SULDAAN SEERAAR | ONLF 38TH ANNIVERSARY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2022
    ERAYADII ABWAAN C/SHAKUR QORANE
    LAXANKII: FARXAAN DAACAD
    CODKII: SULDAAN SEERAAR
    MUSIC BY: MAXAMED YARE
    VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
    DIRECTOR BY: LIIBAAN JAMA
    CAMERA AND EDITED BY LIIBAAN JAMA
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

Комментарии • 819

  • @DarwiishvlogTV.
    @DarwiishvlogTV. 5 месяцев назад +30

    Ogaadenia wa halganki ugu waqtiga dhera ee xornimo radin ah ee qarada Afrika kadhacay waxana mudnanta mudan halyeyada JWXO wana dhaxalki awoowyashen iyo dardaranki abayashen waligay qadiyada somali galbed ama ogaadenia kamatanasulidono from Buuhoodle degmada danood ee gobolka doollo 💪🏾🫀💯

    • @Mohaa930
      @Mohaa930 8 дней назад

      Legend waa saas me from danood

  • @sahrolise5320
    @sahrolise5320 Год назад +159

    Walaahi waan oyeeyi heesaha wadaniga waan jacelahayi viva bortooyada ogaden from gabar habargidir 😭😭😭💞💗💖💗💞

    • @maxamedmaxamuud4626
      @maxamedmaxamuud4626 Год назад +5

      Abayo sidoo kale waan jecelnahay wllheen H.g 🇸🇴

    • @mohamedabdi4116
      @mohamedabdi4116 Год назад +2

      Mahad sanid abayo mcn habargidir gawar ka jeclahay walahi xushmad buuxdo u haaya reerkas

    • @khadarwacanne7394
      @khadarwacanne7394 Год назад

      Inallillah 😂

    • @farahhoday8477
      @farahhoday8477 Год назад

      So qabiilna wad ka hadlee waana qiirone taas kaama aqbalin waxaas laab la kac weeye 😂

    • @najiibyare6186
      @najiibyare6186 Год назад

      M a gabadh hg xaaskayga kadhigay anoo ah ogaadeen ah

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 Год назад +39

    We love you from 🇸🇱🇸🇱 Puntland

  • @unknownperson3272
    @unknownperson3272 Год назад +215

    🙏 Viva Ogaadeen Absame 🙏
    Viva Ogadenia 🇬🇲🏇
    Viva Geesiyaashii ONLF 🤴
    FROM DARAWIISHTA 🔫🇸🇴☝️

    • @omarloxos1439
      @omarloxos1439 Год назад

      Uuw

    • @khadarcabdi1189
      @khadarcabdi1189 Год назад

      Dhiiga darwish

    • @zayidxaliilbasha8135
      @zayidxaliilbasha8135 Год назад +9

      Dad kuwa noogu dhaw ... Al Daraawiish..🤴

    • @khadarcabdi1189
      @khadarcabdi1189 Год назад

      @@zayidxaliilbasha8135 alaw noo kin da

    • @ahmedabdi2065
      @ahmedabdi2065 Год назад

      Onlf dhulkeeda adi daraawish manta laascaanod laga haysta marka dadka ka xishoo oo orod isxiree isaaq oo adi ku leeg baa manta caasimadii ka haysta ceeb

  • @adirecc6200
    @adirecc6200 2 года назад +83

    Geedigiyo hayaankii my dhiigah we love you from daraawiishta 🐎🐎

  • @ifrahsheekh2838
    @ifrahsheekh2838 Год назад +61

    Ogaadeen tolkay
    From jidwaaq

    • @abdiyounis2389
      @abdiyounis2389 Год назад +12

      Laakiin inadeer Ogaaden kuma saabsan'e,, waxay ka hadlaysaa wadankii inaga dhexeeyey kolka sabab aad isaga saari garan maayo.

