DEG DEG AH: XIZBULLAH OO QIRATAY IN LA KHAARIJIYAY NASULLAH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • ‘World a safer place’ after killing of Nasrallah: Israeli military
    Israeli military spokesman Daniel Hagari has called Hezbollah chief Hassan Nasrallah one of Israel’s “greatest enemies” and claimed his killing made the world “safer”.
    In a televised briefing, Hagari said the group’s remaining senior members would still be targeted.
    He added that the “Hezbollah headquarters” in Beirut where the group’s leader was killed was a legitimate military target under international law.
    IDF says 65 rockets fired from Lebanon in the past hour; Safed woman lightly hurt from impact
    Some 65 rockets were launched from Lebanon at northern Israel in the past hour, according to the IDF.
    Shortly after 10 p.m., a barrage of 30 rockets was launched at Safed. The IDF says some of the rockets were intercepted by air defenses. Safed officials report at least two impacts in the city that caused damage.
    A 68-year-old woman was lightly wounded as a result of one of the rocket impacts in Safed, medics say. The Magen David Adom ambulance service says the woman sustained trauma from the blast. She is being taken to Ziv Hospital in the city.
    ( The US State Department designated Hizballah as a foreign terrorist organization in October 1997. More than 60 other countries and organizations, including the EU, the Arab League, and the Gulf Cooperation Council, have also designated Hizballah-either in part or in its entirety-as a terrorist group.)
    IDF says drone launched at naval base south of Haifa caused minor damage, sparked fire
    www.timesofisr...
    Lebanese Health Ministry: At least 492 killed, 1,645 wounded in Israeli strikes
    The Lebanese Health ministry says that at least 492 people have been killed and 1,645 wounded in Israeli strikes across the country. The death toll includes 35 children and 58 women, according to the ministry.
    Israeli army chief: IDF has launched Operation Northern Arrows against Hezbollah in Lebanon
    IDF: All 24 rockets launched by Hezbollah at northern Israel overnight were intercepted
    IDF: All 24 rockets launched by Hezbollah at northern Israel overnight were intercepted
    By Emanuel Fabian
    According to the IDF’s latest assessments, Hezbollah only managed to launch 24 rockets at northern Israel overnight, all of which were intercepted by air defenses.
    Large pieces of shrapnel fell in the Jezreel Valley following the interceptions, causing damage to a barn in one area and slightly wounding a man in another. The IDF says there were no direct rocket impacts in the attacks, claimed by Hezbollah.
    14 Killed, Over 450 Wounded in New Hezbollah-targeted Radio Device Explosions, Lebanon Says.
    95 wounded from Lebanon transferred to Iran for treatment
    The Iranian Red Crescent reported that 95 people who were wounded from the explosions of communication devices on Tuesday and Wednesday in Lebanon have been transferred to Iran to receive treatment, according to reporting by the Saudi news channel Al-Haddad.
    Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
    One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
    With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

Комментарии • 125

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  6 часов назад +2

    FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 12 часов назад +18

    CARABTI AYA WAXAY WADA NOQDEEN JAWASIIS, U DARAN DALKOODA IYO DADKOODA.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 6 часов назад

      Intaa kaliya maahee boqolaal sano ayey ku gacan siinayeen gaalada si loo burburiyo muslimiinta kale sida dalalka afrikaanka ah

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 12 часов назад +8

    Alla Naxdin waynaa😢😢😢😢

  • @ahmedawale7331
    @ahmedawale7331 9 часов назад +6

    Sir doonka Israel shaqo ku ma laha waxaa hada dhacaya Haday wax ku leedahay waa 100kiiba 15
    Inta kale waa sirdoonka france iyo maraykanka

  • @maryanmohamud3899
    @maryanmohamud3899 12 часов назад +6

    Allaha u Naxariisto Islaamkii waa lagu tuntay caku aan ooyee albaabka noo xira aan joognaa

  • @XassanXuseen-hx6rm
    @XassanXuseen-hx6rm 11 часов назад +5

    Allah ha unaxariisto nasrullah

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 12 часов назад +3

    Libaax libaax dhalay nin culus ayaad soqabatay
    Wan kusoo biiray Danguud media 👍

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 12 часов назад +3

    XAMAAS, HALKI JAAJUSNIMO LAGU HELO, BARTU JOOGA LAGU DALDALA KUWI KALE AYA QUUS NOQDAY.

