Maalmihii Nolosheena Part 14, Nimco Jokar, Nasir Dheere iyo Dahir Jabuuti

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Maalmihii Nolosheena Part 14, Nimco Jokar, Nasir Dheere iyo Dahir Jabuuti

Комментарии • 453

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  5 лет назад +12

    Subscribe Saaxiibayaal oo kala soco wararka caalamka
    ruclips.net/channel/UC5nzQ1yaaOvcc1X7edmkYCgvideos

    • @chaseleonardo7407
      @chaseleonardo7407 3 года назад

      sorry to be so offtopic but does anybody know of a trick to get back into an Instagram account??
      I stupidly forgot the account password. I appreciate any tips you can give me.

    • @husseinahmed8108
      @husseinahmed8108 2 года назад

      😂😂😂😂😂 Naima 2:33 waxey tiri waligey mashaqeesan malina maqadin Naima waan wataa wlhi jilliin keeda Ma ahan mid aan Ka xiisa dhacayo

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад +558

    Inta ilahaye iyo quranka jacel like sar

    • @asadm8908
      @asadm8908 5 лет назад

      Wall waaNku saaraYe iSo pooqo 🙏

    • @umalkhierfarah6866
      @umalkhierfarah6866 5 лет назад +3

      Quran dee akhariso maxaad ma qof necab ayaa jira like yaa meel kasta kaa gali

    • @Dayaxtv
      @Dayaxtv 5 лет назад

      Wll subscreibe igu qaabo chanel plz thanks

    • @cashocuud6903
      @cashocuud6903 5 лет назад

      Kkkkkkkkkkkkk m a

    • @luulbile8481
      @luulbile8481 5 лет назад

      @@umalkhierfarah6866 kkk jawaabtaada waa iga qoslisay caadi ma aha

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 5 лет назад +156

    Soomaaley like iisaar a imaadeerayaal inaan waraabe idin cunin

  • @gobgun329
    @gobgun329 5 лет назад +81

    Waligay ma shaqaysan maalinna ma qadin laandheerenimo hhhhhh jookartayda naf nool baa kujidha

    • @marwochannel3
      @marwochannel3 5 лет назад +1

      Walalo MCn subscribe iidhe 🙏 🙏❤️

    • @WEELEEMAHADHADA
      @WEELEEMAHADHADA 3 года назад

      Aad ayay iiga qoslisay Jookar waa fariid

    • @WEELEEMAHADHADA
      @WEELEEMAHADHADA 3 года назад

      @@marwochannel3 Maxaad ku falaysaa

  • @fatumamohamed2343
    @fatumamohamed2343 5 лет назад +19

    Waligeyna ma shaqeysan malinna ma qadin kulahaa😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😍😍

  • @hodanomararahman4242
    @hodanomararahman4242 5 лет назад +24

    Okiyaalah anaa kuu gadee keen kkkkk.asxaabeey ii soo duceeya muraad ayaan leeyee khyr badan Allah hayni siiyee 🙏🙏🙏

  • @hormuudkiitogdheer5143
    @hormuudkiitogdheer5143 5 лет назад +101

    dhagbalaar iyo budhladuul walahi waaxarabe intii tageertay like isaara pleas

  • @boocametv1495
    @boocametv1495 5 лет назад +51

    Horta waxaan fahmi waayey dadkan vedio kasta ku soo qoraya like ii saara comments kooda maxaa ka qaldan ..... ma oga miyaa in halkan loogu talo galay in markay daawadaan vedios ka ay aragtidooda ka dhiibtaan yaab .... it's not about you guyz it's the vedio you watching dad baana time iyo effort geliyey ee ama aragtidiina ka dhiibta ama waxba meeshs hskusoo qorina

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 лет назад +20

    Waaaaaaaw qof marku iska heesayo waa kajeclaysane fananka mana aqaan sababta✅👌👌😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 лет назад +15

    Waligey ma shaqeesan hadana maalin ma qadin laandheere iga dheh nasab inaatahay wlee😘❤️ like

