Si dad badan u arkaan qorshaha halista ah ee Ethiopia wadato waxaan ka codsanay in podcast aad soo dhigo channel kaaga weyn Masha allah alle cilmiga iyo caqliba ha kuu barakeeyo...
Masha allah, illah kuu ziyaadiyo garaadkaada intaas aad garaneeso dad badan oo kaa dad wayn magartaan. Allah noo badiyo adiga cml waxaan kugu dhiiri galinaa inaad dhiira galintaan sii wado si dad badan indhaha ugu furmaan
I shiiisa laga arkaaa u shiisa lagu tumaaa soomalidu waa dad kala qoqoban oo midba meel wax loogu sheegi karo hadana Aaan damiir lahyn qaarkoood bal eeg ninka madaxweynaha isku sheegaya ee 2024 xabashi soo dhaweysanaya ka waran caqligiisu intuu la egyahy kama fekeraaaayo Aayaha dambe
1. Ethiopia wax ay dhisatay ciidamo bad oo kor u dhaafaya 30 kun oo askari , wayna qalabaysanyihiin maadaama waxa loo saxiixay yihiin saldhig military ( military ga badda - navy military) waxay keeni doontaa ciidamadaa , ciidamaadaana badda korkeeda dagi mayaane dhulka 20 ka km ah ee bada saaran bay dagi doonaan aagaa oo dhanna way xiran doonaan 2. Sida sawrika ka labaad ka muuqata qaybta calaamadaysan oo ah warqaddaha heshiiska ay Ethiopia 🇪🇹 soo saartay, saldhigaa loo saxiixay waa joogto ( permanent) oo macnaheedu tahay waligeedba inay joogayso , taas oo ka dhigan in la siiyay oo ay wada qadanayso. Halka madaxwaynaha Somaliland muse biixi cabdi uu sheegay inay tahy kiro 50 sano ah, in kastoo meel Ethiopia oo boqolaal sano bad la'aan ahayd oo ay 50 sano joogtay ama haysatay aysan ka noqonayn, hadana warqadda heshiiska Ethiopia soo saartay warkaa meelna uguma qorna kiro 50 sano kedib ay ka noqonayso oo wataa ( permanent/ joogto ) ku qoratay . 3. Si Ethiopia 🇪🇹 markaa weligeed u joogto shacabka Somaliland waxaa laga dhaadhicinayaa ama 50 kaa sano lagu seexinayaa in kiro tahay oo ay kiro ku joogto Somaliland, Ethiopia na waxay faragelin ku samayn doontaa arimaha gudaha Somaliland iyadoo adeegsanaysa ciidamadaa tirada badan ee saldhigaa ugu jiro oo xitaa laga yaabo inay kusoo darto ciidamo intaa ka badan oo sirdoon ah , qaar military caadi ah , kuwo police ah sabab ay gudaha ku soo gashana ma wayn doonto, waxaa laga ayaabaaba inay kooxo sida al shabaab oo kale ah wadanka ka abuurto/ samyso markaana ay kusoo gasho kooxahaa ayaan la dagaalaynaa amniga Somaliland ayaana difaacaynaa iyo ka naga maadaama saldhigaa wayn aan ku leenahay Somaliland si la mida sida ay kusoo galeen 2006 dii magaalda mugadishu waa gii maxkamadaha. Ama waxay abuuri doonaan jabhado kasoo horjeesada damaca Ethiopia 🇪🇹 oo iyadu gacanteeda ku samaynayso si ay u tiraahdo jabhadahaa ayaan la dagaalaynaa oo kasoo hor jeeda ama caqabad ku ah xiriirkeena iyo houmarkeena labada wadan. 4. Si marka waxaan oo dhan ugu suuragalaan ama sida ay rabaan ugu socdaan waxy samayn doonaan ama wadanka u gacan geli doonaan madax calooshood u shaqeesatayaal ama iyaga u shaqeeya oo waxa ay rabaan kasoo hor-jeesanayn ama diidayn kuwaa ayaa madaxwane looga dhigi doonaa waana sida ay sameeyaan gumaystuhu marka uu wadan qabsado sida faraniisku ku sameeyo ilaa hadda wadamo badan oo galbeedka africa ku yaala si uu uga fushado ama uga sameesto danihiisa gaarkaa ugu na qaato macdantooda waayoo wadamadaa waxay ay leeyihiin macdan aaad u badan haddii ay madaxdaa isbadal ka dareemaana way ka qaadi doonaan. 