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 12 часов назад +3

    Dagaal yahan ladie waxuu dhalayaa jogaamiyo dagaal xag jir ah umbuu dhalayaa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 12 часов назад +3

    IRAN, CID AY ISKU HALLEYN KARTA MA JIRO, QUWADEEDA AYA LA DOONAYA IN LA BURBURIYO, WA IN AYSAN DAGAAL GELIN.

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 12 часов назад +3

    Hogaamiyaha iran 🇮🇷 ee wadaadka isagana halis

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 11 часов назад +2

    maxa d laqosleysan so calam islam o dhan wan ka xunahey in ad qashuq???????????

  • @abdirahimmahmudadan6279
    @abdirahimmahmudadan6279 10 часов назад +2

    ASC as xaabta British som tv
    Aniga waxaan leeyahay carab
    oo dhan uma baahno sirdoon
    dad ah sababta ah war isgaarsiintooda dhan ayaa ku ah connect ku ah communications Israel taasoo
    fududeeysay in la ugaarsado
    madaxda wadamad carbeed
    waxaan leeyahay hogaamiyaasha wadamada
    islaamka ha iska ilaaliyaan
    alasbaha ayka iibsanayaan
    wadamada kale taas pokeeni
    Karto in sifudud lagugumaado?

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 10 часов назад +3

    Wadanka lubnaan waxaa gacanta ku haya France warbixinta xisbulaahi asagaa bixiya

  • @AbdiMohamed-h1u
    @AbdiMohamed-h1u 12 часов назад +3

    Ninhw Deni, axmed madowe muuse biixi iyohassan sheikh, mey nagaso afjaraaaaan o laayN kuwas, sheikh mustafana noogu dhiba xilka i.❤

    • @ishakmohamed96
      @ishakmohamed96 9 часов назад

      @@AbdiMohamed-h1u 😂😂waxaas ma ayagaaba garanaya

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 6 часов назад

      Oo sh Mustafe mxuu gobolkiisa holcaya u xasilin waayey hduu wax qaban karo.😂😂😂😂

  • @mawadomacalin3774
    @mawadomacalin3774 4 часа назад +1

    Islaamkii Daciif AYEY Noqdeen 😢
    WAX ISU Hiilinaaya MALAHA
    ILAAHAYOOW Uhiili ADIGAA AWOOD LEH EE 🙌🙌😭

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 12 часов назад +1

    XISBULLAH, DHANKA NABAD SUGIDDA AYEY KA DHINTEEN, SI FIICAN AYA LOOGU DHEX ABUURMAY.

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 11 часов назад +1

    Innaa llillaahi wa Inna illayhi Raajicuun illaahay ha Siiyo naxariitii janatul Fardawsa hakawaraabiyo
    Garabkooda dhamaan dadka muslimiinta ah illaahay ha Gallo illaahay muslimiinta haguuleeyo
    Caddawga Diinta islaamka EE Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil allahayaw Rabbiyaw kaqabbo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @CabdiSalam-i1x
    @CabdiSalam-i1x 12 часов назад +1

    Gacan culus ayakudhacday xisbula yuhudana guul bay utahay masha fashil sirdon ayakadhacay

  • @abdullahiahmed2059
    @abdullahiahmed2059 11 часов назад +1

    Dagaalka hada socda waa mid aqooneed; jabhadayntuna sidii hore uma fududa!;Ayadoon wali AI la hawlgalin hadii meeshaad joogto loo jeedo hub xitaa dhulka hoostiisa kuugu tagani la isticmaalayo! Jabhadayntu aqoon sare iyo gaashaanbuur aqooneed bay u baahandoontaa!!!!

