Kkkkkkkkk waa sheegay aniga cabdi shugri guursan maayo lakiin igarre waa walal al fiican si toos uma waydiin ma naag kala qabtaa lakiin wuu ka soo saray inusan rer kale jirin
Hodan igarre c.shukri iyo avocado ilahay haidin xafido wloyaal love you all wlhy waxkasta aan qabanayo waan dhigaa markan arko notificationka qasaal TV iyo laac tv
Shugri fanaanada uu qaabo qamro magaceeda waaye ayaa lagu xayeeysisanaya subhannallah walal mar daanbe ha xiraan fanaanada fan from Minnesota I always watch your videos keep it up bro🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Bidhan qurux Said qoorta iyo gacmaha iyo naasaha soo taagan hadee qawanaan kula aheen hadaba wax baa damacsantahay Ilaahey ka baq oo is astur ceeb baad u soo hoyisay
ILAA Facebook ilaa comments ka RUclips ka Cabdi Shukri ayaa lagu dhaganyahay siduu u kul kulul yahay 🤷🏾♀️ war heedhaha wuxu waa riwaayad 😂 soomaalida yaa wax u jili jiray bisinkee
War..hooy iska jira waxaad soo qorasaan kkkk iyo loool-ba qosol ma aha ee waa hawlo shaydaan iyo gaalo waliba waa halis yaan loo dhawaanin hadaydaan war ka hayn baara ayaa idin leeyahay hadaad ogtihiinna waxa laga wadana dee markaa hawsheenu waa wayntahay muslimna ma tihiin
Kkkkkkkkk waa sheegay aniga cabdi shugri guursan maayo lakiin igarre waa walal al fiican si toos uma waydiin ma naag kala qabtaa lakiin wuu ka soo saray inusan rer kale jirin
🎲🎲🎲🎲🎲🎲
Hhhhh waayab
@@hanibarre5633 by
Alaa a
Ccccccccccccccccmmmmmmmmmmmm
Hodan igarre c.shukri iyo avocado ilahay haidin xafido wloyaal love you all wlhy waxkasta aan qabanayo waan dhigaa markan arko notificationka qasaal TV iyo laac tv
Walal subscribe igu caawi
WALLAHI SHUKRI HODAN WAXAY ISTAAHISHAA AKTARO SHIDAN🥰💗💗
Absolutisti 💯💯💯
Shugri fanaanada uu qaabo qamro magaceeda waaye ayaa lagu xayeeysisanaya subhannallah walal mar daanbe ha xiraan fanaanada fan from Minnesota I always watch your videos keep it up bro🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Waa sax I hope inuu massge kaaka arko
maryan haa dabcan wu arki doona
Baraarujin fiican walal mahadsanid.
مركز الحكمة لتحفيظ القرآن الكريم.
Alhikma quraan online.
Marabtaa inaad barato quraanka .
Ducooyinka.
Tajwiidka .
Tafsiirka.
Higaad bixinta.
Adoo gurigaag jooga waliba ardaydii liiskii hore ka buuxsamay .
Kala xidhiidh whatsapp 00252634492965.
Abdi shukri iyo hodhan waan idhin jeclahay💞
Yaa qiyaasay in uu C/Shukri yahay ninka la sugaa oo sooma Hoystaha ah 😍😍😍 hore u socda dadka aan taageero
Asc;
Hodan wlo isa soo astur, lacagta ilaahay baa hayee.....mahadsanid 🙏
Bidhan qurux Said qoorta iyo gacmaha iyo naasaha soo taagan hadee qawanaan kula aheen hadaba wax baa damacsantahay Ilaahey ka baq oo is astur ceeb baad u soo hoyisay
Igare iyo cabdi shukri waan idin tagera horey usocda
DIBLOMACY ABDULAHI MAHAMED looluiwo
Laac tv ruwadaha magac uyeela wllyaal
Abdi shugri igare hodan avocado 🥑 waan idn jclhy allah haydin xafido
Waryaaaa abdi shugri xil waxkama yaqaan qoor iyo xero kajab maku iraa
Waaa idin salaamey dhamaantiiin Hodan waa raaliyo indheheeda ayeey kamuuqaataaa raali ha ahaado ninkeedii haduuu meesha kujiro eggre ahaana mooyeee Guri ceeel .COM
war waxan waa riwaayad ee run hamoodin kkkk
Sifican baad ujilaysan
Wiil sidaan udulqad badan oo wllky ah tolow maku jiraa reerka illahow kan hanala xididin hhh