5. Xeebaha Somaliland waxa soo galaaya iyo waxa ka baxaya si ay u maamulaan ama u ogaadaan waxay u samayn doonaan burcad badeed si ay u weeraraan wixi ay dantooda ka arki waayaan ee badaha Somaliland maraya. 🔥6. Qodobka ugu wayn waa la wareegida ama cuuryaaminta dhaqaalaha Somalida ( Djibouti, Somaliland iyo Somalia ) sababtoo ah hadda Ethiopia 🇪🇹 oo ah 120 malyan oo qof ah wax walba oo ay soo dhoofsanayso ama ay dhoofinayso waxay u isticmaashaa dekedaha jibuuti oo ay kala soo degto kana dhoofiso, waxay ayna jibuuti ka heshaa balaayiin dollar , waxaa la dhihi karaa waa isha dhaqaale ee kaliya jibuuti ku tiirsantahay maanta ,Ethiopia na dhibka haysta oo ay intaa a umarayso ma aha ciidan badeed oo asiga laftirkiisa kharashaad badan uga baxayo meesha ay dajin lahayd ( ciidan waxbaa kagu ilaaliyaa kaliya ) waa in ay hesho meel ama dekedo iyadu ay leedahay oo ay canshuuranayso oo 120 kaa malyan ee Ethiopian kaa ay wax kala soo dagaan waxna ka dhoofsandaan/ ka dhoofiyaan , si kharashakaadkaa balaayiinta ama billionska dollar ka ah ee uga baxa dekedaha jibuti ama ka qaadato meesha uga baxaan oo ay hesho deked ay iyadu leedhay oo dakhi kasoo galo , Somaliland na xoogaa yar ay iska siiso . Marka meesha waxaa kabaxaya isticmaal kii ay isticmaali jirtay dekedaha jibuuti . dekedaha Somaliland sida berberana ma isticmaalayso sababatoo ah hadaba way isticmaashaa dekedo aysan lahayn oo dekedaha jibuuti ayay isticmaashaa kharash badan ayaana uga baxay wadooyinkii badeecadahaa la marsiin lahaa iyo wadooyinkii tariinka. Marka ma jirto sabab ay hadda wadooyin cusub iyo wadooyin/Jidad tariino ku samaysato mar kale iyadoo sidi dekediihii jibuuti lacagtaa uga baxayso dekeda berbera . Caqligu ha shaqeeyo. 🧠 7. Somaliland maxay helaysaa ❓ Somaliland sida heshiiska ku cad sawirka labaad qaybta calaamadaysan waxaa laga siin doonaa saami ama share shirkadda Ethiopian Airlines saamigaa oo cadadkiisa aan la cadayn . Waxa kale oo Ethiopia heshiika ku sheegtay sida aad ka arkaysaan qaybta calamadaysan ee sawirka labaad " in ay qiimayn doonto mustaqbalka suurtaglnimada in ay aqoonsato Somaliland " taa oo ka dhigan in Somaliland kaliyata qiimayn aqoonsi ku badalatay 20 kaa km oo lagu boodi karo. Kedib xuduudihii gumaystaha, adduunka dhan waxaa la aqoonsay oo maanta qaramada midoobay qayb ka ah laba wadan oo kali ah South sudan iyo wadan kale oo africa ku yaala magaciisana aanan hayn labdaa wadanna waxaa aqoonsaday wadamadii ay ka go'ayeen . Wadan kale oo la qoonsaday ma jiro sababtoo ah xeerka adduunka ayaan ogolayn. 