Wa gaadoonsaday Wa garwaqsaday Wa guusha EE garaadka noolasha Ubaneey ka baneey gabadha U dhaaxgili Hada waxan ka fahmay inu waxa luga sheegay ruuntahy
summary, the angel number 275 is a powerful sign of spiritual growth, manifestation, and positive change. Trust in the guidance of your angels and know that you're being guided towards your highest good.
Kaa bane uu bane waa Suldan Serar waxa hesaya ❤ 275 like baan raba 👌 Waqal studio iyo Suldan oo iis heley maxay views qarxi dona 💥 From Djibouti Suldaan we love you and support you mashallah
@@abdillahijama7871 soo sanaag isaaq ma dago hadaad leedahay somaliland waa isaaq qudha soo baar. meeshan lagu duubay qabiilka deegan u leh muuse ismaacil habar yoonis soo baro bowe
Waqal Team ✌️iyo suldanka Geeska
Ankala ankaa💖😁
Oyoyooo
Nin aan tageero one love lpx ♥️☝️☝️👏👏
yesssS
Abdalla sxp samee prank yo pro
275 adoo radinaya hadad timid like iska reeb😂.
Haa wllhi😂😭💔
😂😂
Haaa😂😂😂
😂😂
Haa wlhi 😂😂😂
heestaa farbaa soo gashay inta tiktok ka imaan donto like i saara
Hhhh aniga ka imady sii an iib ugu dhgysto bl waxa la shegyo shaki byba naa galiyen😂😂
0:41 gacanta 😂😂
Anna waan sooraadiyey heesta 77 iyo heesta 001 hal sano lawada qaaday Tanna sanad ka horeysay ilaahay hanna amaansado soomaalidu way huradaa😢
Raadcaan ku jìraa waxna uma jeedo 😂
@@mukeyfmohamed4034xiita haday so jeedan waxba kama qaban karan ban filaya
275 adoo radinaayo hadaa imaday like reeb wall😂😂
Walhi waan Raadinaaye 😂😂😂😂
Kkkk
😂😂😂
Triangle baa ka raadinayay waliba anu😂😂😂
Kkkkk
Inta TikTok ka imaaday 🤞ismujiya 😅
Wa gaadoonsaday
Wa garwaqsaday
Wa guusha EE garaadka noolasha
Ubaneey ka baneey gabadha
U dhaaxgili
Hada waxan ka fahmay inu waxa luga sheegay ruuntahy
Walahi waa cajiib heestan wan ka shakayiyay 😂😂😂
😂😂😂
Suldaanka geeska waxba lagama qabankaroh 👏❤️
Masha allah bro top❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘👍👍👍👍👍👍👍👍🌺❤❤❤❤❤
Oo maxa inta ku Keenay hadaad hees neceb tahay Illahay ka baq oo quraankiisa like haku raadin
Wlh kalaam ka alle waa jclhy lkn like kuma saarayo
Mnshalh eshcala fanan suldan seraar guhad💔❤👑🤴
Quranka like haku raadin
Heestaan inta ogaatay inay waxku duuganyihiin😢❤
Walle ben mashegin 😢
Hada le ogade 😢😂
Heestaan far baa ku duugan hadaa la soo saaray marka inta hada soo gashay liketa ku dhufta😅
summary, the angel number 275 is a powerful sign of spiritual growth, manifestation, and positive change. Trust in the guidance of your angels and know that you're being guided towards your highest good.
