RAHMA ROSE, CAAQIL YARE, PATROOL HEES SHIDAN (GOBONIMO) 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • WAA HEES CUSUB OO WADANI AH LAGANA QAADAY XAFLADII SANAD GUURADA 34AAD EE ONLF MPLS MN 2018

Комментарии • 165

  • @hodankitchen9187
    @hodankitchen9187 5 лет назад +44

    Allahayow naga dulqaad cadawaha waan oya markan xususto dhibataday somaren dadkayga 🇸🇴❤️🇬🇲

    • @fardawsanuura3641
      @fardawsanuura3641 3 года назад +1

      Wallhi Nabsi mantana. Tigray baa dhibkii ku jira

  • @samiira-ms2hp
    @samiira-ms2hp Год назад +9

    Nio.bahashaan 2023 dawanya walipa dagaalki idoor io dhulphnte ColKa kama daaye waxba hay calaacalina idorow😂🤌🏻

  • @MustafeIsmailMohamed
    @MustafeIsmailMohamed Месяц назад +3

    Ogaden National Liberation FronT
    Jamhada Wadaniga XoreynTa Ogadeeniya (JWXO) IlaaHay Hamigiina Ha Rumeeyo inTii Halgankaas Ku GeeriyooTayna IlaaHay Haw Naxariisto Janadiina Hageeyo InTii KudhaawacanTayna IlaaHay Haw Boogo Dhayo
    From LAs-Anod SSC Khaatumo🇸🇴

  • @bayotowiilqaran5330
    @bayotowiilqaran5330 5 лет назад +50

    Proudly To be Ogaden

  • @mohamedahmed-sz5oh
    @mohamedahmed-sz5oh 6 лет назад +31

    calankoda sumadii somalinimo kama marno calankii somalia mesha kama maqno allow somaliweyn israci adiga awood leh ya rabii..

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 5 лет назад +58

    Guul iyo gobonimo ogaadenia inshallah wan xorobi dona dadkii layga berow adkaysta 😍😍😍

  • @amiishnaabdi2547
    @amiishnaabdi2547 6 лет назад +44

    💚💙❤️my dadkeyga 😍😍gull iyo gobanimo

  • @abdifatahmahamud954
    @abdifatahmahamud954 7 месяцев назад +6

    Waxan raba sanadkasta ina reply so galo heestan maanta waa 2024 bilowgisa iso xasusi adna markay 2025 marayso o reply iso gal❤😂

  • @abdulaahiabduqaadir272
    @abdulaahiabduqaadir272 Год назад +6

    25/ August 2023 maalintaan dhulkayaga SNM ka saarnay maalin taariikhi ah❤

  • @Samira-officiell
    @Samira-officiell 5 лет назад +18

    Guuul ogadenia 😘😘😘 onlf guuleyta 😍

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 5 лет назад +29

    Rahma Roose taarikhda ku xusi doonto ala gabadha Gobsana oo wadanisana

    • @halalsongs178
      @halalsongs178 4 года назад +1

      Ma ila aragtay huuno tariikh ayeey bal dahaab ka jiirtay wale bushada reer ogadeenia way xuusiidoonan in badan

    • @shamisshafici0fficial839
      @shamisshafici0fficial839 4 года назад +1

      Wagabdhaa kaliyah ee fananiti danbee ah o ficiil naguu garab istaagty. Mashaalh raxmo rowsss my qalidenii

  • @ahmedyusuf7344
    @ahmedyusuf7344 6 лет назад +27

    Heestan macno weyn ayeey ku fadhidaa onlf 💚💙❤️

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 4 года назад +5

    Guul Gobanimo/Midnimo Isku Tashii In sha 00:00/27/2020 Nasab weye Rahma Rose 🌹 waad qoranthy Intay fananin isku sheegta Somaliaed nasab baxeen ee Dad kayga Dhigisa/qaburaha Dushooda dafiiga ku cunayn ma adan tagiin ee Halkan Ogadenia ayad garab tagnayd adiga iyo inyar oo faro ku tiris ah ! Sida Mujahidadii Zaado Cali Warsame Allah haunaxariste ! 💚💙❤️ In sha Allahu

  • @wadanigadhabtaallowdhwr4380
    @wadanigadhabtaallowdhwr4380 5 лет назад +18

    My love wlhi ogadenia insha Allh guul iyo gobanimo 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @fardawsashukri1054
    @fardawsashukri1054 3 года назад +6

    Rahma rose we never forget about u😘walalka hadanad garabsiin karin waxba ha u gaysan inta cadowga so racdo

  • @ISSADIIN30
    @ISSADIIN30 5 лет назад +12

    dadki la i gabeerow Ogadenia🔥💞💞✔

  • @Abdihakin797
    @Abdihakin797 2 года назад +5

    Masha allah guul iyo gobanimo ogadeniya iyo dhamaan somaliba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💚💙❤