8. Macquul ma tahy heshiiskaa inuu hirgalo. ❓ maanta adduunyada waxaa ka taliya oo hugaamiya laba quwadood oo iska soo horjeeda , midda koobaad waa Maraykan ama NATO iyo xulafadeeda sida Europe 🇪🇺 iyo ingriiska iyo wadamo kale oo Asia iyo Africa ku yaala. Midda labaaadna waa Ruush iyo china iyo xulafadooda sida iiran , North Korea iyo wadamo kale Xuutiyinta Yemen xitaa ka midtahay. Maanta Somaliya iyo Somaliland si guud waxaa haysta quwada koobaad ee maraykan iyo Europe ah wadamada kuwaa jira ayayna ka mid tahay , quwadda labaad na xitaa qaar kood safaarado kuma laha sida ruusha ka oo maxamed siyaad barre ayaa waqtigiisi waddanka ka buriyay , China kaliya ayaa ku leh ciidamana kama joogaan ee dhanka ganacsiga ayaa sabab u ah ileen Soomalidu intooda badan China ayay wax kasoo iibsadaan. Hadii maanta Ethiopia halkaa timaado somalia waxay garaaci doontaa albaabada wadamada ama quwada ay isleedahay way kaa difaaci kartaa sida haddaba ay bilowday haddii quwadaha maraykan iyo Europe ee hadda heesta ay ka wareegsadaan waxaa soo galaya quwadahaa kale ee ruush iyo China mana doonyaan waana sababta maraykan ku markasto u leeyahy "waxa aan aaminsanahay ama siyaada ydu tahay somalia mid ah" sababtoo ah hadii ay laba wadan kala noqdaan laba quwadooda inay kala qabsadaan aya noqonayasaa wayoo meel istaraatiiji ah aay ku yaalaan, marka iyagoo hadda haysta Somalia iyo somaliland ma doonayaan in lala qaybsado . Teeda kale arintaa waxay saamayndaataa baab al mandab oo ay isku haayaan labadaa quwadood baab alandabna waxaa daris ama jaar la ah Eritrea oo ay ( quwada rushia iyo china ah , yemen oo ( Iiran ah irana waa ruush iyo chana ) , Djibuti oo laba quwadood joogaan lkn ( china yaa ku awood badan ) wadanka sedexaad waa somalia 🇸🇴 waana sababta maraykanku u doonayo berbera inuu saldhig ka samaysto markaa arimaaha iyo international law ga marka la isku daro waxa ay u badantahy Ethiopia damacaa in uusan u suurta gelayn iyo somalia oo durbaba fagaaraha caalamka iyo diblumaasiyada uga adkaatay Ethiopia lkn addunyadaan wax walba waa suuragal way isbadali karaan, international law gana way jebin karaan oo waa ka macquul.
Saxib allaha noo kaa xafido sida aad ugu dadaalaysid dhisidda maskaxda dhalinta soomaaliyeed iyo la socodsiinta xaalka dunida hadda❤
Mahadsanid fariintada wanaagsan❤
Si dad badan u arkaan qorshaha halista ah ee Ethiopia wadato waxaan ka codsanay in podcast aad soo dhigo channel kaaga weyn
Masha allah alle cilmiga iyo caqliba ha kuu barakeeyo...
Meelkaste haynu gaadhsiino fariinta aaden sahan❤
Geesigaan halagu daydo
Geesinimo
Fahn sareeya
Waaya aragnimo
Aqoon &
Aragti fiican❤❤❤
Wlhi wiilkan yar wuu caqli badan yahay jidhi dhico dareemay subhanallah qofki caqli iyo dareen leh wu ku fahmay I stand with you walal😢masha Allah 🤲
Masha allah dheh inanka
Faafiya wall❤
Jeclaan lahaa 100 aadan sahan oo kale ah in ay soomaaliya leedahay
Ilaahey haka abaal mariyo wllo maanta kaliya 2ba podcast aan kla dhicin baad nooso galisay waan ku garab taaganahy dadaalkaga halkaa ka sii wad wxn rajeynayaa inaa channelka wayn aad soo dhigtid si ay dad bdn arintan ugu baraarugaan mahadsanid aadan😊❤
Zxp+ wll ayaan kaa dhigtay wallaahi aduu ima ogid wll illahay hanoo kaa xafido walina somalida gaarahaan reer somaliland alla cimriga hakuu dheereeyo❤
❤
Ilaahay ha ku karaameeyo wll
@@sahanka97 maaalinta dalka aad ka soo laabato waxaan rajaynayaa inan kula kulmo
@@SuhaybmaxamudDakhare
Dhamaanteen waynu sugeynaa waa walaal keen iyo madaxweynaha mustaqbalka bi'idni laah
يَا لَيْتَ قَوْمِي يَعْلَمُونَ.
