Inta gulled simba oo mar la araag 1milyan xiray so araagtay oo tan suldan in ay firiso halkan u imaaday ismujiya😄🥰 legand waye suldan serar keep it up star
Waa maalin murugo iyo calool xumo u lahayd dadka somaliyeed Alla Ha unaxariisto dhamaan intii ku naf weyday musiibadii 14 October 😭 ehelkii ayka tageena rabbow xafid oo muslimka hooyo iyo aabo uga yeel una sikhir 🤲 Waa maalin wlhi aan qalbigyga ka bixin 😢 Oo tiiraanyo xasuustedu igaga tagtay 😭 from hargeisa 🤝❤️ Alla Muqdisho dhibka Ha ka baxsho isagaa daa’imee 🤲
@@abdikaafimuumin1258 Muqdisha aa naw adeer ma waxaydun udhiibi dabada lux bac kasii iyo dooro iidub laguma soo caan baxo 🤣🤣🤣🤣🤣😂 ee hoyga fanka soomaalida Hargeysa ayey sida roobka uga da,daa suugaanta murtida iyo fanka noocyadiisa kala duwan markaa dee waa la durduurtaa adeer badweyntaa gafuuroow
Heestan wxa isodirey wiil aan imika xsuustey wxaney ahyd mrkey soo baxdey 2021 daba yaaqadeedi kaaso igu soo bandhiganaayey jcyl aneh waa ka diidey lkn hdaan dib xiisi igu hysaa allow mekle qalbigiisa igu soo jeedi inta iga dambeysaay like dhac ku sii ducadana igu soo baas🥰😅
Ax heesta 2hour taala ayan ka so habsamay manta daawashadu ima dhadhamayso mar hadii layga hor daawaday bal niyada i dhisa wa miskiintii oo hargeisa idinka so salamaysaa💯🧡🧡❤❤❤👋👋
@@kingzanco69 qabiil ba la idinku qaatay Ogaaden iyo somaliland maxa iska so galay se ya qabiil ka hadlay sidu no jecel yahay ban u jecel nahay wana inankayga
SULDAN SERAAR GUHAAD SULDANKA GEESKA AFRICA ❤❤ HORE U SOCO WLL QLI SOMALILAND WAA DHOLKAGI HOOYO HARGYSA CADEY WAA HOYGAGAIIYEH CIDNAH HA UUSO MARIN KU WATA GAR IO GARDARBA KEEP GOIN WLLKU SHATFOW❤❤👑👑👑👑👑💯💯💯💯
Suldaan seraar Hits of 2020 275 Qalanjo Qalbi nuuriya Heestan wa hubaal in Hit Noqonyso Suldaanku wa 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 Boqorka Codka Qarniga 21aad Suldaan seraar
Dalkaygii hooyo 💚💭❤️ alla maxa u xiisay we love dadkaygii iyo dalkaygoow we are repoblic of somaliland 💚💭❤️ Waqalka shaqalka maqalka hore usoco lagend ✌️💯💪🏽🔥
Suldaan seeraar Wuu Ka baxsaday heestan inta igu Raacsan in Gobolada waqooyi ama Somaliland Halkii Dadka Qalbiga Wanagsan daganaayen love i saaar walal❤️❤️❤️😘😘😍🙏
We we yaa rabi dacwatanaa wax is helahy suldaan seeraar iyo aabihii music maftuux cadceed iyo shirkadii looga hadhay duubista waqal w studio 🇬🇭🇬🇭 iyo hoygii fanka my city hargeisa cadey
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من سترمسلماستره الله فى الدنياوالاخرة qafkii qaf muslim ceebtiisa astura ilaaheey ayaa ceebtiisa asturaa asigana aduuyo iyo aaqiro adina ilaaheey ka,cabso ceebaha datka haku mashquulin wll sida fayuus aad uhesho
Suldaan waxa loo doortay fanaanka sanadka
Viva suldaan✊
👇
Somali mesuem minnesota
Fanaanka qarniga inu yahay u caleemo saarnay
That was not fair,Gulled Simba deserves that Award
@@muhudinali4688 😀😀😀 Wa loo gartey ee kuma saxna bini adamkuna cid wey u qaldaman
mahat azizi taaasi ma axa waax xaaq eeh Ee waa waaji
Wlhi wax Walba Waxa ka Qiimo badan Qur aanka ilahay isagana Aqiro iyo aduunka ku anfaca❤️🥰
De wa La og aamu hooyadadii siiLka bidarta ku Lahayd waze
meel Hees lagu hayo inad Quran dhex keento waa kuu jaahilnimo waxba like haku radsan Quran ka AllaaH 😏
@@abdiasiisahmed2582 xaraan waan aqaan sida loola hadlo qamxadii ku dhashay wac
Orodoo aqriso maxaad meeshan kaqawanaysaa