    • @muhumednathirhanshi3112
      @muhumednathirhanshi3112 Год назад +1

      Thnx huno

  • @yacquubguureofficial5843
    @yacquubguureofficial5843 Год назад +37

    Ereyadan heesta waxa fahmi kara Askari Furimaha dagaalka jooga, Soomaali oodhami waa Xor.
    From puntland somalia🇸🇱🇸🇱🇸🇱👨‍✈️👨‍✈️⚔💪

    • @salmaanabdi6747
      @salmaanabdi6747 Год назад +1

      Beenta maha ano og ah hadana puntlander ah dufacna ku jira daremaya xalada heesta somaliyo dhan xor zxp

    • @YassinAhmed-ut7ni
      @YassinAhmed-ut7ni Год назад +5

      Somali wax la dhaho majiro Daroodow toosa Djabouti Hargeisa iyo Xamar waxay heeshis ku yihin inay ku ciribtiran CADOW anan Darood ahayn malaha. Gormad hurdada ka tosaysan oo anan cadowgan Iska qabanayna???

    • @Puntland1
      @Puntland1 Год назад +2

      ​​@@YassinAhmed-ut7ni ana kugu racsan Daroodku wa dad Somalinimo lagu sixray ... Djabouti Hargeisa Xamar waxay raban inay na cirib tiraan oo wallahi ah. Somalinimo wa dhimatay somali XOR ah na jirimayso.

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 Год назад +143

    Ilaahy wuxu I hilyay marku muslim iga dhigy wuxna kalo I hiiliyay marku ogaden iga dhaliayya shugrn yaa Allah 🙏🇬🇲👍🌹❤

    • @mahamedabdi5026
      @mahamedabdi5026 Год назад +10

      Ragii somali ugu geesi sanaabaa iga dhashay geesinimo iyo laandheeranimo ogaaden🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🙏

    • @sawdaladan3076
      @sawdaladan3076 Год назад +2

      @@mahamedabdi5026
      Inderky shadow ale ha ika dayo inder qali 🇬🇲

    • @idreskhaliwali7831
      @idreskhaliwali7831 Год назад +2

      Xaqiiq baad ka hadashay wlhi ina hooyo

    • @abdullmohazi2756
      @abdullmohazi2756 Год назад +2

      Ina ader sawda ladan warkaga wu cadyahay

    • @sawdaladan3076
      @sawdaladan3076 Год назад +2

      @@abdullmohazi2756 sharfnid inder qali

  • @saadiqmursalsiciid4840
    @saadiqmursalsiciid4840 2 года назад +34

    War Ninkaan Cod dahabsanaa M.a fanaan Aan Taageero SULDAAN SEERAAR madaxweynaha Fanka ❤️❤️❤️❤️

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p Год назад +32

    ONLF guuleysta waa xaq-u dirire ❤❤❤
    Viva Ogaadeenia from Guriceel ❤❤

    • @Daadirka
      @Daadirka 7 месяцев назад

      Thnks my brother❤

  • @alexkabadhe4473
    @alexkabadhe4473 Год назад +56

    Ogadenia power🇬🇲🇬🇲🇬🇲 💪from hargeysa🇮🇷

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 10 дней назад +3

    Halgankan ku away abtiyadey iyo abahy Sayid Abduwali iyo aderyalky qaarna ila hada nolal iyo geeri lama hayo bay dadku qabiil modayaan 😢🥹😭

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 Год назад +18

    Viva ogadenia waa idin jecelahay guulesta adinka bahalka naga hortagan from wiil hg ❤ we love you walalyal

  • @AbdallaIsmail-ud9ru
    @AbdallaIsmail-ud9ru Месяц назад +6

    😂❤❤❤ OGAADEEN ilaahay suugaan waa baray HEES gabay iyo dhaanto ba Halgankii DHULBAHANTE ee SSC 2023 heesaha OGAADEEN qayb libaax bay ka ahaayeen Heesaha OGAADEEN baa ciidanka SSC dhagaysan jireen markay murqaamayaan ❤❤
    Love OGAADEEN from Dhulbahante

  • @somamediasomamedia7592
    @somamediasomamedia7592 Год назад +31

    Ogadeen reerka kaliya ee daarooda ee cadaw iska xoree damcay, ee aan loo hiilin badalkeedana daaroodku dhabar jabinyay, oo cadawga u hiilin jiray, like saar hadaa ogtahay ama soomaali damiirle