Maanto kale waxaanu ubhanahey dad sida aadan oo kale lanoq,nodo runtii wax badan buu ifahasiiyey jasakalaah ilahey cilmigaaga haku siiyaadiyo adan mufakar m.a🎉
Masha allah, illah kuu ziyaadiyo garaadkaada intaas aad garaneeso dad badan oo kaa dad wayn magartaan. Allah noo badiyo adiga cml waxaan kugu dhiiri galinaa inaad dhiira galintaan sii wado si dad badan indhaha ugu furmaan
I say it every time he’s so bright Mashallah.
AQOONYAHANKA SOMLIYEED Wll Adan sahan wan kuslaamay🙏
Qabiil waa u dhemaan jirne somaliyeey Lakin aan u dhemano Barbara iyo jihaad😢
Baddayduna iib ma,aha😪soomali qabiil baa dishay
ustaad Aadonow Allh yacizak
M shallah wacnaan lahyde haday dadkeenu sidaa Aadan wax ufahmyaan Ninka ugu ildheerba Dadka Ugu ayandaran ayan maqlijiray😢
Mahadsanid sxb, haduu hadal iyo wax sheeg qiima leeyahay waad tidhi. Caadifada qabyaaladu yahay ina indha tirin, adduun iyo aakhiro toona guul iyo horumar iyo faan laguma gaadho qabiil Somaliyeed colaadintiisa dulinimo ka weynina ma jirto Somali siday isu cunaysey xabashi iyo kuukuuyo hantidoodii iyo xaqoodiiba qaateen.
Baddaaas dhiigeyga ka so geeya 🎉🎉
Munaafaqa haweenka hoosta ka galana uguma haraayo
thank you brother top quality podcast.
Maasha Allaah Runtii sifiican ayaad uga hadashay Allaha ku Xafido
❤❤❤
Maashaa ALLAH CAQLIGA IYO XIKMADDA ILLAAHAY HA-KUUSOSIYAADIYO.
ilaaheey hakaa raali ahaado walalka weyn Aadan ❤
Channel ka sahanka xogaha soo Gali muuqaalada xasaasiga ah ee ethiopia iyo somalida ❤
Xaalay 26:50 waan ooyay wllhay 😢
Alle Haku Xafado wll Sidaa Dhalinyarta Soomaaliyeed ugu wacdiyayso Maraaxisha ku Gadaaman
Sura gal maaha wlhi wa lagu faraxsanyahy qof kasto sonaliland ah wuxu leyahy gusha somalilan 😢😢ilahaw naga hay
Well said walal! Dhalinyarta inay sidan u wada fikiran aya ficnaan lahayd 💯diyaar ma tihin dhalin yaro 🙌🥹this is sad tbh
Absolutely 💯 yaa sidaa wax u fahamsiiya dadkan jaahilinta ah
Asc shugran wll illahay haku barakeyo cimriga iyo aqlikaba
Maasha alaah ilaahay hakuu siyaadiyo fikirkaaga saliimka ah
Uganda waa bad la,aan kenyana daris ayey la tahay may ku dhahdo badaada isii mey dhahdo mxaa ithoipia annaga noogu soo ordeysaa mey ertria aado
Ciidan bey heysataa awood leh annagaa nalaga arkay
ISKU SOO BAXA KASOO BAXA GURYAHA ILAAHAY HA IDIINKU GUBTAANE 😢
I shiiisa laga arkaaa u shiisa lagu tumaaa soomalidu waa dad kala qoqoban oo midba meel wax loogu sheegi karo hadana Aaan damiir lahyn qaarkoood bal eeg ninka madaxweynaha isku sheegaya ee 2024 xabashi soo dhaweysanaya ka waran caqligiisu intuu la egyahy kama fekeraaaayo Aayaha dambe
Masha Allah Aadam
Habo guuleeyso warkaagu wuu itaabtay Allaha ku Barakeeyo
Ilaahey ka ma dhıgo inshallah
Ustad aadanow runtii markii aan maqlay hishiis wxaad modaa inan jirkay qaybo ka mid ah goynayo😢
Walahay saxiib hadal waad dhamaysay ilaahay caqliga hakuu barakeeyee
Aniga walhi waxaan kuducay sanayaa in itobiya aan is dagaalno
Maxaa kafiican 2024 in aad hesho jihaad 😊