@@iimaanhassan8095 inTazad Like ku rasdinayzaa hooyadadii siiLka urayzay waze
Hadaad Hooyadaa jeceshahay😭😭 like ha ila dhaafin
Somali Maxamed😭
Ma cid neceb ayaaa jirta wll🤔🤔
thicc 808s on this one ye ruclips.net/video/aZdma1KpTo0/видео.html
Hoyadey wan jclahay
Mxd kafaaidin horta baryaden like isaara
@@abdelayousuf6019 Wlhi inaan ogeen waxaan dhowr qofood sameynaayo arkay hada waan iska barooweyay lee wlhi ma ogi wax laga helaayo wlhi waxaan cml inaan jecleyn waan yaabanahay ilaa hadda sxpow dadka sidaan like ku raadinaayo iyo waxey ka helaan😂😂😂
Aan ku salino nabigeena mohamed scw scw scw❤❤💫
Scw scw
صلي الله عليه وسلم
Scw Scw Scw
Aniga somali ma ixi miyaa weligey 1 like xita ma helin 😏😏😏
Mxnu ka grnyna magacaga somali ka dhig markasanu ku sarnyna 😂😂😂
Maxaa ka faaidi wll😂
@@jamaldhaaye9917 somaliga mxa i baray talow🤫🤫
@@wacanwarsame4165 🤣🤣
Mac
Xidiga Zanadka suLdan seerar
Inuu yahay ma isLa garanay
From gobti somaliiand 💚💚💭❤️🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷 saLan sareh oo ka timid Somalilander dhapa iga hooya 👏🏻👋
Ha weliba intu wadankena jogay zhp😁
Suldan maa ree somalind ah waxa banbadna
@@saadaqmaxamed1712 yaa kuyidhi waa somalilander 😅😅😅
Qofkad argtn wa somlinad Acudu bilah Xiro Bila dad ah miyad kasoo baxdeen🤬🤬
@@nimcoxassan7126 adeer yaa kuyidhi wa somalilander midakale somaliland yadiiba fanaaniintu ciida kabateen oo meel meel qada la laayahay 😏😏 ee cuqdada iska saar adeer
Haddaad isleedahy heestan 2 million ayay gaadhaysa wll like isaar 🤝
5m
intii kadanbayza
👊🤟
Wow alafafana suladan hada dabaka laga su qaday hesta 6 hur le hes iyu bar waye
@@ikranabdi1564 haa
thicc 808s on this one ye ruclips.net/video/aZdma1KpTo0/видео.html
10 million bro coming son
Inta gulled simba oo mar la araag 1milyan xiray so araagtay oo tan suldan in ay firiso halkan u imaaday ismujiya😄🥰 legand waye suldan serar keep it up star
Guled halka maalin lagama jaro 22 k
Suldaancodkaaguwaaaction
apti sidan caadi kuma tihide ma daawo dhaqameed baa kuu socota
War wax dadka usheeg macnaleh
Xiqabqja m Baja dudifoe
😭 14 october runtii waa malin quluubta somaliyeed aysan ka go’in waxaa mantoo kale naga baxay dad badan oo soomaliyed waxaa gablamaay boqolaal waxaa hooyo iyo aabe la’aan noqday caruur badan dadkaas dhintay wax kale uma qaban karno aan eheyn duco aaan uduceyno wlllahen meeshas ku dhinty inuu ilahay janadii fardowso ka waraabiyo qof walba oo comentigan arka waxaan ka codsan lahaa inuu uduceeyo dadkaas qaraxii soobe inoga baxay 😢😭
#black day 😭
King🤴🙌🏻
😭😭😭😭
Waa maalin murugo iyo calool xumo u lahayd dadka somaliyeed Alla Ha unaxariisto dhamaan intii ku naf weyday musiibadii 14 October 😭 ehelkii ayka tageena rabbow xafid oo muslimka hooyo iyo aabo uga yeel una sikhir 🤲 Waa maalin wlhi aan qalbigyga ka bixin 😢 Oo tiiraanyo xasuustedu igaga tagtay 😭 from hargeisa 🤝❤️ Alla Muqdisho dhibka Ha ka baxsho isagaa daa’imee 🤲
@@hoododayib1422 aamin wll 😭😭🤲
Ha odhan black day wll ilaahy maalin madow inama tusee u ducee marksta illhy ugu bari inuu janooyinkiisa ku casuumo🤲
Ka yimid jigjiga
Ku soo caan baxay Hargaysa
Ku baashaalay Somaliland
💚💬❤💚💬❤
Suldaanka geeska iyo waqalka Africa❤❤
ader moqdisho ayuu kusoo caan baxay kkj
@@abdikaafimuumin1258 bisinka Muqdisho mameelbaa meesha qaraxu dily waar ninka wajiga hakaga dhagin anoo rer jigjigaaba kule
Suldaan waligii intu fanka ku jirayba caan buu ahaa