  • @habooncadeey91
    @habooncadeey91 5 лет назад +74

    dhag balaarey inta ku qosashay Like isara

  • @malikabertan7480
    @malikabertan7480 5 лет назад +10

    Balaayo naciima joker wlhy aragtideedaba iga qoslosa❤️❤️

  • @malyunahmedaraye412
    @malyunahmedaraye412 5 лет назад +14

    Kan fiyooore maahinee
    Waaa sanbooor😂😂
    Jokar waxkle waaye

  • @xamdaiftin1454
    @xamdaiftin1454 5 лет назад +41

    Inta kelmeda dhegbalaadh neceb 😂
    Nimco jookar❤❤❤

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 5 лет назад +22

    Waligay ma shaqaysan
    Maalina ma qadin🤣😂🤣😂
    Jokar dhib badnaa

  • @farhiyomohamud6560
    @farhiyomohamud6560 5 лет назад +9

    Waaw nimco jokar qofnool walah waa ku tageraaa 😍😍❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 лет назад +22

    Waligeey maan shaqeysan maalina maan qadin. Kute waxaas baa laan dheere la dhahaa kkk

  • @asadm8908
    @asadm8908 5 лет назад +60

    War like dhaC dhaC iigU siiYa
    Halla isOo pooqdO 🙏

    • @marwochannel3
      @marwochannel3 5 лет назад

      Asad yare walalo subscribe iidhe 🙏 🙏❤️

    • @Slm-yf7yh
      @Slm-yf7yh 5 лет назад

      Luuqada hanooga ciyaarin Ina adeeer P maqabne 😜

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 5 лет назад +2

    Nimco jookar walaahay si dhabaan ugu qoslaa hadalkeeda waa abwaanad kalmaday tidhaahdaba waan qoslaa
    From hargaysa

  • @sundusabdifitah4337
    @sundusabdifitah4337 5 лет назад +1

    Kani fiyoore ma ahee waa sanboor la taagy naciimo joker funny 🥰🥰🥰🥰😁😁😁😁😁

  • @zeinabali432
    @zeinabali432 5 лет назад +8

    waligay ma shaqeysan malina ma qadin laan dheer nimo.. Nimco jokar wlh waa jini yar😄😄😄

  • @hamdihass3894
    @hamdihass3894 5 лет назад +18

    I am watching this time
    Minneapolis time 12:36 am😁😁😁🙏🏽🙏🏽

    • @oo-zt7uz
      @oo-zt7uz 5 лет назад

      I am watching Calgary

  • @Teach-q2i
    @Teach-q2i 5 лет назад +10

    What a joke!!! Who wears a sports pants with shirt ?😂😂😂😂😂😂 and he got the guts to talk about the other guy’s sense of style.

    • @malmo4235
      @malmo4235 5 лет назад +1

      Don’t be Rude Nacas nin gaal ooxidhan hadaa aragto Waa kadaba Xiran lahayd Lkn wiil somaliyeed waxaad Kadhigaysaa wax weyn dhadhaan 👎👎👎👎👎

  • @garyaqaanzaki2258
    @garyaqaanzaki2258 5 лет назад +3

    Nimco Joker waxay tidhi weligay ma shaqayn, habeena ma qadin.
    Laandheeranimo iga dheh
    😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiyoabale5795
    @sacdiyoabale5795 5 лет назад +13

    The funniest part🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @somaliqueen829
    @somaliqueen829 5 лет назад +12

    Ninku waa nin fudud xooga oo hadal badan Naciima lkn waa top 💕💕💕💕

    • @yusrojwxo3301
      @yusrojwxo3301 5 лет назад

      Ninka maka heshay naagi ninkey kahesho wey caysa 🤣🤣😆😆😃😃

    • @beerlulainahassan1744
      @beerlulainahassan1744 5 лет назад

      NA Gang 😂🤣🤣🤣 wu fududyahay

    • @somaliqueen829
      @somaliqueen829 5 лет назад

      yusro Jwxo haygu dan baabin wllo wala iqabaa wado aan Nin kaga helo iima furna

    • @yusrojwxo3301
      @yusrojwxo3301 5 лет назад

      @@somaliqueen829 kkkkkk mahubta maxa afka kusaray marka hadi lagu qabo

  • @zahraali1301
    @zahraali1301 5 лет назад +6

    😂😂😂😂nimca jookar big fan of you

  • @ahmeddcdde1004
    @ahmeddcdde1004 5 лет назад +9

    Hhh reer kaygaaa is ka gdayay kulhaa ninka hygu celilina🤩🤩🤩🤩🤩🌷

    • @marwochannel3
      @marwochannel3 5 лет назад

      Walalo subscribe iidhe 🙏 🙏❤️

  • @gabiewilson2997
    @gabiewilson2997 5 лет назад +6

    Budladuul need some serious fashion intervention. His match with Jokar is ridiculous 😂
    Lkin ruwayadda way maraysaa