اللهم اليك نشكوا بثنا وحزننا الى الله
Waw what a wisdom mashallah 💚 my brother i am your fan from Djibouti 🇩🇯
Masha Allah wll adan allaha cilmiga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo
Hogaamiye siyaad loogama Dan beya Soomaalida 😢😢😢😢 الله يرحم 😢 ١٩٩٥
Ilahay ha u naxariisto siyad bare qaaid dagaal uu ahaa ma ahee hogaamiye bulsho wadi karo ma aheen
@@xaalixashi5385 amiin waxa dhaam ma heyona maanta taasan nagu kali feysa inaanu 32sano ka bacdi la soo Xasuusto
Adanow ducayada oo dhan ayaa kula jirta alle markasta magantiisa ahow wlo .jazak allhu khayr
Wxa rajeynaa ina inta caqliga gaaban ey ku fahmaan
Iilahay haku xafido walaal waxaan illahay ka baryayaa wax ku dhiba iyo il xun midna kuma arkaan aamin
Guuleyso habo
Alla qalbiga ilaahow noo gargaar
Saadaashaada rumowday inaad carabka ku badiso, kaagamaanu barane aan dhahno Ustaad ka caawa cadhadaa il-duufka ugu wacan. Halkaana haku eekaato.
Geesibaad tahay soomaaliyeed ❤❤❤❤
Adanow wll qali manta wakugu diirsaday ilahay cimrigaaga hadhereyo. Mowduuca sifican baad ufaaqiday m.a
Mahadsanid
Aqliga allha ku barakeeyo Wall 🖤
Wcs wllo alle haku barakeeyo adiga iyo nocaga oo kale kuwa doqomada dalka alle haka qabto
adan sahan waxan ku rajanaya guul
Zxpn aadan ilaahay nookaa xifdiyo wxaa thay geesi somaliyeed❤❤❤
Waxad Soo dhigtaa wll Janalka wayn Ee Sahanka Sid.dhalinyarobadani u Helaan
Wllo alleh ha ka rali noqado shukaran جزاك الله
Saxiib aad ayaad noogu soo dadaashay ee ku soco
Waa sax Allah haku barakeeyo aadan sahan
Walaahay wixii aadnoo sheegi jirtayba Manta bay hortayada yimaadeen
Masha Allah Allah ku xafido wll
Legend of the year
Sheesh calidheere madaawatay. Wuu soo hadlay Legenkuye. Viva Allshabaab 😊
Aadan xagan wxd tahay halyeey somaliyeed zxp oo wxbadan og runtii wxd mudanty ku dayasho fcn jazaakallaah wll❤
Masha allah in badan Wllhi Waxaa tahay halyey Runta kahadlo Ee Alle haku ilaaliyo
Markasta waan kuu duceeyaa walaal Alle cadow kuma tuso Annagoo dhan baa Ku ilaashano'e. Haddaan dhalinyaro nahay tusaale wanaagsan baad noo tahay, halkaas baan kasii wadi doonnaa halganka illaa inta aan ka guulaysaneyno Insha Allah.
Waa tabta falastiin loo kala jaray si anay cidi cid ugu gurman 😢😢
War aan dagaalano qoryaha aan qaadno, wlhi waan ku riyoonayey iney dhibtaan imaan doonto, dhalinyarooy inta dhiiga leh kaca oo jihaad gala hadii xabashi dhulka soo gasho oo badeena usoo bareero
Runtii hadii dhaliyarad somaliyeed Adan oo kle ahan layahan waaynu guuulaysan lahan alle haku barkeeyo wll🫶❤️💯🦁
Adan sahan he's fov RUclipsr❤
Wll waa xog aad uxasaasi ah oo masiiri ah ee soo gali sahan channel
Alle haku maamuuso inaadeer, dadkaaga kaalin la majeertaad ugu jirtaaye.
Aad iyo aad❤
Qeeyr alle haku siiyo wll
Alla adanow aqli alle haku diyaadiyo masha allah wllo
Ilaahay ha ku barakeeyo❤
Geesi bad thy ee muuse anku ma rabno saylac anaka leh ❤
Mahadsanid walal 🥰🥰🥰🥰🥰
Sakariye jakarta ayaa soo dhigey RUclipskiisa in ay reer burco si kulul uga hadleen dhul wareejintaa.
