Maalmihii Nolosheena Part 10, Nimco Jokar, Roodo Beerlula Abti Liibaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024
  • Maalmihii Nolosheena Part 10, Nimco Jokar, Roodo Beerlula Abti Liibaan

Комментарии • 545

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  5 лет назад +842

    ✅ Ogeysiis 👋🏼✅
    Qorshaha Ruwaayadaan waxa ay ku ekeyd Bisha Ramadaan oo kaliyah balse waxay u muuqataa in ay dad badan iyo adiga akhrinayaba aad xiiseeyneysaan
    Hadaba bahda Xogmaal iyo Jilayaashaba waxay siwada jir ah u doonayaan ineey ogaadaan qiimeentiina
    Hadii aan helo 2kun oo Likes comments kaan waxaan bilaabi doonaa Chapter ka labaad oo ka kooban ilaa Part20
    Hit the like button on this Comment 😍

    • @wadaagsinnews5073
      @wadaagsinnews5073 5 лет назад +11

      Lacag baan kubixin hadaad garab rabtaan 10,000$ +like lkn shardi nimco halagu noqdo tan kale halafuro wasladana halaga soomo

    • @aishacuud4910
      @aishacuud4910 5 лет назад +5

      Waan rabnaa wana ruwayad xiisa badan noo soo badiya 👍👍👍👌🏻👌🏻👌🏻

    • @wadaagsinnews5073
      @wadaagsinnews5073 5 лет назад +1

      @@aishacuud4910 I love you cuudka iyo.ani riwaayada.nagu.dara ayada kadhiga minyarada sadexaad ee jabka ana IGA dhiga ninka nimco jookar leefideeda leh

    • @wadaagsinnews5073
      @wadaagsinnews5073 5 лет назад

      Hhh

    • @abdirazak8672
      @abdirazak8672 5 лет назад +2

      Xogmaal Media naciimo joker darteda kugu fiirsanaa

  • @nadiiranalkanurkeeda1527
    @nadiiranalkanurkeeda1527 5 лет назад +515

    Inta jecel ilahay iyo raasuulkiisa
    Farta haaa Tagto👈💯✅

  • @daanotv3844
    @daanotv3844 5 лет назад +57

    Naag maseersan wax walba ka filo Nimco Jokar Naag adag waaye inta igu raacsan liketa igu qabta

  • @ayaanaxmed9913
    @ayaanaxmed9913 5 лет назад +183

    Anaa jecel ilaaheey iyo rasuulkiisa

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад +56

    😂😂😂😂😂😂😂 never get bored by listening naimo joker ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘hit like

  • @nuraabdi1951
    @nuraabdi1951 5 лет назад +117

    Inta jiifka ku akhrinesa comment like isaara.

  • @fathiafaisal2496
    @fathiafaisal2496 5 лет назад +33

    Nimco cimaamada jilniinka waan kugu tuurnay ❤️🥰👍🏻👍🏻😁😁😁😁😁😁😄qofka ku daawada wuxuu kuqoslo mawaynayo

  • @mascudsalad7092
    @mascudsalad7092 5 лет назад +50

    Waryada like Ma isiineysiin Haa ama my almiina 100 like igarsiya xita plz iga so dhisa hadi an ka qosol siyay like tar tiib dhac sii 😘😘

  • @ifraxsaacidwalax2917
    @ifraxsaacidwalax2917 5 лет назад +70

    Xili xun noo soo galiseen hadan reer somaliya nahay lkn tii dawata lee ahy

    • @farxiyaomar3592
      @farxiyaomar3592 5 лет назад +1

      IFRAX SAACID Walax wlhi Xili Xun ayey no tahay lkin wan Dawan Kara le

    • @ifraxsaacidwalax2917
      @ifraxsaacidwalax2917 5 лет назад

      Hhh farxiya omr haah wlhi lkn wan jclhy anoo rabh khdka rbh in an iska xiro soo gshy saan sii dawadey 😁

