Maalmihii Nolosheena Part 13, Nimco Jokar, Hassam, Badri, Laandheere

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 ноя 2024

Комментарии •

  • @nasiyabadal6616
    @nasiyabadal6616 5 лет назад +68

    ♥️Thank u xogmaal media sidad waxnugu soo gudbineysaan baa si buuxda ah 🙈♥️

  • @MGuhaad
    @MGuhaad 5 лет назад +290

    Inta Qof ilaahey iyo rasuul kiisa jecel like iyo subscribe ii saara somaliweyn niyada iigu dhisa bilaash weeye Waxaa raba 35 qof subscribe igu caawiso

  • @AKTVSHORTVIDEOS
    @AKTVSHORTVIDEOS 5 лет назад +206

    inta Naciimo jookar tageersan far yarada taaga waliba iyago dawanaya commentiga akhrinaya ee waliba see more....

  • @ikramayan7115
    @ikramayan7115 5 лет назад +109

    Alle dartii inta wax u jecel like ii saara

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 5 лет назад +81

    💚بسم الله الرحمن الرحيم
    🎁 salatu duxa 🎁
    Uadeegso Qalinkaag 📝 Fidinta Diinta iyo Islaaxa umada Muslimiinta iyo Walalaha cfi 📖📚َ
    (1)💎Subhaanallah (2)💎Walhamdulillaaaaah(3)💎Walaaillaha illallahailallaaah(4)💎Wallaahu akbar
    👇👇
    👉 Nabigen muxammed ❤sallaahu calayhi wasallam❤
    👉 wuxu yiri qofku wuxu leyahay 360 .sadax boqol lixdan xubnood _xibin
    👉 kastana waxa laga rabaa ( sadaqo)
    👉🏿 Marku Wagu Baryo Balse Waxa ka Gudeyso(2)laba Rakco ah 🎁 salatu duxa 🎁
    👉 Sheyga Manta Cibaadada Ka Mashquuulinayo Biri Qabriga
    Makugu Wahlinaayo
    👉 Wllfilh IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis Baarakallaahu fiiikum ✍🏿 ✅

  • @manaabdala9710
    @manaabdala9710 5 лет назад +28

    I'm Somali never like Somali dramas. But love niemo she is Funny and beautiful 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

    • @caliwasaaye.5728
      @caliwasaaye.5728 5 лет назад +1

      Mana Abdala You are Sharmuto

    • @Ayan-q8h
      @Ayan-q8h 5 лет назад +2

      Mana Abdala Somali drama is not Professional. They’re just talking without following script because most of them don’t write and read. Here they talking about the husband bought you 4 by 4 hun, that’s the car but the car belongs to her that’s why he kicked her from the house. Really? Am so confused and that’s always the case they mix up things like it’s a big Turn off.

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад +72

    Like sar hadad sideyda dawaneso hadana aqrineso Comments ka 😂😂😂

  • @mushtaqcadeychannel721
    @mushtaqcadeychannel721 5 лет назад +34

    ilaah dartiis subscribe iku saara muradkina allaha idin sahle walashiina oo cusub aan ahayee 🙏🙏🙏🙏 plz

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 5 лет назад +28

    Nimankan abti liban baa kasii fican ...cidi abti libaan uxisaty like isaara😊

  • @faadiradani1680
    @faadiradani1680 5 лет назад +40

    Inta walashisa sidan o kle udhibaa liketa sara 😂😂sidan okle

  • @samanbadan1466
    @samanbadan1466 5 лет назад +23

    😂😂😂😂 anigo ah ururka comment aqriska o lo so gabiye {UCA}wanba ka helay riwayadan one ❤ guys tageraha wayn nimco jokar hore u soco inbay cadday