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 12 часов назад +1

    😢😢😢😢 illaahay ha u naxariisto xasan nasurullaaah io intii Muslim ah shahiiday

  • @ibroGemar11
    @ibroGemar11 12 часов назад +1

    Alla haa unaxrito amiin wuxu aaha gasii islamkaa dhamantood kaabaxay

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 10 часов назад +1

    Alloow u naxariiso
    Amarka Allaa iska leh

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 6 часов назад +1

    Scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 9 часов назад +1

    Cumar Mukhtar liibiya uu la mid yahay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 11 часов назад +1

    AUN kulu nafsi thaiqaatul Mauti

  • @idilmohamud5100
    @idilmohamud5100 12 часов назад +4

    Alloow unaxariiso suni bdn ayuu kafiicna 😭💔🇵🇸

  • @maxamuudindho6899
    @maxamuudindho6899 10 часов назад

    Haday.mantayeshen.beri
    Baynu lenahay haniyadjabina.muslinka.kuyelana.aakhirkee

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 10 часов назад

    Wayeelo sooshaqeeyay bayqarijin barigadhexe Israel ha isudheeben say uganabad galan

  • @abdirahimmahmudadan6279
    @abdirahimmahmudadan6279 10 часов назад

    Inaa lillaah wa ina ileehi raajucuun alle ha u naxariisto
    Nasrulaah eebe janatulfardoows alle ha u bishaareeye aamiin ❤️❤️❤️ SCW 💕 SCW SCW SCW 💕

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 12 часов назад +3

    Allaha unaxaristo Amin Amin
    Geeridan aad baan uga naxay
    Hogaamiye Geesi ah isagoo difacaya shacabka falastin iyo misjidki barakaysan ayuu Shahiiday

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 7 часов назад

    Carabtu waa sadexdii sac iyo libaax marka laga reebo yemen iyo flastiin

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 9 часов назад

    Wan dhawnahay waad
    Mahad Santahay A.XAFID
    Wanan salamaya Khabiirka.

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 10 часов назад

    Allaha unaxariisto 😢😢 maalinwalba hogaamiye weyn aya nagala dilaaya

  • @KayseAdnan
    @KayseAdnan 5 часов назад

    English ka Naga yaree dheh
    Aqonyanka British ma nihine
    Mahad sanidin

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 12 часов назад +3

    Xasan nasrulah waqtigiis ayaa dhamaaday

  • @DalsanMaxamed
    @DalsanMaxamed 8 часов назад

    Israel 🇮🇱 markasta inay tilaan madaxda muslimiinta waxaa kacaawiya carabta kadan beeya gaalada

  • @faadumoaadan1882
    @faadumoaadan1882 11 часов назад

    Asc c.xafiidoow cida mishinkaan ka danbaysa waa madaxwayna iiraan weeye

  • @hm1c586
    @hm1c586 11 часов назад

    Dalkeena Runta maka sheegaa mise Ciduu ku kacsanyahay ayuu ku argostaa

  • @0marabdi209
    @0marabdi209 11 часов назад

    Xassan nasrullahi Alle isaga weydisday in Alle siiyo shaahid nimo. Wuuna heeley.

  • @axmedfaarax6259
    @axmedfaarax6259 12 часов назад

    Malaha caruur baad usheekaynaysaan qofku halkuu kudhimanaayo ayuu tagayaa eed ku malaha xisbigu

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 9 часов назад

    Haduu xasan nasruiaa dhintey.allaja unaxariisto.badalkiisa.ppkabadzn allaha keemp w
    Wacaakadambeysa.eetazn waa.aflaganbiyey sidiimasarloosuuxiyey.waz dhi
    Ashadoi raiisi waxaa kuxiga.opbartilmaameed u ah.aayatulaa qumeyni.iskajira duqa ilgaatara halagueego maska ciida😊¹

  • @FadxaXasan-dr2xq
    @FadxaXasan-dr2xq 9 часов назад

    Jawaasiistu waa iiraan waliba madaxda sare wadashaqayta lale eewaliba jooga lubnaan

  • @Lana-1-0B
    @Lana-1-0B 7 часов назад

    Israaiil dooro xitaa ma dili karo ameerikaa aduunka kubaashaalooya

  • @HodanCabdi-gc3io
    @HodanCabdi-gc3io 10 часов назад

    Sanadkaan wa sandkii ugu xumaa walahi muslimintii madaxdodii ladilay allaha unaxariisto

  • @ayanali4976
    @ayanali4976 11 часов назад

    Cabdixafid ah muxu dad wareersan uu wareysta oo xanuunsan qaasatan odaayshan inta dad ilahey badiyey