Shacabkow kaca 😢😢
Waa biyo kama dhibcaan difaaca dalka iyo dadkaba ee sxb Rabbi haku xifdiyo.
waad ku mahadsan tahay warbixinahaaga aan xadka lahayn eewaqtigaaga iyo wayahagaba aad naagu deeqdo
waxanan ku bisharaysanaynaa in qasa ay fadhiisisay sharkii dunida gacanta ka buuxsaday fadliga allaah wafajiyay darteed walaga taqalusay
haa qaza way dhiig baxaysaa maanta lakin waa shahiid ma dhiman inta hadhayna waa guulaysatay iyada iyo muslimka dunida dhan qadiyadeenii ahayd islaamnino jyo kalmada allena halkaas ayay ka soo kacaysaa 🎉❤
Haa ustaad waanu awoodnaa
Somalia illhy guul hasiiyo
first footsteps in East Africa
Buuga soo turjum zxp
Man sha allah🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
masha allah meshedha kawad sxp
❤Allow☝️ cadowgeena nagu la hiili jibintiisa, Amiin🤲
Illahay ban ka haryaya in ay galadan adunka walaysa uu dhameey 😢
Aadan waa hogaamiye dhaba!! Keep going brother
War nio xanun badna 2024 somali dhulkeda gaal halo gacan galiyo😢
Aadam sahan waa nin indheer garada oo meel fog wax ka arka
Adan xafidulah
Xaqiiq! Alloow garansii ni moog❤
qeebta ugu muhiimsan waa qeebta al shabaab aad kula hadashay🫡
حفظك. الله ءا مين
m.n bowe ilahay ha kuxifdiyo cilmiganahaku anfoco macalinqiimo badanbaatahay
Mar hore ayey iga saarnayd calaamad waydiineed arrinkaas jabuuti isugu tageedii ayaa waxan ka danbeeyey ayuu malaa waalku i lahaa allah og xaqiiqada
Fact🔥❤️
Alle caqliga haku barakeeyo saaxiib, waxaad tahay mufakir, indheergarad iyo aqoon yahan aan somalida iyo aduunkaba isagoo kale ku yar yahay.
Maasha Allah. Walaal arakti fog ayaad leedahay. Ilaahay haku xifdo, shalinteenana Ilaahay wax garad Ilaahay haku manaysto.
Alle qalbiga iga xanuunayaa dhul somaali oo aad yar la iska qaadanayo Allow umadeyda wax fahansii mahad sanid wllo aadan from burcadeeni
1. Ethiopia wax ay dhisatay ciidamo bad oo kor u dhaafaya 30 kun oo askari , wayna qalabaysanyihiin maadaama waxa loo saxiixay yihiin saldhig military ( military ga badda - navy military) waxay keeni doontaa ciidamadaa , ciidamaadaana badda korkeeda dagi mayaane dhulka 20 ka km ah ee bada saaran bay dagi doonaan aagaa oo dhanna way xiran doonaan
2. Sida sawrika ka labaad ka muuqata qaybta calaamadaysan oo ah warqaddaha heshiiska ay Ethiopia 🇪🇹 soo saartay, saldhigaa loo saxiixay waa joogto ( permanent) oo macnaheedu tahay waligeedba inay joogayso , taas oo ka dhigan in la siiyay oo ay wada qadanayso. Halka madaxwaynaha Somaliland muse biixi cabdi uu sheegay inay tahy kiro 50 sano ah, in kastoo meel Ethiopia oo boqolaal sano bad la'aan ahayd oo ay 50 sano joogtay ama haysatay aysan ka noqonayn, hadana warqadda heshiiska Ethiopia soo saartay warkaa meelna uguma qorna kiro 50 sano kedib ay ka noqonayso oo wataa ( permanent/ joogto ) ku qoratay .