    • @falxadamohamed1155
      @falxadamohamed1155 Год назад

      😢😢😢😢😢😢

    • @user-se2qh2kn2h
      @user-se2qh2kn2h 2 месяца назад +2

      run weyaan wll lkn inaguna uma bahnin waxkasto inagaa kabadan wanisdifaaci karnaa ogaaden hadan isracno ❤

  • @bashka6927
    @bashka6927 Год назад +50

    ogadeen🇬🇲gobtii somalia gulaysta from majeerten🇸🇱

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 Год назад +76

    Waan Ooyey wlhi 😢😢😢😢 ilmada ceshan waayey ilma Adeeraday xornimo waa heli doontaan Walaashiin from Cabudwaaq ❤

  • @mommysmulkiabdalla4170
    @mommysmulkiabdalla4170 Год назад +49

    Ogaadeen ma ihi laakiin waan jeclahay 🔥🔥🔥

  • @nuuraabdi6161
    @nuuraabdi6161 Год назад +13

    We love you Ogadeen from Daraawiish

    • @salmaanabdi6747
      @salmaanabdi6747 Год назад +4

      Wlhi jclka mid ka badan u hayaa ano og ah difaaca maraga ku jira jcyl awgiii jclhyna in caruurtydu beri maqasho abo laasku ku dhinty hadan noladana ay ognayan inan gobonimada qayb ka ahaa we love darawiish❤

  • @abdiasadwali7788
    @abdiasadwali7788 Год назад +9

    Xasuus Ban galay runtii ONLF iyogo difaacay Somali baay dadkay wllalaha ahayen ee somaliyada xorta ah guumaysiga uso dhiibayen hadan qof manan ka argosan sababto ah waxa nagu wayn somalinimo 🩸🩸🩸🩸🩸🩸🫵🫵✊

  • @LuulXassan-b5l
    @LuulXassan-b5l 12 дней назад +2

    15 august hambalyo rer ogaden I can't wait our day 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉m.a

  • @naxnumusafiiruun445
    @naxnumusafiiruun445 Год назад +28

    Jeer agoontu geed dhiig ku baxay goosan midhihiisa ku gumoome ruuxii ka guda raadka geesiga eey
    🙏😥 meaningful words 🥰
    somaali odhan bay heestu waano utahay one love ogadeenia🙏

  • @abdizedeekow7207
    @abdizedeekow7207 Год назад +24

    Viva geesiyasha Ogadenia wan inijeclahey from Hg

  • @muniishamarlaarag5332
    @muniishamarlaarag5332 2 года назад +35

    MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO OGADENIA HAXOROOWD Onlf geesiyaasha naftooda noo huray cimrigiin hajiro

    • @zuhaybupdi1850
      @zuhaybupdi1850 2 года назад +2

      Aʟᴀʜ ʜᴀ ᴜɴᴀxʀɪsᴛᴏ 🥺

    • @jafarmohamed8965
      @jafarmohamed8965 Год назад

      Abalkodi regi dhintay in ay axmar ni gumaysata ka dorateen. Waad badantihin lkn wx wadan ah gacan kum haysan maxay kutala

  • @fiskaelmi2423
    @fiskaelmi2423 Год назад +21

    Ilove you ogadeniya anigoo gabar xawadle ah Guuleysta meelwaliba oo aad jogtan 🥰👏

  • @saidmohamud123
    @saidmohamud123 Год назад +17

    Viva Ogaadeenia ❤
    From sultanate ❤warsangeli

  • @munaaxmed1494
    @munaaxmed1494 Год назад +9

    Garwaqsada dadeygoow inan gacan sareyn doono😭😭😭💪💪 we Love you ogadenia 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇲

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 Год назад +104

    I am so emotional 😭 I’ve no word to describe what my people go through last few decades..
    Guul Ogadenia In sha Allahu
    💚💙❤️✊🏽

