Yes ogadenia Ana iska leh, somali ban ahay, wale amxaaro wan necbahay, walalahayga ogadenia guul, ogadenia Wa walalahayo dhigayagi wale somali Wa isku Sinji, I am from hargeisa.
Ogadeeniya ana iska leh❤️💙💚geesiyada Africa onlf la magac baxay intay Jida joogan fursad uma helaysed dhulkayga😡 isha Mari juqrafiga tariikhda dib uu eeg inan yeelo gardarada wa midano dhacayeno geeri ban ka xigna dadkayga ıfka ugu jecelhy jira o jooga💉❤️💙💚
Ahmaaro I am somali taariikhda dib u raac somali baan ahay dhulkayagoo dhan wlhi baan ku dhaartee sidaas kagama hadhayno Guul Guul walalahay ONLF garabkiina alaha galo mar walba garabkiinaan nahay I am from Boorama somalia 🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💯💯💯💯💯💯✅✅✅✅✅🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕ONLF
Ax ax ax ala dadkaygii wuumidoobay manta ilahow cadowgooda tus o iyaganamidee jigjig Ana leh Godey Ana leh viva ogadenia down cadowgayaga Somalia iyo ithopiaba insha Allh
waliged xorineyso waxa naga meshaan kuso qoraa arag somalia wax naceb gumeysiga ogadena ka jira ben isla dhadhicisen.o lf ma ahan kaliya ogadeen e somalia badan waye bahasha in laga daya i fican qabiilka dhulkas wan aqanaa inta ka degtan iyo somalia kale ayaa idinkaga badan mana shegtaan qabil maleh somaligalbed
@@leylayalahow5003 dadki uso halgamay wa ogadeen lasoco dhulka ogadeeniya ku qoran✌️Ma didanin Anaga soomali galbeed soomali dhan ba nala dagta💙wu na ka wada dhexiya dhulka lkn Waxa micnha fahan ogadeeniya Qabil må aha ee dhulka la dhaha✌️👀
Ogaadeeno Talada saan wax ks badala, in badan ayaa ogaadenimo ku dagaalanten oo ku waysen haldoor, marka arinta kisto siaasadeya Kaligiin ma dagnidiin somaali Galbeed, Bahasha Somali wayn u badala
saalax cumar aday ku talaa ogadeen manta loma.bixin ee adona dhalan aya lo bixiyay anaguna lama anaan bixin ee Engelska ayaa u bixiyay Somalia na wxba ugama bahnin waba dadka nagumaaday
Ifrah Qalbi dhib maleh wax kasts insha allah guul bay ku dhamanayaa eee ethiopia dowlad sii jiri ma ahaan doonto wa,ayo waa dad la isku qasbaya ,waan sugaynaa insha allah fursad aan dalkeena ku goosano
Yes ogadenia Ana iska leh, somali ban ahay, wale amxaaro wan necbahay, walalahayga ogadenia guul, ogadenia Wa walalahayo dhigayagi wale somali Wa isku Sinji, I am from hargeisa.