Ani Somali ma ihi miyaa weligay like layma siine 😭😭 hadana dhamaantiin waan idin jeclay 😍
Maxd kufalasaa like ta ood la ooyasaa
Mahamed aliyi official 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
Somalinida iyo like ta maxaa isku xiray 🤣🤣🤣👍👍👍👍
Walal Kaley adiga likes kaaa maa janada baa kuu gali? Yaabka cadii iskadig 😂😂
Amu wll wn ku sarne😂😂😂
Inta allah iyo rasuulkiisa jecel like ii saara👍
Hadad alle iyo rasulkisa jeceshay hees mad dhageysaten
@@ip____poi7324
Sidaas ha dhihin waxan sheydan ayaa dadka kusoo lexiya
Wxs ma like ku radsaneysa maxa heysta u dhageysaneysa bax like gaga was
Wcz Wsq like ha ku raadsan rasuulka lx the
intii sideydoo kale 275 fahmin like👍ii saara soomaaliyey🇸🇴
Loguma tallo galin in dhinacaa laga fahmo waa number waqooyiga laga wada fahm
Waaba ku warersanhy
@@qiimobadan4681 zax timir lafpa ku jirta e hnala fhansiyo please
Usama Said😂😂😂inaan fahmo kaliya ayaan u soo galay laakiin ilaa hada waxba ma fahmin
Umu Nashaad 😂
Somalida dad kaliye wax markay dhacan ku buraarugo ka hor aysan ka fiirsan 275 it's angles number subxanalah 😢
wlh dheh💔😭😭😭
Anika jaceyl waye liidhahe waaban xifdi waye markaa yaraa ileen waxaa la baran waye wax baa ku jireen😂
Hadana kaaga sii daran labo maalin ee wad wadaayaa ka dibna waa ilaabaayaan waa Dad wada sixran
*Hadaad daawanaysid Carona oo jira Like iisaar*
*Alle Ha inaga Dulqaado xanuunadee😢😢*
Ameen🤲
Laxankii qamar suugaani legend
Waqal rag tagey
Somaliland quruxda waanku ogaa allow dhowr
Adigoo Aamusan hdaad dhagaysanayso Like😁👍
Mansha alla suldan Serra oo gudmo biyo cas hees kusoo qaady
Maya wanbuqaya😜
@@farahnoor5807 hhhhhhhhhh
😂😂😂😂maxa la amusantahay
@@eeshcalaainan1521 So adoo qey linaayo maadawaneysaa 😂😂
Who’s here after Omar Barbar 😢
😂😊
Me😮
Me😂
Me
😮
Inta qamar hoobediisa maqasha like dhac ku sii
275 micnaheeda oo buuxa waa
2:labadeena
7: inta xaraf ee magaciisa ka koobanyay (Suldaan)
5: inta xaraf ee aykakooban tahay magaca xaaskiisa (amuun)
Aduu waad faham tay hore u soco
Hhh waraa keentay
Copy right baa kugu qabsan doona adi tuugow kkkk
Mahadsanid ❤️
Legend waad kentaay
Waxwalba oo macan waxa ka macan hadalka alle hadaa igu raacsantahay 👍lake igu qabo
Kalam saxiix wallah masha allah
Haa wllhi wax wanagsan majiran
Nimcaam comentigisa sas ayad kadhaxdhehysa like lee mad sas ujcshaya
Wan ognahay lkn waxadku raadinaysa like
Mansha allah
Ubanee ka banee gabdha
Gaari dumar iyo
Waa gob dhaladoo
Waana genyada
Guusha noloshaba aan ku gaaro
Waan gudoonsado
Waan garwaqasaday
Kabanee u banee gabdha❤👑
😍❤️🩹🫶🏻👑
Jigjiga lij like sar ❤️
Dire lij ayan ahay wankusare isar sxp
Jijkjiko hakusarto
Jigjiga ♥️✊🏾
1M markay gaarto like isaara Somaliyey inta kale mayeeey🤗🤗
It will take a month to reach 1m
@@juudkudufo2769 Only 2 weaks if allah say😊
1 week if Allah SaY🥰
@@rahmarouhi3023 One week Hady ku gaaryo markas reply kuso gala 🤗
@@saciid90 😆O.K__________🙌
Wll hada allha iyo rasulkis jeceshahay like isar allha ku dhowre 😘🥰
Stop begging likes adigoo isticmaalaya Allah (SWC) iyo nabigeenii Muxamed (SCW) wll 🤦🏾♂️
Hadad iishegto waxad like da ka faa idayzo wan kuzaraY wlHy maxad ku fulI 🤔?????
