Maalmihii Nolosheena Part 11, Nimco Jookar, Badri iyo Roodo Beerlula

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Maalmihii Nolosheena Part 11, Nimco Jookar, Badri iyo Roodo Beerlula

Комментарии • 785

  • @wdwscommittee1915
    @wdwscommittee1915 5 лет назад +245

    Intii Allah iyo rasuulkiisa jecel Oo quraanka kariimka aqrisata like ii saar!

    • @wasaim5143
      @wasaim5143 3 года назад

      Allah ❤️💕❤️ Scw 💕

    • @farhiyamahmud995
      @farhiyamahmud995 2 года назад +1

      Naima jokor madaxa dandansiga hoday iyo abahy iduceyay wa single kulaha yaahu

  • @ayuubsagaarmoha9224
    @ayuubsagaarmoha9224 5 лет назад +69

    Itajecel rasuulkeena maxamed scw scw ilke haysaadho

  • @akramabdallaabdalla1932
    @akramabdallaabdalla1932 5 лет назад +224

    Inta ilahey iyo rasulkiisa jecel lakta isara

  • @user-wk5bu8qv7n
    @user-wk5bu8qv7n 5 лет назад +822

    Intii Quranka jecel like iisar

  • @ummujannaa1376
    @ummujannaa1376 5 лет назад +289

    inta ila fahamtay inetey naagti ninkeeda ka dhacday ka aarsaneysay la socoty like igu qabo ar jookaraa😂😊

  • @kaynaanapdirazaak2323
    @kaynaanapdirazaak2323 5 лет назад +407

    Nimco jokar inta kuxiran tagertana filmka
    Liketa plz and plz❤💙

  • @salaxudiinalayuubi8704
    @salaxudiinalayuubi8704 Год назад +6

    Intaa rasuulka aaminsan muslin. Like saara

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 5 лет назад +155

    _wixi reer mudug ah like i saar biyaha ka haray ma cabi kara xaaji_ 🤣

  • @queenabyan4666
    @queenabyan4666 5 лет назад +119

    Team Naimo Jookar isMuujiya Farta Tag plz

    • @eblaabdi9382
      @eblaabdi9382 4 года назад

      Aniga ad ayan ujclhye jookar m.a

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 лет назад +314

    inta niciima jokar😋👌 darted🤣🤣 uso gashy
    Like me
    👇👍❤

    • @ayubmohamed6956
      @ayubmohamed6956 5 лет назад +1

      NANAC iSii Bbe adi darta u soo galana

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 5 лет назад

      @@ayubmohamed6956 🤣🤣🤣

    • @fartundhagane1266
      @fartundhagane1266 5 лет назад +1

      😂😂😂

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 5 лет назад +1

      @@hamdichannel6823 xabibti isku mida nhy wacad Allah 😂

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 5 лет назад +1

      @@fartundhagane1266 🤣😋

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 5 лет назад +30

    Al majeerteeniya dumarkooda waan ku haystaa wlhi

    • @nimcoismacil4922
      @nimcoismacil4922 4 года назад +1

      Kkkkkķ, waa wax lagu haysto . Way Sheridan yihiin. lkn, way hawl badanyihiin hadji loo dul qaadan karo.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @safkainayaska8745
      @safkainayaska8745 3 года назад

      @@nimcoismacil4922 lkkk

    • @safkainayaska8745
      @safkainayaska8745 3 года назад

      Wa Boqortoyo 🇸🇱👊

  • @xayaatulqalbi8758
    @xayaatulqalbi8758 5 лет назад +137

    hadad sidayda naciima jookar taageersantahay like isar

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 5 лет назад +66

    Jokar : raaliyo ayaan ahay oo laygu furay ku teh
    Ninka : Dee anigana awliyaan ahay ku yeh 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 лет назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😁😁😁😁😁😁😁😁labo kala daran waaye

    • @ayaanahmed6678
      @ayaanahmed6678 5 лет назад +1

      Benta leeysku aqrinaaaa🤣🤣🤣

    • @adeshmuse3025
      @adeshmuse3025 5 лет назад +3

      Raliyo iyo rali is helay wa isku duuq 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdixakiinCabdixakiin-lb5cd
    @CabdixakiinCabdixakiin-lb5cd 5 лет назад +42

    nimco wlhi quf nool waaaaye ooo jiliiin wangsan liiibaan waslad lee ku hynaaa asi

  • @fadumoedebsan7477
    @fadumoedebsan7477 5 лет назад +99

    Kkkkkk nimco heesty xasan adan la qaday lama duubin camera manka ka xanuunsaday 😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedyasin6580
    @ahmedyasin6580 5 лет назад +72

