Gabdhah allah hadeeyo xaald jirta bey ka hadlaayan ruwaaydu iney dumar kii waasheen nin aan rabin bey saas udab ordaan allah soo hadeeyo niman kii intey dumarkii arkeen bey saas ugu ciyaaryaan
Qeybo kalena soo jila idinka walaashi oo saas lagu sameyay aaqirkiina gabadhaad dhashay saas iyo si ka daran lagu sameyay nabsigiyo idinku dhacay👍👍👍👍👍👍
Waa fariin xanbarsa qiimo iyo xasuusin gabadh in aysan zawir ay qawanthy nin uu soo dirto kuna aaminto naf kale xitaa hadu yaha ninkeeda hablaah zoomaliyeed waaa wax haystaa maanta marnba ha uu dirin zawirkin nin
Ax waxan so xasuu ty mar aan gabar kudahy taswiir taada oo without cloths .ah ii sodir oo ay ii soodirty ya allah iga cafi ayana cafi dadka dalaa jooga dhaan kaa hady barayaan wlhi please ka gaa gaab sado
hayaay gabdhooow is ilaaasha waxa dhacaya wad u jedaan gabdhoooow jirkiina asturta nin iska dhaafa ee xitaaa naag ha aaminina war wa aduunyo gadoon ee yaan la is aaminin
Wlh horto ani ayaa wa midaas camal iheedataa haddaaa waco iga ma qabto imanasoo waco illeen ragga haddee rawin gabdhaha wee ku ciyaaraan anigana go aan ayaa kagaaray mardabbe innaa wicin
Horta waa suaale qof in la cebeyo maxa laga helaya hada donayso in qof aad cebeyso wllo fadlan soo qaado midi dedna wadnaha ka gali sasa ka sharaf dhante
Gabdhoow fariintaas waxkuqaata sawiradiina xafita hana ku aaminin nin wankujeclahay kuyiri wlhy waa fariin qiimabadan thnks cabdishugri iyo igare wiilal dhaqanleh ayaa tihiin
ilahayow sidhan gabdo uwada nahnay nawada astur ...cadowgeeena ilahy nomajibiyoo gabdhow
Alxmadulilah sanadkaan allahii iga soo saraaa iskaabulnimada aa mahad iskaleh
Masha Allah wilashaan wan jeclahay qaabkay u jilaan ruwayadaha hormar wacan nosobadsha xisoyinkan cml
Gabdhah allah hadeeyo xaald jirta bey ka hadlaayan ruwaaydu iney dumar kii waasheen nin aan rabin bey saas udab ordaan allah soo hadeeyo niman kii intey dumarkii arkeen bey saas ugu ciyaaryaan
Wax bedan qiimobadanehayoo lay raadiyaayoo hilow badan la ii qabaa qoftan yaryar.mashalah.meelahana ever layguma soo qaado magac iyo muuqaalba .
Subxaanalah alooow yaanan sawirkeeyga nin siinin alaxdulilah waligeey sawirkeeyga nin ma udirin war gabdhoow is ilaaaliya
Qeybo kalena soo jila idinka walaashi oo saas lagu sameyay aaqirkiina gabadhaad dhashay saas iyo si ka daran lagu sameyay nabsigiyo idinku dhacay👍👍👍👍👍👍
Waa fariin xanbarsa qiimo iyo xasuusin gabadh in aysan zawir ay qawanthy nin uu soo dirto kuna aaminto naf kale xitaa hadu yaha ninkeeda hablaah zoomaliyeed waaa wax haystaa maanta marnba ha uu dirin zawirkin nin
gabdho adinkane xishoda oo Allah Ku uume ka baqa
Cadow'geena 1-baad
Waa Ethiopia
😭😭 wllhi wn la ooyayey run maan mooday 😭
Abdishukri da is gud drama n it happens in our community.Ajaab....keep going....da drama z a lessons for gals.
