Muxuu siisii u xiray saaxiibkeen axmed Youtuberka ugu caansan wadamaad carabta ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 219

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 14 дней назад +55

    Siisii iyo kan imaaraadka ,kan sucuudiga waa fircoono waqtigaan jiro ee dhiiga shacabkooda ku nool ee Allah umada ha ka qabto aamiin Allah ha marsiiyo meeshii uu maray asadkii suuriya aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo isha Allah wey carari doonaan sidii asadka suuriya

    • @sakariyemuuse666
      @sakariyemuuse666 14 дней назад +1

      Aad iyo aad waa aan fogeyn baa ku dhici doonta sida asad oo kale

    • @ccasiisismaciil8406
      @ccasiisismaciil8406 14 дней назад +1

      Saxiix wallhi kuwaas
      Waa mujirimiin
      Diinta islaamka cadoow ku.ah gaala raac ah ushaqeya yahuud iyo.nasaara

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 5 дней назад

      Anagoo dhan baa habaarayna
      Waxaa loo wakiishay dabarjabinta muslimiinta

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 14 дней назад +33

    alla ku xifdiyo my ustaad cumr inshaar😊

  • @SaabirOscar
    @SaabirOscar 14 дней назад +28

    Asaga ne wuu dhaci donaa insha allh sidii asad cml waala qaban insha allh 😊

  • @tetoteto921
    @tetoteto921 14 дней назад +7

    ما شاءالله اشكرك اخي انا صومالي عشت وترعرعت في الدول العربيه وسعيد لوجود شباب من بلدي مطلعين
    ومثقف Mahadsanid walaal❤

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 14 дней назад +27

    Wll yaal isoo duceeya maalmahan culees baa isaaran ilaahey arimaheyga ha ii fududeeyo isha all❤❤

    • @Dharmannvideos-4
      @Dharmannvideos-4 14 дней назад +2

      Hadhihin wll sheyda malmahaan maalin iguxun Maalinta ayaa igu xun😢😢

    • @taamirsharif6716
      @taamirsharif6716 14 дней назад +1

      @@Dharmannvideos-4 marka gawar mahi mida 2’aad madhihin maalmaha igu ee waxa dhahay maal Mahan culees baa isaaran

    • @MASHCITY
      @MASHCITY 14 дней назад +2

      ALLAH Kaa qaado culeyska

    • @NimcanAK
      @NimcanAK 14 дней назад +2

      Alle Haku fududeeyo wllo

  • @MaxamadGuray-c4q
    @MaxamadGuray-c4q 14 дней назад +17

    Ogaansho Nin Run Badan Oo Daacada illahayna yaqaan waayo wax Badan ayaan kaa fa.iday m.a macalin Siigana Hadalkaaga Baa iskaga Daayay Yarkii Surka Gorayadaa Lahaa aad ka Hadlaysi baan daawaday❤

    • @talotaalekudaa2044
      @talotaalekudaa2044 14 дней назад +3

      Hhh legend baa tahay wll qalia xagaa kasii wad wll mcn

    • @MaxamadGuray-c4q
      @MaxamadGuray-c4q 14 дней назад

      @talotaalekudaa2044 okay mahadsanid wll qaaali

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 14 дней назад +2

    Inshaa Allah waxa soo dhaw jabkii siisi guul umada islaamka meel ay joogaanba

  • @popularshorts7686
    @popularshorts7686 13 дней назад +3

    إنما هي أيام وتمضي إن شاء الله.. ولا يحيق المكر السيء إلا بأهله ....صدق ربي.😊

  • @al-shaafici
    @al-shaafici 13 дней назад +2

    Alle ha ka soo sii daayo gacanta dulmiga ku haysata walaalkeen Axmed Abuu Zayd.
    Waxaan u rajaynayaa inuu mar kale helo xoriyadiisa walaalkeen Axmed Abuu Zayd, aamiin. 😢🤲🥺

  • @-Y95
    @-Y95 14 дней назад +17

    First me from 🇩🇯☪️

  • @OubahOubahmoussa
    @OubahOubahmoussa 13 дней назад +1

    هو شخص النجاح الله يكون بعونك ❤من جيبوتي 🇩🇯

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 14 дней назад +7

    Dawlad kasta in Xirto cidda ka soo horjeesata ama ay u arkaan in ay Qatar ku yihiin. Waa wax soo jireen!

  • @MAHESHSHEEKH
    @MAHESHSHEEKH 14 дней назад +9

    أبو زيد أحمد صاحب قلبنا 😢❤

  • @popular7493
    @popular7493 14 дней назад +3

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️

  • @SuldaanoIsmaaciil-v2d
    @SuldaanoIsmaaciil-v2d 12 дней назад +1

    Wuu dhamaadey casrigii mujrimiinta insha allh rabi hakasoo daayo miskiinka

  • @MunemAbdullahi
    @MunemAbdullahi 14 дней назад +6

    Thanks a lot omar inshar😊

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 13 дней назад +1

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼.