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 5 лет назад +6

    Way curatay maan deeq 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zamzamcadeymohamed8119
    @zamzamcadeymohamed8119 4 года назад +5

    Rahma rose gabar fanan qaran♥️🇸🇴oo af gaban❤❤nolow abyo

  • @chelseafaarah8226
    @chelseafaarah8226 3 года назад +4

    My dadkeeyga ilaahay iga beeray mahadle reer Warfaa waliba reer cilmi ❤️❤️❤️

  • @sahrahusseinahmed3688
    @sahrahusseinahmed3688 6 лет назад +16

    Masha Allah raxma roose ilaahay ha daayo

  • @kamaljamac8840
    @kamaljamac8840 Месяц назад +1

    Waw cadi mahan heystan❤ ilove rer abti yashey ogaden

  • @bashirmohamed9991
    @bashirmohamed9991 Год назад +3

    Rahmo roosay waan kugu marti qadaynaa jigjiga abaal badan baad ku leedahay reer ogqdaina

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 5 лет назад +19

    Cant get enough of this song. Wonderful

    • @alexkobe4395
      @alexkobe4395 3 года назад

      pro trick : watch series on Flixzone. Been using it for watching lots of of movies lately.

    • @kianfabian7867
      @kianfabian7867 3 года назад

      @Alex Kobe Yea, have been watching on flixzone} for years myself =)

    • @Mohsomali_chanel
      @Mohsomali_chanel 11 месяцев назад

      ​@@alexkobe4395the

  • @seynabahmed5742
    @seynabahmed5742 6 лет назад +19

    Mashaa allaah guuuuuul iyo gobanimo onlf inshaa allaah 💚💙❤️

  • @ayaanleofficial6896
    @ayaanleofficial6896 6 лет назад +9

    mnshaaaa alllllh raxma rose iyo dhalinta kallaba fananin qaran horay usoocda

  • @abdullrahmannshekh607
    @abdullrahmannshekh607 6 лет назад +14

    Guulaysta waligiin 💙🔥💚

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 6 лет назад +8

    Guuuul guuul gobonimo Jwxo My blood Onlf

  • @abdihamiid2041
    @abdihamiid2041 Год назад +3

    25/August/2023 maalin aan snm iska saarnay baan dhegaysanaya guul SSC-Khaatumo

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 6 месяцев назад

      Ilaa markii calanka somaliland la taagay waanu guulaysanaynay idina 25 august baad la yaaban tihiin iyo faysall bootaan baanu qabanay kkk

  • @bintiriyaq3092
    @bintiriyaq3092 4 года назад +5

    😭ax diiga ikacay wlhi💖😫🥀

  • @MahaddoollerDooller
    @MahaddoollerDooller 5 лет назад +10

    Masha allah guul iyo gobanimo

  • @daahiraden9993
    @daahiraden9993 5 лет назад +36

    Qofkii jwxo jecel like igu qabo

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 3 года назад +3

    Love it mahadsanid walaalayaal..🇸🇴

  • @rufaciterso2409
    @rufaciterso2409 2 года назад +3

    Guul io gobanimo ogadenia ❤🇬🇲✊

  • @simaneeyofficial5458
    @simaneeyofficial5458 6 лет назад +5

    ManshaAllah Allah hanaguleyo I love you guys guul inshaAllah

  • @salmandigale807
    @salmandigale807 18 дней назад

    wxn ku sifayn karaa MandeeQ iyadoon shidkeedi gaadhin inu cabdi iLay ilamaha kasoo riday lkn mar labaad bay curan doontaaa🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪💪

  • @abdulnasermoha3180
    @abdulnasermoha3180 2 года назад +3

    asc waxaan rabaa hees wadani ah oo sanad guurada oysu laqaday (ogadenia umad dhan weeyan alle dariiq toosan weeya) youtubka waan ka wayaY

  • @seaditeyib9070
    @seaditeyib9070 5 лет назад +2

    Rahma roos
    Fanaanad qaran
    Noolaw
    Sister
    Sidaad udifaacdid dakaaga
    Alle hakuudifaaco

  • @mohamedmuseduale
    @mohamedmuseduale Год назад +1

    ❤Og Gangs ..alxmlldh Allah Igaberee Tolkan Baxadaa Weynn

  • @user-uh9bw3we6g
    @user-uh9bw3we6g 10 месяцев назад +1

    Mansha allah❤❤

  • @suleqosuuu7623
    @suleqosuuu7623 5 лет назад +2

    Gobonimo ogadeniaaa. Love idinku ahy

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 5 лет назад +2

    guuul & gobonimo Insha Allaah Wan gaaridona guushi xornimo sabra sed Mawayo wey curatay maandeq midnimo dadkegow midnimo