ZAKI SAMEH MEDIA .P magacaga aa top noqonayo isar
🤣🤣🤣
Mxd ka tawazay like lagu dhyfy
@@khadrah6517 wan kuu zaaraY 😂
275 qofkii fahmay....2024....😢
lkn heestaan 275 qiso u gooniya ayeey leedahy wllo
Sax wye 😂
275 Hdaadan Fahmin Like isaar😲
Suldanka Geeska💖
@leo messi Kkkk Wey Nagu Cusubthy
Mxaa loga jeedaa 257
@@amiiraaragzan1838 waa gabar Qrux bdn😂😂
Kkk rali nqda smskina aQrisaDaY😁
@@nimconeyruus6093 Mxa nagu so Kordhineysa mrkaa 275 baan fahmi la'anahye😂
chanelka diinta islamka like iisaara
Asc
@@katimuasaigilu3289 geli
Wcs
Wll
Xld
Gobolkeygii zanaag❤gudmo biyo cas🤗izmuuja reer sanaagaaw.
Wa nakan
275 micnahees adoo radeysid hada hestan kusoolabaty like iska saar😂😂
Suldan inuu yahay suldanka fanka yaa dood ka qapa Like dhac 😀
Suldaan serar💯🙏 inta of inay heestani noqonayso mid gadhaysa 2milyan like dhac ku sii👍❤️💯🙏
Qamar Suugaani Laxamayste Wayn jnuu Yahay inta iLa Aragty Like Saara
Best ogaden song ❤️💙💚. Free ogadenia. Ogadenow love ii saara suldaan seerarna u saara.
🥰🥰🥰🥰🥰 all xamdulillah illaheey ima hagraniin imana yareen 🤲😍😍😍
Gobolk👉a sanaag intii quruxdiisa ka heshaye like isaar ❤☁️💚
Dagankaygi gudmo biyo cas
@@esmailsaid4794 burco booodh wayn udhalanee halkaa nagu casuuuma bal ismuujiyooo reer sanaag
Sanaag Khaatumo state of somalia🇸🇴 dawriishta Qurux ku dhmaatay💙🇸🇴❤
Sanaag Somaliland ❤☁️💚
@@rahmaahmed4317 khaatumo la heyn H jeclo dagan sanaag hadaad maqasho ma daarood ku haysta
Suldaan inu fanan tagay inu yahaY cidii igu raacsan like iisaara💖💖💖
War ugaaskani inuuna wax ka qabasho lahayn inta ogol like ha ii saarto 🤣👍
Abti xabada wan kula qiray wlhi wa hirgalay Ninkani wax ka qabad ma leh
Somalis are great people 🇸🇴🇰🇪✊🏼🤞🏽
Also pro
🎉@@moqdish252chenell3
From Turkey Like my people somliya
We love Turkey people Turkey l hope to cooming Insha allah a
❤️❤️
Turkiga anigaa wasa Translation Turkey is Best.
@@Wasiirka98 wich English is that🤣🤣🤣
Hh waan kuu saari laha lkn somaliya ma ihii i am form somaliland...sorry
Hees Laxan Qamar suugaani lasaaray oo aan dhadhameyn mabajirto 😱
Khalid kamil saray laxanka❤
@@ayaansaleeban4045 Wll Qamar Baa Leh Laxanka QoraaLka So Akhri.