    • @loyansoyan489
      @loyansoyan489 Год назад +6

      My blood m’y Ogaden people

    • @yusraabdiyusra83
      @yusraabdiyusra83 Год назад

      My dhiiga Ogaden guul In sha Allah 🇬🇲🇬🇲🥰❤️

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 Год назад +1

      @@yusraabdiyusra83 Thanks wll In sha Allah Guul Gobanimo Midnimo Isku TASHI ❤️

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 Год назад

      @@loyansoyan489 thanks wll

    • @simiranbebbran8046
      @simiranbebbran8046 Год назад +2

      Dhiigu biyo maahan 💞❤️❣️❤️

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 Год назад +28

    Masha Allah Ilaahay baa mahad iska leh dadkan naga dhaliyey. Saddex shayba Waa lagu yaqaan Diin jacayl, Dal jacayl iyo Gumeysi nacayb. Waa taarikh qoran oo cidina bedeli karin. Waa dadka kali ah ee weli diidan iney ka tanasulaan ama ka quustaan qadiyada madaxbanaanida Ogadenia.

  • @dekhaahmed5122
    @dekhaahmed5122 Год назад +93

    Am not ogadeen but this song is appropriate to all of somalia! May we all fight for our country

  • @amalabdullahi7031
    @amalabdullahi7031 3 месяца назад +26

    We love Ogadenia From 🆎

  • @aartubaneahmed468
    @aartubaneahmed468 Год назад +18

    Heestan u suldaan seerar ku luqaynayo waxaa fahmi kara midhaheeda ruxii dhib kasoo gaadhay.. ya Allah kuwii noo shahiday iyagoo ku hanwayn inay gumystaha naga dulqadaan u naxariiso 😢😭😭

    • @hanimohamedmuhumed3301
      @hanimohamedmuhumed3301 Год назад

      Aamiin yaa rabi unaxriisto

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 Год назад

      Amiin yaa Allah

    • @khadroabdullahi1664
      @khadroabdullahi1664 Год назад

      Aamin wll hetan xasus gara igu ledahy waxan ka mid ahay dadka loga dhintay xabsina ugalay ilahay ha unaxariisto inti inagaga dhimaty inta nolna xornimo allh ha ina siiyo😢😢

  • @idreskhaliwali7831
    @idreskhaliwali7831 Год назад +19

    Dad aan jeclahay Ogadenia nolaada walaalayaal from Puntland

  • @mustaphedonyaale9388
    @mustaphedonyaale9388 Год назад +11

    Hadii godolka aayaha
    Midnimo looga jiro gaagax
    Garwaaqsada dadkaygow
    Inan gacan sarayn doono 💪🇸🇴

  • @Ab-ft6se
    @Ab-ft6se 2 года назад +15

    Wixii ogadenia ama deeganka somalida u hagaagaa waa wax somali u hagaagey
    Somali dhibtii hore e ay nimanka ugaysatey yay comment xumo ugusii darin incha allah malinkaa aan gacansaraynaynaa way iman doontaa
    Wuu gumoobey ruuxii ka guda geesiga e

    • @MoonLight-te8np
      @MoonLight-te8np Год назад

      Waarunta walaal allaha garansiiyo dad aan ognahey guul isha Allah 💪👈

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Год назад +10

    Actually emotionally i'm crying 😢😭😥 insha Allah Ogaadeeniya way ka xoroobaysaa Gumaysiga Ethiopia
    From Somaliland 💚🤍❤

    • @Jubalandvisit
      @Jubalandvisit Год назад

      I.a dhulki dhaqanka somali dhulki tarikhda somali dhulki shidaalka dhulki jeela baadna ee rer ogadenia wu xorobi I.a mardhow

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Год назад +1

      @@Jubalandvisit insha Allah Gaalka waynu kaxorayn dabadeed shantii soomaaliyeed ayaa awoodaysan oo noqon mid dib umidawda wixii aan raadinaynay 1977kii ookale

    • @som758
      @som758 Год назад

      wall ogadenia lama gumaysto wax ethiopian ladhahona ma jiraan ethiopia wa qomiyado isku tegay ogadenia wa dadka sadexaad ee ugu badan tigreega ogadenia ba ka dad badan

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Год назад

      @@som758 Wll xaqiiqada in layska indhotiro maaha meesha cida katalisa ee ku amarkutaaglaysa ee badhasaabkayrabto soomagacawda ee ciidamada faderaalka dadka kugumaysata waynu ognahay ee gumaysiga maka dhiidhinaa sida raga mise weynu dugsanaa adeer