3. Si Ethiopia 🇪🇹 markaa weligeed u joogto shacabka Somaliland waxaa laga dhaadhicinayaa ama 50 kaa sano lagu seexinayaa in kiro tahay oo ay kiro ku joogto Somaliland, Ethiopia na waxay faragelin ku samayn doontaa arimaha gudaha Somaliland iyadoo adeegsanaysa ciidamadaa tirada badan ee saldhigaa ugu jiro oo xitaa laga yaabo inay kusoo darto ciidamo intaa ka badan oo sirdoon ah , qaar military caadi ah , kuwo police ah sabab ay gudaha ku soo gashana ma wayn doonto, waxaa laga ayaabaaba inay kooxo sida al shabaab oo kale ah wadanka ka abuurto/ samyso markaana ay kusoo gasho kooxahaa ayaan la dagaalaynaa amniga Somaliland ayaana difaacaynaa iyo ka naga maadaama saldhigaa wayn aan ku leenahay Somaliland si la mida sida ay kusoo galeen 2006 dii magaalda mugadishu waa gii maxkamadaha. Ama waxay abuuri doonaan jabhado kasoo horjeesada damaca Ethiopia 🇪🇹 oo iyadu gacanteeda ku samaynayso si ay u tiraahdo jabhadahaa ayaan la dagaalaynaa oo kasoo hor jeeda ama caqabad ku ah xiriirkeena iyo houmarkeena labada wadan.
4. Si marka waxaan oo dhan ugu suuragalaan ama sida ay rabaan ugu socdaan waxy samayn doonaan ama wadanka u gacan geli doonaan madax calooshood u shaqeesatayaal ama iyaga u shaqeeya oo waxa ay rabaan kasoo hor-jeesanayn ama diidayn kuwaa ayaa madaxwane looga dhigi doonaa waana sida ay sameeyaan gumaystuhu marka uu wadan qabsado sida faraniisku ku sameeyo ilaa hadda wadamo badan oo galbeedka africa ku yaala si uu uga fushado ama uga sameesto danihiisa gaarkaa ugu na qaato macdantooda waayoo wadamadaa waxay ay leeyihiin macdan aaad u badan haddii ay madaxdaa isbadal ka dareemaana way ka qaadi doonaan.
5. Xeebaha Somaliland waxa soo galaaya iyo waxa ka baxaya si ay u maamulaan ama u ogaadaan waxay u samayn doonaan burcad badeed si ay u weeraraan wixi ay dantooda ka arki waayaan ee badaha Somaliland maraya.
🔥6. Qodobka ugu wayn waa la wareegida ama cuuryaaminta dhaqaalaha Somalida ( Djibouti, Somaliland iyo Somalia ) sababtoo ah hadda Ethiopia 🇪🇹 oo ah 120 malyan oo qof ah wax walba oo ay soo dhoofsanayso ama ay dhoofinayso waxay u isticmaashaa dekedaha jibuuti oo ay kala soo degto kana dhoofiso, waxay ayna jibuuti ka heshaa balaayiin dollar , waxaa la dhihi karaa waa isha dhaqaale ee kaliya jibuuti ku tiirsantahay maanta ,Ethiopia na dhibka haysta oo ay intaa a umarayso ma aha ciidan badeed oo asiga laftirkiisa kharashaad badan uga baxayo meesha ay dajin lahayd ( ciidan waxbaa kagu ilaaliyaa kaliya ) waa in ay hesho meel ama dekedo iyadu ay leedahay oo ay canshuuranayso oo 120 kaa malyan ee Ethiopian kaa ay wax kala soo dagaan waxna ka dhoofsandaan/ ka dhoofiyaan , si kharashakaadkaa balaayiinta ama billionska dollar ka ah ee uga baxa dekedaha jibuti ama ka qaadato meesha uga baxaan oo ay hesho deked ay iyadu leedhay oo dakhi kasoo galo , Somaliland na xoogaa yar ay iska siiso . Marka meesha waxaa kabaxaya isticmaal kii ay isticmaali jirtay dekedaha jibuuti . dekedaha Somaliland sida berberana ma isticmaalayso sababatoo ah hadaba way isticmaashaa dekedo aysan lahayn oo dekedaha jibuuti ayay isticmaashaa kharash badan ayaana uga baxay wadooyinkii badeecadahaa la marsiin lahaa iyo wadooyinkii tariinka. Marka ma jirto sabab ay hadda wadooyin cusub iyo wadooyin/Jidad tariino ku samaysato mar kale iyadoo sidi dekediihii jibuuti lacagtaa uga baxayso dekeda berbera . Caqligu ha shaqeeyo. 🧠
7. Somaliland maxay helaysaa ❓ Somaliland sida heshiiska ku cad sawirka labaad qaybta calaamadaysan waxaa laga siin doonaa saami ama share shirkadda Ethiopian Airlines saamigaa oo cadadkiisa aan la cadayn . Waxa kale oo Ethiopia heshiika ku sheegtay sida aad ka arkaysaan qaybta calamadaysan ee sawirka labaad " in ay qiimayn doonto mustaqbalka suurtaglnimada in ay aqoonsato Somaliland " taa oo ka dhigan in Somaliland kaliyata qiimayn aqoonsi ku badalatay 20 kaa km oo lagu boodi karo. Kedib xuduudihii gumaystaha,
adduunka dhan waxaa la aqoonsay oo maanta qaramada midoobay qayb ka ah laba wadan oo kali ah South sudan iyo wadan kale oo africa ku yaala magaciisana aanan hayn labdaa wadanna waxaa aqoonsaday wadamadii ay ka go'ayeen . Wadan kale oo la qoonsaday ma jiro sababtoo ah xeerka adduunka ayaan ogolayn.