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 лет назад +5

    Naciimo waad kabaxasatay jiliinka😱🙌😂😂😂😂😂😂

  • @ayanahmed7101
    @ayanahmed7101 5 лет назад +24

    Qofkii ugu horeeye baan ahay like ta ha iga baqiilin ☝️☝️☝️☝️

    • @asadm8908
      @asadm8908 5 лет назад

      Dhac dhac adna isO pooqo dhaC dhaC iigU qabo 🙏

  • @jsssocwatchkeeper1058
    @jsssocwatchkeeper1058 5 лет назад +1

    NIMCA JOOKAR 2:33 " Waligeey mashaqeysan maalinna Maqadin Laadheere nimo" kkkkk

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 лет назад +3

    Caqli ileey weeye nimca jokar 😍😍😍❤❤❤

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 5 лет назад +4

    Manshaaalh ilahyow xafido naciimo inshaaaaalh 💎💕💎💕💎❤️

  • @ahmedshire6416
    @ahmedshire6416 5 лет назад +5

    Iam
    In love with nimco jokar topp actress wlh ❤️🙏🔥

  • @ismailabdirizak3169
    @ismailabdirizak3169 5 лет назад +10

    Al fanan oyaye 😂🤣.

  • @ahlamcool4090
    @ahlamcool4090 5 лет назад +4

    Dadka like mexe ku jecelyihin uf

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 5 лет назад +16

    Nimco waad kabax satey nolow walaasheeniyey

  • @maryandiiriye1055
    @maryandiiriye1055 5 лет назад +6

    Heestii maxaa xigay leersanayaa fiidkoo war dhibaataa ila soo doonaty ina adeer dhag balaarey is daji 🤣🤣🤣🤣

  • @curudacidadugsiga852
    @curudacidadugsiga852 5 лет назад +3

    Dhag balareey kulahaa labadaan waa labo kala daran waba isku soo baxayaan 😂😂😂😂😂😂😂😂👌👌👌👌👌👌

    • @fartunyusuf4000
      @fartunyusuf4000 5 лет назад

      safia Moalim muuse ha ma aragtay wa abtigeed

    • @curudacidadugsiga852
      @curudacidadugsiga852 5 лет назад

      @@fartunyusuf4000 masha allah waba labo kala daran masha allah

  • @umusaidsalmansaid5828
    @umusaidsalmansaid5828 5 лет назад +5

    Nimco joker so fanny wlhi😂

  • @ayaanahmed4307
    @ayaanahmed4307 5 лет назад +1

    Nimco iyo abtiged naasir masha allah

  • @fowziomohamed4526
    @fowziomohamed4526 5 лет назад +23

    inta heesta ku haysto like isara😅

  • @hanicadey6947
    @hanicadey6947 5 лет назад +5

    rag qurmuune kulahaa😂🤣😂😂

  • @kali8948
    @kali8948 5 лет назад +3

    Walahi wa landheree nicimo joker 😘❤️
    Wata nicima na shegtey aaf somali hanu been ku shegno ma naqano 😂😂😂😂

  • @shamsoali5178
    @shamsoali5178 5 лет назад +24

    Ninkaan iyo mahamed bk iney isku cod egtihiin yaa igu raacsan like isar qofkii igu racsan

  • @dudiroble8137
    @dudiroble8137 5 лет назад +13

    Vedioga codku waa fasiix lkn muqaalka wajiyda fasiix mahan 🙀🙀🙀🙀

  • @Slm-yf7yh
    @Slm-yf7yh 5 лет назад +2

    Human pain ala manooli🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fardowsocrisaaq2307
    @fardowsocrisaaq2307 5 лет назад +3