Waryaaaaaaa waaaa laydin kaga horeyyy riwaayadan fashiluuuuuu 😂😂😂😂😂
Cabdi shukri waa saa,imad kulahaa 😂 egere kulahaa orda sheekaa naga xumeyseene 😂😂😂 war kuwaan waa legemeen
waku mahadsan tihin jilitaanka riwaayaddaan waa xaqiiqo jirto iyo dhibaatooyinka baraha bulshada ay keeneen waaye
Waan wataa qasaal tv abdishukri iyo igarre iyo dhamaantiinba
Abdi shuri aniga ku heysta adaaya 😘😘😘😘😘😘😘👈
Waa digniin dhamays tiran gabdhaha soolaaliyeed waligaa nin ha aaminin xataa haduu kuqabo Igara iyo cabdishugri aadbaad umahad santiin
Riywaayadu waa koobi ee hal abuur idinku aad leedihiin ha noola imanina guri barwaaqo hal abuurkiisi ayaad soo xadeen
Filinkan waxa looga denleyahy shiine colay loola jeeda wlhi qofkale looma jeedo
Ragoow gabdhaha sharaftooda noo ilaaliya waayo sharafta ragga somalied waxay ku xiran tahay in aan gabdheheena sharaftooda ilaalsanno
waaruntaa wll
Kkkkkkk ninyahow mardanbe waxaas ha samayn adna hayla Samayn I like wiilashan
Wow walahi wax run aya katurjumi rubayatan keep going fowziya
Waan idn xiisey igare iyo abdishugri adeer iyo wll loxiiset
Haa iga dilina kkkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍😍
Ninkii caqali leh aaa wax fahmaayo wakumahad santihiin
Rag saas wax yelo hadey wax kufuhmayaan
Hhhh Hhhh igarre nin daacada weeye wale isaga iyo Abdi shukri iskuma dhawa wale nooloow igarre
Iyo kabadan qarsoon asturan.iyaaa
Igre waligeey sidaa uma qosolin sidaa iga qoslisay qol cidla aniga oo ku jira kaligeey ku dhax qoslaayay
Wa wax mar walba ka dhacaa caaalamkoo dhan
Ma ahan waxe wilashan sameynyaan somlaaay waa riwayad oo gabdhaheena mar walba lagu sameeyaa
Waaka sumcad iyo qiimobadanahay cayn yaashaan alxamfulilah.
C.shukri caadi maahin
Ax waxan so xasuu ty mar aan gabar kudahy taswiir taada oo without cloths .ah ii sodir oo ay ii soodirty ya allah iga cafi ayana cafi dadka dalaa jooga dhaan kaa hady barayaan wlhi please ka gaa gaab sado
😂😂😂😂
Siduu ugu qalalay siduu ugu seexday baaba kasii daran
Waa runtod gabadha walayba hayso sawirad habalow ino ilaliya sawirka
Hhhh hhhh cabdi shukri qosol walaahay
Aniga masoo dhigin waa layga xaday kkkkkkk wallaahi. Maalmahaan sheekadaas waa lagu qaraabtaa
Waaba ii maanta riwaayadan
Alla abdi shugri dhib badnaa
hayaay gabdhooow is ilaaasha waxa dhacaya wad u jedaan gabdhoooow jirkiina asturta nin iska dhaafa ee xitaaa naag ha aaminina war wa aduunyo gadoon ee yaan la is aaminin
Abdi shugri markaan arko iska qoslaaba xaraabo socota waaye kkkk
Kkk zhp wan kugu qoslaa
Abdishukri riwaayado badan baa kaa sugaynaa oo update ah
Caraweel iyo Ayada ma isku qolaa q😂😂😂😂 qosol badanaa
Hhhhhhhhh fara rag ba ka muqda oo miyaa la qabi jiray kulahaa hhhh
Kkkkkkkkk
C/shugri iyo igrre aad baan uga helaa short filmkiina rag dhaqan leh baa tihiin gabdhahaad cashar u dhigaysaan laakin doqon badan baa idinku dayan doono
Maasha alaah waa cashar fiican
Wlh horto ani ayaa wa midaas camal iheedataa haddaaa waco iga ma qabto imanasoo waco illeen ragga haddee rawin gabdhaha wee ku ciyaaraan anigana go aan ayaa kagaaray mardabbe innaa wicin
MaAnagaa cadowAh ceeb🤗
Keep going
Alla kanaaa bela islakaa qal qallo cisey muuu kawadaaa sidan wallahay nin aamin malle gab dhaw is ogaadaa
