"Afar Nin oo Isbaaro u dhigto Banaadiri Magaalada Muqdisho kuma noqoneyso Maamul iyo Maqaam"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • "Afar Nin oo Isbaaro u dhigto Banaadiri Magaalada Muqdisho kuma noqoneyso Maamul iyo Maqaam" Xildhibaan Cumer Shariif Jeeg.

Комментарии • 8

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 6 месяцев назад

    Waa runtaa Ina Sharif Jeeg waxa aad sheegaysid

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 6 месяцев назад +1

    WAA SEEY KULA TAHAY

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 6 месяцев назад +1

    Xilmadhibaanow Aaway xaqii beelweynta dhabarweyne oo ahayd beeshii usoo halgantay xuriyada maanta aan harsanayno. Aasaasaha SYL wuxuu ahaa Al Xaaj Mohamed Xuseen oo ahaa guddoomiyaha ugu muddo dheeraa ee SYL, from 1948 ilaa 1957, laakin taariikhdas waa laduugay. Xaaji Mohamed Xuseen wuxuu ahaa Dhabarweyne Al Banaadir. Afarta Qabiil Xamar waa: Moorsho, Dhabarweyne, Bandhawow iyo Iskaashato. Xilhibaanow walaalow Aaway xaqii beelweynta dhabarweyne?

  • @user-yw6pe2fv4o
    @user-yw6pe2fv4o 6 месяцев назад

    Mooryaanta hawiye waa dameero
    Iska celiya si kale kaaga tagi maayaan .

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 6 месяцев назад

    Hawiyo ma soo soomaali baa?? Waa dad isku dhexjiro oo Oromo iyo Congolese ah. Inaa nila ogeyn. Asalka soomali waa Banaadiri, Daarood iyo Ilmo Sheekh Isxaaq 😊

  • @user-jd1cf5dy8q
    @user-jd1cf5dy8q 6 месяцев назад +1

    Magacyada aad ku abtirsataan ayaa ka tarjumaya inaad soomaali aheyn cumar shariif ee cida aad tahay baro xamar dhul kuuma yaala hawiyw ayaad ugu timaadeen ( bandhawow iyo moorsho) ma soomaali baa mise waa yaman iyo ciraaq cumar shariif dadkii aad ka soo jeeday soo ogow ma ciraaq baa mise waa yaman

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 6 месяцев назад

    Moorsho, Dhabarweyne, Bandhawow iyo Iskaashato waa Boqorada Reer Xamar oo Cawska, Biyaha iyo Caanaha u keeni jirteen. Horta soomali kale ha faanto, laakin maxay ku faanee. Taariikhda asalka waxay sheegaysaa inay Oromo iyo Congolese yihiin. Ku noqda Congo ee hilibka daayeer ayaa idin sugayaa.kkkk