  • @FareFarax
    @FareFarax 11 месяцев назад +2

    Raxma rose way Dareen heestay

  • @sicidnuur-dn9yf
    @sicidnuur-dn9yf Год назад +1

    Way curatay maandeeq sool somalia ka curatay 2023

  • @nadashukri4499
    @nadashukri4499 4 года назад +1

    Wlhi fananintan agteena sharaf bay ku leeyihiin ❤❤❤❤🥰🥰🥰fananka garab istaga umadiisa wakhtiga adag dadka kale lama sina

  • @raoneweye2544
    @raoneweye2544 2 года назад +2

    Proud to be og🥰🥰🥰

  • @najmaisse96
    @najmaisse96 5 лет назад +3

    fanintani abaal wayn bay kuleyihiin onlf

  • @baskilyare
    @baskilyare Год назад +1

    Hees mcn weye

  • @shaanta5tvsom482
    @shaanta5tvsom482 4 года назад +3

    INSHA ALLAH OGADENIA WAY XOROOBI

  • @calyaaalo4359
    @calyaaalo4359 3 года назад +2

    Gumeysiga markii laga baxo ayey ku fiicned Lakin hade gubabo baa loobahanyahay inta gumeysiga wadanka joogo

  • @jafarmohamed1782
    @jafarmohamed1782 5 лет назад +3

    walahi hadan somali nahay waxan ku haminaya hadan mar xorowno inan itobiya marna cafin aan abid carqalad ku hayno sababto ah xudud maleh ay wadan kale lawadagto

  • @professionalhacker2834
    @professionalhacker2834 6 лет назад +3

    Masha Allah guul iyo gobanimo jwxo

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali 4 года назад +1

    Markasta aan daawado heesaha gobonimada stateka iyo jawxo waxaan soo xasuustaa ragii halyeeyada soomalidaa bareerada ugu gacangalinjiray ethiopianka. ( faroole iyo siilaanyo ) waji xumada ay la noolyihiin. Meel ayay ogu qorontahay. Waana taariikh madow oo ay reebeen. Ragaas

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 2 года назад +1

    mansh allah saxibkay patrool

  • @luckyandres5416
    @luckyandres5416 5 лет назад +7

    Masha Allah ❤️❤️

  • @ibraahimguwayne6299
    @ibraahimguwayne6299 2 года назад +1

    Guulayso Isha allaaaaaaah

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 8 месяцев назад

    Nimankaa cagdheer waan taageeraa weligay balse waxan nacaa markaan arko nacaybka ay u qabaan iidoor.

  • @abdiazizisseabdi5127
    @abdiazizisseabdi5127 11 месяцев назад

    I have never seen a better song than this song

  • @halimaibrahim9274
    @halimaibrahim9274 4 года назад +1

    Maaansha Allah guuleysta amiin ya Rabi

  • @user-tu2sj2sv7i
    @user-tu2sj2sv7i 9 месяцев назад

    Masha Allah gulaystayal abwan patrol.noloshu Kuma cisho❤❤

  • @ummusumeya2990
    @ummusumeya2990 6 лет назад +3

    Guul ogadenia

  • @sumayoinajwxo9324
    @sumayoinajwxo9324 5 лет назад +1

    masha allh guuul guuul guuul guuul jwxo cawiyo nasibken guuuul guuul jwxo

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 6 лет назад +2

    Wow nice song

  • @AmiiraXuseen-ur7zd
    @AmiiraXuseen-ur7zd 8 месяцев назад

    Mnsh allah ogadeny💋❤

  • @muhidinmahamed4791
    @muhidinmahamed4791 4 года назад +1

    Cagtii Mariyaa Cadowgeena Gull Ogadeenia Waqti Walbo labtaa iga taliin Wlhi

  • @shushudagan2781
    @shushudagan2781 6 лет назад +2

    ❤️🙏🏽gobanimo

  • @fartunqalbi9397
    @fartunqalbi9397 6 лет назад +3

    Mansha Allah Halgamayaal Guuleysta

  • @Muran25
    @Muran25 5 лет назад

    Heestan markasto waan dhegaystaa

  • @zuhaybupdi1850
    @zuhaybupdi1850 2 года назад +2

    Dʜɪɪɢᴀʜ🇬🇲🤟

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 6 лет назад +3

    💚💙❤

  • @hassanabdullahi4899
    @hassanabdullahi4899 3 года назад +2

    Somali waaban ogaden uun umalayn jiray 😂😂 fara badnidoda intan kayabay. Illahay Gusha inta kadhiman si nabad aah hanogo dhamaystiro