Mashaalaah mahadsanidiin lkn waxaa inka codsanaa In makaroofanka aad hoos gelisan oo aad qarisaan iyo cabdushukri kaamirada dadka haya ha firinin ee qofka wax kula jilaayo fiiri mahadsanid yaa leyga xanaaqin waa iga talo
Axsan riwayad wll abdi shukri jilaa weyn ayd thy lkn camera da aad fiirineysid iskadaa markd wax jileysid
Exactly xilligaas malaha bilaw ayu ahaa kkkk
Caruurtu Waayo Caruur Maadan Dhalin Miyaa Kuyeh Sowkii Walaalkeed Ahaa Igkar Waa Balaayo Waan idin Daageeraa 💯
Igare haduu Single yahay walahi waa asal dhaqankii hore iyo Murti baa ku dhan ❤
Kkkkk igare nin Qiimoh Leh Aqliga u Saaxiiba Nolow wll
cabdishukri salaan kal iyo laaba haleyga gaarisiiiyo💓💓💓💓💖💖💗💞💟
Cabdi shugri iga qosliyaaa hhhhhhh. Aad Ayan idn jeclahy
Cabdi shukri sxb sare horay u soco
Sheekadan waa siday soomalidu udhaqman kkkk
Riwaydahin aad aan uxiseyaya yaqay thanks nonsobadiya
HADAAD JECESHAY NABIGEENA (NNKH) SUBSCARIBS SAARA
Axfxy
Qoftani waay noolaatay
Masha Allah
Wa Rwyd shidan thx lkn wxd samaysaan Riwaayad marka so galisaan ka dib Khaladaadka Riwaayada inta hal video ka samaysan soo galiya 😂😂
Qosol yar aan dhaaday isma wayno khadro yar aaway qunyarsocod.aqooday.mashalah.sssss.
Inaba caadi maahan runtii thnk 😁😁😁😁😁💯💯💯💯💯💯❤❤❤❤🍀🍀🍀🍀
Kkk hawarteeya kusheega ninka maxa ugu hiilinee🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Dhalinyaro.!! Go forward 😊😂😂
Cabdishukri wax baa qabsaday kulahaa cuntadaadii waan sadaqeeyay kkkk
Mahadsanidiin 💯❤👍 One love.
Hodan waxkalatahay qadadii wansadaqeeyay kumalahow🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😁😁😁😁😁😁😁😁😉😉
Cabdi Shukri funaanada Aad wadato waxaa lagu xayeysiinaa Qamri 😲😲😲
Somaliyey masaajidka ciyaarta kadaaya nin Somali ah oo saa u samir badan majiro😂😂😂 haduu jirana sedex iyo afar buu already leeyagay😂😂😂😂
Kkkk was sheegay aniga cabdi shugri guursan maayi lakin igarre was Walla Al ficansi good Uma waydiin mas nagaya Kala qabata
Jilaaa wayn baad ahayd cabdi shukri lkn ha la socon 📷 camerada
Hodoneey si fiican u fariiso
naa cosobey caggo dhigo yaan lgu furine wiilkaa cabdi shukriya rasaasta wey ka soo horeysaaaye
للبببببسلس
Markaan waa cilaaj kulahaa cabdi shugri umadeenna maaha😆😆😆😆
LAAC TV waan idin salaamay waliba salaanta Islamka ASC
Suaal waxaad iisheegtaan kalmada boholyow macnaheeda
Waa mahadsantihiin igare iyo shugri
Wan kuu xiisay weeye
Niyahow gabadhaa hodana waan jecelahaye ha laysiiyo intaa in ka badan ma adkaysan karee
Naga soo doono haddaad 100 halaad heysato nin single ahna tahay. Wey maseer badan tahay Nin xaas leh maya
@@sheekadaDahab iyada geel ha sheegin walay ka tahay inanan Haysan hal kaalo ahna
Ee lkn hadaan kuu noqonayo baari Ku jecel kaa badan
Xaga xaas kalana wll illahay ayaa inoo baneeyay afarta waliba waxaanu jeclaan lahayn iyadoo shan nalooga dhigayo
Xisaabtana Ku darsoo waxaan kasoo keedaa qoys wada afar xaasla ah waxba kuu qarin maaye
Lkn tixgali codsiga jacaylka wax dooni hakugu qaadate
Hahaha alla beerka kulaha wansadaqeeyey😂😂😂😂
Cabdi shakur dabeecadaa run allaah kagamadhigo ķkkkkkk
Sadexdan actors wan kahela film kodwa
riwayaddaha nooso baadiya👈
c shugri🆚️ igarre❤
Wlhi igarre wuu iga qosliyey reerkiiiba asagaa isku diray kulahaa caruurtA yaa dhalay Hodan iyadna si kal iyo laaba ayey usoo booday dhamantiin waad salamantihiin
C/Shukri iyo Igare iyo Hodan waan iidin taageyraa. Lkn C/Shukri shaadhkaaga waxaa ku qoran : Bud Light ( was company Khamri ah walaalo), markaa iiska basal sxb. Maad ogayne lkn lasoco, walaalo.