Waana Laxanki Qamarka Heesta DhagaYso Waa Qaabkiisi isaga Xata Heesta KuJira HoobeY Leh
Fantastic 🔥🔥 heesta legend iskugu tagay
@Cadceee
@Qamarka
@Dabacasar
@Aqilka
@Waqalka duula 🔥❤ iyo @zuldaanka 💯
Iyo gobolka zanaag 🟢⚪🔴💯
Inta heesta markay fahantay dib ugu soo naqotay waan idin salaamay hyaay laysa soo gal 😭😂
😢kkkkkkkkkmkm
Boqorka fanka somaliyeed SuldaN Serar 1M mrKe garto like dhac igu sii 🙌🏻🙌🏻
inta kasokeeso dislike wan kuusaari karaa
Wow hesba heska daran suldan inta ila jecltay like sar 👍👈❤❤❤❤🙏🙏🙏
Laxanka qamar suugani inuusan dhulka ku dhicin inta ila aragtay like saar 🙏
Ninkaasu waa cajiip weye
I Love Somalian songs from brazil♥
Thank you 🇧🇷🇸🇴
Hsudhjd
Hdhd
@@abdu5822 khaalid
Asc
Pp
Yaa is helay
Fanaan: suldaanka geeska
Goobta: janadii sanaag
RUclipsr: waqal studio
Walayaabay
inta og in heestani 1 million views gaadhayso like iisaara
Heestaan 500K markey gaarto haleey bilaabo Like.
Inta ka horeeysa hadaa Comentigeyga aragto iska agmar😂😂
Asc
Wllo
Hahahahaha
Hhhh weydhaftaye
Wcs zhp
Maacha Allah suldan serrar my legend from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
My Home Somaliland/Sanaag Woow Wallhi So Nice song And singer My fav Singer ✊🏽✊🏽✊🏽❤Suldan Seerar
War abtigay heestan wu is xoreyay hesihi macanà bu dance nogu daray Gar iyo Gardaraba wanku wataa Suldanka Calamka❤
Waaw
Haddaan Gaaro 1k oo like ah
Waan guursanaa👰 saaxibtee ayaan
Sharad kula soo galay dee itaageera
Yeeysan idhaafineee😇😇😇
Aniga WAA KUU SARY😂😂✌️
Been cad 🤣 qushi wan ku saray 😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waryaaa beenta xaa iiga sheeege gormeen ku heshiinay sidaaaa been ku xoog weeena kan
@@quruxsan287 hhhhh
Arooska naga soo qayb gali hhhh
Heestan 275 adoo raadinya hdad halkan timi like ha ila dhaafin war jecelinaa😂😂
Heesta adigo daawanaYo
Hadii aad commentska aqrineysid
LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂
Hhhh geeesi
I garatay wlhi😅🤞
Hhh
😂😂😂
Kkkk igu qabateeeee kuu SAARAY BO
Like isiiiya💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Manoshehe 3 years 😢
@@abdirahman1547 hadalka qori rabay igala hormaty lagenow 😂
Haada may dhimatay 😂@@abdirahman1547
Ok
@@abdirahman1547manooshy 3 wks agoi😂😂😂😢
Heestaan Heesihiisa Kale Way Ka Yara Duwantahay
Waa Hees internationaal🔥
Well done Suldaanka Geeska
Waqal Studio Wax Laguu dhigo La waa
Stop wax aan micno lahayn iyo like xun baad nabiga scw iyo alle swt iyo quraanka ku raadsanaysaan isku xishooda like Yar aakhiro iyo aduunba wax idiin tari maysee 😭😡😡🙏
I love this song so much
Asc 25
Scw
Scwscw scw
*HEESTA WAAD KU SO ORODAAYE ALLE HA INOO NAXARIISTO*
Abti Heestani way qarxaysaa indhahaan arko waa Hees macaN 1hour 50k maraysay 1m markay gadho like igu badiya
Sixiroole ma ihi balse waan hibaah
Commentika adoo aamusan inaad akhrinysoh🤤😂😂👍
Hadaa run kiisheegay like👍👍 dhac iiku sii
Kkkk runlooow tahay wlhi waa iga yaabisay see kuogaatay
Waa markii saddexaad ee aan lalabadaan arko. It's funny man
Hhhh garac
@@mahadcade4298 kkk laandheere xgaana maikaga daba timih😂😂😂🙆🏽♂️
Inta xaqiiqa raadinta u imaday oo hada so aragtay like saara😅😅😅
275 waxaa laga wadaa
2= waa isaga iyo naagti
7= waa inta xaraf uu ka kooban yahay magaciisa (suldaan)
5= waa xarfaha magaca (amuun)=5
Waa uun malo yaa igu raacsan.
