Badii somalia 🇸🇴 oo muran dhalisay loolanka masar iyo Ethiopia ..... Somali cowboy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 янв 2025

Комментарии • 14

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 22 дня назад

    Itoobiya Baddeena marnana uma ogalaneeyno Hadaanu nahay Shacabka Soomaaliyeed Ma'israiil ayaan Badda siinaa Itoobiya waa Ira'iisha Africa Itoobiya Baddeena haku riyooto oo kaliya Maheleeyso Baddeena Riya un haku qaadato Madaxdeeyna Xaqa Shacabkoodi Allaha Tuso SOOMAALI_SOMAALIBAA_LEH GUUL IYO GOBANIMO HALA XASUUSTO 77KII 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 22 дня назад

    Thanks brother ❤❤❤❤❤❤❤

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 21 день назад

    Love 🇸🇴✨️👌🇾🇪🇾🇪✨️👌🧕🤲🏻

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 20 дней назад

    Bad uma heyno itoobiya

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 21 день назад

    Sayelac ayaa leh dee war somalia sota dashay

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 21 день назад

    Waxba yaan niyadda la’iska jabin walahi cadowgu firxad ayuu la’boodboodayaa Madaxduna way u sahlayaan in loo ansaxiyo dhul iyo baddaba cadowga inay si fudud ugu gaadhaan badda laakiin way ogyihiin inaynan waxba helayn sida Madaxdii ka’horeeyay ee cadowga badda soo gaadhsiiyay ee na ku jabay alhamdulillah 🤲🏼 💪🏼 Marka waxay doonayaan imika in Ciidan ajinabi ah oo tiro badan lasoo buux dhaafiyo dalka meel walba 5ta Somaliyeed dhab walba colaad lag abuuro iyagoo MASAR 🇪🇬 iyo Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay isla ogyihiin Oo Yuhuuda iyo Reergalbeedka soo dirsadeen Turkiduna 🇹🇷🚨 ay kaalmaynayaan in Somaliya loo gacan galiyo Yuhuuda oo adeeganaysa Ethiopia 🇪🇹 walahi waa khiyaano la’isla wada ogyahay Hassan iyo Madaxda kuwii hore iyo kuwa maantaba Ay sahnuuniyadda u shaqeeyaan si ay ugu fuliyaan khiyaamada walahi shicibow indhaha fura iyo caqliga foojignaadana walahi tabar malaha kulligooda waa khiyaano la’ciyaarayo si shicibka niyadda looga dilo ayna dalka loo’naco rabbise Somali wuu jecelyahay alhamdulillah aan dhahno ilaahbaa Diintan Islaamka iyo Dalkan Somali badbaadinaya allaahayna aan u soo noqono walahi guushu way dhowdahay inshaAllah Cadowguna wuu halaagi iyo baroorna way u dambayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @MaxamedXasan-j6q
    @MaxamedXasan-j6q 22 дня назад +1

    laailaaha ilallah wardakan waa hawiya dowlad madhisaan e way burburiyan war waa dadkii siyaad bare burburiyay

    • @عبدالفتاحمحمد-ش4ق
      @عبدالفتاحمحمد-ش4ق 22 дня назад

      Waxtagay inataad tiigsaneeyso tabarr mayeelaneeysid dadna kama hormareeysid hadaa tahay shisheeye cadow baa tahay hadaa tahay soo mali hada maxaa laqaban karaa dheh wax waan badali karnaa dalkoo dhan

  • @FadxiFadxi-t4e
    @FadxiFadxi-t4e 22 дня назад

    Walh aniga waan waala rabaa war waxaan xoolo miyaa maxaa qaldan aniga waxaan kaloon layaabay somaali banaan baxaysa oo waxa dhacaaya kadhiidhineysa majirto waan kahor istaagi karnaa xasan inuusan bad iyo beri toona bixin

  • @deeqcalijaamac8186
    @deeqcalijaamac8186 22 дня назад

    Awoowe madax weynaha iyo kooxdiisa waxaa loo ogolaadey saxiixa keliya lacag dhan 400 milyan no more.

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 21 день назад

    Hanoo aqrinin jaajuusta daarood ee dawa dhilifta itoobiya iyo kenya ee ciil qaba yaasha faqashta qawaarijta ayaa usabab ah dalkan hadii laqaato dhul soomaali leedahay 😢

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 22 дня назад

    Ninka dhahaaya hawiye dib ha'isugu laabto khawiil xalnooma keenaayo ee sxb HAWIYE DHUL OO JOOGA CIIDAN ITOOBIYAAN MAJOOGO HAWIYE ITOOBIYANKA AYAA KABAQO SIDAA ULA SOCO

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 21 день назад

    Duligaan malmahaan wuxu bartay warar been abuur ah madaama NN suuqa u Galiyeen gaal tahay waaba cabsaday mucaarad isku badalay 😂😂😂

  • @beautiful7152
    @beautiful7152 22 дня назад

    You’re a liar you’re a bias. You are a fake when did Hassan he gave anything Ethiopia?