    Waligeey mashqeynin mlina maqadin laandheranimo jokar u make me lough 🤣🤣

  • @bashkaburale1455
    @bashkaburale1455 5 лет назад +3

    Waligey mashaqeysan hal malin maqadin laan dheernima kulhaa dhipta jokat😂😂😂😂😂😂

  • @salwaomar9021
    @salwaomar9021 5 лет назад +3

    Alla qosol iguma harin iga soo daba basbaasayso kulahaa kkkkkkk😁😁😁😁

  • @zahraali7300
    @zahraali7300 5 лет назад

    Hhhhhhh isii okiyalaheyga anaa ku kaday sheekadi dumarka lagu xamanjiray ayey nogu fashilisay waxey ragooda uqabtaan wey ku shegtaan

  • @leylinamohamed3043
    @leylinamohamed3043 5 лет назад +3

    Masha Allah

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 лет назад +4

    Kkkkkkkkkk kani ubax maahane waa sanboor kulahaa

  • @hanimaxamudjaamac4858
    @hanimaxamudjaamac4858 4 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣nimco jor wlxke i am you fanz💋
    Mx kqldn hestd miyd ooyaysa kul🤣🤣🤣

  • @amiiraaragsanamiiraaragsan5543
    @amiiraaragsanamiiraaragsan5543 4 года назад

    Nasir dheere codkisa ayan ba ku heysta m.a 🥰🥰🥰

  • @sacdiyashukur4731
    @sacdiyashukur4731 5 лет назад +2

    Dhagbalaar anigaa lay dhahaa 😅😅😅

  • @nasiiimaqueen452
    @nasiiimaqueen452 5 лет назад +3

    Wllhi way iga qoslay kulah adiga iga indho adaga 😂😂😂😂

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 лет назад +3

    Fanaan dheh aduunka wwwww

  • @amishamish1234
    @amishamish1234 5 лет назад +6

    Inti qosashay like isara

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 5 лет назад

    Lkkkkkkkkkkkkkkkk bas baasta lays wada mariyay

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 3 года назад

    Wiilkan Nasir dheere waxaan arkaayay qof tiktalk ka dhex leh allaha u naxaristo ma runbaa mise waa quraafaafkoodii

  • @mahadhoabdinoor9576
    @mahadhoabdinoor9576 5 лет назад +18

    😂😂😂😂😂afsomaligisa afsomali ben lakushego maaha kulaha😅

    • @asadm8908
      @asadm8908 5 лет назад

      Iso pooqo dhac dhac igu soo qabo

    • @ibadodumar7967
      @ibadodumar7967 5 лет назад +1

      Reer jabuti been ma sheegaan bay ka wadaa malaha

  • @sucaadabdalla3083
    @sucaadabdalla3083 5 лет назад +3

    Waligay ma shaqeesan mlina ma qadin😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikarim7003
    @abdikarim7003 5 лет назад +19

    nimca jokar nolow abayo.💗💗💗💗💓

  • @nimcoduwan5111
    @nimcoduwan5111 5 лет назад +2

    Hhhhhhhh dhag balaaareey eraygaaa waaaa iga gadanyahay

  • @basimaomar3648
    @basimaomar3648 5 лет назад

    Kkkkk dhag baladh caadi mahan kan ubax mahan wa sanbor nacimo nolow sister 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 4 года назад +1

    Waligay ma shaqeysan maalina ma qaadin laandheerinimo 🤣🤣
    Naciimo jooker absolutely Wlhi waa actorad banaankeeda ku dhacday

  • @haniwarsame9938
    @haniwarsame9938 5 лет назад +2

    kkkkkkk kaal iyo laab ay uu qoslaya

  • @burhanabdi5979
    @burhanabdi5979 5 лет назад

    kkkk naciima jooker wlh funny waye

  • @ubahubahiina7526
    @ubahubahiina7526 5 лет назад

    😂😅😃😀😀 funny hesta mohinbaa kulah

  • @hamidhassanali8623
    @hamidhassanali8623 5 лет назад +3

    Naciimo jokar
    Iskajaf qothax bakataqane😂😂
    Qarxis😃😃😃

  • @djiboutimyhome2867
    @djiboutimyhome2867 5 лет назад +4

    AF somalika réer Djibouti baan ku ma jirtow masanid nacimo kkkk

  • @manaanhusein5998
    @manaanhusein5998 5 лет назад

    Adiga laftaada xilli xun baad wax ii sheegtay😂😂😂😂😂

  • @rabiileomar7395
    @rabiileomar7395 3 года назад

    Naagtan wa real actress . Caadi maaha

  • @marwoayaan4769
    @marwoayaan4769 5 лет назад

    Nin ku marku isku direy siduu uhadlay ban ku qoslay waar allaha alle mayey naa dhagbalaarey is daji🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Mem1451
    @Mem1451 5 лет назад