  • @abdulkadirhassan7579
    @abdulkadirhassan7579 14 дней назад +48

    From Kenya 1 person ismujiya

    • @Hiddenhistoryyy
      @Hiddenhistoryyy 14 дней назад +5

      From Ethiopia Jigjiga 🇪🇹🦁

    • @AbdulFaarah-c5h
      @AbdulFaarah-c5h 14 дней назад +6

      Afsomali iska hadal😂

    • @AmiinNou
      @AmiinNou 14 дней назад

      War itoobiya leynee somali galbeedka ee xududka dheh😊​@@Hiddenhistoryyy

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 14 дней назад +4

      War from NFD dheh.

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 14 дней назад +1

      ​@@Hiddenhistoryyyamxaar miyaa tahy? War from somali galbeed oro

  • @NABIYAAMOOD
    @NABIYAAMOOD 14 дней назад +2

    Waan ku salaamay ustaaz UMAR inshaar❤❤❤❤ horey usoco sxb 🎉🎉🎉

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 14 дней назад +4

    ❤illaahow❤ islaamka mideey aamin aamin aamin❤ yaa allah❤

  • @umams2905
    @umams2905 14 дней назад +10

    Warbal wallallo cumarow waxaad nooga soo waranta arinka sudaan siyaasada falanqadeeda aduunbaa kufiican aniga ra yigayga

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 14 дней назад +5

    Cumarow hore u soco wll

  • @popular7493
    @popular7493 14 дней назад +3

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كماباركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

  • @KORORSO
    @KORORSO 14 дней назад +3

    Soomaaliyey igarab qabta you tuber bilow ayaan ahy
    Wll Hamigeyga ii dhabeeya 🙏

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 10 дней назад

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @umams2905
    @umams2905 14 дней назад +5

    Wiilkan waan daawaada waxaanan ka faa iiday qaabka waqtigaga loo qoondeeyo ilahay haka soo fur furo

  • @AMIINGACAL
    @AMIINGACAL 14 дней назад +1

    Allaha ka sobixiyo gqcanta mujrim sisi😊

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 14 дней назад +4

    Ilaahy haga soo furto walalks dofarka Siisi

  • @cabdi_wahaab
    @cabdi_wahaab 14 дней назад +1

    الله يبارك فيك ويفتح عليك ويفك أسر الحبيب أحمد أبو زيد

  • @NuuraMaria-yw4fp
    @NuuraMaria-yw4fp 14 дней назад +1

    Waan kanaxay xiritaanka Axmed Abu Zayd...ilaa hadda filan waa ayeey igu noqotoy...😢😢😢
    Alle ayaan uga baryaya in uu ka soosaro xabsiga sabirka u siyaadsho .

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v 14 дней назад

    ALLAHA KASO DAAYO WIILKA SIISI WA cadowga shacabka masar ee ALLAHA dhaafiyo INSHAALLAH

  • @ghdfgbnd
    @ghdfgbnd 7 дней назад

    شكراً لك أخي المسلم على إيصال قصة احمد أبو زيد للشعب الصومالى، وتعريفهم بظلم السيسي وحاشيته.
    الحرية لأبو زيد

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 14 дней назад

    Informative information. Thanks Ustaad Caamir.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 14 дней назад

    Alla ha ka badbaadiyo dhib oo dhsn kuwan aduunka u maleeyay iney leeyihiin Allah ha qabto

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 14 дней назад +2

    التفوق والنجاح جريمة في انظمة سايكس بيكو حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 14 дней назад +2

    معتز المطر
    عبد الله شريف
    هويدي هولاء احبهم

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 13 дней назад +1

    Dadka caanka ah somalia 🇸🇴 ha iska imadaano Annaga hada nahay somalia qofka caanka ah madaxa saarana xukuumad iyo shacab

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 14 дней назад

    subxana Allah,
    Ilaahey haka badbaadiyo dhaqarta mujrimkaas

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 14 дней назад +1

    Illahay. Haka soo daayo gacanta. Mujrimiinta

  • @HaashimMaxamed-uh9nu
    @HaashimMaxamed-uh9nu 13 дней назад

    Nabiga aan kuslino scw❤❤

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 13 дней назад

    Waan ku salaamay saxiib omar inshaar

  • @Aaliyasead
    @Aaliyasead 12 дней назад +1

    From addis is muujiya 😂❤

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 14 дней назад +4

    Daalim waa caadadii dhibista io cadaabka dadka barii'da ah

  • @mr.zoombieZakaabaka
    @mr.zoombieZakaabaka 14 дней назад

    Mahadsanid wll cumar ❤

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 14 дней назад

    Alle xuriyadiisa dib ha ugu soo celiyo

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 14 дней назад +1

    🥺 🥺.🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 14 дней назад +3

    Taas oon qof iyo carabta waafulayaal

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 14 дней назад +4

    Y saabsan guud waxa aguwediirabaa

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 11 дней назад

    Aamiin yaaRabbi!!! 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @AyaanAxmed-il5ls
    @AyaanAxmed-il5ls 14 дней назад +3