    • @ifraxsaacidwalax2917
      @ifraxsaacidwalax2917 5 лет назад

      @Nishey Nish hhh saan usugeyeyeew xbbti

    • @afyarepro5865
      @afyarepro5865 5 лет назад

      HHHHH

    • @hussein00057
      @hussein00057 5 лет назад

      @@afyarepro5865 kkk aniga hadan u soo koacay

  • @yodeks5204
    @yodeks5204 5 лет назад +22

    Tomoro wexey kuqore my love liban his kinds and his ex wife😂😂😂🤣🤣🤣😅😅😅😅😂🤣😅

  • @sagaalxasan5042
    @sagaalxasan5042 5 лет назад +36

    Jokar waxan kugu jeclahay nolasha dhabtaa xaqiqdaa kahadashaaa I like u nimco jokar my sister

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  5 лет назад +11

    ruclips.net/video/UumqOEwigA0/видео.html

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 лет назад +19

    Liibaan, madax weyne xasan sheekh buu u cod eegyahay yaa ila arkay

  • @hamdaosman1805
    @hamdaosman1805 5 лет назад +19

    Nimco jookar wlle ruux dabeeCad qaniyoo DAdka deeqdayBa tahy 💞💞💞💞💞💞 kuLahaa shayDanki uhoReyay GurigayaGu ka bilaabmay😂😂😂😂😂😂

  • @quruxsanhennanbeauty3764
    @quruxsanhennanbeauty3764 5 лет назад +29

    Hadii aad jeceshahay cilaan saarka subscribe yar dhac iigu sii adne iga faaideso 🙏

  • @sahra-fashionworld
    @sahra-fashionworld 5 лет назад +11

    Walaalaheyga qaaliga ah isoo booqda chanelkeyga idinkoo mahadsan like tana iigu qabta

  • @inaaxmad6505
    @inaaxmad6505 5 лет назад +21

    Mis uu yaqy like isra somli maxdamd 😅

  • @faatuushabdirahman6225
    @faatuushabdirahman6225 5 лет назад +27

    Afata English 7sano aruurinaye ha iga lumin kulahaa jokar kkkkkkk nag nool

  • @ifraxsaacidwalax2917
    @ifraxsaacidwalax2917 5 лет назад +25

    Allaha ma nooli english 4 xbaa aan 7 sano aruurinayey ha iga dhameyn kulllj 😂😂😂😂😂

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад +60

    Nin somaliyed shan will shantisa farod u dhuuqo buu ka jacel yahy 😂😂😂😂😂😂😂

    • @billcarson9515
      @billcarson9515 5 лет назад

      ilaaheey baad been u sheegtay

    • @Abdinasir35
      @Abdinasir35 5 лет назад +3

      Nacam! Waa xaqiiq tas walhi

    • @kaldeeqahaaji1247
      @kaldeeqahaaji1247 5 лет назад +4

      Been ma ahaan Shan Wiil na Shito Ma macayso

    • @sahrabashiir4285
      @sahrabashiir4285 5 лет назад +3

      Waaba hadaa kariyo cuno mcn shan farood uu dhuuqo kulahaa 😂

    • @stahilwarfa5549
      @stahilwarfa5549 5 лет назад

      Abdinasir Omar dhuuni waxaas been ayaad kusheegteen

  • @nur_afrax
    @nur_afrax 5 лет назад +25

    Geesi *abti* *libaan* waxba lagama qaban karo cilaa funny intaba aniga waan u wataa nacala shaydan kuyaal
    Ceeb miya channelkeyga soboqda inta qoralkeyga aragtay

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 лет назад +20

    jokar kulaha 4 xabo english 7sano arurinaye haiga dhmen balaayo ku dhufsate jokar ruwyda dartaa ufiirsada😁😀😂