8. Macquul ma tahy heshiiskaa inuu hirgalo. ❓ maanta adduunyada waxaa ka taliya oo hugaamiya laba quwadood oo iska soo horjeeda , midda koobaad waa Maraykan ama NATO iyo xulafadeeda sida Europe 🇪🇺 iyo ingriiska iyo wadamo kale oo Asia iyo Africa ku yaala. Midda labaaadna waa Ruush iyo china iyo xulafadooda sida iiran , North Korea iyo wadamo kale Xuutiyinta Yemen xitaa ka midtahay. Maanta Somaliya iyo Somaliland si guud waxaa haysta quwada koobaad ee maraykan iyo Europe ah wadamada kuwaa jira ayayna ka mid tahay , quwadda labaad na xitaa qaar kood safaarado kuma laha sida ruusha ka oo maxamed siyaad barre ayaa waqtigiisi waddanka ka buriyay , China kaliya ayaa ku leh ciidamana kama joogaan ee dhanka ganacsiga ayaa sabab u ah ileen Soomalidu intooda badan China ayay wax kasoo iibsadaan.
Hadii maanta Ethiopia halkaa timaado somalia waxay garaaci doontaa albaabada wadamada ama quwada ay isleedahay way kaa difaaci kartaa sida haddaba ay bilowday haddii quwadaha maraykan iyo Europe ee hadda heesta ay ka wareegsadaan waxaa soo galaya quwadahaa kale ee ruush iyo China mana doonyaan waana sababta maraykan ku markasto u leeyahy "waxa aan aaminsanahay ama siyaada ydu tahay somalia mid ah" sababtoo ah hadii ay laba wadan kala noqdaan laba quwadooda inay kala qabsadaan aya noqonayasaa wayoo meel istaraatiiji ah aay ku yaalaan, marka iyagoo hadda haysta Somalia iyo somaliland ma doonayaan in lala qaybsado .
Teeda kale arintaa waxay saamayndaataa baab al mandab oo ay isku haayaan labadaa quwadood baab alandabna waxaa daris ama jaar la ah Eritrea oo ay ( quwada rushia iyo china ah , yemen oo ( Iiran ah irana waa ruush iyo chana ) , Djibuti oo laba quwadood joogaan lkn ( china yaa ku awood badan ) wadanka sedexaad waa somalia 🇸🇴 waana sababta maraykanku u doonayo berbera inuu saldhig ka samaysto markaa arimaaha iyo international law ga marka la isku daro waxa ay u badantahy Ethiopia damacaa in uusan u suurta gelayn iyo somalia oo durbaba fagaaraha caalamka iyo diblumaasiyada uga adkaatay Ethiopia lkn addunyadaan wax walba waa suuragal way isbadali karaan, international law gana way jebin karaan oo waa ka macquul.
16:01 😂😂😂 waligey ma maql oraahdaan 17:07 wllhi been mahn 17:22 kiro waaye kulhaa😂😂 20:45 yess hdaba sudan wxa ka socdo 22:34 aad io aad 28:01 😂😂