  • @munnaxawadley2392
    @munnaxawadley2392 5 лет назад +39

    Nimco iyo wiilka ka yar funny wlhi😂😂
    Waa anigiyo walalkeyoo kale

    • @mustafebarkad1713
      @mustafebarkad1713 5 лет назад +2

      Runya wweyi wiil ka iyo gabadha isku xiga wali gabadhu wayntahay sidaas uun bay isku haystaan lakin hadana gabadhu walaalkeed way jeceshahay Walaashay waan u xiisay walaahi

  • @hormuudkiitogdheer5143
    @hormuudkiitogdheer5143 5 лет назад +48

    inta soomaliga niciima tageertay like igu qabta

  • @jumanoor5292
    @jumanoor5292 4 года назад +2

    walaahi waxad uu eegtahay dheg baladh Nimco jookar matihid. i like your creativity

  • @fadxanasiib6641
    @fadxanasiib6641 5 лет назад +15

    Niciima marakay oydo love baan ku ahay waa xarabe kaliya wllhi ohiinteedu 😂😂🤣🤣

  • @habonhaybe2909
    @habonhaybe2909 5 лет назад +82

    😂 inta liiban iyo wasladii u xiistay farta taga☝️ . Musbaar dhulka laga so sibay waa mid qaylo badan🤣

  • @osmanfartuun7054
    @osmanfartuun7054 5 лет назад +6

    Wow what a lovely store nice one good to see you hassan cade the best actor masha allaah wllky well done🏆👈

  • @jawharaosman6472
    @jawharaosman6472 5 лет назад +16

    Nimco jokar wan jclhy wlhi ♥️so funny 😁

  • @yaasmiininacabdi905
    @yaasmiininacabdi905 5 лет назад

    Ninkan wa walan yahay adabo qafifa bad qabtaa inta ila argty ..love saara

  • @sagaladam8131
    @sagaladam8131 5 лет назад +6

    Inta rabta in ay Somalia ku noqoto oo jecel like igu qabo🤣🤣

  • @maymuunabshir8044
    @maymuunabshir8044 5 лет назад +2

    Inta sida nimco laandheera ah like ii saara

  • @marwobarlin869
    @marwobarlin869 5 лет назад +41

    Walalaha somaliyeed subscribe ii sara channel fadlan mahadsanidin

    • @hooyooffive7097
      @hooyooffive7097 5 лет назад

      Maxaad ugu khasbaysaa umadda in ay subscribe kuu saaran.

    • @marwobarlin869
      @marwobarlin869 5 лет назад

      @@hooyooffive7097 qasab ma jiro just ii sara waaye kii ii sara THANKS kii ii saran is ok

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 5 лет назад +4

    😂😂😂Naciima Jookar: “ Guumaysyahow wajiga baabuurka Leh”
    Ar halkaas Xasan Way Ku fogaatay😂😂😂😂😂😂

  • @basimaomar3648
    @basimaomar3648 5 лет назад +8

    Dhaag baladh nin ka biiyeeyaay loo heelaay kkkk nacimo funny kinp going sis 🤣🤣🤣🤣

  • @saharadol2022
    @saharadol2022 5 лет назад +6

    Inta naccimo tagerto like hailadaafin

  • @mubasherali9728
    @mubasherali9728 5 лет назад +5

    Hadii aad sidayda iskaabulo tahay like igu taabo naag digsigeeda wadata no GU ducee

  • @Gudcuro
    @Gudcuro 5 лет назад +9

    Inderkay Hassan bn arkayaa wn ku salaamay inder 👋👋👋👋

  • @dahaboaliso4717
    @dahaboaliso4717 5 лет назад +34

    KUSALIYA NABEGENA MUXAMED SCW SCW SCW

  • @rayaaninaabdilahi3646
    @rayaaninaabdilahi3646 5 лет назад +5

    Ala waa hassan ismaciil

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 5 лет назад +15

    10 ciyaala oo daycare ku jira naagtaas baa ka dhib badan. Hhhh
    Yaa ilaqosla

  • @shakirakhmad9017
    @shakirakhmad9017 5 лет назад +18

    Naciimo abaayo dadka filimka kula jilaaya ka yarey cayda
    Una ogolow hadalka sidu filimka u quruxbadnaado tnks God jop