Naema Ahmed huno mcn Jijiga iyo Hargeisa waa walaalo isku dhaqan & isku mid we should all united in the future insha Allah
We love Hargeisa
Naema Ahmed thanks Abyo
Mm
Wow ogadenia anaa iskaleh ilaahayow u gargaar walalahen ogadenia i from puntland
Sadia Ali Maansha Allaaaaaaaaah illaheey hakuxafido isha insha Allaaaaaaaaah 🙋🏽🦋✅🌹💕❤️🙋🏽🌷💯🎁. Viva Puntland
Dhaxalkii awawgay ogadenia anaa iskaleh from kismaayo
Ogadenia ana iskaleh❤💖😍😙 wan xoroweyna mar dow garissa wajir mdr jigjiga godey dagaxbuur kismayo 😘😙❤💖💪
Saasweeye wallale
Sax weeyan jwxo 😍😘
Dhxalki awowgey in uyesho dono hedhe wxd ogata ogadenia anga iskaleh🤣😂😃🤣😍😍
Guul iyo gobonimo agadenia dad goba tihiin wan idin jeclahay wlhi from muqdisho cadawgiina cagta hoose madaxiinu kor abid 😍😍😍
Mayma Maanka sido kale qof somalino ku weeyntahey oo qalbi cifan ba tahey waa ina ku xiririya ee fcbuga iso qor thanks wll
Ogadeeniya ana iska leh❤️💙💚geesiyada Africa onlf la magac baxay intay Jida joogan fursad uma helaysed dhulkayga😡 isha Mari juqrafiga tariikhda dib uu eeg inan yeelo gardarada wa midano dhacayeno geeri ban ka xigna dadkayga ıfka ugu jecelhy jira o jooga💉❤️💙💚
Onlf keep going am Eraterian love you ogadenia free
abel tekle thanks love you too
Eritrean our brothers thnkz
Our brothers ❤❤
Abel teke thank you so much brother . We love Eraterian people too
I love you to my bebole eltriya
Libaxyadhi Africe Onlf lamagac baxay intay jiida jogan fursaad uma heleysidhee Ogadenia anaa iskaleeh Shinile iyo afdher iyo dhagaxbur iyo fiiq Qoraxay wardher iyo libana libaan Axxxx Anaa iskaleeh😭❤❤❤
waa hes iyo badh
GODEY IYO AFDHEER IYO JIGJIGA Anaa Iska LEh ❤️🇸🇴👏🏿
Love you my people ree Ogadeenia.I'm from Garissa,Kenya
Ogaaden waa ogaaden INKAAR QABE 😊
Ahmaaro I am somali taariikhda dib u raac somali baan ahay dhulkayagoo dhan wlhi baan ku dhaartee sidaas kagama hadhayno Guul Guul walalahay ONLF garabkiina alaha galo mar walba garabkiinaan nahay
I am from Boorama somalia 🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💯💯💯💯💯💯✅✅✅✅✅🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕ONLF
Somali weyn Oo dhan wax dhig leh Oo xornimo jacel Ogaden le jiro Guul wacan umadena 💚💙❤️💋🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷
Ruun Raaxo 🇸🇴🇸🇴🔥🔥🔥💚💖💖💖
hibaaq mohmed 💋💋💋💋💋🇸🇴🇪🇷🇪🇷💙💙❤️💋💯👈
Maryan Ruuney waxa gumays jecel ayaga ka jiro wayo hadi Gob yahiin manta uma oyseen baqtigii Melaz zanawi
ogaadeniyaa haa nolaadow jwxo ha guuleysato goaadeen jcliyaaa dhigeygii iyo dhuuxaygii weeyaan waadankeena kheyraad kiisa ha uu ogolaaninaa gabaro iyo galmadow inuu quuto
Xornimo aqah waye ilahayoow xoree
Qoraxay libaan wardheer dhagaxbuur Qoroxy marsin Anaaa iskleh ❤❤guuuul Aaan dhamaanin my umadii la iga bery ogaadeniya ✌✌🙏🙏
Anoo Kenya from garissa jogoo yan jogii la yahay walahi wn idiin salamay damantina wilashenaaa quruxbadana iyo gabdahena calankenaa cadowgina ilaheey hajiwiyo
MA SHA ALLAH
isha mari juqurifaaga tarikhda dib u eeg inaa gesiyaal nhy naga dhashey sayid mxmed ogadenia anaa iska leh❤❤
Reer Dhagaxboor where u? 💚💙❤️ ogaadeeniya hanolaato 💓💞💗
Waan kula joogna 😍😍
Kuwan aad daawanaysaa wa ayo
Kismayo garissa jigjiga ana isgaleh ogadenia boqortoyo geska africa 💋💋💋🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Kismayo garissa ogadenia ana isga leh 👌👌👌❤❤❤
Hambalyo dadkeygi 2024🎉❤
Wixi naga xun xasidku hadhoco gul iyo gobanimo inshalah ogadeniya ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
0906776915
1000 kumayal gesi banaga dhashayi inta Aya nolyihin Wanu gulayisan
free ogadenia guul iyo gobnimo
As the ogaden queen As the Ogaden queen amiin amiin
Viva ogadenia
Meelkasta ay joogaan ogadenia
Ha noolaato ogadenia 💗❤💗❤❤❤💗
Amin thank you somuch much my.dear
Ogaandeenya aneeyskaleh punland aneeyskaleh somaliya aneeyskaleh .