@@meesheena620 war adi maxaad sheegi inaadeeroow
Ax ax ax waa run
Wlhi wa runtiis gbdh qawan unbaa lagu so qoraa hadad iga heshay ii reb phoneka
Ruwayadan waxa lagujilayo wawax dhacay gbdhahena somaliyed hakukal sonanina qofbuladanaa naftiina kukalsonada waxatihin gabdho quruxbadan dinleh intas hada kuekatan cid walbo aidinjclabeso lken hada sanahatan raga iskadaye tukaha idin hawesanaya waigatalo ani waidin jclhy wayo anibo waxa ahay garabsomaliyed
Waa qalbi dhagax
Walahi halkeedii ayd dhigteen wa sidaaaa way dhacda Malin kasta
Geeesi dheh😁😁
War ninkii maanta wa iska waalay😂😂😂
Asc Abdishugri wll meshan maa meshadiba kkkkkkkk
Stupid man off
Ala waxu yiri war heedhe farahada ka muuqda🤣🤣
Wll hablaha gumaysiga kadaa Cabdi shugriyoow ax
Hhhhhh wlh wafure fara raged akamuqdo kula haa
Kkkk kulahaa qof banin aadama sas uoxo man arking
Naxaris laawe c/shugri maxuu gabadha sas uga layaa
Kkkkkkk walahi wax run ah ayaad kaa hadashey
Walalayaal waan kahelay akshan ka aad usameey seen xalada dhabta ah eey kudhaq maan niman ka qaar
Kkkkkkkkkkk
Horta waa suaale qof in la cebeyo maxa laga helaya hada donayso in qof aad cebeyso wllo fadlan soo qaado midi dedna wadnaha ka gali sasa ka sharaf dhante
Hamda Yar ♥️💋🌹🌹🌹
Walalayaal hurmar wacan
Inta u dambaysa inaad labadiina isqabsataan bay ahayd oo dambiga aad isku edaysaan adaa fikirka lahaa. adaa ciwaanka sameeyey. adaa isoo wacay oo igu jiri soo dheeree. iyo qaar kalo badan
riwaayad fcn bay ahayd waana ku mahadsan thn waa qayb ka mid ah sixitaanka bulshada
Katusaaala qaata marka hore sawirada qawan ad udiresan raga iskadaaya
C/shugri wadnowgoftay cawa
Nin waliga ha wicin😪wa iga dar daran gapdhow
gab dhaha fariin waa u tir teen hadee aqli leeyihiin gabdhow idinkana is dhowra rabi ha idin dhowree
Waamaya.
ninka ma hooyo laha mase anaa umaleye
Cadowgeena koowaad wa ayo waa chinaha kulaha
Filim shidan
Yaa ilafahansan inta nusteexo indho kawado
haaa wlhii waaa qalad hablaha inta ladhexgalo oo laizaziiyo hadana abaalkooda zaalagadhigo mxaa gabdh zaa loogalay ax ax ax ax noi layaab
C/shugri sowtii gabdha Aad kanixijirtay
Lipaax reer mudug ah iga dheh.
hhh dumrka noo ilaaliya wadhaymn kadaya dhiptada kuhaysan
Habloow ha aaminina raga dataa ninka idinqaba ha udirinina sawerkiina ooqaawan
Dumartaay.
Kkkkk malidili karo
ugas nambarkeyga waan soo dhige faceboogi aad sawiradeeda kuso share gareysen ee aaway gabadha nambarkeda 🤪🤪🤪
Nawaxani waa waxadhaca markasta naagabdhoow sawiradiina ilaaliya ragaimika. Waalotaliya isumataliyane halisilaaliyo ragu. Ragiihore mahee hhhhhh
Shugri waa ciyaal suuuq ee igarre maxaa daaray nin adag baan moodayey uff bal waxan eega uff
Wllo wa jilitan oo kaliye xitaa swr mesha kuma hayaan😜😝🤣
Kkkkkkk abdi shukari wa walqabday
Wara gabdow wa argta ragee is astura 😏😏😭👋
Is funny 😆
Xanuun😭🙆
Nimankaan waxay kahadlaysaan wacyiga hada jira.warhooy gabdhoow is ilaaliya waa idiin digeen
Abdi shugri caadi maaha
Naaguhu waa cadawgena kuyi
Subxan nalah
Ar gabdhow is ilaaliya oo wilasheena qaar xaasidiin baa kujiree
Ma diyaradii amxaaradaa kkkk
cabdishukri ppe ku dheh yarta
Waaqofna.