BEESHII JUBALAND DHISTAY OO AXMED MADOOBE WADNAHA JARTAY SHEEGTAYNA IN AY....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 38

  • @MohamedMoge-br6nv
    @MohamedMoge-br6nv День назад +3

    Ahmed Madobe MUST Leave the Office. It is Now or Never.

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq День назад

      True

    • @Abdullahidekowkossar
      @Abdullahidekowkossar День назад

      Who the hell can remove Ahmed Madobe from the office?
      Lemi answer u idiot...
      The mother of the one who can remove Ahmed Madobe from the office has not yet been born.

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed День назад +3

    Kan hunguri baa ka hadlinaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 16 часов назад

      Axmed madowe waxa uu 13 sano meesha ufadhiyo waa hunguri iyo shabaabnimo😂😂

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 День назад +1

    Maanshaa allaah maanta xaq ayaa maanta la hadlay Axmed Madoobe runta waa sida ay tahay.

  • @abuhassan9552
    @abuhassan9552 День назад +1

    Run baad sheegtay
    Allaha ku xafido

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 День назад +1

    Ahmed alshabaab allah umada ka qabto 🤲🏼

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 День назад +1

    Big and Lovely OGADEN

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 День назад +1

    masha Allah
    one love ogaden and somali

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k День назад +1

    Axmed Madoowe wax dan kama laho ogaadeen lakiin wuu gumaaday dhalanyarta ogaadeen

  • @Mmmmmmmm-s9z
    @Mmmmmmmm-s9z 16 часов назад

    Waa wax laga xishoodo oo laga naxo in aad sidan u hadashaan qadiyad dhuleed iyo jiritaan umadeed ayaa la difaacayaa anaga reer waano iyo reer jooree ayaa ogaa waxaa dhulkaa absame lagu dhigey iska aamusa had

  • @mohamudyusuf6215
    @mohamudyusuf6215 День назад

    hassan sheikh mar kuu xabadii waxba ku qaadi wayday
    waxuu bilaabay inuu ka hadliyo joqorayaashii jidadka islii laag aruuriyay.
    saaxiib waxba kuu socon mayso waan kufahansanahay cida kaadan baysa.
    dhagaxbaa tahay la sootuuray
    waxaan afka jabinayaa kii kusootuuray oo ah xassan xabaala qote.

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im День назад

      Axmed madowe kama xaniinyo badna hogaamiye kooxeedyadii kama hub badna

  • @Mmmmmmmm-s9z
    @Mmmmmmmm-s9z 16 часов назад

    Kuwii khiyaameey dadkooda oo fanax iyo wixii la mid ahaa miyaa la isu dhiibi lahaa axmed islaam dad buu ka dhashey ka xishooda hadalada aad ku hadleeysaan

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 День назад

    Waar waa in la helaa Ogaadeenkii Waamo si loo badbaadiyo Jubbaland. Waa in Galtida loo oggolaada qudha inay deegaan ahaan u joogaan oo ayan marnaba madax noqon. haddii kale maalin walba qaskan baa soconhaya

  • @YudufAl
    @YudufAl День назад

    Adeer, xishood waayo ? Nimankii jubaland khaaimay ee iyaga oo ciidan ah laaluush qaatay ee maamulkii iyo dowladii jubaland ka goodtay ee dagaal kala horyimid, hadii Ilaahay jabiyay oo la qabtay wixii noolalaa ama dhaawacmay. Waa in la laayo. AMA xabsi daaim lagu xukumo

  • @abdibarri9012
    @abdibarri9012 День назад +1

    KAN CAADO QAATE MIDGAAN LACAG KU SHAQEEYA XOOLO KU JIRO. DHIIG OGADEN RABA DHULKA OGADEN LA SIIYO HAWIYA

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq День назад

      Oromo Somalida waa walaalo ❤❤❤

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 16 часов назад

      Dhul.ogaadeen la yiraahdo ma jiree ee dad ogaadeen la yiraahdo ayaa jira hadii qabiil la yiraahdana waa lagaaga badan yahay lagaana hub badan yahay lkn dawladnimo ayaa la raadinaayaa hawiye ma ahan rag dagaal loogu hanjabi karo taariiqdiisa waa layaqaanaa

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 День назад

    KOLOMOGOOW WALAALAYAALOOW 13 YEARS OO UU FADHIYAY ODAY AHMED ISLAM KURSIGA LAMA’IIDNAAN DIRIRSANAANE,MAXAA ISKU SOO AADIYAY DUULAANKA QAAWAN HASSAN SHIIKH KUSOOQAADAY BURBURINTA JUBALAND IYO MUCAARADNIMADA TOLOMOGE.

  • @Abdullahidekowkossar
    @Abdullahidekowkossar День назад

    Talamuge xaguu kadagaa jumhuriyada fedralka somaliya oo aan kaeheen badhadhe oo cabdall yar degenyihiin....walibo qabaailo kala ladegen?????????

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 День назад

    Hada maxaad sameeyn Eey saan

  • @abukarMaxamud-k9x
    @abukarMaxamud-k9x День назад +1

    Iska dhacsha axmad madooobe

  • @AsadAhmed-p9p
    @AsadAhmed-p9p День назад

    Odoyaasha jeebka loo qooyaya

  • @joyaiyc
    @joyaiyc День назад

    odaga waacibaadestay

  • @HaniHassan-j5c
    @HaniHassan-j5c День назад

    Aleelehe saan rabay bay u hadleen tolomoge

  • @XalimoCuudey
    @XalimoCuudey День назад

    Warya
    Cabdalow bahasha
    Waad calfan waydene cudurka
    Iskadaya
    12 sano ayad cunten
    Kamboni ayad dhafi wayden

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 День назад

    Hada maxaad sameeyneeysaan

  • @YudufAl
    @YudufAl День назад

    Kaambooni xasan iyo xamse ayaa soo weeraray.

  • @MaxamuudGuuleed-t3s
    @MaxamuudGuuleed-t3s День назад

    War tolomooge hada waa waasheen

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj День назад

    Tuug ogaadeen lama waayo

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 День назад

    Tolomoge ma ogaden baa

  • @etsHappyTIME
    @etsHappyTIME День назад

    Hadda maxaad wax ka badali kartaan? Waa shale

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 День назад

    Cidaan maanta dagaal madhicinee shaley aheey markaad laheeydeen waankaguuleysanay xasan iyo hawiye hada mediah waxay ugusoocarareen xaajiro hee mise waxay maqleen maanta in aay dowladii ay soo afjareen in aaykadagtay baardheere miyaa waanyaabaye dirifdhawaa madooliyaa walaalayaal shalay xageejirteen markaan idin tuugeeynay oolaheey kajooga indha la aantii magacmahay idinka xirtay joojiya calaacalka adkeeysta waa markiiniyee

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq День назад

      Maya sidaas maaha ee Ninkaan Ahmed ayey ogadeen inuu card qabiil ka soo baxay marka dadkaan waa dad fiican oo Ilahay yaqaano abaal na leh