KUWAN SOMALI WAY CEBEYEN ARIN XALAY KA DHACDAY NAİROBİ

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 95

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 9 часов назад +6

    Somali indha adeeg subxanalah allahu Akbar

  • @NastexaKurow
    @NastexaKurow 18 часов назад +20

    Derisku xaqooda waa inla ilaaliyo xitaa hadey gaalo yihiin .

  • @AniisaAadan-w8k
    @AniisaAadan-w8k 19 часов назад +7

    Subxanalaha ilhow na cafi wlhi waaa adunyo lagu hogay tani😢

  • @Amaal905
    @Amaal905 20 часов назад +11

    Reer badiye yaashi waye wxa adunka u firxaday jahli indha adeeg af dheeri iyo kibir isku darsaden diintana maba bartaan somalida intooda bdn afka umbay islam ka yihiin naagaha soomalida naago ka carab dher majiro mar qabiil ay u qelineso iyo mar umada ku kibrese noqden kenya ha iska celiso dhoorayasha wadankeda edab darada la raadsaday uff

    • @Qaboone
      @Qaboone 19 часов назад +1

      Hees iyo music iyo waxyaabo ka xunba waxaa loogu yimaadaa magaalooyinka somalia badankeedu waa dad ree miyi ah waxa meeshaan ka dhacayna maba ka dhici karaan somalia inteeda badan pls aan xushmeeyno dadkeena reer baadiyaha wada ah

    • @BariisSamatar
      @BariisSamatar 57 минут назад +1

      Anagu diinta wan ilaalina un

  • @YasmiinOmar-y6p
    @YasmiinOmar-y6p 18 часов назад +3

    SubxanALLAAH waxn maqli jiray mesha waa meel lagu dhintay adna waxaa hafaafin somali &Muslim tona mahe maha kuwanie SCW

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 8 часов назад +1

    Aacuudu billaahi mina sheydhaani rajiim.Subxanallah wixii deriska dhibo illaheey naarta jaxiima ku raaji

  • @aminayusuf3051
    @aminayusuf3051 13 часов назад +6

    As a Muslim and somali am against what this lady and team did it's completely against our religion to disturb our neighbours

  • @simanruxii298
    @simanruxii298 День назад +6

    waruntot madowga wa daad wanagsan oo xushmad badan nagahan re somaliga wa wasaqin oo re badiyal ah mel walbo club bey kafuren

  • @munogarane1706
    @munogarane1706 16 часов назад +10

    Subxanallah allaha soo ha nuusho😢

  • @safiaabdullahibrahim3730
    @safiaabdullahibrahim3730 15 часов назад +3

    SubhanaAllah.

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 20 часов назад +3

    Subxanallah in my opinion they should take action and lock the club itself and all of them should go to jail uuf

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 часа назад

    SUBHANNALLAH

  • @abdifosiya23
    @abdifosiya23 18 часов назад +3

    Waa dhli iyo dhiilo wata jwabtdi somlida Narta uushrxn😢

  • @rass898
    @rass898 4 часа назад +1

    Wow!.. she is also a hijabi SUBXANA ALLAH WHAT A SHAME 😮😢🥴

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 9 часов назад +1

    Subxanallaah Subxanallaah 😢

  • @Mulki_Gacal
    @Mulki_Gacal 12 часов назад +1

    XASBIY'ALLAH WA NICMAL WAKIIL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ CADAABTA ALLAHAYOOW INNAGA HAAY

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 15 часов назад +2

    Anagaba kuwa marocain oon derisnahay habeenada qaar saas bey music noogu shidaan

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 14 часов назад +1

    Somalida wa bila akhlaq somali wadan kogi bayso gubayn wadan islamayd ayay sidan ugu dha mayan uf uf

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 6 часов назад

    Subxanalah wa mel lagu tunto

  • @Amay101
    @Amay101 2 часа назад

    Waa dad jaahil ah. Gaaladii baa dhahaya music damiya Subhana Allah

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 18 часов назад +1

    Subhaan allaah

  • @fadhabashir405
    @fadhabashir405 15 часов назад +2

    Maskiin waaye askarta, xabsiga waa inaa lootaxaabaa oo lacag 20 kun doolar lagu xumaa, uf akhlaaq malahan wllhi. Isla weeyni ayaa kabadhatay.