    Kkk nimco jookar Run sheeg waxey tiri nimanka hadalka badan ma jecli sababto ah ana war badan 🤣😂😂🤣 Ebtalo sur Midi

  • @queenahlaam2159
    @queenahlaam2159 5 лет назад +31

    Xijaab baan kishanjiray waanku cusubahay qamaarka 😂😂😂😂😂
    Naciimo jokar❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hafsamoh2385
    @hafsamoh2385 5 лет назад +79

    Nimco jokar wlhi waa qofka kaliyee beeerka icasaysay🤣🤣🤣🤣

    • @shamsutdore5169
      @shamsutdore5169 5 лет назад +1

      I know eh you will get lighter than Donald Trump 😂😂😂😂

    • @kinsikhadar4083
      @kinsikhadar4083 5 лет назад +1

      Maa ilaaa aragtaay

  • @farhiyamohamed1311
    @farhiyamohamed1311 5 лет назад +87

    faanbay kow iskaga siiyeen 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @kowdhe1634
      @kowdhe1634 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 way isla fiishayaan

  • @inacabdihaayir2518
    @inacabdihaayir2518 5 лет назад +37

    Meel ilaah lugu sugo bay dhahaan REE MUDUG🤣🤣🤣

  • @hodmanpea9483
    @hodmanpea9483 5 лет назад +71

    Kulahaa Xasan adan samatar ban hees la qaaday lkn lama duubin camera manka hapenkaas xanuunsanaa😂😂😂alla been ku xoog badnaa labadooduba kalama yarestaan😀😁

    • @nasranasraasc6207
      @nasranasraasc6207 5 лет назад

      Asc,

    • @abuucabdilaahi
      @abuucabdilaahi 5 лет назад

      Wcs

    • @fartuuncumar2023
      @fartuuncumar2023 5 лет назад

      😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆🏺😆

    • @fartuuncumar2023
      @fartuuncumar2023 5 лет назад

      🔪🥄🏺

    • @fartuuncumar2023
      @fartuuncumar2023 5 лет назад

      😋😍😘😎👡👢👑👒📿💄💍🧢🎩🎓👟👞💎👖👙🧣👚👛👜🧥🧦👝👗🛍👘🎒👕👔🕶👓💌💝💋💗👄❤💘💖💜🧡💛💚💙💅💪🛀😻🤑

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 5 лет назад +10

    Nimco Jokar Inta ila Aragtay inay shidan tahay Iyo Inta taagerta like iigu qabta .

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 лет назад +19

    Tii hore wey imadooweyse , tan weyba icadeeynee 😂 😂 😂 😂

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 лет назад +1

    Alla labadaan sidey iskugu faanaayeen Afsomaliga intuu ka dhumay bey ubadaleen meykalajagsi nabee walax iga dheh,

  • @ilhaanabukar712
    @ilhaanabukar712 5 лет назад +5

    Afarta xabo oo makiinada cajiinka kasoo bartay ayaan aqaaanaa kulahaa naciimo jookar is funny wlhi

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 лет назад +15

    Jokar ninkaagiba mid kaqatarsan ayaad heshay nimaan aarsanin urka hooyadibi kujira rooda kolayba naagba xulihisa cunaysaye yadu haicunto waxan kaga tagayna haila soragto sax weeye✅👌😂😂😂😂😂😂😂

  • @xalimoabdigure7560
    @xalimoabdigure7560 5 лет назад +15

    Saidan ugu farxay qosol garir baba igu soo boday markan arkay ruwayada ala jecliyaa wasugi kari waye nacimaay

  • @raqiyacadeey3748
    @raqiyacadeey3748 5 лет назад +8

    Raaliyonimu ugu fury😂😂😂 dhabarkeyga haraha ku yalo waxa is ledahay 2bo qabiil ba isku dily 😰

  • @gulledmarin482
    @gulledmarin482 5 лет назад +46

    Ramadanta ayey macaanayd inta igu raacsan like I miisa 👍👍👍❤️❤️❤️👍👍👍

  • @baabaha1
    @baabaha1 5 лет назад +1

    Masha allah nimca jokar dadkeena mahan mRkay baraanburka waday xariifka asow macaansaday ayay ku tiri ka soco xariifka Hal mar ayow booday