@@abdikaafimuumin1258 Muqdisha aa naw adeer ma waxaydun udhiibi dabada lux bac kasii iyo dooro iidub laguma soo caan baxo 🤣🤣🤣🤣🤣😂 ee hoyga fanka soomaalida Hargeysa ayey sida roobka uga da,daa suugaanta murtida iyo fanka noocyadiisa kala duwan markaa dee waa la durduurtaa adeer badweyntaa gafuuroow
Codkisa fanka ku jooga cid iyo magalo makuso caan bixin😝😝
Inta Hasaha dhibsatay quranka jecel like bazh ku sii🙏😎
Hadaa heesaha dhibsatay youtube inta soo gasho ma daawateen ee quraanka haku tuugsan
War bash bash lahayne maxa meesha ku keenay haddad dhibsatay heesaha bal somalidan eega
@@somaliyameni202 war waa uu kaa saxsan yahay ee isku xisho
Sorry waxan ku dhihi raby walgo dhahy
@@somaliyameni202 haye wll adna raali ahow haddan si kulul kula hadlay
Inta heestaan aadka umacan dib usooboqatay 2024 like iisaara❤❤ please ❤❤
Reer DDS 💙❤️💚 dhiiga 💉 ah hada tahy halkan isku muji
👇
🥰🥰 DDS❤️
Bro meeshu Waa Hargaisa Lasoco
@@bintiahxmedsaleban9682 beenale
Dds Yaa la dhahaa
Hahahaa gadhigaba sawka numberki somaliland ku qoranyahay ma muran un ba la wadi
Guulayso Walaal Qalli Waqal Studio
Run Ahaantii Waxaad Tahay Studio Aan Jeclahay Muuqaaladiisa Keep Going
Like 1M Gaadhsiiya
👇
Really Wllky
Keep going
Zadex afnaan ana tageero abdikarin Ali shah iyo sharmo boy king araash
@@N_F_MUZIC_OFFICIAL zhp king
Guulayso wllo
Inta heesaha neceb ee quranka jecel like isaara kuwa dhahaan meeshan unacay 😂😂
Hadad necebte hesaha mxa halkan kukene😂😂😂
Hadaad necebtahy maxaa ku dhex taagay🤣🤣🤣
@@drs.muniraahmed745 hadalkayga wali ma adan fahmin bal dib u akhri
2 waan jeclahay
Orod hadaadan rabin ka tag xoolayohow
Haaaaa wanku fahmy wey qaldan yihiin
Allow inmada no barke form ogaden 🇬🇲🦁🇬🇲
goadon maash allaha quurxo wllo
Sathy quurxo
Yaa kuwaydiyay qabilkaga shubo edwb darada mesha kala tag bila aqladyahay jahilada ah
Doqo nimadaas cagdheer uthy
@@aishamohamed1093 wax kala igu sheg sharfy tas haben iguma so dhixine🤣🤣🤣
Reer muqdisho is mujiya like ra 😜🥰🥰
thicc 808s on this one ye ruclips.net/video/aZdma1KpTo0/видео.html
Isoboqo wll
ruclips.net/video/MbShvfDj1_o/видео.html
Hooyada was iyo muqdishoba
Waxan ogahay inay heesuhu danbi yihiin. Haddana waxan waxan rayeynayaa inaan maalin uun iska dayn doono inta ila mida ismuujiya🙌
Suldaanka geeska another level ❤️
Ina Apdirahmaan Ebrahim 😂🙌🏻
@@izumi4954 comment Ku dhiigley inantaydi😂🙌
inaad hees ilahay Rasuulkiisa iyo Quraankiisa like uga dhex tuugsato wa wx laga xumaado Runtii 😓😓 wr ilahay ka baqa
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😍
Mit m
Di
Möllers sind kein
M
1. Suldan seraar
2. Guled simba
3. Xariir Ahmed
4. Qamar sugaani
Ragaan Fanka somaliyeed ayaa u baahan
Viva Somali🇸🇴Weyn❤
Inta kaheshay 😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘🤗☝️🤙✌🤞👨👦👦💏
Qamar sugani wan kasarayaa f somalida.
Aar naga xishood qamar xuu hayaa
ismacil aarbaa ka fcn qamar
5.nimcaan hilaac
Hergeisa somalind and waqal Studio legend
Waa fananka kaliye dalka bilicdiisa soo saara guul guul💚🤍❤ ana like me heestuna way socanaysa 🙌🙌🙌
Haa wlhi ninkan cimamadiisa lgu ma dhagi kro
ruun ayaad sheegtay wll
Calanka iran ba leh ee ma iraan ma thy mise
Calanka Iran ayaba mesha kentau scml 😇🤣😇🤣✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Dalka iiran miyaa meshaasi wll
Suldaanka Geeska iyo Hoygii Fanka Hargeysa Somaliland.❤ Woow Haddana Wooow.