    • @som758
      @som758 Год назад

      @@Abdirahman-1020 ethiopia walal maaha qabiil ama qoomiyad ee waa wadan wadankaasna dadka kunool waa qoomiyado isku tegay ma jirto qoomiyad qoomiyad gumaysan kartana qoomiyada kowaad ee ugu badan waa oromo amhara ba second tan sadexaadna wa somali xil ahaan marka la dhahona maanta sidaas baa loo kala xil sareyaa

  • @Ahmednour.143
    @Ahmednour.143 Год назад +12

    Dhalin ta Qurbaha ku dhalatey ma Dareemayaan heestan waxey ka hadleyso
    Lakiin Qofkii Dhibtaa Arkey AMA looga Sheekey Wuu Dareemayaa.
    From somaliland
    Ogaadeniya Guul ❤❤

  • @niciimocuuke962
    @niciimocuuke962 Год назад +21

    Walahi saa ugufarxay leee congratulations my blood 🇬🇲🇬🇲🇬🇲 💘♥❤💕💖

  • @deqaapdiahmed4112
    @deqaapdiahmed4112 Год назад +9

    Ogadenia ilhayow daa hees qiiro leh weye wlhi my dhiiga ogadeenimo guul iyo gobanimo inader ❤️🇬🇲😩

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 Год назад +6

    Heesaha wadaniga ah ee guubaabinaya shacabka, dareenkoodana xamaasada galinaya aniga oo aan heesaha dhagaysigooda jeclayn ayaan hadana kuwa noocan ah jeclay, insha alh way guulaysanayaan walaalaha somaliyed intii dhibaato ka halgamaysa from garxjis ciidagale

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 Год назад +11

    OGADEENIMO iyo janada wa lagu ducaystaa🇬🇲🇬🇲❤

  • @helpneedypeople5835
    @helpneedypeople5835 Год назад +9

    Wow ogadenia guul insha Allah from Mogadisho we love you

  • @hurrekoje2146
    @hurrekoje2146 Год назад +94

    For those who have lost their love ones in this cause which’s every Somali. One May loss more then other. But this song does pok some wounds that never goes away. Very emotional 😭

    • @amiroabshir989
      @amiroabshir989 Год назад +2

      Congratulation mi bloody

    • @mahadomar5944
      @mahadomar5944 Год назад +1

      Calanka ma onlf ba kaliya mise xita deagaanka .Hadey maya tahy jawabtu wa xaq daro xaladuhu jeexjeexen..ogendia guul. ONLF GUUUL

    • @ayaanmooge7469
      @ayaanmooge7469 Год назад

      Haye

    • @ayaanmooge7469
      @ayaanmooge7469 Год назад +1

      Haye

    • @abdifataholow
      @abdifataholow Год назад +1

      Very painful. It sends chills throughout my spine . We lost many heroes and heroines in the course but we achieved great and many more achievements will be on the way InSha Allah

  • @sumayosaleh3074
    @sumayosaleh3074 Год назад +19

    Axxx qalbigay iga tabten erayada heesta suldanki qaranka ogadenia ❤😢 calankan🇬🇲ciyar kuma dhalan halyeeyba ugadgalay

    • @omerabdi6143
      @omerabdi6143 Год назад +1

      I lost three of my brothers muktaar, abdulahi and mahamed and my uncle bashiir my allah give them his mercy

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 года назад +16

    Suldaanka geeska geesi geesi dhalay 🇬🇲🇬🇲🇬🇲

  • @desilvergirl6789
    @desilvergirl6789 Год назад +11

    Dad kaliya mgca somali ku weyn yahay heer mnta waxan jogna la yirahdo oromo weye wa la gumeysta wlhi blhi tlhi ayaga hadey ahyn Ethiopia Somalia uso xad gudbi lahyd iyagi ba Darbi ah o horjogo Ogadenia dad tariiq leh waligin gacan sareya dadkeyo