  • @luulitacabdi1121
    @luulitacabdi1121 5 лет назад +53

    yaa uxiisay filimkn like wana uhoreeya

  • @abdirahmanalihashi171
    @abdirahmanalihashi171 5 лет назад +14

    Nimco jookar omadan ma'ahan waa naagta kaliya iga qosli karto hhhhhhh

    • @hawavehaa9627
      @hawavehaa9627 5 лет назад

      kkkkkkkkkkk allaaaa beraka gulayso nimco

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад +20

    Like sar san u arkaa inta ila jacel filim kan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😂😂😂😂😂😂😂

  • @ubahubahiina7526
    @ubahubahiina7526 5 лет назад +7

    inta kaheshay buranburka 😂 iso daag farta

  • @sahrohassan3348
    @sahrohassan3348 5 лет назад +4

    Maxow yahay ninkan gariiraya waa laso dili jira umaleynaa 😂😂😂😂

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 5 лет назад +62

    Inta ku farxdy riwaydan so dhigideeda isu ky sheega

  • @warsame9203
    @warsame9203 5 лет назад +2

    The Best Somali Actress walee Hadal-Ruug baad tahay Allaha kudhoowro .

  • @ruqiyaaxmed7109
    @ruqiyaaxmed7109 5 лет назад +2

    Nicima jookar 😂😂😂😂😂😂😂😂darted u daawanaya wllhi ❤️

  • @asxaabithinker9041
    @asxaabithinker9041 5 лет назад +4

    Raagii qurbaha waa ku jabeen hadii sidaan loooga dhaqmo qurbaha !

  • @nuurahaashi3943
    @nuurahaashi3943 5 лет назад +6

    Naciima joker walee wan ku haystaa raaliyo nimoo igu furay kulahaaa hhhhhhkkkkk 🤣🤣🤣🤣riyo furantay iga dhe hhhhhh keep going naciima

  • @sowdabashiir7351
    @sowdabashiir7351 5 лет назад +2

    Walalayaaal igu duceeya abaheey iga dhintay 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 лет назад +8

    Cumar dhuulle Allaaha u Naxariiso ❤️❤️

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 года назад

      Aamiin

    • @user-je2mm6xm6n
      @user-je2mm6xm6n 7 месяцев назад

      Amiin Allah unaxaristo awoogay cumer dhuule Ali. Cumer Mahadi❤❤

  • @fathiafaisal2496
    @fathiafaisal2496 5 лет назад +5

    Nimco jookar markay dhahayso qaybta qataarka saxan saxan kugud 😂😂😂walaahi nimco allaha kudaysta waxaa mooda buug in loogu qoray hadalka 😂🤣🤣🤣🤣

  • @Ismlre125
    @Ismlre125 5 лет назад +12

    Hal qabsigeeda wa mansha Allah Tabaaraka laa ,yaa Ila arkay ... Belo aya tahay Nimco cadeey

  • @fatxisiyad8429
    @fatxisiyad8429 5 лет назад +6

    Nimcooy heesta aad xasan adan isla qaaden uu camera manku kaxanusaday baan imika rabnaa kkkkkkkkkk

  • @hudamohamed2047
    @hudamohamed2047 5 лет назад +3

    Ani kistaa baranburka lenba kuhestaa Mashalah waye Edo jogar 😂😂

  • @nuurtohassan9362
    @nuurtohassan9362 5 лет назад +2

    Cawa aniga uku horeya masha allha

  • @hafzajahweyn6412
    @hafzajahweyn6412 5 лет назад +31

    Team Nimco joker 🙏

  • @mascudsalad7092
    @mascudsalad7092 5 лет назад +11

    Wan so dahay cawa like isiya he wll mcne 😘😘

  • @khadrhanur2209
    @khadrhanur2209 5 лет назад +7

    Markuu heesay shaxaari hore ayuu u agyahay kkkkkkkkkk

  • @Hafsa-Ali1
    @Hafsa-Ali1 5 лет назад +4

    Niciima jookar sur midi wllhi l love you 😅😅😅

  • @cllhimoha3667
    @cllhimoha3667 5 лет назад +1

    Inta ila araktay Nimco markay Ninka u timid Masha Allah tabarak allah in ay ka dhaman waydy like Hala ila dhafin wll

  • @anisopilanbari170
    @anisopilanbari170 5 лет назад +6

    Maqbiyan aha iyo marban xasan adan la heesi rabe 😄😃😄😄😃

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 5 лет назад +32

    Caawa kusoo biiray aad bee iiqancise ruwaayada

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 лет назад +2

    Reer Mudug 😘 VIVA ,gabdhaha marka la furo koomo bey galaan aniga waa ku baraaararaa kulahaaa hhhh😂😂