Mansha alaah ad ban uga Haley a
Wow nosoo badiya
ILAA Facebook ilaa comments ka RUclips ka Cabdi Shukri ayaa lagu dhaganyahay siduu u kul kulul yahay 🤷🏾♀️ war heedhaha wuxu waa riwaayad 😂 soomaalida yaa wax u jili jiray bisinkee
Asc
Qadadii waa sadaqeeyey kulaha 😂😂😂
Subscribe igu caawi walal
Mansha allh qux badanaa inantu
Cabdi shugri aderw sidaa kadaa fadlan riwaayadaha wxd kujishaa naago xumayn lee uf
Wxi ka jira gayiga somaliyed uun bu ka hadla khaladna maha taasi🙏
Kader Aar xaqiiq weeye taasi wll adeerky allah hay xafido
Reer laac tv waa idin taageeraa hore usocda
Kkkk masayr badanaa hodan tin gold ah kulahaa iyo lipstick tufaax uraysa hhhhhhh hooya wacaya kulaha hodan hhhh war gabadha uhiili igaraw walasha waa lala guursaday la masayr dhiiga iska furoo
TEAM LAAC HDN NHY WXD INO SOO RAACI SIIN KHALADAADKA RIWAAYADA "BEHIND THE SCIENCE"
Nin meeli ucadahy meeli kamadoow abdi shukri meelbaa kuu cad
😁😁😁😁😁😁
MAHADSANIDIIN WALALAYAAL.
WAANO AAN U JEEDIN LAHAA
WALAASHEEN HODAN:
WALAASHEY ASTURAADDA KU DADAAL WAAYO MARKAAD MADIA - HA AAD SOO FARIISATO DAMBIGA WAA UU SII WENYAHAY.
Waaba gabafh asturan ee mala shaydaanka meelkale kaa tusay
Kader Aar muu ka tusinee weey qawantahay, adigaa dayyus ah
Hhh war qoftu buuranaa waaba nimcatul fasuuqee
Cabdi shukri
Hodan igare hormar wcn
Subscribe igu caawi walaal
Cabdi shukri funaanada aad xidhantahay khamri baa lagu xayaysiinayaa iskatuur.
CLIVE NOEL u sheeg somalida waxey colorkisa ka helan ayeey iska gashtaan madama uu yahay abwaan jilaa wariye wa inu iska hubiyaa
Adigane magaca gaalada iska badal ilaah wuxuu dhahay qof walbo wuxuu jecel yahay ayaa aqiro lala so sarayaa subxanallaah iska daa
Hodan cadeey abaayo gacmaha astur xumaan ha u qaadan waa jaceel
Hodan waa subag Ilaahay
Tolow ma Madax banaan Tahay
Aan u qalab-qaatee
😂🤣🤣🤣🤣 lol
@@ugbaadabdi4787
Kkkkkk
War..hooy iska jira waxaad soo qorasaan kkkk iyo loool-ba qosol ma aha ee waa hawlo shaydaan iyo gaalo waliba waa halis yaan loo dhawaanin hadaydaan war ka hayn baara ayaa idin leeyahay hadaad ogtihiinna waxa laga wadana dee markaa hawsheenu waa wayntahay muslimna ma tihiin
Waa sheekadii Afrika ee qof weyni qof kale oo wayn biyaha u dirsan jirey isaga lugo maleh miyaa wale waa yaab
😂
Abdi shukri bud light and Is beer
CABDISHUKRI WALAL FUNANADADA BULUGA AH WAXA KU QORAN COMPANY KHAMRIGA
OO BUD LIGHT LADHAHO. san filayo maogid walal lkn hada kadib kafirso inshallah.