Abwaan+mulaxan da,yar Cumar Dab-jaceyl 2019=2020 heesaha uu sameeyay waa wada xul!
Zaki yare=alla quruxsanaa
Tahliil yare=dhalaal wacan
Nasiib cali=caadi maaha
Suldaan seeraar=qalanjo+heyla daa degin
Dayax dalnuurshe=gob iyo nasab
Guled simba=Somali miyaa
Iyo kuwo kale oon xasuusan inaba caadi maaha Omar dab=jaceyl waan ku wataa abwaane halkan kaa salaama🖐️🤝
Abwaanka sanadka : dab jacayl
Musianka sanaxka : cadceed
Fanaanka sanadka : suldaanka
Yaa igu raacsan
Isoboqo wll
Suldaan seeraar siduu somaliland uyimi hadhkiisaba waa la gaadhi laayahay wlhi
💚🤍❤💯🥰
Hargeisa halyey koriya 💝
Waligiiba lama gaadhin suldaan seeraar
@@bahjamahamad1155 yaa yaqaanay barigoo hore wllo hargeysi inay soo saartay isagaa cadeeyay ee imika muran ha noola iman
Suldaan waxa sosaray cabdi caskari inta kahoresay eper buu ahaaa wana heesta aamina
Waxaw kuso xan baxay absi askar hesti silsilada wllo lkn hargaysa.marku.yimid heso qurux badan.ku keny iyo muqaalo waqal.ba gacanta.kuhaaya.m.a
Lyrics
Nafku Doonta
Diiday Ruux kle
Dookh ku Raaca
dareenka Hagee
Dayra Hay O dhan
Dabuubtada Waxay damisa
Dabka igu Huran
Waxay Daarta
nalka Darajada
Doorka Noloshee
Hayla Daadgin
daymadaadan Ku Dawooba
Farxad Daahiran Ku darema
Oon Dayawgana Kaga Doogta
Daalka Bisoo Xanuumnka Dishe
Dibsoobe Dib U soobe
Qalbi Kugu Dagay
oon Ku Dayn Karin
baa Ku Doorbida
oo Ku Doortee
diiqad Yuu Galin
Raja DiHataa
Waxay Darartaa
o dhaah diranoo
Waxay dalbataa
Dugsigaag iyo daryelkagiye
dib u soo Dabaceeey
daymadaadan ku dawooba
faraxad daahira ku dareema
oon daywgana kaga doogta
dalka bisoo xanuunka dishee
dib u soo eeg
Ereyga iska sax maha dib u soobe ee waa dib u soo eeg mhdsnd
@@nasraabdullahi9406
Right waad igala hormartay
⁰
mida danbe wuu saxe taasi waxey ku tuseysaa in eey tahay Qalad ka yimid typing ka... balse adigu waxad kaliya ilaah ku tusey qofka Qaladkiisa mid yar iyo mid weyn ba laakin kaligaa ma'ahan umada sidaa u badatey
Did usoo eeg ayaa malaha kaa qaldan
Heestan markey 2m gaarto liketa ha ila dhaafin
Hadii aad sideyda jiif kudaawaneyso like dhac kusii😂
😂😂😂
Isoboqo wll
Fadhi ku daawanaya
@@Qurux-ej2cz hhh
Dadka waxan layabanhy ilahey iyo nabigeena suuban comments iyo like ku raadinayo 🤔🤔🤫🤫
Dajiye iyo khasaaro maaa kusoodiray wlh aniga xitaa halkaaas baaan ka imid
Sidookale
😯😯😂
haa wlhiwaadadyaableh
Horta banu yaab dhamaysanay wllo😂
Ilahay swt iyo nabigiisa muxmaed hadaad jeceshahay like saar ❤❤❤
Isoboqo wll
ruclips.net/video/MbShvfDj1_o/видео.html
Scw
Scw scw scw
Suldanka geezka
Wan ku heysta hesihisa
Siba heestan 🔥
OgadenimO🙏🌹💯
1M Marka aY GaarTo like Ha ila DhaaFina azxpE
Iʏᴀᴅᴏᴏ 3ᴋᴜɴ ᴍᴀʀᴀʏsᴀ ʏᴀɴ ᴋᴜ sᴀʀᴀʏ ᴘʀᴏ
❤🖐
Igu ilow
Kk Liketu Mxay Ku Tarin Abti
markeey 2M gaarto like saara heestaan isbuucaan amazing song i liked heyla daadigin
5M
inta kadanbayzaH👊🤟
Male Artist Of The Year inu Suldaan Seeraar ku guulaysto Inu Waqal Studio ka dambeeyay hadaad og tahay Like #WaqalTeam🔥🔥😍🙏❤
00000000000
Waan kaso daahay heesta❤❤
Music 100%
Codka top.