  • @hamdiaxmed5694
    @hamdiaxmed5694 5 лет назад +20

    inta ila jecel waslada liiban liket 😎😎🤣🤣

  • @farhiyageelqaad9924
    @farhiyageelqaad9924 5 лет назад +19

    70 kun markuu dhar la aadaayo muu jiim ku aado calooshiisa aanba nacay

  • @shakuuryare45
    @shakuuryare45 5 лет назад +24

    NAAG SIRTEEDA LAGAMA SIR GAARO WLLHI NIN NAAG MA QAYAAMO WLE😂

  • @nusaybaable
    @nusaybaable 5 лет назад +8

    I love Nicimo Jokar, She's Amazing Wlaahi Keep going Nicimo

  • @queenbbechannel4776
    @queenbbechannel4776 5 лет назад +8

    Kkkkkkkkkkkkk ninkan waslada ku washay nagaha maka dharjin wayen labo neef inta uqalan wadnaha maku jaran barurta asaga waslad dambe laga maqleynee

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 5 лет назад +9

    Naagta markay ninka jeceshahay ayey caruurta ku mar marsiyodaa. Naagta markii la furo ayaa caruurtana la furaa

  • @fadumoedebsan7477
    @fadumoedebsan7477 5 лет назад +15

    Kkkkkkk waaa igu waaa shay kulaha nimco jokar 😂😂😂

  • @ayaanaxirsigobdon3189
    @ayaanaxirsigobdon3189 5 лет назад +19

    Xiiso uqabay walee qeebtaan nimco nookar wax kle waaye maashaa alaah jilista waa kuhaysataa

  • @hooyomcn2868
    @hooyomcn2868 5 лет назад +18

    dhafar maxamud gaare😂😂😂 dhafar abtirsiimo from Germany 🤚

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 лет назад +5

    Walhi kan raguu inacsiinyay o danystaysha ah hunguri ga badan o dantooda ma ahee mid kale ma o an qaan

    • @sabiriinabdi3048
      @sabiriinabdi3048 5 лет назад

      Qisadan anigay igu dhacday balse aaqirki ana la idanbeyay dhal dhalalka benta waxba ma shegayso biyo togoy ku sowada hooran

    • @hannaabdallla6338
      @hannaabdallla6338 5 лет назад

      @@sabiriinabdi3048 kkkk way dhacadaaa xbbti lkn sidaan raga u dhaqamaya naf nalahan dhuuni rac ba ladhaha wa dabacad xun waxa

  • @jaamacrashiid764
    @jaamacrashiid764 5 лет назад +3

    Teamka xogmaal, Gaar ahaana Jilayaasha oo ay ugu horayso naciima joker, guul iyo horumar ayaan idiin rajaynayaaa,
    Naciima joker Waxaan odhan lahaa, Wll Waxaad tahay agtarad cajiiba, laakiiin habaarka Iska jooji, wax wanaagsan maaahee.

  • @suhaybabdirahaman543
    @suhaybabdirahaman543 5 лет назад +16

    Dugsiga macahd imaamu albaani
    wuxu kugu bushareynaya in laqadanayo ardey cusub taaso aad hab online
    waxa uga baran karto macdka
    mawada lugu barto :
    1-Quranka -karimka
    2-higaada
    3-Tajwiid
    4-Siiro
    5-caqiido
    6-xadiis
    7-fiqi
    8-carabi culumul carabiya
    9-usuulu tafsiir
    10-ducooyin
    11-somaali
    Sidoo kale waxa jira qeyb dugsi sare ah
    wixii faah fahina lasoo xidhiidh :
    whatsapp &imo +252 63 3135191
    fadalan share garee