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 5 лет назад +6

    Welcome to the reer haboyoos if you don.t need getaut here man

  • @queenmaria2877
    @queenmaria2877 5 лет назад +11

    Reer happiyoos Wey iga badiueen wlh much love jokar ❤️❤️

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 5 лет назад

    Maansho allah xogmaal media waan ku haystaa hore u socda saaxibayaal naasir budla bood na igu salaama

  • @fathiafaisal2496
    @fathiafaisal2496 5 лет назад +5

    Xogmaal media taageere 🙏🏽💖

  • @tahir2j650
    @tahir2j650 5 лет назад +2

    Hada kohor bay naag dhakada irbad kagadurtay😂😂😂.

  • @salmailyaaz5880
    @salmailyaaz5880 5 лет назад +5

    heesbaa losameeyey musalsalkii 👏👏👏

  • @bashkaxaji5661
    @bashkaxaji5661 5 лет назад +8

    Ruwayda liiban bay ku socotay waad halesen kkkk

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 лет назад +7

    Libaan iyo wasladii I miss Abti libaab 👍👌❤️❤️

  • @TALISO_ABDULLE
    @TALISO_ABDULLE 5 лет назад +2

    Naciimo jogar dadka filimka kulajilaa jaanis sii sia ay kuulaqeebqaatan hadalka abti liibankusodara markaasu qaraaxo noqonaahe waslad iyo leefid horay usocda team joogar 🙏

  • @Sagacypher
    @Sagacypher 5 лет назад +11

    Waxii dhan meel la fariisto iyo hadal baad ku dhameesaane kadaaya oo hadalka yareeya action iyo maceeya xiisihii baa ka dhamanayer

  • @abdiqanicade1736
    @abdiqanicade1736 5 лет назад +5

    Welcome to reer happys if don't need reer happys gera are hre man 😁👌

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 лет назад +25

    Aniga waxay ii tahay 10:38pm from boston deeq darajo noosoo gali qaladaadka ruwayada please

  • @suuusaaran7992
    @suuusaaran7992 5 лет назад +8

    Abti liiibaan ayaa ku leha inta kale waa wax bayaheey waslo kkk

  • @birqayeofficialmedia3792
    @birqayeofficialmedia3792 5 лет назад +18

    Xogmal inta tagerto oo ku xiran plz subscribe isara

  • @Mariish9331
    @Mariish9331 5 лет назад +3

    Malmihi nolasha tii hore xage ku dambesay part 11 ku Oogaye😏😏

  • @AhmedAhmed-hg1wz
    @AhmedAhmed-hg1wz 5 лет назад

    whats the songs name

  • @apdiraxmaanilkacaze6903
    @apdiraxmaanilkacaze6903 5 лет назад +4

    Hhhh nacima iyo walalked
    Nasir dheere ayaa wada qadaynaya
    Sasabad a logu jiro nacima

  • @minaosman2049
    @minaosman2049 5 лет назад +9

    Nacima jookar wax nool batahay cadowga ha jabo❤️✌️qali

  • @salaxhashim9046
    @salaxhashim9046 5 лет назад +2

    War naka haay, naagta 😁😁
    Lolz👇👇👇

  • @beerlulainahassan1744
    @beerlulainahassan1744 5 лет назад +2

    Naciimo iyo Hassan waxa baa igu heysto😂🤣🤣🤣🤣

  • @queensuuban7477
    @queensuuban7477 5 лет назад +2

    Allh ❤️🥰nimco joker 🃏 la aanted abar waye wllhi😂😂😂

  • @istahilmohamedjama8852
    @istahilmohamedjama8852 5 лет назад +2

    Hassam guul wllo

  • @xabiibosaladahmed2323
    @xabiibosaladahmed2323 5 лет назад +1

    Jakareey riwayadaan dhadhan malaha tii anti liibaan ayaa fiicneed nosoceli plz

  • @svgcrtns444
    @svgcrtns444 2 года назад

    Waan u xiisnay, abti liibaan, baristimool, sumayo, iyo Br.