Heestana wax kale
Hadaad reer somaliland tahay gobtu isma dhaaftee
👇
somali hakala soocin bro
@@masoutmostapha1359 u
😏😏😏😏😏chafu
GobtiH somalilander ka ahaa 💚💭❤️😂🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@@masoutmostapha1359 somaliland hanolato
Waaw hees iyo badh iga dhe suldaanka wn ku wataa
From hargaysa 💚🤍❤💯
Ilahay awlad bariya hakugu deqee like ta ii saar❤❤❤💋
thicc 808s on this one ye ruclips.net/video/aZdma1KpTo0/видео.html
Isoboqo wll
Familkaga ka mid ahay wllo ka waran
@@AhmedHassan-ui4zi waa sax wll😁
like wàd uQalan
war suldaanow Halaha ugu horeysa heesta ka soo dhig hees la layirahdo Naf wax jecel
Viva wiilasha OG ❤💙💚🇬🇲🇬🇶❤🩸❤🩸😫
ruclips.net/video/MbShvfDj1_o/видео.html
Scw scw scw
Salawatulahi rabbi wa salamuhu cleyhi scw csw csw csw
Scw scw scw
Scw
Waah waah dalkaygii Somaliland heesaha suladaan kama marman viva Somaliland 💚💬💚
@@wadania932
Ana ku wasa nio qadaad weyn
@@wadania932 mayee kii hoyada ayaan soo ilaway kaxunta faniintu dulkiina way kayaqyaqsonayan qadadwayn
Hadaad tahay somalilander waan ku salamaya 💚🤍❤
Wanka qaadnay mujaahid 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷
Wcs wlo wn ka qaadnay
Wn ka qdy huno🙏🔥
@@shaadiaofficial7006code ry nh just to make r htr😮
Heesta inta eysan bilaban codka yar ee ka horeya ayey pa ka mcn hadad igu racsnthy like ta ha ila dhafin
Poqorka codka suldaan seeraar Guhad❤❤
Manta ogana reer hargesa hadey gob yihin wan so dahe 100 like hade igarsin karan
Waxay yihiinba waxba laga waydinmaaye dawarsiga nala dhaaf warya
Maxa thy adi hooy
Waa kuwaas waa 25 hhhhh reer muqdisho hadaad dhihi laheyd 1m xitaa waa dhaafi laheyd 😅😅😂😂😂
@@cabdican385 jahil yar
Melaha ka tugsata ilen kuma ogene kk✌
Heesta HA ILA DAADAGIN
LYRICS
Naf Ku Doontaa
Diiday Ruux kale
Dookh Kuraacaa
Dareenkaagee
Deyro Ha i oran
Dabuubtaada waxey damisaa
Dabka igu huran waxeey daartaa
Nalka darajada Doorka Noloshee
Ha ila Daadagin
Deymadaadan ku dawooba
Farxad Daahira Huno ku dareema
Oo Dayowgana kaga Doogta
Daalka Bi'isoo Xanunka Dishee
Dib Usoo Eeg
Qalbi Kugu Dagay
Oon Ku Deyn Karin
Baa Ku Doorbida
Oo Ku Doortaye
Diiqad Yuu Galin
Rajo Dihataa Waxeey Darartaa
Odhaah diirano Waxeey dalbata
Dugsigaagiyo Daryeelkaagee
Bal Usoo Dabacee
Deymadaadan ku dawooba
Farxad Daahira Huno ku dareema
Oo Dayowgana kaga Doogta
Daalka Bi'isoo Xanunka Dishee
Dib Usoo Eeg
Hadaad dhameysatay like saar👍🏻✌️🙏
Waan kuu Saaray wll. Mahadsanid wll.
