This Stone where place here during the ice age period when ice pushed into many parts around the world and scientists tells us that as the ice moved further away contents were created and sea were formed and separated this heavy bolder or stone remained where they are today as the ice age period came to an end.
Sawiro badan ayaan ka hayaa schoolkaygii qalax secondary school 1958 ayuu ingiriisku dhisay siyaad barre ayaa kas iyo maan u burburiyay gabiley oo sida sheekh oo kale u dhisnayd
Waxaan ka mid ahaa Araday ku lahayd tabarucaadka lagu dhisay bridgekaa yar ee lugta ah mudo laga joogo dhawr iyo toban sano ka hor Waan ka xumahay in aan wali maamulka magaalada Gabiley waxba ka qaban ee uu isna ku dhawyahay in uu dumo
1985tii Anigoo Dhigan jiray dugsiga sare ee cumar bin khadaab hargeysa ayaan kusoo xerooday Qalax oo xiliya fasaxa iskuulka lagu qaadan jirat tababar la odhan jiray ceeljaale,, xusuus dheer ayaan galay
Abdirahaman comments kaa dambeeya isku school ma ahayden ceeljaale
These stones are nothing, but prehistoric Vulcanic and it's remains of that activity!!!
Calinow dhismaha ugu horeeyaa waa dugsigii boodhinku wuu kaahoreeya
Qiyaasti goorma aya la dhisay
Dugsigaasi ma داخلية مودودي baa
Salaan sare camu c.qani
Mahadsanid muuqaalada qurxoon
Waa yazıid 😂
داخلية مودودي لجامعة إفريقيا العالمية
Waxay ku taaley dalka Sudan caasimada Khartoum 🇸🇩 .
Mash allah qalax secondry school
Waxa kasoo baxay
Mayarka gabilay
Xilbidhan laabsaalax
Abwaan wedhsame
Iyo dad ufara badan oo aan la tirin karin
Cumar carte allle ha janeeyo ayaa maamule ka ahaa qalax markuu hoyga ahaa
This Stone where place here during the ice age period when ice pushed into many parts around the world and scientists tells us that as the ice moved further away contents were created and sea were formed and separated this heavy bolder or stone remained where they are today
as the ice age period came to an end.
Sawiro badan ayaan ka hayaa schoolkaygii qalax secondary school 1958 ayuu ingiriisku dhisay siyaad barre ayaa kas iyo maan u burburiyay gabiley oo sida sheekh oo kale u dhisnayd
Intii ka dambaysay maxa loo dhisi wayay.
Waa tobankun sano ka hor ayaa lagu qiyasaa
Barnamij la,odhanjiray ceeljaale oo tababar dhiboo ah ayan ku qaatay 1984 anigoo fasalka lixaad ah dugsiga dhexe hargaysa ayanu kani sherkadii ugu qosalka badnayd waxay ahayd Snm ayaa meelaha soogalijirtay arday ayaa gaadh loodiray habeen nimankii tababka bixinayay oo guulwadayal ahaa ayaa iska soo dhigay snm markii nin dhalinyadii kamid ahaa ayaa snm mooday oo yidhi haydilina nin ciidagala ah ayaan ahayee subixii waa lasoo istajiyay waxba lama odhan lkn dawladnimada kacankiiyo ayay nugu akhriyeen
Hhhhh waxba idin helay
Hhhhhhhh@@caalinAbyan
Ma dhagax guure miyaa
Waxaan ka mid ahaa Araday ku lahayd tabarucaadka lagu dhisay bridgekaa yar ee lugta ah mudo laga joogo dhawr iyo toban sano ka hor
Waan ka xumahay in aan wali maamulka magaalada Gabiley waxba ka qaban ee uu isna ku dhawyahay in uu dumo
Dadki ka baxay group aan usamayno una qabanqaabino
Halka laas geel shankun oo sano lagu qiyaaso
Waan maqlay lasgeel
Caalin gaalada inaga baraajee dhulka dhan mid haka tagin
@@ClrisaaqSaleebaan-c8q dhulkiinii ma gaadhay wali mise ?
Masho alha ad ayay u gurxa badan tahaya cadad laya dagamo layidhahdo ayn xasustaya oo ay isku jawi yihin dhirta iyo doxayda
Halkay ku taal