Si kastoo aad u niyad fiican oo aad u jeceshay inaad wax qabatid, marna kuuma suurto galeeyso waayo nin tuug ayaa wadanka madaxweyne ka ah oo aan dhargeeyn, taas ayaana kaa hor imaan doonto
O ya Ku shegay hadu ilah Ku dhaho cadeyn ken ama narta gal mxa samen karta war ilahey u labo o dadka an wax garan ama nacebka ka buxo ama qabyalada o benta LA daba tagan hala mid noqon howl adag o tagero iyo dhaqalo yar o danta dadka iyo dalka ayu umada u haya
Somalia 🇸🇴 waxey noqotey gobol gobolesi. Micnaha gobol waa qeyb qeyb hadaad diden inaad is raacdan wararka caalamka ayaa qoraya iney israil ay ku so wajahantahay somalia si ay u hesho saldhig mileteri mana jirto cid ku baraa rugsan arintaas Eeyihii is cunayaan dhurwaaga iska ma celiyaan. Allah ayaa u maqan shacabka somalia 😢😢
@@walaalka2362 Oo maxaad adiga ku nacee doorasha qof iyo cod eh hadiiba aan helno yaaba ka wanaagsan mise adiga waa Layiri ee iska dheh sidii dameer dhaan raacday oo kale
Ilaaheey hakuu fududeeyo balanta aad qaatay kii fuliyo alha kaa dhigo
Wanaaga allh hakuhaleeshiiyo
Gedoomiyaha cusub (madaale)kumahelmaameeno sida diinta aad uilaalisay allh hakuilaaliyo
Soo dhawoow. Masuul kheer qabo hakaa dhigo aamiin❤🇸🇴
Congratulations xilka sarsatay ilahey hakula sido pray 🙏 muqdisho ❤❤❤ congratulations 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Waqtigaaga wooyaryahay ee yeesan kaanoqon afkasheeg
War Madaale oo Aan iska Dacaayadeen jirnay baan iska jecleen laakin yuulka wax kabadalan bal aanku arak no sxb madaale waan u xiisi Doonaa ❤❤❤
Looma xiisi doono nin ka firfircoon ayaa yimid
Allah ha ku guulreyo guddoomiye
Qashinka halgu kanaaxo ruuxii gurigiisa ama koobta kancasigiisa lagu arko ama dhulka ku duuro qashin
Aaloow nabad nooga dhig yaarabi
Man sha allh
Insha Allah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽alle hakula garab galo. Alle ayaa kuu jeedo. Somalia 🇸🇴 ragooodo waa tuugo
Da'adiisa ayaalabadalay EE ninku waa madaale
Guuul mudane gudoomiye soo dhowoow
Si kastoo aad u niyad fiican oo aad u jeceshay inaad wax qabatid, marna kuuma suurto galeeyso waayo nin tuug ayaa wadanka madaxweyne ka ah oo aan dhargeeyn, taas ayaana kaa hor imaan doonto
O ya Ku shegay hadu ilah Ku dhaho cadeyn ken ama narta gal mxa samen karta war ilahey u labo o dadka an wax garan ama nacebka ka buxo ama qabyalada o benta LA daba tagan hala mid noqon howl adag o tagero iyo dhaqalo yar o danta dadka iyo dalka ayu umada u haya
Moryaanki xassan billiqo moryan kale oo cusub ayu helaay 😂😂nasiib wacan umada somaliyeed 😂😂
Ciilane
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 😄 malin walba mit baahan oo unugaaleh oo bun ka dhargay ayuu imaanayaa baahana yaal tuugo aruurtay
Kkkkkkk kanbaahan Magaaladiisuu yamid groobe Beydjhabo kismaayoBeld weyne iwlm ma tegin eeee medhiu ku dhadhay ayuu jogaa Bunkana waa dhawan keena er Hus Hus
Amiir asoo yaraa iigu dambaysay
INSHAA ALLAH GUUL GUUL SOMALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA HADBA TIINA
TAAG DARANEE TAAGEER WELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xiiranow XALAL QUUTE noo noqo insha allah
Ilaahow somalia 🇸🇴 ninkaan haka qabto serious
Isku reer baa tihiin right,
Ka bilaaw jidka warshadaha iyo waxara cade
Somalia 🇸🇴 waxey noqotey gobol gobolesi. Micnaha gobol waa qeyb qeyb hadaad diden inaad is raacdan wararka caalamka ayaa qoraya iney israil ay ku so wajahantahay somalia si ay u hesho saldhig mileteri mana jirto cid ku baraa rugsan arintaas Eeyihii is cunayaan dhurwaaga iska ma celiyaan. Allah ayaa u maqan shacabka somalia 😢😢
Mudane Amir anigu ma aqaan LKN WUXU u egyahay mid lagu fududaaday
Hasan munaafaq family another one😂😂
😂😂
@@MohamedAli-nm8oesxbow idinkuba xiligii siyaad bare AUN waan kugu qaadan jirnay inaa nin aqoon laheyn oo xitaa magaciisa qori karin aad GENERAL nooga dhigi jirteen
Ee fadlan cabaadka jooji 😂😂
@@husseincaatoofficial4321maskiin baa tahay dowladii siyaad barre mid ka fcn kusoo mari mayso, inta aad reer hebel wax ku doonayso
Adigon aqon waxu yahay ayad niyad xumo bilawday dad bdan aya kula mid ah hh o iska xanunsan ama cil iyo naceb dilay weliga wax wanagsan niyeso allana cafimad weydiso
Waa ka kac ninkani haduuba meesha lasoo istaagay doorasho qof iyo cod ah walhi waaqiciga dhabta ah ee dalka ka jira ma oga, waa iska qabqable aniga waaba iga bes ninkaan.
Hhhhh doorasho qof iyo cod ah maxaad ku diidantahay muqdisho way ka dhici kartaa he in lasoo magacaabo maxaa dan kugu jira
Been badanaa
Waad fahantay doorasho qof iyo cod ku lahaa 😅😅
@@walaalka2362
Oo maxaad adiga ku nacee doorasha qof iyo cod eh hadiiba aan helno yaaba ka wanaagsan mise adiga waa Layiri ee iska dheh sidii dameer dhaan raacday oo kale
Kii yurub kuso warero xamar aya losodira
Beenlow bahane futada xasan kirsten ka sheekasana