Ruwaayadii Tartanka Cuntada, oo aad u qosol badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Ruwaayadii Tartanka Cuntada, oo aad u qosol badan

Комментарии • 71

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 4 года назад +7

    Manshaaalh ilahyow xafido umada somaliyeed meel walba joogan inshaalh guul iyo gobanimo inshaaaaalh 💕💕💕💕💕💕💕💕💕love 💕💕💕💕love
    💕💕💕💕💕💕love 💕💕💕💕love

  • @Abdurahman_Fartaag
    @Abdurahman_Fartaag 4 года назад +4

    Kan Appetite ka marka uu ka xirmayay Somalia nabad bay ahayd, Jokar wan ku wata wlhi so funny 😁😁

  • @munibadam6607
    @munibadam6607 4 года назад +12

    Inti nabiga jecel like igu qanta

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 года назад +3

    NimcoJooker in ay lik 322 lik oo ay fiirsatay 7k yaab soomaaliga gabadhaan wax intaas kafiican ay uqalantaa. Dadka talent ga leh hala dhiira gamiyo.

  • @jacelowjc1980
    @jacelowjc1980 4 года назад +4

    Calooshiis intaa dhaxdago caruur ku dhali karaa🤣🤣🤣🙏❤

  • @abuukarxaamud8501
    @abuukarxaamud8501 4 года назад +4

    Meshan cadaalad ka ma jirto wlhi nimco jookerey reer suuqa xoolaha lives matter nin qandi caloosha ku sita oo 2 bada saxan iyo 2badiina ruux cuni kara iyo mid ilaaheey xaalkiisa ogyhey ayad is ku aadisay 😂😂😂😂

  • @calicade333
    @calicade333 4 года назад +6

    Ree zuqa xolaha isi soo adkeya nimanyhow😂😂

  • @sawdaabdiahmed8826
    @sawdaabdiahmed8826 4 года назад +6

    Kkkkkkk bini adam maha waa baqaare kulaha wax fiyow🙈

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 года назад +1

    Walahi wa qosal salana sare jokara hore usoco 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasteexohaashim1516
    @nasteexohaashim1516 4 года назад +2

    Kuma waayo my sweet sister naciimo jogar ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AishaDirshe
    @AishaDirshe 4 года назад +1

    Wuu caatoowe abti liibaan maashaa allaah

  • @xamdimohamedmclin8299
    @xamdimohamedmclin8299 4 года назад +1

    Jookar sxby wxd thy qfka kaliya aan fiirsado ee soo badi muuqalada🙏

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 4 года назад

    Bani adam ma ahan waa bakhaar kulahaa, wlh waa fuuuray 😁😁😁😁😁

  • @Bintu-Mohamed50
    @Bintu-Mohamed50 4 года назад +2

    Naciimo jookar 😂😍❤💯

  • @missruun6139
    @missruun6139 4 года назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂Jookar caadi maaha 😂😂😂😂😂😂

  • @filsan4092
    @filsan4092 4 года назад +1

    Kkkkkkkkk Naciimo jookar imtixaan weye 🖐️

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 4 года назад +2

    iam from suuqa xoolaha guleeso br 😂😂

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 4 года назад +1

    Abti liiban qof latartama hayaa kkkkkkk inu icuna kabaqa kkkkkkk cafimad alah siiyo inta abatedka ufuran

  • @miskimaxamuudxasan5832
    @miskimaxamuudxasan5832 4 года назад +1

    Ilaahow cunto u kari yaaley dhihin

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 4 года назад +1

    Finally we got naciima❤❤

  • @user-oq6rh5ew6j
    @user-oq6rh5ew6j 4 года назад +3

    Calooshiisa intaan dagaa caruur ku dhex dhali karaa kulahaa 😂😂😂
    Abti Liibaan wax ka badinaayo keena BR hadal waxaan eheen kuma tartamee.

  • @apo4417
    @apo4417 4 года назад +1

    Maxruug aan ahay kulaha oo hdana habar qabo😂😂😂😂😂

  • @aziayusuf103
    @aziayusuf103 4 года назад +2

    Niciimo : darbi aa ag fadhiya saxanka 😂😂😂😂😂

  • @simanali190
    @simanali190 4 года назад

    Cabdixakiin br rersuuqaxolaha waykujecelyihiiin

  • @susuali
    @susuali 4 года назад +1

    Masha Allah 💞 💞 💞 💞 jookar

  • @harushiinadiriye474
    @harushiinadiriye474 4 года назад

    Kkkkkk so funny wlhi...joker wankuwata siz

  • @hannaabdi2420
    @hannaabdi2420 4 года назад +2

    abti liiban hadaa arkaa iska qoslaa kkkkkkk abti waslad

  • @aishacuud9223
    @aishacuud9223 4 года назад +1

    rer suuqa xolaha hadaan nahay wa nala qayamay😂

  • @aliizaibrahim6223
    @aliizaibrahim6223 4 года назад +4

    Jokareey ruwadahaag wn jeclahy malin kasto ciwankaag radiyaa si aan u arko waxa soo dhigty noso badi ruwadahaaga abyo

