Barnaamijka Taariikhda Banaadir & Banaadiriga- Mohamed Ali Sheikhey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 авг 2022

Комментарии • 45

  • @thebanadirfactor306
    @thebanadirfactor306 Год назад +8

    Shiikheey, waxaan kugu hambalyeena buuga aad qortay, waxaad tahay qof aan ku faano hadaan nahay bulshada reer Benaadir.

  • @NajiShow
    @NajiShow Год назад +7

    dadka benaadiriga waa dadka u horseeday soomalida ilbaxnimada & ganaacsiga. waana soomali maxaa yeelay waa dad nabada jacel

    • @EnzoYosuf
      @EnzoYosuf 25 дней назад

      Riyada ka kac saaxiib dhulkaan lama goodke iska leg inta kale waa refugee

  • @maslah345
    @maslah345 Год назад +3

    Asal ahaan iran iyo ciraq iyo yaman beykasoojeedaan waa dad lagu soo dhaweeyey soomaaliya oo la soomaaliyeyay

  • @somalicadeey2847
    @somalicadeey2847 Год назад +1

    Aad baan ugufaraxsanahay booga ilaahey hanoo daayo dadkan ookale

  • @yuusufCraxmaanBinucowf
    @yuusufCraxmaanBinucowf 2 месяца назад

    Si fiican ayaad yeeshay

  • @yuusufCraxmaanBinucowf
    @yuusufCraxmaanBinucowf 2 месяца назад

    ❤❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Год назад

    Xamarweyne IYO shangaani WAXA YIMID Xoog kuheysta GURICEEL iyo Cadaado.baraxleey AYAA HADDA Xoog kuheysta mukulaal madow

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 10 месяцев назад

    cagmadhige adigaba dhuusa mareeb aaka timid weligaana duqa magaalada muqdisho ma noqon mana noqo heysid maxaa ka rabtaa maskiin kaan oo jambal ugu tuuree?

  • @maslah345
    @maslah345 Год назад

    Saaswaaye

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Год назад

    MOORYAAN cagmadhige

  • @usamayusuf189
    @usamayusuf189 Год назад

    Buuga intee kahelaa qurbo joog aan ahay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Год назад

    BANADIR waa Portugal portaqiis

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Год назад

    Jaamacada waatee CAJIIB SOMALIA WAA LA yaqaana MAXAAD u qarineysaa

  • @samiir_17
    @samiir_17 Год назад

    Buuga Mogadisho malaga helaa

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Год назад +3

    dadkan la baxay banadiriga
    waxay ahaayen dad Qaxooti nimo ku yimid
    somaaliy, iyaga ruxadooda wa kala so horeeyeen isku dadna ma ahan
    Qolaba waqti ayey yimadeen iyago qaarkood durufo adag ay ka so carareen..
    lana ogyahay waqtiyadi. la qaabilay.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Год назад

      Goorma ayee yimideen xageena kasoo qaxeen?

    • @husseencagta7448
      @husseencagta7448 Год назад +1

      @@baashaal6778
      waxay ka soqaxeen dhulgariirki ka dhacay asiyada dhaw
      sida --- iran , paki, yeman , bariga dhexe
      ha ugu badnaden
      sida kuwa pershia ka so qacay aya yimadeen 1800 markey somaaliya ka talinayeen boqortoyadi AJUURAAN ee balarneyd iyagana qaabilay wana la dajiyey. .

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Год назад

      @@husseencagta7448 waa gartay somaalida kalena xagee kasoo qaxeen?

    • @husseencagta7448
      @husseencagta7448 Год назад

      @@baashaal6778
      somalida kale waxay u badan yihiin
      CUSHITIC
      waxayna ka sojeedan faracinti la dhihi jitay
      sahurre ee talinayey ka hor nabi ciise
      4000 sano ka hor waxayna ka yimDeen
      reer Qamdi sudan dhulka hada lo yaqaan.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Год назад +1

      @@husseencagta7448 waa gartay marka dhamaanteen qaxooti ayaan wada nahay, sidaa darteed in koox qaxooti lagu sheego waa qalad.

  • @MA-pu4id
    @MA-pu4id Год назад +2

    Waar bal beentan cad eega
    Ma banaadiri baa taariikh leh?
    Waar imika mid u samee

    • @zuumajid
      @zuumajid 2 месяца назад

      Adigaa tariqmaledahay?
      Intan dadka ku mushqulin

  • @fadumahussein777
    @fadumahussein777 Год назад

    Baadiri diid dadka ma barin iyaga ayaa labaray sheekhyaaal ayaa baray dadka oo dhan waana sheeqaal illaa iyo africa iyo inkabadan sida yaman ciraaq waad ka heleysaa qabiilka sheekhaal oo la dhijiray sheekhyaal

  • @SharafowQoleyda
    @SharafowQoleyda 27 дней назад

    Bal fiir af soomaaliga ayaa keene inaa qorno taasi macneed uu yahay afsoomaali wax keeney in carab woow 😂waa arin la yaab ah
    Midee kale diinta islaamka wax keeney nin yemen 🇾🇪 ah 😅😅 wax lagu qoslo weeyey yemen diin wax qaaday marka nabiga scw dhintay sidee soomaali diinta qaaday xiliga nebiga scw ay qaadeen 😮😢
    Fake of history lagu ahyaan

  • @yuusufCraxmaanBinucowf
    @yuusufCraxmaanBinucowf 2 месяца назад

    Si fiican ayaad yeeshay