ustat WhatsApp number ishek
@@suleimanDauud sorry pro so sad 😞
Legend kaliya ee Islamnimada ku dhinta Jecelna In walaaladii Jidka saxda soo raacan waa Abdi Rashiid Legend thnks bro sida Aad dulmiga aad uga soo horjeedo
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اخواننا غزة
Golden voice sxb horey usoco sxb
Nabiga ku salii wll SCW scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sallaahu Caleyhi wasallim
Mashaallh that what they want here 😅
Maasha’Allah Ustaad
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Mashaallh very good information my brother 🎉🎉
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Good pro❤
Allahu akbar
Annaga production & Ogaansho labada channel ee xaqiiqoyinka ka hadla
Ogaansho hadalkiisa badan
Alle ha ku xifidiyo maxaad na bararujisay ood waxaa nabtay Alle ha ku barkeeyo cilimiga iyo caafimaadka Alle ha u naxariisto waalikz ku so baray akhalaaqda wanaagsan
السلام عليكم ورحمة الله و بركاته
Soobadiya❤
Waxan xasusta allha u naxaristo xassan xanafi xaaji oo dowlada Somalia togatay in siigar lo shiday oo dadka shacabka ah lo sheegay in oo sigaar cabo asaga on cabeen maxabista waa la in. Qaba shacabkana indho sarcad aya lo shiida lakin malinta aqiro aya la kala bixi dona inshallah
X😂😂😂😂😂
Hoyadadii argagixisada ahyd was😂
Legend
Maashaa allah waa sax Waa heshiish waxbo kama jiraan ah xataa dambi eelaheen ayaa ladhahaa sheeg si aan kuu fasaxno arintaas markoo aqbalana waa markii ugu dambeysay nolosha tiirka ayaa la geeynaa xataa hadee been ka aheen iyagana ogaayeen kaliya waxee dowlada rabtaa inee dadka usheegto dambiilihii tiirka ayaa geeynay dad badana run ayee umaleenaayaan oo dhahaayaqn dowlada howl aad uweyn ayee qabatay. Dadka qaarkoodna waxee dhahaan intee muuqaqlka dhibanaha daawanaayaan war tiirka halageeyo hala boobsiiyo. Digniin shacabka ogoow dilkaas miskiinka ah loogeeystay qayb weyn ayaa kuleedahay maalinta yowmul qayaamana tiirka qisaastq cadaabta ayaa taagantahay maxaa yeelay adiga ayaa ku farxay dilkiisa ama ku guubaabiyay in tiirka lageeyo dhibanahaas danbi uu laheen dusha loosaaray 😭😭 rabi ha unaxqriisto muslimiinta xaqdarada lagu dilay xaqoodana waa helaayaa hadii ee aduunka ku helin alle hortiisa ayee ku helaayaan sida uu alle balan qaaday وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ
Asc macalin
Asc macalin aan jacelnahay
Ustaad magacaaga ANNAGA production maxaa laga wadaa ii faa faahi
Sidee muuqaalada khaaska ah igu biiri karaa😊
SAWIRADA KUU SAARAN SXB YAA WAAYE
Islaamka marka uu leeyahay maxaa biista si wanaagsan ula dhaqmo waxaa ku jiro xikmad waayo waa qof aanan is difaaci karin kaliya Alle aya xukumi karo waana kitaabkiisa waxa uu ku xukumo.
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
👍🏽
Asc Mahadsanid ustaad ❤❤❤
Wcs Mukhtaar
Sxb Taarikh da julaa ni madaxweynah Syrie noo ga sheeke
Membershibka halkee looga biiraa
Ustaad arinta Somalia ka taagan kaso hadal 🫡
😢😢
fadlan video ka so samee dagaalka maanta ee itoobiyo ku so qaadey gobolka gedo
caadaladarda caalamka waa mid gaalo hogaamiso lakin cadaab ali baa danbeeya
War qadaafi carabtan kale wuu dhaamay ee cawaan baa heshay shisheeye dabada ka wadaan
mahad sanid Ustaad
2019 ila hada kula socdaa xata mararka qaar Gmail password iga dhumo mar laabad kuso follow gareyaa intaasna waxban ka faidayay mahdsaanid wallkey dar illahay ku jeclahay guuleyso
Nio tan somali maaha sidaad mooday alqushash hooyoyinka ay suuqyada kuqarxiyan kuumamuqdaan miyaa cidnana dambi aysan lahayn madulsaarto
Dawlada uun baa qasaaro ku qabta waayo in qof la soo garaacay in uu sheegto dhib usan gaysan oo kii denbiga gaystayna u banaanka iska iogo dee maxay tari ileen cudurkii weli waa jiraaye
Waa maahmaahdii ahayd cudurka kaa gala fardaha hadii laga gubo dameer dee fardihii ma caafimaadayaan
Wax yaabo badan ayaad noo iftiimisa aan dad kale ka faa idin
Thanks
Natiijada laga doonayey maxay ahayd. Sow inuu danbi qiro uun maaha.
Ma fahmin marka leedahay natiijo lagama gaadhin
Dee dabibaanu galina ayuu qiranyaa si ciqaabta looga yareeyo lkn ciaqabta loomana yaranyo waa ladilaa
Natiijada la rabay waa in si sax loo kala fahmo inuu dambiile yahay iyo in kale lkn qof walbo wuu qiranaa inuu dambiile yahay hadi si xun loo jirdilo marka maxa laga faaidaa
Saxb Afghanistan maxy falastuin ucaawin waayeen
Afghanistan waa wadan 20 sano duulaankii Mareykanka kusoo jiray, Waa dal dhaqaale ahana loo burburiyey oo hadda uun Taliban xukunka ay qabsatay, Qaab ay Afghanistan u caawiyaan majirto, Lacag haddii la dhaho ma haystaan, Haddii hub la dhaho ma haystaan waaweyn. Waxaa su'aashani ku haboon booska Afghanistan, Sacuudiga mxuu falastiin u caawin waaye Ama Turkiga, Xitaa pakistan maxay caawin waysay, Dowladahaan iyagaa dhaqaale iyo hub haystee? Jawaabtu waxaa ay ka baqayaaan Mareykanka.
Maxey ku caawinayaan marka ciidamo dhulka mee u diraayaan iyo baabuuro qarax ah 😅
Biyo gelin English ahan igu so qof hadad garanaysid
❤❤❤