  • @rabatpropertyLimited
    @rabatpropertyLimited 5 лет назад +2

    Somalida familiyadoda Allow door

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman3677 5 лет назад +3

    Nimco Jookar so Funny wlhi Maxa Kaa Khuseeya Ninka Anu I Qaba Walaalow Macaanow Ma I Daysid kulaha Naagba Walaalkeed Disha La Dhihi doonaye 😂

  • @balqiismaxamedxasan8365
    @balqiismaxamedxasan8365 5 лет назад +9

    Abti Liiban Ayaa Ka Fiican Ninkan

  • @maryanabdalla472
    @maryanabdalla472 5 лет назад

    Heesta noo soo galiya xogmaaal thanks

  • @halishmahmoud374
    @halishmahmoud374 5 лет назад +2

    First person today

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 3 года назад +1

    Ruwaayadan part 11 halka ey maresay
    12&13 maba ahan isku mid sida ay wax usocdaan garan maayo 😂😂😂😂

  • @safiyakulmie6605
    @safiyakulmie6605 5 лет назад +2

    Nimco iyo kan ka yar wlh wa ani iyo wllky iga yar shactiro😂😂😂

  • @khadijahasan1567
    @khadijahasan1567 5 лет назад +3

    Rere happyo kkkkkkkkk,, ♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 5 лет назад

    Cooking hadu barto nin somali wa hero. Dr hata wu ka fiican yahay. wa hadey run ba tahay.

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 5 лет назад +11

    Filinkii libaan uu kujiray aaway oo waslada ahaa kaas ayaa ka xaraaro badnaa oo ka qatarsan midkaan kaas meeshiisa ka sii wada . Markaan la jileeysid waa qosol miiran .

  • @iqramohamed9841
    @iqramohamed9841 5 лет назад +5

    Hasan ma siibo kulahaa 😅😅😅
    Funny wlhi

  • @sundussaylac7702
    @sundussaylac7702 5 лет назад +6

    Xogmaal media 👌🏽👌🏽👌🏽👑👑👑😍😍😍👍👍

  • @fadumamohamed780
    @fadumamohamed780 5 лет назад +4

    Way kuciyaartay sheekad
    Ninkay shukaansatay oo ay guursatay
    Bay tiri hadana waa walaalkay
    Isla sheekadii qaybtii 2aad?

  • @xilkasnuura1837
    @xilkasnuura1837 5 лет назад +3

    Ninka shaadhka cad ee walaalkeeda kujilaayo miyuusan season 1 ninka guursan rabay soo kuma jileyn inta ila qabto like saara

    • @xilkasnuura1837
      @xilkasnuura1837 5 лет назад

      @Naima mohomed waaan arkeynaa wixii soo socdo

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 5 лет назад +10

    Ano arag ayaan magaceeda maqlay lknse waa qof ku wanagsan jilida tageero buuxdo

  • @safisdagan4500
    @safisdagan4500 5 лет назад +2

    Kkkkkkkkkk nimco jokar wn jeclhy wlhy sida aan aniga iyo wllky isku nhy ayay isku yihiin funny

  • @rikman3561
    @rikman3561 5 лет назад +20

    Inte qof ayeey slad hada uu tahay ani Cml 🌖✌🏻 me sweden 🇸🇪 4:00 🕓

  • @engxidigyusufali9879
    @engxidigyusufali9879 5 лет назад

    Siduu shiikha tolkeenaa sheegay dalqadaha maba dhamaadaan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 5 лет назад

    inta la yaabta kiketa dadku raadinayaan like saara mesha cad buluug bay noqon isku day