  • @caliosmaanmaxamuud5128
    @caliosmaanmaxamuud5128 5 лет назад +12

    1 ilaa 11 hal qeeb ima dhaafin nimco Jokar naago karoon noolaw

  • @miirajbarre3060
    @miirajbarre3060 5 лет назад +4

    Kkkkk biyaha macabikaraa xaaji 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saadiahassansheikh5010
    @saadiahassansheikh5010 5 лет назад +2

    Hestii faysal xaawase ayayhestaaay i love you jokar

  • @iskagcl583
    @iskagcl583 5 лет назад +8

    Jame jickson mise Jamila hassan miya kulaha😂😂😂😂😂🙌

  • @farhanhassan3829
    @farhanhassan3829 5 лет назад +2

    Masha alah tabarakallah 30 jeer maqlay nimco joker waa funny wll

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 5 лет назад +1

    Nimankii jidkaaba laga kaxaysanayaa miyaa wardumaroow intaa waxaas runmoodaan yaan la idan cunin hhh

  • @shamsutdore5169
    @shamsutdore5169 5 лет назад +13

    Nimco joker is hilarious lol 😂 he destroyed the house.

    • @khaderismael7364
      @khaderismael7364 2 года назад +2

      Nimo joker IS a good actress.i trust her actions.

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 5 лет назад +2

    Wad gadmee Nimco joker look it you fit and stayl alle maxad dhameeyse waxas aya dumar ladhaha hal haureybin daji .😁

  • @whyyoucarewhoimbacs6666
    @whyyoucarewhoimbacs6666 5 лет назад +31

    10 xapo like isar 💚💚💚💚💚

  • @abdimahadawilosman259
    @abdimahadawilosman259 5 лет назад +1

    Hhh allaha marka tahay gaari dhacey ileen dhib kana Ku qabsanaya hhh

  • @user-tt4bi5lf2e
    @user-tt4bi5lf2e 5 лет назад +3

    Feerahayga laba qabiil baad mooda iney isku dileen😂😂😂

  • @dhiiboodhalaalbeautysalon8817
    @dhiiboodhalaalbeautysalon8817 5 лет назад +2

    Hhhhhhhh alaylehe faanba la isku miisay full respect niciima jookar😂😂😂😂😂

  • @hafzaabdiosman3871
    @hafzaabdiosman3871 5 лет назад +4

    Nimco jooker cimaamadeda lamahesankaro 😂😂😂😂

  • @reo9475
    @reo9475 5 лет назад +1

    Donald Trump wall kulahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedisxaaq2728
    @maxamedisxaaq2728 3 года назад +1

    Alah nimco nolow weligga intajecel lke isara

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 лет назад +16

    Ar jookar jilitaanka bey ku wacantahay wax taageero tiyaatar ufuro bey weysay ,

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 лет назад +1

    Baq baq walee waxbaa ka dhacay 😘

  • @aaminoibrahim4246
    @aaminoibrahim4246 5 лет назад +3

    Bariis maiikarisey hal dalag baf waslad maiikarisey mya hal dalag baf cabitaan maiidiyaariseyaya haldalag baf hhhhhhhhh

  • @princessdagan6015
    @princessdagan6015 5 лет назад +25

    Hhhh ninkey soo xero galinaysa 🤣🤣🤣🤣🤣.
    Barigaan shukaan san jiray isoo xasuusisa.
    Ninka arko. Xadiis baan bari jira 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 meela ka keenay kaala sheeg

    • @ayaanabdifatah616
      @ayaanabdifatah616 5 лет назад +1

      Kkkkkkkk wlhi wad iga qoslid

    • @cademuscab6131
      @cademuscab6131 5 лет назад +2

      Macalinka sidu ardeyda ugu dhigo casharka mad u aqrisaa shekada hhhhhh😃😃

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 лет назад +1

      Deka Ahmed balo Ilaahy waaka aan igu kaso beegin

    • @ahmedarsenal9173
      @ahmedarsenal9173 5 лет назад +1

      @@theonlyone3319 hhhhhhh hada ma xaaran bu noqday

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 5 лет назад

    Sheekadu waxay kumacaanaan lahayd marka uu uheesayo inay odaygi hore hoos hoos uwacdo codka ninka hamaqlee madaxwareer haku dhacee orodkiisa macawiistaba haka dhacdee😀😀😀