    Allah jecleyaa naciimo iyo farxadeeda

  • @somaliqueen829
    @somaliqueen829 5 лет назад +2

    Waa fuurey tiyota Camera 🎥 maa iiga daba gaysaan

  • @umuayuubcade3177
    @umuayuubcade3177 5 лет назад +4

    get 1 and 1 free 😂😂😂

  • @farxanbuhoodle8456
    @farxanbuhoodle8456 5 лет назад +33

    Niciimo geedka hoostiisa lama fadhiisto waayo eydaa ku kaadida kadarug

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 5 лет назад +4

    Let us sit down baa ku iri mafahmeesid kkkkk😂🤣😆

  • @istahilchannel
    @istahilchannel 5 лет назад

    Wa sanboor la tagay ku te😃😃😃

  • @hawasuudi8151
    @hawasuudi8151 5 лет назад +2

    Wlhi waxad kahadashay wax dhaco wana iga qoslisay kkkkkkkk

  • @hodanabdi5245
    @hodanabdi5245 5 лет назад

    Allaa yaacisak qosolbadanaa

  • @xassandaacadinaawoowe6273
    @xassandaacadinaawoowe6273 5 лет назад +2

    Maxad isku qaliyeyneyssey kulaha iyo heesta sidii labo rafiiqo hhhhh kkkkkkkk

  • @princesszaraprincesszara562
    @princesszaraprincesszara562 5 лет назад +2

    Love you guys

  • @fadumojaamac4649
    @fadumojaamac4649 5 лет назад

    Nimco walahi cadi mahan masha allha

  • @ubaharagsan3453
    @ubaharagsan3453 5 лет назад +1

    Naciimo jogor I proud of u

  • @MohamedMohamed-qh7cj
    @MohamedMohamed-qh7cj 5 лет назад +3

    Hahaha xili xun baad delivery samaysay!!!

  • @hamdidahir5860
    @hamdidahir5860 5 лет назад +3

    Nacimo jokar nin kasta ninkeda waye 😂😂😂😂😀

  • @zakiirhussain9565
    @zakiirhussain9565 4 года назад +1

    Dharkaa laga habaarey balida kkkk

  • @rukiahassan5018
    @rukiahassan5018 5 лет назад +7

    Season 3 ama part 13 cida arkin like ii saar

  • @qumanxasan6971
    @qumanxasan6971 5 лет назад

    Jokor wlhi farxadad u dhalatay wad nagah qoslisah 😆😆😆😆😆 naynti nayn kulah ku dhaftay

  • @jamaabdi
    @jamaabdi 5 лет назад

    isii ookiyaalahayga kulaha xoolo naageed waraabaa ka qayliyay ayaan maqlijiray😂🤣😂🤣

  • @xikmadahacasriga8460
    @xikmadahacasriga8460 5 лет назад

    Kan fiyoora maaha ee waa san boor guuraaya caadi maaha jookar hormar wcn

  • @isme9395
    @isme9395 5 лет назад +2

    @nimco jokar plz next season waxad keentaa actor dagan aanan qayla badneen oo suur badneen sida mr.liban, ee wilkan wuficanyahay lkn acting position ka hada kuma fiicno wuxu kufiicanyahay sida laadirnimo camal.

  • @madinaadan686
    @madinaadan686 5 лет назад +3

    Asc

  • @bilanahcurves863
    @bilanahcurves863 5 лет назад +5

    Badaluu ninka ku qaba jokar 😂🤣

  • @uksoma927
    @uksoma927 5 лет назад

    Mashallah beautiful film

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 5 лет назад +1

    Kanu fiyoore mahe wa sanboor la taage 🤣🤣