  • @lillyrose4248
    @lillyrose4248 Год назад +18

    Somali people are one 💙🇸🇴💙 May Allah bring our people together. ❤️

  • @hinda6460
    @hinda6460 Год назад +8

    😭😢Gar waqsada dadkeygow inaan gacan sareyno✊✊inshalah wn guuleysan Doona Dadkeygi wax yar ba ino Hadhay we Love🇬🇲👑🥰🇬🇲💋❤

  • @UsaameHUpdyRashiid-xc2vi
    @UsaameHUpdyRashiid-xc2vi Месяц назад +2

    Jeer Agoontu Geed Dhiig Ku Baxay Goosan Midhihiisa Wuu Gumoobey Ruuxi Ka Guda Raadka Geesig'e 😢❤

  • @yuusuf-d3f
    @yuusuf-d3f 11 дней назад +1

    Waa halgankii ugu saamaynta badnaa Africa oo ugu dhibaatada badnaa

  • @qaalihassan467
    @qaalihassan467 Год назад +8

    Gedigii in hanad gorgora gundin ugu jijiday 😢
    Ee loo gasasay wiil aynu garaneyno
    Jeer ogoontu geed dhiig kubaxay gosan mirihisa
    U gumobey ruxii ka gudan hanky gesigaya 😢
    Ogedina ❤

  • @Sunflower-wo2xw
    @Sunflower-wo2xw 2 года назад +31

    We’re have to admit we’re still have suldan seerar fever 😅😂😊🎉

  • @daudhassan7040
    @daudhassan7040 Год назад +8

    Lots of love from Buhodle.
    Noolaada tolkay ogadeen.

  • @FAAD21
    @FAAD21 7 месяцев назад +5

    From 🆎 Ogaden salaan sare✌️

  • @galkacyo9045
    @galkacyo9045 Год назад +26

    Waa heestan waxaa rajenayaa in ay noqoto heesta ugu sameenta badan qarniga hada la jogo ….. insha allah hiigsiga waa dhow yahy Dadaalka halka halaga hayo 🙏🙏 from Galkacyo puntland❤

  • @ZahraMaxamud-gh8uj
    @ZahraMaxamud-gh8uj 3 месяца назад +2

    Wallaahay Waan isbedelaa markasta oon erayadan maqlo.😭ogaadeeniya way xoroobi insha allah maalin uun waxaanu naawilayno waad helaysaan tolkoow❤

  • @safmm10football68
    @safmm10football68 Год назад +21

    Viva ogaadeeniye *
    Viva Gobtii OGaadeen¥
    from xawaadle

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 Год назад +7

    Heestan waxan dhegeysanayaa kadib guushii wayneyd ee shalay Fatxul Goojacadde ❤🎉.
    Ilaahay wadajirka iyo milgaha D5 ha waariyo meel kasta iyo markasta... 🇺🇿🐎🇬🇲🇱🇺

  • @sharmarkeahmed9364
    @sharmarkeahmed9364 Год назад +6

    Guul my dhiiga ogadenia ilahow itus dalkoo xor inoo ah from galdogob leelkase

  • @AhmedAbdi-ln6do
    @AhmedAbdi-ln6do 3 месяца назад +2

    Heesaha halganka tan ugu miisaanka culus
    "Geediga iyo hayaankii gun iyo gocor inoo loogtay" 😢

  • @Hayiman100
    @Hayiman100 4 дня назад +1

    Ogaadeeniya❤️💋🙌 from 🚾

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw 4 месяца назад +1

    Alle habarakeeyo jaarka xalaasha

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Год назад +8

    Good ileen dadka USA soomaalida dhamaan waa onlf masha allah

  • @najiibguure1866
    @najiibguure1866 13 дней назад +1

    TOLKAY ALLE IDIN BADI OO IDIN BARAKEE❤❤

  • @sabarinabdulle8396
    @sabarinabdulle8396 Год назад +11

    Alla mhad leh Muslims ☪️ iga dhigay igana beeray ogaadeen garwaqsada dadkeygow inan gacan sareyno 🇬🇲🇬🇲💪