  • @xaraareaxmed3007
    @xaraareaxmed3007 5 лет назад +8

    Ma caruurta furty mise ani hhhhhh kkkk

  • @توكلعلىالله-ن2ي
    @توكلعلىالله-ن2ي 5 лет назад +28

    Naagta markay ninka rabto ilmahy ku qaraabataa niciimo Run badnaa 😥

  • @Muna2187
    @Muna2187 5 лет назад +28

    Hadii aad jeceshahy booto miss jookar ka baro waa macalimada nagaha

  • @mohamedsanbul146
    @mohamedsanbul146 5 лет назад +11

    Abti libaan iyo nimco jokar wllhi tageero idiiiin ahay

  • @umuanas1953
    @umuanas1953 5 лет назад +26

    Yaa ila arkay inay dhuubatay nimco jooker

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 5 лет назад +8

    Kkkkkkkkkkkk indhaha kaariday aa wale tani tu ma aha war ina adeerey wadaniyada soo dhiga oo waliba mid bulshada mideeyada

  • @saeedmohamed9480
    @saeedmohamed9480 5 лет назад +5

    Devorce me my baby🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nakemaabdikadir5589
    @nakemaabdikadir5589 5 лет назад +7

    Xogmal media pls pls halka kasi wada walhii waxan ka raysatay musalal turkiga iyo hindigaba pls keep going 2o ka badiya

  • @fatumaabdu478
    @fatumaabdu478 5 лет назад +21

    kkkkk mansha allh Nimco jookar haryusoco fani ayatahy

    • @wadaagsinnews5073
      @wadaagsinnews5073 5 лет назад

      Jookar masayrka wa kushidantaha gabadha ma aqaan lkn waan taageera

    • @wadaagsinnews5073
      @wadaagsinnews5073 5 лет назад

      @@laqanyolovechannel7100 I allready seb

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 5 лет назад +24

    Gaajo aad igu dishay xitaa xeryaha qaxootiga kuma so arag manooli libaan please more videos 😂😂

  • @timeyuuofficial8283
    @timeyuuofficial8283 5 лет назад +11

    Ala bis miyaa ma dhamaday mise wali waa dhimanyahy wlh waa ku hestay😭😭😭😭😭

  • @quenkeyf4899
    @quenkeyf4899 5 лет назад +10

    ilahey dartiis like igu sara😪

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 лет назад +1

      xurmo Badan kuusaarey Abyo subcuraab iisaar

    • @quenkeyf4899
      @quenkeyf4899 5 лет назад

      @@najahqurxinta9230 shukran qali badan💖

  • @raximachannel4153
    @raximachannel4153 5 лет назад +9

    Englishka nimco joker qosool le igu diilay wlhi 🙈🙈😂

  • @mssboqran8944
    @mssboqran8944 5 лет назад +10

    English'kii alAbaadir ayey isoo xasuusisay Nimco jookar😂

  • @nastexanafta7982
    @nastexanafta7982 5 лет назад +9

    Nimca umadeyna maaha 4xabo ingriiska 7aruuraye Hannah’s dhameen kulaha😂😂😂😂

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 5 лет назад +7

    Maaalintii ciida sheeydaan kiii ugu horeeyo lasoo furayba reer keenu kabilaba kutih hhhhh jookar waa dhibleey 🤣🤣🤣🤣

    • @Arafodore
      @Arafodore 5 лет назад

      Sadio Mohamoud😂

  • @yazminahmed8605
    @yazminahmed8605 5 лет назад +9

    Nimco joker funnywhi😂😂

  • @abdikadarsomali7437
    @abdikadarsomali7437 5 лет назад +10

    nimco jokar libaan io RB horay usocda intee nolol jirto

  • @farhiyahassan601
    @farhiyahassan601 5 лет назад +5

    Naagteyda baan furey Dadka voicemail ugu reeb naciim igaqoslisey

  • @bilancalas9918
    @bilancalas9918 5 лет назад +24

    nimca jookar Ku jclyaa 💘roodo m,a allow idin xafiid wllyl💞👍👌

  • @fartuunahmad7764
    @fartuunahmad7764 5 лет назад +5

    Wa funny axzbata😂😂😂❤

  • @HamdaHassan-is5lq
    @HamdaHassan-is5lq Год назад +1

    Nimco Kkkkkk love you happy 👸🏾😁👌🏻😂😂😂😉

  • @warqabwarqabe8998
    @warqabwarqabe8998 5 лет назад +10

    Jokar jecliyaa

  • @shukrimohamedshukrimohamed709
    @shukrimohamedshukrimohamed709 5 лет назад +3