Walaahi wanku jeclahay suldaan waxanakuu jeclahay ilaahey dartisa i love you
Magaceyga Waa marjaan
Kuma deyrin doono
Thank you Google translate ku eegay a
geed deebble wah fanankih uguh horeyey eh booqdah manshalah bilicdah dalkeygah somaliland❤️💭💚
Suldanka geeska horeya uso
Dalka hooyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@wadania932
Ma siilki hoyadaba meesha siisey somalia
Geed deeble weeye
Geed deeble weeye
WaN Hubaa inad hestan 2021 dawanaYs0 like hayla dhafin 🇸🇴🇸🇴❤😘
hahaha oki
@@samiragacalnur2613 😅
Kkkk
2040😂
Hargeysa way socotay, ilhhy ha usiyaadshe. Quruxda 🔥🔥
Aamiin wlo
𝗛𝗲𝗲𝘀 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗟𝗟𝗲𝗛 ♥️💯🙌
Runtaayeeye 😞😞😞😞
Wllhi waa runtaa wll rabi haku dhawro
@@xaawoahmed2868 hhhh cabsi cabsi waaye
True but why are listening the song
Wa run
Fananka sanadka: Suldan zerar💯
Abwaanka sanadka: Dab jacayl💯
Mucianka sanadka: Cadceed💯
youtuberka sanadka: Waqal💯
Editorka sanadka: khadar waqal💯
Hormarkiina aad ban ugu faraxsanashy
Roud to 1 million Subscribe keep Going💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
Musicianka wuxuuna gaadhayn axmed weli furinle ( ciiltire )
Wxd Ka Tagtay Directorki Sanadka iyo directorka Somalida @Mustafe_Saleban
Ninka Hees Kasta Oo Waqal la so Galiyo Directorkeda ah
@@hamsehassan83 Haa waa runta mahadsanid intad i xasuusisay MUSTAFE SALEEBAN waa editor iyo Director dhamaystiran💯💯💯💯
Ustaad mustafe ku dar weliba
Wowowo
Heestan wxa isodirey wiil aan imika xsuustey wxaney ahyd mrkey soo baxdey 2021 daba yaaqadeedi kaaso igu soo bandhiganaayey jcyl aneh waa ka diidey lkn hdaan dib xiisi igu hysaa allow mekle qalbigiisa igu soo jeedi inta iga dambeysaay like dhac ku sii ducadana igu soo baas🥰😅
Hayga fanka Somaliland suldaanka 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💚💭❤
Ax heesta 2hour taala ayan ka so habsamay manta daawashadu ima dhadhamayso mar hadii layga hor daawaday bal niyada i dhisa wa miskiintii oo hargeisa idinka so salamaysaa💯🧡🧡❤❤❤👋👋
Wilshaa dhaadheer ina adeertood 🩸 💕lengend Suldan the one & only keep it up the good work brada you got my support 💯
ruclips.net/video/MbShvfDj1_o/видео.html
Thanks inder qali ❤️
Re cabdilenimo💞🥰😍
Suldaan cowlyahan miyaa horta
Hargeisa heestii lagu duubo markiiba way kala kacda, waa dhul kii fanka Somaliyeed. Fanaan kasta wuxu jecelyahay in uu maalin ka heeso.
14 october malinta dad nagu qaali ahaay aan weyne please wll halmar uduceey in rabi janada ugu bishareyo😥😢😰🤲
Meelaha uga ducee halakan shacabka soomalindba iska leh
Amiin wll alleh ha u naxristo
@@shaadiaofficial7006 🤔 waxan cml iskajira Maad afkaga kagabstt
Wllhy qoraalkaas markaan arkay meel baa ixanuuntay alle hawnaxariisto 14 October maalin madow bay ahayde 😢 😢
*Suldaanka* iyo *Somaliland* is jecela
Markana wa isla Isla dalkeena *somaliland* 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
Fanaan somaliyeed weeye ee maaha Fanaan qabiil
calanka italy u dhig hhh maha kii snm
@@kingzanco69 qabiil ba la idinku qaatay
Ogaaden iyo somaliland maxa iska so galay se ya qabiil ka hadlay sidu no jecel yahay ban u jecel nahay wana inankayga
@@kingzanco69 qabiil maxaya somaliland buu kuhesaya somaliland isga iska leh dhila ku curte
@@mukhtaradam7057 mye marda hoyada gashto man sodhiga
SULDAN SERAAR GUHAAD SULDANKA GEESKA AFRICA ❤❤ HORE U SOCO WLL QLI SOMALILAND WAA DHOLKAGI HOOYO HARGYSA CADEY WAA HOYGAGAIIYEH CIDNAH HA UUSO MARIN KU WATA GAR IO GARDARBA KEEP GOIN WLLKU SHATFOW❤❤👑👑👑👑👑💯💯💯💯
Isoboqo wll
Waxaan kugu tilmaamaa suldaanow
Fanaaankii geeeskii afrika
Legend Style of music💯 Ereyadda 💯 Video editing top Wn ku wataaaa zxp
14 october 2017 weeyaan maanta mxaynu weyney dad inagu qaali ah ooynu jecleyn hooyooyin aabooyin walaalo iyo asxaab aynaan ilaabi karin. Allow unaxariiso dhamaantood oo qalbiga nooga reeb😭😭😭.
Love from hargeisa💖 wllhi sidaan uga xumaadey ilaahy uunbaa og.