  • @user-ur1pl8ql6n
    @user-ur1pl8ql6n 6 дней назад +3

    𝗢𝗴𝗮𝗱𝗲𝗻𝗶𝗮 ❤ 2024 𝕎𝕖 𝗟𝗼𝘃𝗲 𝗮𝗹𝗼𝘁 ❤🎉 𝗳𝗿𝗼𝗺 𝗠𝗷 🇸🇱

  • @axmedkhalif7187
    @axmedkhalif7187 Год назад +7

    Guul my people ogadenia I.a one day wey noo hagaagi xaajada iyo sidan wx u rabno from hawiye wlhiqalbiga idinka jclhy hestan qalbiga ayan ka dremay waxa tihiin jiir inaga mida😭🥺

    • @nasteho1293
      @nasteho1293 Год назад +1

      Thank you huno madaxdii somalia we love you from Ogadenina Somali nimo🇸🇴🇬🇲🩸

  • @ilhanali2669
    @ilhanali2669 Год назад +28

    Walahi waan ku qiiroodey heestaan. We all JWXO my people Ogadenia inshallah 1 day will be free from Ethiopia

  • @mohamedjirde
    @mohamedjirde Год назад +7

    Waan Wataa Ogadeenia 😢❤ Ereyo Culus Bay Ka Hadlaysaa Ree Baroorwish Baan Ka Bartay Heestan

  • @Sapriinnnn
    @Sapriinnnn 6 месяцев назад +1

    Garwaaqsada dadkeygoow ineynu gacann sareyn doono 🩸🇬🇲😭❤️

  • @theone996
    @theone996 Год назад +10

    Garwaqsada dadkaygoow ina gacan sareyndono 😢 🇬🇲qalbigu itabtey ereyadu
    Alfanan suldanka geska ❤

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 Год назад +33

    Suldaan Seeraar ❤️ we will never forget our heroes that lost their life's for our freedom insha Allah Onlf ❤️ ❣️

  • @meshacksilvini5442
    @meshacksilvini5442 Год назад +8

    I love ogadenia from tanzania

  • @munaahmed804
    @munaahmed804 Год назад +5

    Illhay xorniimada idin siyadi oo cadowgina god ku rid dhamaan soomaalida ogaadeniya 🥲🥺

  • @xidigtdaaroodandog9723
    @xidigtdaaroodandog9723 Год назад +7

    Maash aallha hablyao dadakeygi ogaadeniya my dhiga zuldaan zeeraar guhada🇬🇲🇬🇲💪❤

  • @ahmedfarah2022
    @ahmedfarah2022 Год назад +6

    Hadii godolka aayaha midnimo looga jiro gaagax.
    Garwaaqsada dadkaygoow inaan gacan sareyndoono✌️
    Deep touching words indeed

  • @mohammedfarah5069
    @mohammedfarah5069 Год назад +5

    Heetan way iga gadantahay Abwaan Cabdishakuur qorane Ali (afmagaaxshe)

  • @jacfaraxmed6682
    @jacfaraxmed6682 Год назад +3

    Dulmigu ma raagee
    Dadkaygoow midnimiyo
    Wadajir hala daayimo
    Ogadenya ha guulaysato ha sarayso

  • @KhaalidMohammed99
    @KhaalidMohammed99 Год назад +12

    Reer Ogadenia Guulaysta insha'Allah
    Guul JWXO/ONLF Halyeeyo Eebe ku kalsoon

  • @saidabdille2414
    @saidabdille2414 Год назад +7

    Guul Ogadenia my people INSHAALLAH

  • @ahmednani1659
    @ahmednani1659 9 дней назад

    We love ogadenia from sheikhal dadki an wada dhalany❤

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 3 месяца назад +1

    ogadeen 🩸🩸 dhiiga Waa inaan lushuba somalia galbeed dadkeyga isku dubinimo oo tariiq waxskta lagu garaa

  • @abdiyounis2389
    @abdiyounis2389 Год назад +31

    This very emotional 😢 😭,, Guul Ogadenia,, the journey must continue to the ultimate victory ✌️ 🙏 🙌

    • @abdinajibmohamed7205
      @abdinajibmohamed7205 Год назад +1

      Wlhi wan qirodaaay 😢 Illahay naxaristaaaa jaano haka warabiyooo intiii shuhadoooo inoga geeriyotaaay