  • @zahracabdi5913
    @zahracabdi5913 4 года назад

    Reer suuqa xoolaha saan mana qabataa😅😅😅

  • @aishaaisha3654
    @aishaaisha3654 4 года назад

    Man sha allah

  • @simanali190
    @simanali190 4 года назад

    Abti libn baqaar miyaa masha allh laisku dilin

  • @shukrinoor296
    @shukrinoor296 4 года назад

    first ❤️❤️ keep it up abooya

    • @user-oq6rh5ew6j
      @user-oq6rh5ew6j 4 года назад

      Shukri Noor waa lagaa horeeyay walalo ee try again marka xigta😅

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 4 года назад

    Abti liban aniga ka gulaysan laha hadan maraykan joogo kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 4 года назад +1

    Kkk so funny 😆

  • @ubaxwadetube5942
    @ubaxwadetube5942 4 года назад

    So interesting competition

  • @omarsharlot6312
    @omarsharlot6312 4 года назад

    Kan ee soo dirsadeen kkkkk

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 4 года назад

    Kkkķkkk abti libaan

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 года назад

    Abti liiban bariis larixi wayey halugu waco

  • @hawaahmed142
    @hawaahmed142 4 года назад

    Ciyarta wadesid maxe thy wariri xita sidan uma cuna😂😂😂

  • @calicade333
    @calicade333 4 года назад

    Wllhi abti liiban cimaaamadisa mahesto🤣😂

  • @ilhamabdallah-azizmohamed5947
    @ilhamabdallah-azizmohamed5947 4 года назад

    Calooshiisa intaan dagaa caruur ku dhex dhali karaa kulahaa hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh nacimo caadi mahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 4 года назад

    niciimo jokar funny wlhi

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 года назад +2

    Illahow suuqa xoolaha cebtooda astur 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mustaqbalmuse5876
    @mustaqbalmuse5876 4 года назад

    Niciimo jookaraaa 😂😂😂

  • @somnaturalcure7794
    @somnaturalcure7794 4 года назад

    war waslad miyaa nacima br u balamisay asxan dalmar yare mxaa u keeniwaysay mase bariirah

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 года назад

    kkkkkhhhh

  • @hinnaikraanbeautysalon7811
    @hinnaikraanbeautysalon7811 4 года назад +3

    Walalaha musliminta ah illaahay tardiis igu caawiya subscrib walalayaal 😥 😢

  • @apo4417
    @apo4417 4 года назад +1

    Nacimo jokarey ano riwayadan kazo dabty mar hore xogmaal media ban adi chanalkga ku arkay cumar maxamuudniman izku kaa dhibe car wakaz love wah igu ziin waa blhi tlkiyo dhan ban uzinaya mrkad nga tahriibty zaad izku badazhay 🙃🧐🧐

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 4 года назад +1

    Calooshiisa intaan dagaa Ilmo kudhex dhali karaaa jokar wn kuwata hhhhhh🤓🤓

  • @Ikhlas_isak
    @Ikhlas_isak 4 года назад

    Jookartyda😘😘😘😘

  • @Ismaluraa
    @Ismaluraa 4 года назад

    Kkkk nimco jokar garsòraha markii lagaa dhigaban qoslay😂😂😂😂

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia 4 года назад

    Kkkk😂😂😂

  • @farhiyoQeylo
    @farhiyoQeylo 4 года назад

    😂😂😅😅

  • @saliganebimaxamedscwscw5005
    @saliganebimaxamedscwscw5005 4 года назад

    Kkkkkkkkkkkkl

  • @yasminxusen3065
    @yasminxusen3065 4 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fartuuncabdullahicali6697
    @fartuuncabdullahicali6697 4 года назад

    Suuqa xoolaha kugu ma arag hhhh

  • @Ikram252-u3u
    @Ikram252-u3u 4 года назад

    😂😂🤣 🙈

  • @aaminaali9918
    @aaminaali9918 4 года назад

    Kkkkkk

  • @simanali190
    @simanali190 4 года назад

    Naciimo jokar

  • @calicade333
    @calicade333 4 года назад +1

    Caloshisa inta dego aan caruur ku dhali kara kulaha dacada u qoslay🤣😂

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 4 года назад

    dhab siye dhabankiis ay kamuuqataa 🌚😂😂😂✌

  • @maxamadadan7667
    @maxamadadan7667 4 года назад

    Hhhhh jokor lee

  • @kadiirali4800
    @kadiirali4800 4 года назад

    Carurtadha hacunin kulaha 🤣

  • @celebrity-people4770
    @celebrity-people4770 4 года назад

    War cun cun ku lahaa naciimo jokar wlh funny wye