Greeee ogaadeeniya Guul iyo Gobanimo Ogaadeeniya Anaa IskaLeH onAlf❤Allaw NooDaa
nj prank
viva ogaadeen walaalihiin baa ina garab taagan reer puntland ina jecel naf iyo maal inagu garbtaagan
OGAADEENIA DADKA SOMALIDA UGU JCLHY ALLOW CADAAWAHA JABI AAAMIIIN
Dib u eeg juqraafiga
Taatiikhda dib u raac
In aan yeelo gardarada
Waa mid aan dhacaynoo
Geeri baan ka xigayee✅✅💪💪♥️
Ogadenia anaa iska leh libaaxyada onlf. Isha Allah waynu guulaysan 2022
15 August coming soon in shaa Allah can't wait our day😋🥰 🟥🟦🟩💉 Love you my brothers and sisters❤💯
Hadan dawNoyaa ❤️❤️💙💙💚💚😍
Me too inshallah 💚💚💚💙💙💙❤️❤️❤️
Alla huno Talay oo tool wayne Waa run Ogadenia anaa is ka leh
Ogadenia aniga iskle dadkaygi 💚💙❤
guuuuul Ogaden........guuuuul my dhigaaa Ogadeniyaa...
Ogaden anaa iskalex
Godey io afdheer io jiga agaha buur io fiq aan iskaleh qorahay io shinile liibana aan iskal hee ogadenay i love u my blood jira oo joga meeshan ku dhasha ogadenaya waa xerwnayba mansh allh ❤💙💚❤💙💚❤💙💚
yes anaagaa leh 😍😍😍😍😍 alloow dhoor somaaliya oo dhan guul insha allah
Sax walh Ana iska leh lkn ogaden maahi Viva ogadeynya an somali galbed 😍😍
Salaan sareee from Kenya garissa gawar ogdn I love somuch ogaden walhi wn nigu fanaa runti
Ogaadeniya anaa iska leh
Alla yaa iigeeya dad keegi
From hargesa lawadooda waa walaalo
M a walalkey aniga xita wan jclhy from Kenya garissa
Wwwŵ ogadeenia aniga iska leh reer abtigeey waan idin jacelahay waan idinku faana. ❤❤❤❤❤ waxan idin rajeenaya nabad warta io faraxad io. Gobanimo ❤❤❤❤🇬🇲
Reer abtiyalaheey inolada masha Allah
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Walhi dad waa ugu jeclhy ogaden abtiyazheY 😘👄💋viva ogaden . Majeerten iyo ogadeen iska dhal ah💏💑♥️dadka ana ugu zareya kk
Gooba Tahy Heblaayo
Mahadsanid habo sidokale wn kujecelnahy
ogadenia anaa iska leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ax ax ax ala dadkaygii wuumidoobay manta ilahow cadowgooda tus o iyaganamidee jigjig Ana leh Godey Ana leh viva ogadenia down cadowgayaga Somalia iyo ithopiaba insha Allh
OGADEEN BAAN AHAY < KISS ME < IM LAANDHEERE < you need me
Calanka qurux badana Masha allah
Libaxyadii onlf intay jida jogan fursad umahelaysid Dhaxalkii awawgay Dhulkaygii Jijiga jarar qorahay goday afdheer iyo wardheer nogob liiban sitii shiniile Ana iska leh ❤️❤️😭😭😭😭🏡🏡🏡🏡🏡🏡💯💯🤲🤲✅
Illahow xoore
Guul ogadenia iyo onlf ana iskaleX
I listened 2023 I.a waxa nageysani doona wadankeygi oo nabad ah maalin uun ogadenia my country wa uhuri dhiiga🥺🥰💞
Guul qalbi dhagax free.