To go
asc hodan quruxey maserka iska dhaf abayo
Subscribe igu caawi walaal
Walaal igire fanaada aad xirantahay waxa ku qoran waa xayeysiinta khamriga ee hadaad aqoon ulaheen iska dhig hadaad ogtahayna waa arin kale ayadana
Shukri in lagaraaco ayuu istahila siduu ula hadlayo sedigiisa kwrn
Asc
Igire
Shugri
C.shukri nin adag halkaa kaga hay ad adayga
horta waba iga su'aale gabar taan mala qabaa ?
wlhi waan ka helay jecel cml
Haa qooftas waa duumashiida ee ka xiishood
Mansha Allah hodan waan jeclahay tol hadaad tihiin Number keeda iseeb hodaney adna waad arki baaqayga xawiiwi
hhhh afsomaliga iska sax pro
XAWIIWI somali kuma jirto
kkkkkkkkkkkk
Kkkkkkkkkkkk ma xbb ayaad dooni inaan soo qoro kkkkkk sxp hodan Number maka haysaa subxaank
@@hidershow4337 xabibi xitaa somali Ma ahaa carabale
Walahay seedigay sidaa inuu I odhankarin wan qataaci lahaa
Gabadhina sidan no no
Abdi shukri gym aaad hhhhhhh🤣😂😂😂
Naagta buuranaa ninkeda caatasanaa slim down little bit abayo
Meshu xaas xaas mahee waa ruwaayad
Hodon wa jila weyn yrantedi xfe bay jrty xabd atirisha ah bay ku so bxi lahyde
C/Shugri waa acter so niman aan gari galin buu ka hadlayaa
Shaqaalo miyaa biyo ii keen maxaa waaye?
Cabdi shugri maa caawa sidaas loo jiidjiidayaa aqoon la,aan
Qoftaan waxan umaleynaya
Mudoiyinka waay maqneede
Umul miyey ku maqneyd
Muuse Hasan Mahamud hhhh Maxaa kaa galay Yaab Aduun
@@Gstarxpress raguu naag buuran jeclaa
زهرة حسان 🤣🤣😂😂 adigu ma ?buurantahay halagu raadiyee
@@Gstarxpress maye cato Ayan ahay
kkkkkk
wllaahi cabdi shugri
iyo hinaas mahaa
Kala haysta
Gabdhan. Quruxley. Wye lakin iney hilibka. Iska rido. An kula talinaaa😁
hilibka haka ridin sidaan ayeey ku fiicantehee, anaga balbalaarka ayaan ku heeysanaayee ilaaheey hanoo daayo.
Rag ayaa ku heysta hilibka anigu aan ka mid ahay
Dakane cassan oo joga Mombasa hoda n hawada lugucunev
Waryaa abdi shukri gabadha anakaa dhalnay mana xumin ee wax iskula har yaanan moobilka kaaga soodhax bixine kkkkkkkk kaftan keep goin
Dumar iyo maseer😥
F
Waa kakanos ninkaan reer mudug waaye
sifiican ulamaad hadal seedigaa xididdka ha caaayan ashaxa ilaaali reerxun ayaay ka dhalatay
Aduunka nin naaga latirsanaayo wax gabar lasiisto maaha xetaa reerkiyuu aflagaadeynaa
Best actors ever
Cabdi shukri gardaranaa ar yaa garaaco
Waw masaasaa as nin kii ahaa cunto low u fadhiyaa miyaa ? Boyse qabso dheh 4 naaglow amar aa ku haysto.
Hodan waaw
Maxaa laga faaiiday hada riwaayadaan gabar la caburinaayo lee u jedaa
war qofta buran magaceed waaba subagee yaa heli karo
Asww, shamsaay caday yarey khadraayqaran iftiindumar, eeee raali sssss haaa waxaan wax ku ool ahayn ama suuroobaynin aan dhahaa na dhaafa oo hee hana sumaynina rag iyo dumar waxay ahaadaanba hadii kale yac hadaadan iska dhihin waa bas.asww
5✋.waatan.asww
sxb cabdi shukri qoftaan uma qalanto dhibka ka dhaafg
Kkk xataa duqsi baa kujira
Kawaran hee taas oo yurub iyo america joogto gafuurka ee kaga kaadine 😆😆😆
Hhhhhh abdi shukri nin wyn
xanuuna wuu sheegay miyaa Laynoo kala danbeyey igare qosol miiran
Thanks
Boodo