  • @saidaali412
    @saidaali412 7 часов назад

    Waxay dilikaraan majiro waqtigiisa intaas ku ekaa qofkii waqtigiisa imaado waqti looguma daraayo saas u ogaada

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 10 часов назад

    Jugbaa ku dhacday waan in dib uhabayn xaga isgaarsinta iyo dhaaman wixii ku shaqeeya Electronics sii loo xaqiijiyo badqab xafidaaka isgaarsinta

  • @abdulahimuhdin6632
    @abdulahimuhdin6632 7 часов назад

    Shiicadu haday rag tahay lugleer ha ku weerto haba lawaayee sida horushiima

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 11 часов назад

    Gesrida Nasrilaahi waxay mideyss suniga maryaha waa wayn iyo yahuuda

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 12 часов назад

    Dagalkan wa dagal dimeed
    Sareenta dints chrisianka. Aya nala tuussya
    Caraabta dhamantoood wa inay israel isku dhibto

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 10 часов назад

    Waanu kaxunahay
    Manu seexan xalay
    Illaamanta murugo
    Geeridu waa xaq
    Inau sidaycan uhelan
    Ayaanu kaxunahy

  • @muuseabaas501
    @muuseabaas501 10 часов назад

    War farxadle waa arin wanaagsan maqalka dilka ninkan xasuuqay shacabka suuriya

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 11 часов назад

    FAHAMKEYGA ISRAA IIL CIIDAN KIISA AYEY KA MID AHEEYEEN SIRDOONKOODU IYO KAN MAREYKANKABA

  • @liibaan123
    @liibaan123 8 часов назад

    Soomaaliya maxa uu uga soo tagay mise asiga iyo farmaajo waxaa ka fashil may qorshihi abgaal iyo habargidir iyo xawaadle lagu buburin rabay

  • @HodanCabdi-gc3io
    @HodanCabdi-gc3io 11 часов назад

    Allah maxaytahay afadan madaxdii Iran iyo xisbullah way dhamadeen allow cadawga ka qabo umada

  • @wamo4691
    @wamo4691 9 часов назад

    War waxan madax iskushega ah israiil iskama celenkaran e shacabka e kugabanayan ha iska dayan

  • @liibaan123
    @liibaan123 7 часов назад

    Faataale lagu naas nuujn nayo social media muqdisho waa nabad alxamdu lilaah mahad iyo sanbalooshe baa shaqa ka qabtay

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 часа назад

    Ust. A/salaam, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Waan sugeynaa wixii kale oo dhrci doona Inshaa Allahu.

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 12 часов назад

    Srail way ogati inas mesha kujiro tas waxay tusinesa basas aya ugajira daxdoda

  • @Geedichanaltv
    @Geedichanaltv 12 часов назад

    Asc cabdi xaafid masuulka waxaan waydiinaya siduu ka dhawajiyay iraan in la dhaxgalay in uu fahfaahiyo

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 6 часов назад

    Sbbta ay yahuuda ugu suuro gashy dilalka madaxda sidaas fudud waa iyadoo lasoo dhex marey qalabka isgaarsiinta ee ay dalalka indha yartu sameeyaan sida Japan, Taiwan iyo South Kuriya... Hda qaraxii is gaarsiinta ee Lubnan wxy laga soo iibsadey Taiwan.. No one is safe anymore😢😢😢

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 10 часов назад

    Madaxwenihi Iran 🇮🇷 Ismacil haniya xasan nasrullah intaba way dilleen lkn wxn urajeynaya in hogaamiyaal adag badalaan insha Allah

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 часов назад

    Ac
    Odeygii Xisbu sheydan mala gaday
    Iran aya gadatay sidii ismaciil haniya & ragii kale
    Iran & yahuuda wa wada ogayen
    Mahadsanidiin

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 10 часов назад

    Inaa lillaaahi wa inaa ileeyhi raajucuun,ilaahay haw naxariisto

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 2 часа назад

    ILAAHUMAA AAMIIN GUUL ISREAL GUUL ADIGA XATAA HADAAD DAYN WAYDO CAYDA IYO AFLAGAADADA AAD KU WADA ISREAL WAALAGAA TUMAA
    DABA CULUSTII WAY UDHAMAATEY 1 2 3 VIVE ISREAL

  • @geeseyinamaclin881
    @geeseyinamaclin881 7 часов назад

    Layaab ilama aha dilka nasrallah sababtoo ah ismail haniya ayaa iran caasimadeeda lagu dilay

  • @anfaalosman3572
    @anfaalosman3572 12 часов назад

    Dhoodaan wuxuu yidhi nin walaalkii daydayahayaa dhuuman kari waa.