  • @xikmaawiofficial935
    @xikmaawiofficial935 Год назад +6

    Wlhi waa heeso qiiradeeda wadato waan ilmeeyay markaan heestan sifiican u dheehday alle hau naxaristo intii halkan kunaf weyday inshalah maalin un waan kaga guhleysan doonaan Ethopia👈

  • @zackwiilpoqor2273
    @zackwiilpoqor2273 Год назад +10

    Show miya mise waa xuska ogadenia congratulations dadkayga❤️💙💚

  • @saabir3667
    @saabir3667 14 дней назад +1

    Ogaden rag rag dhaley wllhi reer wajaale baan ahey isaqa h.awala halyaydi onlf waxn ka mid aha dadki wajeele ku qarin jirey xfdayada waliba 4 sano nala dagana 2 nin dhawc bey ahayeen si aan loo ogaan baan habenki dhayi jirney' markey bogsadena mudo sanada kadib miyi aan laheyn o geedbaldh la idhaa baan bu aabo geeyey xags bey iska joogi jireen🙏🙏🙏🙏🙏

  • @HiboHassanAbdi-in5kc
    @HiboHassanAbdi-in5kc Год назад +3

    Ciltirooow Clnkeeygiyoow😢😢Ala mxn ooya mrkn hestan maqlo dhiigeeygii Gulleysta Gorwalba😢🎉❤

  • @munoshariif44
    @munoshariif44 Год назад +4

    Hees Qiiro Leh😭❤🇬🇲

  • @abdikanisuleimam9543
    @abdikanisuleimam9543 Год назад +6

    The aim of ONLF Coming soon insha allah🇬🇲🇬🇶❤🙏✔️✔️ peace be upon our heroes who die for the liberation🇬🇲💓

  • @abdikaafimohamed5618
    @abdikaafimohamed5618 Год назад +3

    Masiirkenu dhiman maayo inta qofi naga nool yahay😢❤✊🇬🇲😭

  • @amiinrashio7025
    @amiinrashio7025 25 дней назад +2

    Majeerteen iyo Mareexaan iyo isaaq
    Kuwii galay geesiyada wadaniga somaliyed 😭😭😭😭😭😭😭

  • @kadramohamed7802
    @kadramohamed7802 2 года назад +11

    Mansha allaah congratulations congratulations ogaadeeniay guul iyo gobanimo ❤️❤️❤️❤️🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🩸

  • @NaxwoyusufCabdi
    @NaxwoyusufCabdi 8 дней назад

    Jah my dhiga ❤ogaden 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💋💪💪

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Год назад +5

    Ogadenia 🇬🇲 💪

  • @najmoayah8327
    @najmoayah8327 Год назад +6

    Ogaadenia o goba inagoo wali gaarin in gumeysi kala qaybiyaa guri ba soma ahn😭😭😭😭😭 hestan qalbigeyga taabatay rabiyow dhulkeno xora na tus

  • @rosebash8552
    @rosebash8552 9 дней назад

    I love my ogaden people 😢❤ jira oo joga forever

  • @nimobilan6573
    @nimobilan6573 Год назад +8

    Somali hagardamaday ugasatay dadkan wali ma ladabsocdan bilaa caleeg ka xishooda dadkan hadayna sheegshegin oy meel iskaga tiriyeen dhibtaad ugasaten community xumo ha ogudarin wah 🥺

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 Год назад +1

      Walahay waa shacab geesiya, adkaysi badan, aargoosi aan ka rabin walaladood. Lakiin, saad sheegtay Somalidu maba Oga dhibta iyo dhaawaca ay u geysteen maamuladoodu. Insha Allah waxan ilaahay ka rajaynaya inaan noqo sababtay ku midoobeen ee ku quweysteen..

  • @ikhlasfarah5877
    @ikhlasfarah5877 Год назад +4

    Ogaadeen guul from jidwaaq Absame

  • @nabiilvlogs4878
    @nabiilvlogs4878 Год назад +8

    Emotional song ogadenia ❤️ from hg

  • @syowofficial1217
    @syowofficial1217 Год назад +3

    Ogadenia hanolato inshaalaaah maar uun waan gacan sareeni doona ......4ever ogadenia