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 года назад +1

    Omg daacad baan u qoslay

  • @anababuukar7341
    @anababuukar7341 5 лет назад

    Illahayow wlla la aan ha Na dhigin
    Waa boss Ismail Abukar💜

  • @bulhansomalia4633
    @bulhansomalia4633 5 лет назад

    Ruwayada libaan waslad Aya shidayey inta ila aragta like igu qabta

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 5 лет назад +3

    Abti Liibaan la'aantiisa sheekada marax inay tahay inta ila qabta like

  • @aaliyamoalin6683
    @aaliyamoalin6683 5 лет назад

    Inta igula xiran Malmihii nolosheena like i saara Jookar horey u soco qurux badan

  • @ninasaed2025
    @ninasaed2025 5 лет назад +1

    Hello bud la duul👋😄
    Weji baabur
    Gumays wlhi erayda aan ku qoslay

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 5 лет назад +6

    Maalmihii nolosheena waxaan soo xasuustay series kii friends ee joew uu dhahaayay days of our lives DR Grey Remore 😂😂😂

  • @sahrasiman8098
    @sahrasiman8098 5 лет назад

    Abti libaan iyo gabadhi kale inoo sociliya

  • @qumanxasan6971
    @qumanxasan6971 5 лет назад

    Waxan Iskalsada blugah ku laha walahi san u qoslay joker mid ma aha so fani

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 5 лет назад +3

    Hassaan ma dhinacan baad u soo wareegtay

  • @sagalhassan8643
    @sagalhassan8643 5 лет назад +6

    Hassan ismacil 🤣🤣😂🤣

  • @starlanguagesacademy3571
    @starlanguagesacademy3571 5 лет назад +1

    fadlan channelkan like saara

  • @ubahzunzan9456
    @ubahzunzan9456 5 лет назад +2

    Soomaali wili way Dan beesaa waxaa idin ka maqan in cunta kariska yahay maanta waxa ugu lacagta badan

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 5 лет назад +2

    Anigii baad wareeriso igu xirteen musbaar dhulka laga soo siibay wx kle wye 😂

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 5 лет назад

    Habeenkii sagaal saac ciday lahadasho waydiiya dhag balaaar😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fathiafaisal2496
    @fathiafaisal2496 5 лет назад +4

    Naimo jookar😄😂🤣we love u

  • @adeniidow3556
    @adeniidow3556 5 лет назад +1

    Day indha adeegeeda 😂 nago saas ah abuuxo kawaran war dumarow naftiina haabahdilina👈

  • @nimcofaarax9713
    @nimcofaarax9713 5 лет назад

    Kkkkkkkkkkk kula yaa raba nicimo jokar wale waa naag nolo markan arako aaya sii qisal 🍇🍎🍒♥️♥️

  • @farxiyaabdulahi7974
    @farxiyaabdulahi7974 5 лет назад +4

    Abti liban ayaa kamaqan rumayadu nuur maleh away abti liban

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 5 лет назад

    Nimco waan jecelahayi. Iyo odayigeda

  • @kalthumshaur1070
    @kalthumshaur1070 5 лет назад +1

    Heedhe naciimo riwaayada ha qasin ninku sowkii ku shukaansanayay maha waliba shaadhki cada mu badalin😀

  • @nunow2722
    @nunow2722 5 лет назад

    Kii shalay shukaansade miya maanta walaalkeed noqde🤔

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 5 лет назад +1

    Intan maqna bey so dhacdey malmihi nolashena 😂😂😂😂😂

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 5 лет назад +8

    DHeg balaar🤣🤣

  • @zahroaxmed8673
    @zahroaxmed8673 5 лет назад +1

    😂😂😂😂🤣🤣 malga nafta iga qadi lahaa haduu riyo ogu imado nafta maka qadaa haduu dhaho ka qad ayuu dhihi ku lahaa nimco ku aminsanhey qali kkkkkkkkk

  • @farxiyofiska3747
    @farxiyofiska3747 5 лет назад +1

    Nimco iyo Wilka yar caadi maha wxd moda. Ani iyo. Wllky wlhi 😂