    • @ShafiShafi-zr2rn
      @ShafiShafi-zr2rn 2 года назад +1

      Hhhhhh bro waan ku fanaynaa inaan dad gob ah ka dhalanay

    • @ShafiShafi-zr2rn
      @ShafiShafi-zr2rn 2 года назад +1

      @Hassan Abdullahi waryaa laandheere halkan na maad joogtaa

  • @saadiaosman2111
    @saadiaosman2111 6 лет назад +1

    Manshaa allah huunoyal guul iyo gobonimo warto inshaa allah

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 4 года назад +1

    GUUL IYO GOBONIMO INSHA ALLAH

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 Год назад

    Alla yaraxma abwaanka sameeyay sangub

  • @bashirdahir88
    @bashirdahir88 25 дней назад

    Heestaan waxaan bartay markii snm hubka dhigista lagu sameeyay

  • @guraaseproduction5627
    @guraaseproduction5627 6 лет назад +7

    *Horay usocod wngsan SAHAN HUNO*

  • @DhuuxAbdi-rh3yq
    @DhuuxAbdi-rh3yq 11 месяцев назад

    galayidh yuusuf garaad

  • @zmartfilmsvlogs8947
    @zmartfilmsvlogs8947 5 месяцев назад

    Cagadhigatey Gobanimo.🥲🇬🇲

  • @AdenCisman
    @AdenCisman 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 5 лет назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie55 Год назад

    Heestan waxaan soo raadshay ka dib xoreyntii Gobolka SOOL

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 10 месяцев назад

    M.a waa hees aan caadi eheen oo wxn ka soo raacay maalintii daraawiishta iska xoreeyeen codowga dul saarnaa mudo 15 sano hada alxm gobolka Sool waa xor

  • @ummusumeya2990
    @ummusumeya2990 6 лет назад

    Mansha Allah

  • @mustafabdihaji438
    @mustafabdihaji438 5 лет назад

    Rabiyow somali wayn israaci

  • @laabtakasoco3723
    @laabtakasoco3723 Месяц назад

    Ilahow dhulkayago amxaarku ka kacayo xor ah natus 😢

  • @yasminali3520
    @yasminali3520 5 лет назад

    ManshaaAllah 😭😭😙😙😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋💋💋💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💖💖💖

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 5 лет назад +3

    ❤️❤️💚💚💚💙💙💙

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 лет назад

    Guuuuul

  • @EliasF1tt0n
    @EliasF1tt0n 4 года назад

    I no i sound dumb but where is ogaden i heard some people say somalia and some ethiopia ?

  • @XafiidCaligare
    @XafiidCaligare 12 дней назад

    Heeskaan waxan.daaran.doonaa.maalin.maalmaha.kamid.ah.ia

  • @AbdisalamNoor-bj7bv
    @AbdisalamNoor-bj7bv 3 месяца назад

    Free ogadenia

  • @aaminomohamed3981
    @aaminomohamed3981 5 лет назад +1

    margn

  • @mohamedabdikadir2900
    @mohamedabdikadir2900 10 дней назад

    Calanka waxa leh somali galbed.

  • @kamaljamac8840
    @kamaljamac8840 20 дней назад

    Malinti goja cade laga ssray idor baa heystan la shiday😂😂😂

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 5 лет назад +2

    Viva somaliland alla maxa rag nagaga dhintay 77 waxan ogaday dadkay somalinimudu ka dhabka ahayd ay ahayen isaaq waayo iyaga midnimada 5 tabdoonay iyaga u badna halki ubdagalku ka dhacay 77 xaga harg ayu aha ciidanki u badna aya xagan ka talabay isago siyad donay marki dambe inu laayo viva somaliland viva isaaq samaron iyo dhulbahante

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 года назад +2

      Markii gobonimo iyo qaranimo loo heesay ayaad qabiil u heesaysaa waxaan ku dhihi lahaa kor isku soo qaad. Hankaagau ha dhaafo reer hebel.

    • @khadardaahar-ve5sz
      @khadardaahar-ve5sz Год назад

      @@guledfarah8610 runta wll

  • @mohamedabdikadir2900
    @mohamedabdikadir2900 10 дней назад

    Ogadenow islanta foolxuma ma xanti ba run noqotay.ogaden cen ba cen dheh

  • @yusufganaaro199
    @yusufganaaro199 5 лет назад

    Guul iyo gabanimo

  • @mohamedherzi840
    @mohamedherzi840 11 месяцев назад

    who is here after 25/aug/2023 ☝

  • @suldanajelle7252
    @suldanajelle7252 5 лет назад

    I lyk him

  • @AbdiaziizAhmedAbdullaahi-jz3tu
    @AbdiaziizAhmedAbdullaahi-jz3tu 10 месяцев назад

    🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