  • @wadaagsinnews5073
    @wadaagsinnews5073 5 лет назад +3

    Garaacisna waan kuugudarin markaan.arooska kabaxo funny

  • @saciidcabdi1811
    @saciidcabdi1811 5 лет назад +4

    Ax jaceelkii la ogaa baa ka dhacay 😍

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan4716 5 лет назад +1

    Waaaaaaw waxbaa ka dhacay horay u socda nin kaan fanan miyaa aad ayuu u cod macan yahay Badri

  • @dispatch4371
    @dispatch4371 5 лет назад

    Wixii rertolkyga eh sheikhaal eh like isara

  • @kadraatteyeh4712
    @kadraatteyeh4712 5 лет назад +19

    Dalqadiihi waslad bay ku dhamaadeen. 🤣🤣🤣 insufficient🤣🤣🤣

  • @massmass8300
    @massmass8300 5 лет назад +3

    Kkkikkkkkkkk
    Madba meell ayuu
    Ka cabadnayaa

  • @abdinuno772
    @abdinuno772 3 года назад

    Inta illahay jaceyl like Isara

  • @yasminmohamed383
    @yasminmohamed383 5 лет назад +4

    Indhahaa ku doogsada qalbiguna ka sii daran😍😍😍

  • @miinadaahir971
    @miinadaahir971 5 лет назад +2

    all nimco walhi iga qoslisay shekada la anta aabr hhhh camira mankaa xanus nah kulah 😂😂😂😂istaqfullah

  • @rashawabar1446
    @rashawabar1446 5 лет назад +18

    Nimco my queen I like you
    Inti jecel i like igu qabta

  • @maymuunabdullahi4084
    @maymuunabdullahi4084 5 лет назад

    Nimco joker waa aargosatey wlhi nin aaan arsan uurkii hooyadi buu kujiraa horey Somali itiri

  • @xamduunaabyan3283
    @xamduunaabyan3283 5 лет назад +17

    nicimo jokor❤❤❤❤❤

  • @hashimabasssharif8430
    @hashimabasssharif8430 5 лет назад +1

    Naciimo walee aniga waad iga gadantahay ina adeer

  • @Equivalent-xj9of
    @Equivalent-xj9of 5 лет назад +6

    Wxaay Isoo Xasuusisay Weedh Aan hilmaamAy oo ah Reer mudugu Wxaay dhihi jireen Waa meel ilaahay Lugu Sugo kkkk

  • @anabahmedmohamed8941
    @anabahmedmohamed8941 5 лет назад +1

    Kkkkkk ninka hadalkii ciiic uu ka yahay wllo nimco jokor horay usoco

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 года назад

    Jookar waa murti socota Allah ha inoo daayo waa daawada stresska & macalinka nolosha qurbaha

  • @Striving_Muslimah123
    @Striving_Muslimah123 2 года назад +4

    😂😂😂😂😂 the best Somali drama I watch. It's so fascinating to watch 😍

  • @missperfect3795
    @missperfect3795 5 лет назад +2

    Horta nagtan war padana wan yabe🤭

  • @saabirsiin2249
    @saabirsiin2249 5 лет назад +2

    Ciiiiic niinkan hadalkisa waa ka xeranyhy 🤣😂kistaas ayaan ka hely

  • @hamdajama1287
    @hamdajama1287 5 лет назад +6

    Kkkkkkk walahay waa qosol socdo Nimco jookar caadi maha

  • @mariyaabdinoormaxamed304
    @mariyaabdinoormaxamed304 5 лет назад +2

    Hhhhhhh waba laba qof oo Kala daran xasan Adan samatar baan la heesay kulahaa naciimo joker Masha Allah 5 karoon

  • @sadia5790
    @sadia5790 5 лет назад +3

    Bye the way isku high way baan marnay😂😂😂 we switch 😂😂😂😂

  • @AliHassan-eq5rd
    @AliHassan-eq5rd 5 лет назад +5

    Somali filmkoda dhan wa shukansi iyo naag caruur so dhashay ama nin donaya inu xaskisa tu kale la gursado,arin kale mesha kuma haysa

    • @nasra591
      @nasra591 5 лет назад +2

      Manta ka fikirayey hada af Somali wax ku Google garee is tiraa shir jaraaid baa ka soo hor boodaya qabiil re hebel oo baaq diraya riwaydahana wa inta ad sheegtay

  • @fatxifowzi2905
    @fatxifowzi2905 5 лет назад +1

    Hhhhhhh wuuuw hhhhhhh marka aroosk.ka.soopax gaaracis roodo beer luula🤣🤣🤣🤣🤣 waa gacan gashaaay hhhh

  • @saeedmohamed9480
    @saeedmohamed9480 5 лет назад +19

    Afar single mother with 4kids available needing man🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