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 5 часов назад

    Kow kadib🎉maxay idin cebeyeen soomali oodhan ayaaba sidas ah bilaa🎉aqlaq🎉no Diiin🎉no xishod gurigoda ayey kala yimadeen

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День назад +9

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 18 часов назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 19 часов назад +3

    Ma la xiro mesha

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 18 часов назад +2

    Nairobi maalintii waala hurda habeenkiina waa noocaan

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 22 часа назад +3

    Uf somaali

  • @CanabCabdi-gk1nw
    @CanabCabdi-gk1nw 17 часов назад +1

    Subaxan Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohanayaanfamily2265
    @mohanayaanfamily2265 18 часов назад +2

    Subxanalah

  • @NasraNuur-of6ro
    @NasraNuur-of6ro 16 часов назад +1

    I'm going to contact sheriff Kelsey's smart daily.You're looking here😢😢😢😢😢

  • @IbrahimMacalin-u6v
    @IbrahimMacalin-u6v 18 часов назад

    Subxanallah😢

  • @SuleimanYassin-j9s
    @SuleimanYassin-j9s 12 часов назад

    SUBXANA Allahi

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 23 часа назад +1

    Asc macalin jiir imisa ayuu sheegaayey fusuqa Nairobi hah.

  • @Xayawaan.channel
    @Xayawaan.channel 9 часов назад

    Subxaanallaha 😢😢😢

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 17 часов назад +1

    Wa wax laga xumado wan cuqubo inagu habasateye ina ilaaheye imo naxaristo mooye aan sinab loga baxayen maanta xaajo waxaye tagan tahaye noqo binadam ina la ina Dhaho meelkasta aye joogan intoda badan soomaalid sodas ba la inoga dacawooda 😢😢😢😢😢😢 waxy ahayed ina shabaqale lagu guro op xududka lagu qubo ilaaheye aye Ka noqonyan marti edab lage xasbunalaah wanicimal wakiila😡😡😡😡😡😡Nabiga scw scw scw wi ka dardarmeye Dariskis

  • @Antisemitehox
    @Antisemitehox 8 часов назад

    Somalida Muqdisho fasahaadka kala imaaneyso waa in shaqa laga qabtaa

  • @Eiroew9epprdrire
    @Eiroew9epprdrire 7 часов назад

    I'm touch Papa. How much Papa write a supporter? How about the hello?😢

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 16 часов назад +1

    Somali adunka dhan waa dad ku cebeysan badankod wayo waxey soguben wadan koda mana yaqanan sida wadamada sowaweyey diriska inlaxushmeyo ayaa wanagsan war alle kacabsada

  • @burfullgellow8996
    @burfullgellow8996 7 часов назад

    Illah haso hanuniyo gabdhahan,

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День назад +1

    Igfff somalidn magaldi Nairobi ayey naaga ceebeyn ufff awligoda waa meel lasgu tunto uffff qaashin alkulisteyal uffff

  • @farhiyahhassan6784
    @farhiyahhassan6784 16 часов назад +2

    Waa aqlaaq xumo

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 7 часов назад

    Naagtan waalan fiiri ninka kenyanka ah xabadka gacanta ka saartay indho adagaa nijaastu.

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab 14 часов назад

    ❤❤❤

  • @HodanAbdikadir
    @HodanAbdikadir День назад

    Supxanalah yaaahuu bismillahi xasbunalah 😢😢😢 Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 15 часов назад +2

    SOMALI MUSLIMNIMADA DAD YAR AYAA OOGA DHAQMAAN INTA KALE ?????

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 15 часов назад +1

    Soomaali maryooley dalkoodii bay soo qudhmiyeen kenyaatiga bay ku dheelayaan war iska celiya cawaanta

  • @atika7411
    @atika7411 10 часов назад

    Subxaanallah ceebeey tacaal حسبنا الله ونعم الوكيل hala xero meesha ee diriska xushmeey waad ceeboowdeen xaaraan xushmeeye

  • @Caliya7
    @Caliya7 16 часов назад +2

    War wuxu maba xishodaan. Wadankoodii intey burburiyeen ayey wadamadey ucarareen hadana cawaanimadii ulatageen acuudubillaahi minna sheydaanir rajiim.

  • @abujole3992
    @abujole3992 12 часов назад

    Somalidi hore waagi dowlada siyaad Barre ayuu 100%100ayu Muslim ahaan jireen waqti haadirkaan 100%50 ayuu Muslim kayixiin 50kale waa gaalo walaalke waxba hala yaabin

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 часа назад

    Qayladooda iyo indho adeygooda mey islii ku ekaadan

  • @degan4
    @degan4 11 часов назад +2

    Aaway culumadii dii somaliyeed , ha way I giliyaan 😢😢😢😢

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 11 часов назад

    Ceeb dhanba dhankiina ayeey noogatimid

  • @AyyubNajib
    @AyyubNajib 10 часов назад

    As i,m somalian kenyan im totally aganist that they should follow the law..buh for filliming im aganist he shouldnt record...unless actions takes palace

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 Час назад

      He doing this for proof to show the court incase something went wrong like a fighting.so i personally agree with him filming their stupid action.disturbing the neighbours are unacceptable

  • @leenamohammed-o1s
    @leenamohammed-o1s 16 часов назад

    Sad😢

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 10 часов назад

    Soomaalideena waxaa noqoney qow ilaah halaajiyay...wax kale aan sheego ma leh...