Hadhaafine uducee👇#like
Ale haunaxariisto wllo waan uduceeynayaa tu hargaysa
🤲Allh unaxaristo xasuqii zobe ka dhacay. Masakinti
Ku geriyote😰. 14 ogtober .malin.madow😰
May Allah grant them all an entrance to the highest jannah
Amin Amin 😢😢
Alllh una aristo😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🥇🥇🥇🏅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dib usoo eeg Dib usoo eeg
Dib usoo eeg Naftan Kuu Diran❤
Dib usoo eeg Dib usoo eeg
Dib usoo Eeg Naftan Kuu Dilan❤
Heesta intaas udambeyso Erayadan uu dib usoo eeg Kusoo wada dhameeyay Sidaasaa Kaga wanaagsanaan Laheyd Marna Naftan Kuu diran inuu dhextaal uga dhigo Marna Naftan Kuu dilan
Sidaasey Macaani iyo dhadhan Kan Kasii Badan Ku Yeelan Laheyd🙏 Si kastaba Waa Hees iyo Heeso waliba Tan Hees waa dhaaftay
Keep Going Suldaanka Geeska😍
Suldaan seraar Hits of 2020
275
Qalanjo
Qalbi nuuriya
Heestan wa hubaal in Hit Noqonyso
Suldaanku wa 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Boqorka Codka Qarniga 21aad
Suldaan seraar
Hargeisa, hoyga fanku way shiddaa fanaaniinta!!! heesaha ugu shidan Suldaan Seeraar waxa loogu sameeyay lagu duubay lagu habeeyay hoyga fanka! Suldaan Seeraar oo la haysta hoyga fanka.
Aryaa reer qabri bayax ismuujiya waan idiin xiisee .from canada🇨🇦🇨🇦🇨🇦👉reer👈 (DDS.)🙏🙏🙏
Somlida kalana ma salmesid miya😄🤣😂😂
@@iamqueenrayan9119 😁😁 oo sory ina adeer salaan gobanimo somali oodhan .
@@deeqcabdi4029 uma baahnin ma kol bay wax taraysaa😂
@@deeqcabdi4029 🤣😂😄tas ba laka raba ina ader😍
Sido kle laga gudoon hno
Suldan sareR heesta sanadkaaH👑
Intaa suldankaa ilaa tagerta isMujiya👆👍
........daymaadad ku dawoba dib uso eeg 👀❤
J
M.a
Hayla Daadagine Ma Qirsantahay In suldaan seeraar Fankiisa Ay Qayb Libaax Kaga Jirto Somaliland
Heestan walhi aad ban ujeclahy from muqdisho 2020 qofki dhageysanya like hadhaafin
Hooyo
Mashaalah
Wwwwwwww
Sumayo heeees isooqad
Abwan Omar Dabjaceyl
Hayla Daadagin
Alla Quruxsanaa
Caadi Ma ahan
Alla Yacizak
Jaceylkaygii Horaay
Gob Iyo Nasab
Qalanjandan Bal ila Eega
Somali Miyaa
Qalbi Nuuriyaay
iyo waliba heeso kale oo farabadan
Abwaan Sanadka Dabjaceyl🔥
jamasho ismacil danan 🥰🙏
Maanshaa Allah suldaanseeraar❤❤🥰🥰😘😘😘😘😍😍😍
Hrug
Ifka nolasha waa adiga ku dar
Dalkaygii hooyo 💚💭❤️ alla maxa u xiisay we love dadkaygii iyo dalkaygoow we are repoblic of somaliland 💚💭❤️ Waqalka shaqalka maqalka hore usoco lagend ✌️💯💪🏽🔥
🇸🇴 waye
Suldaan seeraar Wuu Ka baxsaday heestan inta igu Raacsan in Gobolada waqooyi ama Somaliland Halkii Dadka Qalbiga Wanagsan daganaayen love i saaar walal❤️❤️❤️😘😘😍🙏
Isoboqo wll
Hee maxaa
Waxaad naxriis heshaa qalbigu ku nurayaa mar kaa qof ku nasibhoo waa idigaaa kugu hesheee💯🔥👑
Suuldaan seeraar Heesihiisu wayiH gadmaan
Yaa ila arkay_____😁😂
Isoboqo wll
suldaan hargysa hooygiisii bay unaqotay miyaa💗🇮🇹✌
Ha wa wllkayo anu jeclnhy❤
Jigjiga ayey u dhawdahay
Haa-marka'horaba-w'AHAYD
isaaq inu ahaado jeclaan lahyd miya adr
Calanka talyaaniga maxad ka rabta Mise kan somaliland baad ka dugsaneysaa
Wll somalinimo darteed like iisaaR maxaY ka DhipaYsa 🤗
Waxaa jira inan ku jecel oo abti ii ah hestaduu arkoo uuba isku xari gadhay
@@amiinabdi277 apti maxa ku zhidaYa nio 😂😡
Ereyada iyo laxanka dubista istayalka labiska wa saxxx 💯🔥🔥🔥🔥
First view ayn ahay liketa isaara haduu dhiig somali ahi kugu jiro
U wellco
Taageerayaasha Suldaan lafta geela kala badha wan idin salaamay dhmn 💪🏾
We we yaa rabi dacwatanaa wax is helahy suldaan seeraar iyo aabihii music maftuux cadceed iyo shirkadii looga hadhay duubista waqal w studio 🇬🇭🇬🇭 iyo hoygii fanka my city hargeisa cadey
Run
Walaale calanki Ghana ayaad wadata.