  • @AmenaAs
    @AmenaAs 12 часов назад

    Aduunkan illaahay baa maamula ee mamaamulo maraykan adigu alahaaga u toobad keen

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 11 часов назад

    Masuul NISA Xilkii uu soomaray falaqayntiisa iyo say wax ula muuqdaan wey is waafaqsanyihiin.
    Ma aha sida MD farmaajo oo meesha iska fadhiyay 😂😂😂

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 11 часов назад

    Waqtigiisa ayaa dhamaaday xisbulaahi wey jireysaa

  • @fadumomohamud6073
    @fadumomohamud6073 10 часов назад

    Wax isbadalaya majirto nin looxirow Adana sooqoy so

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 11 часов назад

    Allah ha u naxariisto mujaahidka wayn xsn nasrullaah

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 9 часов назад

    Nimanyaw anigu qalbigaan ka ooyaya sidaan u maqlay geerida xasan nasrullah waa end of September waxan kaloo xasuustay dilkii Ismail haniya ilaahay swt haw naxariisto amiin

  • @abdiabdillahi8798
    @abdiabdillahi8798 12 часов назад

    Waan ka xunahay dilka hogamiyihii xasan nasrulah allaha nasiisti jano haka warabiyo wxu doono ha ahaato

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q 12 часов назад

    Abdisalan Been ayuu shegi arsail waayjabi nsha allah

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 8 часов назад

    Alle ha u naxriiso Hassan Nasru laah waana Mid Xasan diyaar u ahaa

  • @malyounjamacmalyoun2120
    @malyounjamacmalyoun2120 5 часов назад

    Aniga waxay ila tahy in dawlada tagtaa daran libnaan ee rer galbedka ku xidhan ya uu fatashay yahuudaa la shaqaystay waayo xamas shicinkeda midaysan lkin libnaan waykala qaybsantahy

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 11 часов назад

    waxba madhacayaan xusbulah waa laayska faaninayay uun

  • @GuledMahamed-u9c
    @GuledMahamed-u9c 8 часов назад

    Tatik cusub baa soo socta hayey Israeli hada loo yaba

  • @Neima1000
    @Neima1000 12 часов назад

    Allaw yahuda dhuka lajar Allow baabi’ih yahud uskag ah.

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 12 часов назад

    Nasrulah in ladilaayo wey iska cadeed waayo maalinkasta waxaa ladilijiray rag xisbiga kamid ah umana aarin marka aamusbaanta xisbullah ayaa usabab ah in madaxtooda lalaayo

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 3 часа назад

    Adeb ha yesheen raga lama donto wataase Iran wax ha tarto sarakishii xoog ayaa lo layey way istahilaan
    Cabdi Xaafid cadifiyaada iska da wadigi kahaa Iran iyo xisbi al Shaydan
    Nin wariye ah ayaad tahay Cadifiyada iska ilaali

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 6 часов назад

    Alle ha u naxariiso odeygaas shahiidey.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 9 часов назад

    ALLA CADAWSANAA SIDA AY
    U DILEEN 😢 ALLAHA U NAXARIISTO.

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 10 часов назад

    Habaar ilaahey ha ku dhacde Arabta oo Masar 1kow ah aan dareen lahayn.