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 7 часов назад

    Dadka noocaas ah ma xishoodaan xurmadda deriskana ma gartaan, waxa keliya ay fahhmaan oo ka baqaan waa ciqaab degdeg ah

  • @ZeinabIbrahim-v9i
    @ZeinabIbrahim-v9i 11 часов назад

    Wey edab daranyihin somali mexey ka ogyihin daris kuwan yahudood

  • @KhadarMohamed-o7m
    @KhadarMohamed-o7m День назад +2

    Rer isli miya

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 4 часа назад

    Meel kasta waa sidaas.Jin xaraan ah bey qabaan Dadkaan sharciga ha la baro.Dalkoodii bey soo Ruugeen sidii xajadii.Dhulalka ha laga qabto.

  • @hafsaowfaarax9967
    @hafsaowfaarax9967 3 часа назад

    Anaaba dhagihii ixanuuneen

  • @HodanAbdikadir
    @HodanAbdikadir День назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud 6 часов назад

    nagaha waxa samaynaya meye ragi dhalay war hablehen xumanta kaqabta nin waloba ma jeclid in walasha sida samayso marka hala garaco

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 4 часа назад

    Xaqa dariska waa inay bartaan dadka

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 15 часов назад

    Guriga halaga saaro hadday edeb yeelan waayaan

  • @NastexaKurow
    @NastexaKurow 18 часов назад

    Meesha dhanba waa in lagararo qashinka soomasli halleysan waaye ma ahan in soomaali loocayo .

  • @simanruxii298
    @simanruxii298 День назад +1

    kaaga daran nagahan qurbey nogayimadan asal ahan ah wadamada somalida

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 15 часов назад

      Kuwa qurbaha ku wareer adiguna isma dhaantaane

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 12 часов назад

    Muslinkay suura xuma6 hatsnvkuwani

  • @HodanAbdikadir
    @HodanAbdikadir День назад

    Ale haso hanuuniyo somalidan sidan u dhaqmeyso

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 55 минут назад

    Mweke ndani sote washenzi hawa wa Kenya wana hishimu jiraani hatakama wako walevi so mrekebisha hawa na bado dini yetu haiku bali kabisa hawani wanafik shame on you

  • @queenilhaan5901
    @queenilhaan5901 Час назад

    Somali merka arka besharo walakod furta ha u xumato ama ha u fcnato waxa samayan si mesha uga saran mesha raban iyada u furtana meshana wa Somali aya dagana bas

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 8 часов назад

    😳😳😳😡😡😡😡🤮🤮🤮🤮

  • @SiciidSulub-j2t
    @SiciidSulub-j2t 22 часа назад +2

    Waar Waa ogaadeen waa badaw Hada ayay ilbaxayaan

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 20 часов назад

      Qabyaalad iskasooo daaweee. Waaaad jiran taheee

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 20 часов назад

      Iyaaah?? Walleee?? Oo markaa adu waad ka duwantahay micnihii sax??

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg 2 часа назад +1

      Kenya unukaa leh bro sakin laq

    • @SiciidSulub-j2t
      @SiciidSulub-j2t 2 часа назад

      @@MohamedNoormohamed-lc4rg adigu ma Somali Ayaad tahay yaa ku balamiyaya

    • @MohamedNoormohamed-lc4rg
      @MohamedNoormohamed-lc4rg 2 часа назад

      @@SiciidSulub-j2t very useless man qabyilladi Ku qaade kuma dhigti

  • @saidfamily9725
    @saidfamily9725 21 час назад +1

    Yeah 99% 99% Somalian there are Christian Amy Muslim religion

    • @hamdamohamed4155
      @hamdamohamed4155 16 часов назад +1

      War kan muxuu yidhi

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 14 часов назад

      ​@@hamdamohamed4155
      ilaheey ha so hadeeyo miskinka laga yaaba inay gaajo Ama diinta christinka aanu aqoon uu lahayn iya laga yaaba

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796 18 часов назад +1

    Subxanalah 😢