    Masha allh halkaas kawada oo yalajoojin waayo waa ruwayad wacyagilin ah

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 лет назад +1

      Shukri Mohamed Shukri Mohamed abyo subcuraab iggu caawi

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 5 лет назад +10

    Dadkan RUclips may ku dhashan

  • @amiinkeyy
    @amiinkeyy 5 лет назад +7

    Waxaad la dhashuumeeso waa balaayadee kugu gurte😂😂😂😂😂😂

  • @shugrishugri1489
    @shugrishugri1489 5 лет назад +1

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 si, aan waligay aaan uqoslin ayaa uqoslay maanta masaajo ayaa laygu waday

  • @zuhuurahmed5721
    @zuhuurahmed5721 4 года назад +3

    Nimco Jokar qofa kaliya kuquslo jiliinkeda😂😂😂😂❤️

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel8646 5 лет назад +7

    Thank you lkn halaso daahina plz

  • @hooyomacaan6929
    @hooyomacaan6929 5 лет назад +2

    Hhhhh shekadan anigay iga hadlaysa hhhh wa lays gijiya intan lagugu shekaysan ba laga si gaarsiya 🤣

  • @amalhussein1662
    @amalhussein1662 5 лет назад +17

    Wow again i'm first🤗

  • @mankinhoali5616
    @mankinhoali5616 5 лет назад +2

    Ilaahaa wax ku deeqsi kra kulhaa vacuum cleaner aa tahay kulhaa naciimo jokar wlhi best somali commedian aa thy😁😁😁😁😁

  • @rahmomohamud871
    @rahmomohamud871 5 лет назад +4

    Wlh Nimca jokar waan ku heesta ingriska aruurinaye 7 sano kuteh Ayuuta miyaa😂😂😂

  • @deganbintuyusuf7184
    @deganbintuyusuf7184 5 лет назад +4

    Hhhhhh ilahay ban ku barayee waslad ku dhimo😂😂😂😂 jookareey funny😂😂😂

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 лет назад +10

    😂😂😂😂😂wlh nimanka buuran afmusha rin wlhi hhhhhhh

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 5 лет назад +6

    Ultimo jaceyl waye Kulahaa khkhkhkhkh Nimco jokar hore usoco walal qaali ah

  • @suadahmed8063
    @suadahmed8063 5 лет назад +7

    Nimco hadal madhibo 🤣🤣🤣

  • @hothanali6200
    @hothanali6200 5 лет назад +1

    Waslad maxa laga wadha

  • @suhaybomar8063
    @suhaybomar8063 5 лет назад +6

    Niciimo jookar I love wlhi so funny😂😂😂😂

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 лет назад

      laqanyo love Channel waankuusaari wllo adne subcurAb iisaar

  • @umuayuubcade3177
    @umuayuubcade3177 5 лет назад +2

    hore maba u daawan ruwadaan waa markii iigu horesay waxaaba u maleysaa in ee aniga iga turjumeesa masyrka 😂😂😂😂😂

  • @fathiacarab1476
    @fathiacarab1476 5 лет назад +2

    😂😂😂😂Niciima jokar kal iyo laaban ku jeclahy hppti

  • @zamzamabdiwali8243
    @zamzamabdiwali8243 5 лет назад +4

    😂😂😂Nimco jokar Inaba caadi ma tihid 😂😂

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 5 лет назад +2

    Been badana Nimco joker abti liban heart attack inukudhac ankabaqa hadba kol sida losido .😆😆😆😆😅 Abti liban horey ukaxey Nimco joker iskasi lacagta afgaro 50/50% ukalaqaata