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 10 часов назад

    Alle ha u naxariisto jaajuus adoo kalaa soo jaajuusay

  • @shariifmohamed233
    @shariifmohamed233 9 часов назад

    Innaa Lillaahi wainnaa Ileeyhi Raajicuun

  • @eastafricanpost3784
    @eastafricanpost3784 9 часов назад

    Iraan iyada iibisey waxbeyna ku bedelete

  • @AliHassan-si5me
    @AliHassan-si5me 12 часов назад

    Aniga waxaan qabaa frikirke israail isrdoonkeeda Ma ahin Midka wax soo basaasaye ee waa Maraakiibta taala oo daasan Badaha ee Ameerikaanka Xitaa Diyaaradaha Shalay wax garaacay waxaa wada Ameerikaan Caqligu ha shaqeeyo saxiiba yaal

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 10 часов назад

    C/xaafidow waxaad waraysataa dad waaweyn oo afka soomaaliga jejebinaya oo aad mooddo in aanay qaangaar ahayn bal ka warayso qof uun kubxeel dheer qof weyn oo soomlaaiya ku dhashay ku koray
    Ghadana afka jejebinaya walaalow h waraysan micno maleh waa layaab

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 10 часов назад

    A/hafiz inaad tidhaa maxaa hore loogu dili-waayey Nasrullah waa suaal bilaa micne ah waayo nin dagaal ku jira maruun ayay dhacda in lala helo shiishka . Maaha inaad markaad doonto dilayso lkn waa marka aad la hesho shiishka waana marka wedkiisu galo . Sulaalsha aa is-weydiiseen waa suaal baayakh ah

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 8 часов назад

    sck wariye xisbulah way khasaartay khasarahana waxaa sababay labo arimod kow isku dhaxdaadsanaan xaga sirdonka ah oo sirdonkodu aysan shaqo haynin iyo sirdonka yuhuda oo wadanka lubnaan iyo xisbulah si aan caadi ahayn ugu dhaxjira iyo kuwo calooshod shaqaystayaal ah oo hareeyay gudaha lubnaan xisbulah iyo iiran lafteda iyo taxadarlaaan ka timid xagooda markay ogaden in beegsi madaxda uu jiro kowdi horaba maysan samayn in arinta jaajuska iyo sirdonada ku dhaxjira ay fejignaan ka qaatan oo ay baris sameeyan waa kow. mida labad waa in xisbulaah duqaymahodi ay yuhuda ku waden oo aysan beegsanayn meelihi muhimka ahaa ee nafayn lahaa yuhuda. xera cidan meela sirdon iyo kida kida aan waxtar lahayn ayay waden hadii cadawgaagu halbawlaha ku gooyo adiguna waa in aad halbawlaha aad goyso. xisbulaah waxay ahayd marki kobadba in beegsigodu uu ahaado halbawlaha yuhuda oo ah meesha madaxdu dagantahay oo ah talaabiib hada iyo dan waxii dhiman ha dhinte hadal badan dan baa dhanta hada shaqadooda kobad ha duqeyen talaabiib duqayn kaliya ma aha ha dumiyen talaabiib. dad iyo dunyo waxa ku nool waa in ay bakhtiyan talaabiib hadii talaabiib la dumiyo yuhud aamustay hadii kale kuli carab oo dhan bay duqayn oo begsan donta madaxdeda waa taas taladu

  • @cabdisalaadaxmad2440
    @cabdisalaadaxmad2440 11 часов назад

    Hadiiba ladilay hogaamiyihii xisbullahi waxaa ku xigi dono hogaamiyaha ruuxiga ah ee cali qamani iraaiil waxeey u socotaa dagaalka ineey soo galiso iiraan oo markaas iiraan mareykanka ku duulo oo hal doorka caalamul islaam la dilo waxaana ku xigo dowlada urdun hadii laga faraxasho xisbullahi

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 10 часов назад

    Xusbulaa waa wada xasan nasrulaah ee lasocda

  • @doog880
    @doog880 11 часов назад

    Dagaalka falastiin naxdin ba na dishey😢

  • @SaacidXaji
    @SaacidXaji 12 часов назад

    Alle haw naxariisto masakiintaa 😊😢

  • @MaxamedDoon-i5e
    @MaxamedDoon-i5e 8 часов назад

    Waa nin waxbadan og waana sax waxa uu sheegay

  • @FartunDahir-j9d
    @FartunDahir-j9d 9 часов назад

    Subxaanlaah aallah u naxariisto

  • @SaleebaanOogleOogle-eb8qx
    @SaleebaanOogleOogle-eb8qx 9 часов назад

    Allahawnaxariisto xasan nasrulaa