    Cumar inshaar❤

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 14 дней назад

    Axmad abuu sayd waa nin fiican waxaan kafaaiiday wax badan

  • @CRisaakApdilaahi
    @CRisaakApdilaahi 14 дней назад

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 14 дней назад +1

    Cumar inshaar waa sidee hadanbaabin, waxad tidhi Fircoon waliba si ka xun Fircoon diinka xun dabadii wali ma soo marin siisi wali ilaahnimo ma sheegan caabuda muu oran sax waa diktaytar laakiin ma ogtahay inay somaliya gaar ahaan inay madaxda somalida ka xuntahay siisi, ugu yaraan wadankiisii wuu dhisay badiisiina cadawga wuu ka ilaaliyay laakiin madaxda somalida maxay dhiseen maxay dhulkoodii iyo badoodii maxay ka ilaaliyeen waa Ebar 😊

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 5 дней назад

    Siisii iyo sayd iyo salmaan iyo abdalle jordan alaha suuliyo mulkigooda

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 14 дней назад

    Subhana ALLAH 🤲🏿☝🏿❤

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 14 дней назад

    Subhaanallaah
    يا حي يا قيوم برحمتك استغيث أصلح لي شاني كله ولا تكلني الى نفسي طرفه عين
    Illaahayaw na xifdi waqtiga fitanta

  • @GODAY24
    @GODAY24 11 дней назад +1

    ‏‪7:11‬‏ xata ani waan u codeeyay ficlan waa insaan wax walba oo wanaag mudan, waxan u haya abaal wayn

  • @ZakariyeIsse-ut6sm
    @ZakariyeIsse-ut6sm 14 дней назад +2

    Omar inshar best youtube

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 14 дней назад

    Allaha ka Bad-baadiyo,Umadaha Islaamka Allaha Dhaafiyo kuwa dhibta ku haya Sidii Fircoon!!!?

  • @Dailyword862
    @Dailyword862 14 дней назад

    Alle haka soo daayo Daalimka

  • @AbuqudamaAssomali
    @AbuqudamaAssomali 14 дней назад

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 14 дней назад +2

    فك الله أسره ابو زيد

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 12 дней назад +1

    إن الله بكل شي بصير 😢

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 14 дней назад

    Oo siisii waa mqxmed siyad oo kale e. Siyaad bare ayaa ash maxmed macalin ku xiray maxay dadbadan aad tafsoir ugu aqrisaa! Siisiiyoow musqul ku baqti idam ALLAH

  • @ISMAACIIL-e7o
    @ISMAACIIL-e7o 14 дней назад +1

    Cumar inshaarow qadarka xayeesiinta maad iNaGa deysid waanu karaahsadaBe😊😅😢

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan 14 дней назад

    Anuu waxaan isleeyayhay 2026 ilaahay hana gaadhsiiye inaanu basaakaasi meesha siifadhiye doonini oo la inqillabi doono illahay hadalkayga run hakadhigo insha allah

  • @ClraxmaanClrisaaq-n8r
    @ClraxmaanClrisaaq-n8r 13 дней назад

    Cumaraw macalin runtii wlhi 2 days ku daawanayey is badal badan baan arkay

  • @claahigoohe3779
    @claahigoohe3779 14 дней назад

    Aamiin yaa allaaha

  • @YaxyeYuusuf-ic8vg
    @YaxyeYuusuf-ic8vg 13 дней назад

    Insha allah waxaad arki doontaa masar oo xoraa sida suuriy✊️

  • @AhmedAbdiAbuukar
    @AhmedAbdiAbuukar 14 дней назад

    Amin❤

  • @maxamedpashir1807
    @maxamedpashir1807 14 дней назад +1

    Walal wiil dawladisu xidhay onaan waxba ka aqoon ilama fiicna inaad nala wadaagto baahiya bulshadena ka badan iyo inga dhexdeena hawlaha ka dagan kumana lihi aduunka waxa ka dhacaya hanoga shekaynin lakin wax wax tar leh nala wadaag sidii caadada ahayd muslimiinta o dhibana ilahay culayska haka dulqaado mahadsanid

    • @saabirmohamedjeylaani9084
      @saabirmohamedjeylaani9084 14 дней назад

      Ninkaan iyo ninka laxiray waa saaxiibo saaso usoo qatay ee wxaan ookle marwalbe kadhacaan wadamada carabta.