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 5 лет назад +27

    Aniga ugu horaya caawa like yaa leyga iloowin

  • @beerlula8959
    @beerlula8959 5 лет назад +3

    Indhaha waxa tuuray waa uunsiga Astaaqfurullaah jookar😂😂

  • @adanabdi9300
    @adanabdi9300 5 лет назад +2

    Vacuum cleaner aa tahay kulaha

  • @ahmedaaa2497
    @ahmedaaa2497 5 лет назад +3

    Waa ruwayad aad u wanagsan oo anan arkin bariyahan ee noo soo badiya

  • @abdifitahkalif7462
    @abdifitahkalif7462 5 лет назад +2

    JecliYaH Jokar😅😅😅😅 sheYdankii ugu HoreY Gurkenu kuzo dhacaY kulaHaa😅😅

  • @Striving_Muslimah123
    @Striving_Muslimah123 2 года назад +1

    Naciima sidhan yakubaray jilintaa abayoy🤣🤣🤣🤣😂❤❤❤ wakuwataa walahi, si dacadan uqoslaa marka riwayadahaga maqlo😍

  • @islamsom4286
    @islamsom4286 5 лет назад +3

    Liibaan waa jilaa heer caalami ah
    Beer lulana waa qof dagan o u eg jcyl yaqaan yacni dumarka ragooda si wangsan uga danbeeya jokar iyadu qaruun soo socotay hor dhac u tahay

    • @mohamedmohamed-vv6ds
      @mohamedmohamed-vv6ds 5 лет назад

      Ilahow qaruuntaas awlaadeena haku darin
      😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣😂

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 5 лет назад

      kkkkk ilaahoow naga badbaadi kuwaaas

  • @mfdcurrency6449
    @mfdcurrency6449 5 лет назад +2

    Naciimo sharf🤣🤣😂

  • @nimoawemuse4784
    @nimoawemuse4784 5 лет назад +5

    Caruurtayda ayaaba aniga igadarab daran aniga san usugayna

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 5 лет назад +3

    Hi nimo jogar wan ku salamey sis
    Wad nasoodhaafisey ramadanti
    Ruwaayadaa mcha alaha keep going sis
    Ha u joojinin riyaha waashwy
    Sister from Canada 🍁 🇨🇦

  • @husseinabdi4558
    @husseinabdi4558 5 лет назад +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Kikianfac
    @Kikianfac 5 лет назад +2

    illaah dartii idiin jeclahay wlhi illaah dartii subscribe igu sara please

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 лет назад +3

    411 inta delivery Wararka sameesa helllo 🤣

  • @diamondd2246
    @diamondd2246 5 лет назад +3

    19:10 hadaa ku qoslin waa jiran thy wlhi😂😂😂

  • @safaabdulahi6954
    @safaabdulahi6954 5 лет назад +3

    Nacimo cadi ma aha wlh kulaha 4 English aan 7sano arurinye 🤣🤣
    Naag iga badizy wye wlh

  • @aminaabdikarim1694
    @aminaabdikarim1694 5 лет назад +2

    Englishka afartaxaba ex 7 sanono arurinayi kula alàa Jokarey

  • @ifraxabdulqadir4901
    @ifraxabdulqadir4901 5 лет назад +2

    runti waxanba uxisa qeybtakale inta ay sobaxeyso cadi maha wlahi

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 лет назад +3

    Mar walba naciima nimanka wey gumaysata kusoco nafta ku dhib hunguri weynka

  • @ajjk4012
    @ajjk4012 5 лет назад +3

    She have to love your family kulaha 😂😂😂🙏🙏

  • @qain6450
    @qain6450 5 лет назад +3

    And his ex wife...😅

  • @saredohassan359
    @saredohassan359 5 лет назад +5

    Qofki 27 ayan ahay ahay

  • @faysalcrashid7911
    @faysalcrashid7911 5 лет назад +1

    Tnks

  • @stahilwarfa5549
    @stahilwarfa5549 5 лет назад +1

    Wey caatoowday niciimo