Sifican bad uyara fikirtay zxp
Abdishakur abdullhi Mohamed 😂😂waad ku mahadsan tahay dadaalkaaga.
Hooyadaa wase yaa kuu sheegay
Masha Allah waaaa keenty
@@keefjamac2418 hoyadi maxa u aflagden🙄
Inta heesta laxnkeeda ka heshy liketa
Suldaanka Geeska ❤❤❤
Yaa markay ogaatay 275 intarikhda is aroosteen heesta sii jeclaatay😘😘😘😘😘
WLLEY SUBIWCRIBE II SAR ANA AAN KUU SAARE
Ma fahmin 2015 miya yacni
@@naimakadar9863 SUBISCRIBE II SAR WLL
@@naimakadar9863 haa Xbbti thanks
Magacaga haduu C kabilabado like 👍♥isaar brother and sister
Inta soo orady like isaara ilahy khayrka hanagu ordisiiye🤣🤲
Waa hees goob qurxoon iyo wakhti loo huray, Waxayse kasii wacnaan lahayd iyadoo Xigmad ama Erayo dhan loo raaco wadata oo maangal ah.
275 Gaadhi qaad/jaad miyaa xay ka walax tahay.
Qamar zugani uzapap ah😂😂😂😂
@@drs.fatimamuusedheere7062 wad fahantay heesti garxajiska uu ubalanqaaday wyeh😅
😂😂😂 gaaari qaad oo mesha ka sheeya ayaa midha la dhaha oo marku tagaa lagu casumay saasay uga dhex qaylinaysa 275
Xaaskiisa weyeh wll😂😂😂
Hmmmmmm
275 kolayada qaadka iyo gawadhida ayey ku qoranthy
275 intaan macnaheda fahmin bal like ta ii sara😅😅
Ana fahmy
😂😂
@@abdirahman2279 wn fahmay
@@zakiizmail5518 wllo ma ishegtido
275 waxa laga wadaa
2 asiga io xaskiisa
7 inta xaraf uu ka kobanyahay magaciisa
5 waa amuun magaceeda
From tiktok buuga intuu ka koobanyahay hees nooga dhigay kwrn😢😂😂
Haa😂
😂😂
Kaa bane uu bane waa Suldan Serar waxa hesaya ❤
275 like baan raba 👌
Waqal studio iyo Suldan oo iis heley maxay views qarxi dona 💥
From Djibouti Suldaan we love you and support you mashallah
MUDAHARADKI MANTA MANAD KA QAYB QADAN
@@khadarmohumet5653 hahahaha 😂😂 meeeyy
Qamar suugaani mucsida Fanka somaliyeed
Wht a song plus 275 secret code 🙏🙏🙏
1st Person ✊ Hdaad ika danbeyso Like✊
I’m from maksiki I love Somali people 🇸🇴✌️😛
You’re 💯 Djibouti. I’m a psychic
tnx
MchLh fanankaN suLdan seerar wxaN kuTageerah marwaLpah quruxdah daLkeenuh zoh paNdhiGah🤩
💚💬❤wnuh kuh poGaadinanah arriNkaazNah👏
Runtaa fiicane walaal suldaanow waxan hees maaha, Muuqaalka iyo Gobalka Qurxoon Maahee.
😂😂😂😂
Iqra Hussein walal naf baan ahee maku wasaa?