Yvyyýyý
Suldaan seeraar heesahaaga waa jaclahay hees ii soo qaad zxb❤🎉
The male artists of the year suldan serar keep it up brother mob luv from Nairobi Kenya 🇰🇪 🤣🤣🤣🤣
Isoboqo wll
@@caamirroobleofficial9097 5t
From Nairobi ❤️❤️
Go upwards and onwards brother seraar from Nairobi-kenya!. Follow me back if we're same place.
Waaaw
Nacalaye Hadan Suldaankii Hayaa is Muujiya Taagerayashi Suldan Seerar✌
3 days 1 million haa cmentigaan aragto like saar ❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍
A somali from ogaden
I don't understand the song but I love it
😂😂😂😂😂 Haye like ha la ii saro
Stupid, he`s speaking Somali. Must be your not from Ogaden which means your not Somali and shouldn`t be writing af-somali. Ajinabi wanna-be nacas
Dhulkii duriyada barakeysan💚❤️😍
Nin reer buuhoodla oo darwiisha only like daraawiishta
❤❤❤❤
Isoboqo wll
🌹💖💖
Welcome wll from buhoodle ahay 🙏
Buuhoodle
Suldaan Seeraar Inuu Ka Helay Somaliland Iyo Goobaha Heesaha Uu Ku Soo Qaado Inta Ila Aragtay Like Ta Lcg Kuguma Joogto Ha Ila Dhaafin
We must protect Suldaan Seerar at all costs 🇸🇴
Waaaaw 🥰🥰🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍
LOOOL
Asc
SULDAAOY. WAAN. KUjelahay
💖💖💖💖💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤💘💘💘💘💘
Commentiga waalagukalabaxay lol😂
Reer xamarkeyg aaaway reer Mogadishu like ismuujiya🥰❤
Fast one 😁🤘
Isoboqo wll
Rer Jijigana way ku wataN huuuno😍
Waqal WSTUDIO gacmaha
Alle Ha idiin barakeeyo.
Videos yo Qurux badan baad
Noo Soo bandhigtaan marwalba.
Guuleysta ✊
Hergeisa nuuriya daalkiya biiya uunba hees noocaas ah lagu duuba ma meel kalaa 💚💭❤dib usoo eeg hadaad beentay moodi😂
My home maxaan u xiisay
Walal isoo booqo
Suldaan serar keep going bro Anagu bahdaada ayaanu nahy smz iyo dj key ayaanu isku magalo nahay
Best fanaan waad u qalantaa Awerdka laku siiyeye wlhi heesahaaka dhan on fire. Waaye🥰
sultan seraar runti wa fanan an jcelhy hes kasto u so saro alle amirkis wn jcelhy Tagero buxda ku HaYa suldan💉💉💉💉💉💉❤💋
Isoboqo wll
hhh😂😂
ruclips.net/video/MbShvfDj1_o/видео.html
Ciwankaga isodr huno
Ilaaahy ka cabsadoo mesha ha keenina ilaahy io nabigiisa mohmed like waxkle ku raadsado 👍
waa runtaa alle ha ku sharfo ruux wax kala yaqaan baathy
Heesta guuled simba oo hada soo baxday iyo heestan yaa Like badan tolow
GulledSimba ninkaas madow iyo hadaanba wey dawadaan anaa arke marka suldanku lama tartami karaayo😀
@@ycabdimajiidahmed3513 😃
Geedeeblee meel dalxiiska ku wacan
Hargeisa Somaliland
Waar wey xidheen geedeeble ayaamaan saldhiga liinta ku wada cabnay
Suldaan seeraar ku damaashaad dhulkaaga zxp💚🤍❤💯
Dabuubtad waxay damisaa❤️
Dabka igu baxo 🔥
Waxay daarta👏👊
Nalka darajada🤴🔥
Doorka noloshee👩❤️💋👨🥰
Hayla daadagin😢💋
Intaas lacagteeda Iso doono
Zulthan 🤴❤️❤️🌎
Suldaan seraar fananka kale horey usoco sxb
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من سترمسلماستره الله فى الدنياوالاخرة qafkii qaf muslim ceebtiisa astura ilaaheey ayaa ceebtiisa asturaa asigana aduuyo iyo aaqiro adina ilaaheey ka,cabso ceebaha datka haku mashquulin wll sida fayuus aad uhesho