  • @XasanMaxamuud-hn5rz
    @XasanMaxamuud-hn5rz 14 дней назад +1

    Asc all team omar inshar

  • @tahliilqable9461
    @tahliilqable9461 13 дней назад +2

    Banana Republic🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 14 дней назад

    ilaahey cadowa siisi haka soo daayo carab waa cadaab ilaahey kursiga haka tuuro waa gaal siisi

  • @KevinDebrayne-k9n
    @KevinDebrayne-k9n 14 дней назад

    Gubashada America iyo dulmigii ay ku hayeen walaa leheena reee qasa. Ka soo hadal.
    Cumar Ishaar

  • @FAYSALmohan
    @FAYSALmohan 14 дней назад

    Allow Acmaasha no wanaaji s🎉❤

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 14 дней назад +2

    Y😂🎉❤🎉😢 tu maskaxda iyo

  • @Youtubermanka
    @Youtubermanka 14 дней назад

    Allaha so dayo amin😢

  • @MuscababdullahiMustaf
    @MuscababdullahiMustaf 14 дней назад +3

    Awal 😂😂🎉❤❤❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 10 дней назад

    Subxanallah😭😭💔💔😢😢

  • @CaamirIbraahima
    @CaamirIbraahima 14 дней назад +1

    Ok

  • @MrkingBoy-b7z
    @MrkingBoy-b7z 14 дней назад +1

    siisi sidii bishaar al-asad in xukunka laga tuura umaleena

  • @NajmaSiyaad-eh3mg
    @NajmaSiyaad-eh3mg 14 дней назад

    Xarigii badar almudiri nosoo koob ustaad

  • @Riyan-q9d
    @Riyan-q9d 14 дней назад

    Way dhacda se Allah karim

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 13 дней назад

    Dowladaha noocaas ah ma waaraan

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 14 дней назад

    Gurigaan la dhisaayo maslax sidaa u xayeeysiineese waxaa ka baqaa inaa Nairobi aado😂 xitaa anoo Europé shiid ku ahan

  • @saidyare8127
    @saidyare8127 14 дней назад

    Ustaad abuu tariiika qeyb kama aheyn ciyaartooydii masar ee ku guuleysatay koobka africa 2010

  • @AbdirahmanHassan-l2i
    @AbdirahmanHassan-l2i 14 дней назад +1

    UMU DUNIYA WAXBA KA SOCDA😢

  • @jimcalecabdi2595
    @jimcalecabdi2595 14 дней назад

    Ahmed (alle ) hakasodayo mujirikas

  • @Freephalastin-ow7rs
    @Freephalastin-ow7rs 14 дней назад +1

    فك الله أسر احمد ابوا زيد
    وخالد الراشد وسلمان العودة وعوض القرني وعلي العمري وعبد العزيز الظريفي ومحمد البلتاجي وأيمن عبد الرحيم وحسام ابوا البخاري وباسم عودة وحازم صالح ابوا اسماعيل

  • @cabdoocismaansaalax8883
    @cabdoocismaansaalax8883 14 дней назад +2

    Kasoo hadal bada itoobaye laga iibiyay

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 14 дней назад

    Sabab aad ukala qaado majirto badanka Kuwa maamula Sacuudiga, Qatar, UAE iyo Masar.
    Sababta aadan kuwa kale uga hadal ee aad Masar ugu dhegantahay maxa waaye‼⁉

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 14 дней назад +1

    Ethiopia waa cadaw Kenyana maal gashada haye Laba wajiile bal iisheeg farqiga udhaxeeya sxp malin kasta kenyanka way duqeeyaan xata bishii hada diyaarado ayay idin soo iibsadeen ??

  • @abdiladifosman
    @abdiladifosman 14 дней назад

    kan alle harido asaga iyo soomaalida kuwa noo taliya hana nagu badaki madax muslimiin kakhayr badan

  • @MohamedAmiin-h5h
    @MohamedAmiin-h5h 14 дней назад

    Sidhi fircoon allah ha halaago

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 14 дней назад +3

    Somaliland inee ictiraafka hesho waxaa kadhaw somalia oo diyaad soo saarto

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 13 дней назад

      Soomaaliya waxba Lama
      Joogto waa uun magac ee la soco huuno intaad sland kufoognaydeen baad kacdeen
      😂😂😂😂😂

  • @ShaaficiAxmed-ds7np
    @ShaaficiAxmed-ds7np 14 дней назад +1

    Ogaansho weyn waan kusalamay scp

  • @MuctazimCali
    @MuctazimCali 14 дней назад +2

    somaliland

  • @axmedamiin4733
    @axmedamiin4733 14 дней назад

    Wcs

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 14 дней назад

    Sisi ale si dag adag ah hawqabto