Adiga oo kaba la'aan ah hadii aad daawanayso like ii saar
Hadii sirdoon aad tahay like iska reeb😅
Wakusitaa legen😂
Allaw quruxda gobolka sanaag no siyaadi nimcada taall💞✌✌
Dadkan qur aanka meesha keenaya ilaah ka
Cabsada inta heesta dhagaysatan hadana
Qur aanka like ku raadiso wlhi waa wax laga xumaado
Inta Dirisle abdi reaction kiisa sugaysaa like isaar🙏
Balaaayo waaa tan oo kale
Cacuudu bilaahi mima sheydaaani Tajiimi
maxaad aragtayna
Zanaaag💕😍❤❤izmujiya👇
Shanta Somaliyed 💭💚💖 🇩🇯 🇲🇵 io qaybta Kenya like dhac kusii wll plz 🙏🙏
Ani Qeybtii America kamid ahee dhac maku siya liketa
@@mankerdibojo6073 mxa ka rebaya brother
Mansha allaH Gobolkeyga sanaag ceerigaabo alle nimcada noogu deeqay
Halkani waa degmada godmo biyacas
Wooow mansha Allah 275 💓💓💓🌹
ምርጥ ሙዚቃ ወደነዋል 😘
Heestaan 1M HADAY GAARTO LIKE IISAAR 🇸🇴🇸🇴
WANKU SARE SUBIACRIE IISAR ADINA WAA CODSI
*TikTok intey gariin Yaa ilafirsanoya*
Like hoos igureeb⬇⬇⬇
Aamiin Aamiin🤲🤲🤲
Qofkasta Oo Somali ah oo Qoraalkayga Arka waxaan U Rajayanayaa Guul iyo Gobonimo
Suldaanka Geeska iyo Team Waqal✌
🎉🎉🎉
Heestan inta 2021 ila dawanaysa liketa ha ila dhafina😁❤👍🇸🇴
Waligey shan like ma helin😟
99 kaga dhigay😂😂
100 kadigey
Thgamcnbutpqokzxmntpqrggbfhf275gfgfhfhdhhdhrh🖒❤❤❤❤😭🤑😛
Heesta waxa lagu qaday ceerigabo sanag jamhuriyada barakaysan❤
Dabcan gabadha u qabo baa ah reer sanaag reer ceerigaabo sababta heesta ugu qaaday jaceylkiisa kaso jeeda
Solamalilan maxa la dhaha
Horta Dadkan Nebiga iyo Quraanka illahay (Like ku raadiya Ma irbad aya ku mudan?) !!!!
Mayla aragtay wall
Scw
Haa wlhi waa dad waaln
@@zaimayusuf5059 aad iyo aad dad jaahilnimadii kaso if baxday weye
Xayawan Weyan
2:15 calamada triangle 😮
Laxanka Qamar suugaani 💯% 👌
Inta markay suldaan aragtay so oroday like isaar❤️
Ninkan iyo qamar mid u code suldaanka 👍🏻 qamar comment ❤️
Suldanka🤴👌
Suldanka 🤴👌
Qamar suugaani 🥰
هده أغنيه لحنها إدمان
الكلمات وإقاع احلا
اطن أن هدا مغني أفضل مغني حاليا
275 hadaad fahmin like iisaar
SuLDaan 😱
m a suldan👌💯☑️
Hadda ayaa la fahmey , waana shayaadhiin
Suldaan seeraa keep going bro QAMAR SUUGAANI NIN WEYN KU AANMINSANAHY LPH🙏🏿🙏🏿
💓💓💓💓❤❤❤
Mashalah slow no da
Www@@geelemaxamed1979
Suldan seerar hesihiisi ugu danbeyay oodhan wuxu kuduubey Somaliland 💚❤️ manshllah Wada Millions way uwada Gadhen Sanaag Somaliland dhulkii dalxiiska 💚❤️ Suldaan heeso Somaliland ah Ayaan Uga Fadhina
Waayab mrkee soomalilnd noqonay bal🤬
@@abdillahijama7871 soo sanaag isaaq ma dago hadaad leedahay somaliland waa isaaq qudha soo baar. meeshan lagu duubay qabiilka deegan u leh muuse ismaacil habar yoonis soo baro bowe
Sanaag wa puntland
Waxaad doontan sheega anigay awoowgey iyo abkey daganyihiin daganaanjireena wlligoodna waxan somalia iyo somaliwayn ahyn kama maqal balse adigu sidaad rabtid uraro
truesss@ isaaq isaaq hagu jirin sanag Soomaliland Leh
Who else is watching in 2024😊