Asal dalad iyo waxan ahay besha rer Ogaden I'm happy to be diga Ogaden fiva rer ogaden
I believe my people and I love u my dhigaygii💚💙❤️
kama daalo dhagayskeda heeestan Ax yaa dhulkayga
Sithokale,,,,, aniga kulamid ahay
Allahu Akbar elders moved by pure and authentic patriotism 💙💙💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙
adeer caadi maha waa rageeda ,geesi < ILOVE OGADEEN < KISS ME
Ogadenia
Anaa iska leh godey iyo afdheer jigjiga anaa iskaleh qoraxey iyo afdheer iyo liibaana anaa iska leh
Ogadenia anaa iska leh
Carissa,wajer iyo kismayo ku dar🟩🟦🟥
Somali galbeed beesha Ogaden ba iska leh💚💙❤️
❤❤❤💕💕💕💕 OGADENIA HA WEY XOROBI ISHA ALLAH ❤❤❤💕👈
Lipaaxyadii onelf intey jiida ku jiraan ogadenia Anigaa iskaleh guul oll the somalia I love you
cadnaan maxamed
is not ogadeniya somaligalbed qabiil ma rabno ogaden wa isla degnaa dhulkane nogama badna dee
Leyla Yalahow huno taariikhda dib uu eeg ogadenia Gumaysi ayaa dhulka uu bixiyay waana dhul ogaden dadka kale raad & ruux ba yaa haya...
@@leylayalahow5003
Naayaa dhulku waa ogadenia
Ogaden baana leh usoo halgamay
Naftoo dana usoo huray dhiigoodana uqubay marka meesha waxan ogaden aheyn waxba kama aha
@T dots realest
Waadku sugtay wlleee
#ILOVE OGAADEEN< FREE HALYEEY QALBI DHAGAX< ONLF FOR EVER
الله عليك اوغادنيا حقققي ❤️🇬🇲🇬🇲
Ogadeniya ana is leeh gull inshAllah
Sax waye mudane adaa iska leh from somaliya 😍😍😍😍
NInkan Heesta qaadaya Waa Majeerteen, ninki is ku qarxiyay buundadi godey wuxuu ahaa nin Majeeerteen ah .
mahad indhadeero fanaan caadi maha eesha calaa fanaan cod baa ku dhacay
Sanad guuro wacan dhamman shacabk somalia galbed adab idin jecelhya❤🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Mncha Allha ogdeeniyaa aniag isaka lehe guul iyo gobonimo onlef Geesiyada afrika 💯💯
Ogaden anaizkaleh my tollway anku faano fik dhagaxbuur shinile intapa wanwadamaray dhamantod my dhulka we love you ogaden ♥️♥️♥️♥️
Onlf halyeeyada iyo midnimadi umada somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sax dhulka somaali galbeed waa dhul somaaliyeed ee itoobiya ha iska soo dhiibto
We love ogadeniya ogadeniya ana iskaleh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
Ogadenia ana iskaleh godhey iyo afderiyo jigjiga ana iskaleh dhagxbur iyo fiiq iyo shimiley ana iskaleh qorexey iyo warderiyo liban liban ana iskaleh💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Proud to be Ogaden
Guul dadkeeyga iyo dalkeega ilaahow somali oo mid ah natus yaa rabi.
Msha allaaaah kuwaan wa dhalad sax ah allow somaliya midey
iam proud to be ogadenia girl m.a
Free Ogaden InshAllha my beautiful country and I love my people ❤️❤️
dhagabuur anigaa iska leh
Ogadeen guul wiligiin cadhowgina hajawo I.A
yes OGADENYA anaa iska leh masha allah
Ogadenia anaa iska leh🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Noladah onlalaf walaleyal ilahey haidintagero guulesta soomalia galbed anigah leeh
waliged xorineyso waxa naga meshaan kuso qoraa arag somalia wax naceb gumeysiga ogadena ka jira ben isla dhadhicisen.o lf ma ahan kaliya ogadeen e somalia badan waye bahasha in laga daya i fican qabiilka dhulkas wan aqanaa inta ka degtan iyo somalia kale ayaa idinkaga badan mana shegtaan qabil maleh somaligalbed
@@leylayalahow5003 dadki uso halgamay wa ogadeen lasoco dhulka ogadeeniya ku qoran✌️Ma didanin Anaga soomali galbeed soomali dhan ba nala dagta💙wu na ka wada dhexiya dhulka lkn Waxa micnha fahan ogadeeniya Qabil må aha ee dhulka la dhaha✌️👀
Guuul guul ogadeniya from jabouti
CALANKA ONLF IYO CALANKA SOMALIYA MAANTA HA LAGA TAAGO JIGJIGA < MAANTA AYAY UGU DHAWDAHAY, GUULAYSTA WALALAYAL
Ugu danbin laga taag ba wana ku dhex wadana❤️💙💚
M allh ogadenya anaa iskle xaqiiqa illahoow aan xorownaa yaa rabii
ogaadenia anaa iska leh ❤❤❤💋💖💖👈
Nama Ahmad waa runta Abaayo daad walaalo Ayaan nahaay ilaahay itobiya hanagaa qaabto
Bisharo Mohamed
Ax dhiga ikacey wlhi
Ogadenia ana iskaleh🇬🇲✊❤
Jigjiga aniga iska lah M.a 🇰🇪kenya anaga lah kabax m.a
Qofka Diintisa iyo sharfitis iyo maxastisa u dagalama waa Halgama ilaaho gul baan u rajeeyay Somali Galbayd xarooba cadawginu ha jabo
Ogaadeeno Talada saan wax ks badala, in badan ayaa ogaadenimo ku dagaalanten oo ku waysen haldoor, marka arinta kisto siaasadeya Kaligiin ma dagnidiin somaali Galbeed, Bahasha Somali wayn u badala
saalax cumar aday ku talaa ogadeen manta loma.bixin ee adona dhalan aya lo bixiyay anaguna lama anaan bixin ee Engelska ayaa u bixiyay Somalia na wxba ugama bahnin waba dadka nagumaaday
Kkkkkkkkogadina ana ana iskaleh marna noo baroorta kkkkkkkkkk cagdherey ader meesha soali o dhaba ku dhamatay 7 kii caruurbad tihine
Manshallah onlf guuul iyo gobanimo inshallah ❤️❤️❤️❤️💋💋💋💕💕😍😍😏😘
Mashaa Allah ilaheey hadowro wadankedaa
OGAADEENIYA ANAA ISKALEH GODEY IYO AFDEER JIGJIGA DHAGAXBUUR FIIQ SHINILE ANAA ISKALEH
ogadenia Aana Iska Leh Marka Uu Dhaho Aniga Waan ba Ooyaa
Ifrah Qalbi mxaa koo oohinaya ma dhulkuu gaalka gacantiisa ku hayo uun
Mahamed Abdulahi Dhulka Uu Gal Gacanta ku haya Ayaan La ooyaa Runtii
Ifrah Qalbi gabadh ogaadeen ah oo dhiigleh ayd tahy mansha allah allaha ku daayo hno❤❤❤
+Mahamed Abdulahi huno Mahadsanid jazakalah kheyr Magacyada haddana Na loo bixiyaa yaab Ah Sida Soomaali Ethiopia soomaali Galbeed
Ifrah Qalbi dhib maleh wax kasts insha allah guul bay ku dhamanayaa eee ethiopia dowlad sii jiri ma ahaan doonto wa,ayo waa dad la isku qasbaya ,waan sugaynaa insha allah fursad aan dalkeena ku goosano
Thanks my people
Ogadenia Anna iska leh❤❤❤
Ogadenia ana iska leh ❤️💙💚
guul ogadenia insha Allah my dhiiga iyo dhuxa Alow cadawgina jabi Aamiin
ADEER SIFIICAN OO DAACAD AH BUU U CIYARAYAA< ASAGAA QURXIYAY < WAA ORIGINAL
My nation I love it n i will die for ogadenia
Mashaa allaah Mashaa allaah Allaahu akbar Allaahu akbar Somaliyeed 😍😍😍💟💟💟💜💜💜💕💕💕❣❣❣💘💘💘😍😍😍💟💟💟💜💜💜💕💕💕❣❣❣💘💘💘😍😍😍💕💟💜.
Happy 15oug abtiyaal.
love yuo ogadeniya Jigjiga dhgxbuur😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