KGS guul ma u soo bareeri kartaan hada Waxaan diyaar u nahey inaan madaxa jebino wixii dhulkeena KGS ku soo saqajaama. Guul iyo gobanimo ku noolaada KGS❤️❤️❤️❤️❤️
Umad kasta oo Mel degan Dhanka ay usocoto waxa lagu gartaa dhor arimood oo kala ah 1 madaxda sare sida madaxweyne okale 2 odayaasha Dhaqanka 3 god danbed ka Culimada diinta Sedax daas koxod mesha ay aadaan bey umad kasta aadaan Hawiye dhaqankiisa dowlad DII oo ay madax katihiin ugu na horeyo mw HSM Culimadiisa ugu horeyo sheikh cali wajiis sh usuuli intuba waxay iskuraceen reer Digil Aw mirifle iney kuduulaan dhigooda maalkoda cirdigodana ubanan yahey bey kufad wodeed wana kan ay usoqada nayaa ayado qur aand ah aa Reer konfur galbeed Digil Aw mirifle low maxaad maledihiin miyad isdhiibeysan mise wad isdifaceysan illaahayow markhaati ka ahow sanado kadib ninkii nool baa kahadli dono
Oo hada meshi laka hadli lahay dalka difacisa&macishada shacanka inti laka hadli lahay ma qabil qabil lo baxay&in media la isku mariyo warar an dalkan waxbana kuso kordhineyn? Shacabka somaliyes uma bahno qabil la bun buniyo e waxu ubahan yahay bulsha wax isla qabsato.
Nacas nacas dhalay waa faracii axmed diiriye cawaan aan weligood book & qalim qaadanin.xaaraan ku naax walee cidaan hadaadan ka harin walaahi in aadan xamar nabad ku joogeyn.
Walal kuwaani wa milkiilayaaasha dalka somaliyed oo u diir naxayo dhulkooda markad adigu amxaarka garabka soosiin jirtay wa kuwi ku dhawaaqay in la iska celiyo amxaarka iyo calala uusta is wata wayna jabiyeen markaasi ayay cadaatay malkiilayaasha iyo martida 😀😀😀😀
Soomaalidu waxey hore u tiri. Gaariga ninkii wadi jiree garan ha loo daayo, Siyaasada dadkii talin jiree garan ha loo daayo, Dameerka ninkii wadi jiree garan haloo daayo.
Ninki Tali Jiray Hadow Taliyaa Tagaeyr Aderka 5 Sano As Lama Dagalin Dowrasha Ma Qaban Dakadihi Aby Kuwarejiye Diyaradi imaneyso Tel Sodir Iiso Sheeg Waxa Saaran Amarkas Ayu Heysta Halagu Taliyo
Amxaaradii lagu gowracay jidka warshadaha ilaa gaashaandhiga ee qirtay in dhabarka lagaga jabiyay walibo si qaas ah besha ceyr miyad beenin karta dunida manta wx walbo way duubanyihin maqal iyo muuqaal aadan bariise ka dhageyso dagaalki odayaashi hawiye ku dhawaaqen iyo amxaaradi wxi kala qabsaday nuur cade alah u naxaristo wa nin wanagsan wadani ah fursad u helay niman see ku baxnaa leh ayu dhahay aniga idin kala hadlayo ee jidkad ku timaaten ku baxa ayago xabada dabo socoto ayay baxeen baryo kuma bixin ee dhiig aya looshubay waana wxa ay hada ugusoo dhiiran karin soomalia alxmd allah aya mahdleh geesiyadaasi shahiidka ah naga beeray qofka raga ah maahan mid inkira wx walbo lkn nuur cade wanagisa wan qirsanahay marku dhahay cllahi yuruf dukaan aad leedahay kama shaqeeyo hadalki taariikhda galay lkn taangigii amxaarka iyo dhalin yaradi besha ceyr u badneed cidna uma dhaxeyn aan ka aheyn kii la qabta in la gowraco ayaguna asxaan masameynen ciil ay qabaan waa tii culimadi tabliiqa ku gowraceen madjid al hidaaye ee wxar cade
Koonfureed aan madaxtinimo ka rabaa anigoo hiwiye ah duulaana maahi mays galee ? Saxib hadii soo wadatay Siisi oo fircoon ah si ad reer koonfureedka ugu dulmiso , iyaguna waxay xaq uyeelanayan in ay Abiy kaashadaan si ay gardaradiina isaga difaacan , hadii kaligii iskeento kaligay aa kugu filan ,hadii cid kale keentana ana waa keensaa
Xasan was cadow kursiga farmaajo ayu ku fariistay sida daraaded ayu cadow ku noqday muxa adeerka farmaajo booska uga tuuray kadibka ku fariistay tol beelaye ninku waa cadow😀😀😀😀
waxane wa wax walan Waana saqajaan ma xishoda mase wuxu raba inu isaso caan bixiya yuuse o day dhaqan u yahay Kuwa sacabi naaya loomama jeede wuxu ma camiraadba
KGS guul ma u soo bareeri kartaan hada
Waxaan diyaar u nahey inaan madaxa jebino wixii dhulkeena KGS ku soo saqajaama. Guul iyo gobanimo ku noolaada KGS❤️❤️❤️❤️❤️
Madaxweyne xasan shiikh hadii ay Dowladnimo dhab ka tahay waa in oo odayaashaan soo Xeraa!
Ethiopia maya
Dagaalkii xasssn shiiq idin galiyey ma aragtaa meeshuu maraayo adinkiiayey idinka dgextafatay sow ma ahan hada koonfurgalbeed waxa aadudaba joogtaana adaa hada cadeeyaye oday buulkaagu ha ku deeqo rabina ka xishood oo dulmiga dib uga istaag waa ceeb aduun iyo aakhirabee subxaana laah
Haddey dawladnimo jiirtay tugadan halaa soo xiiro 😮
Waa nin weyn waxa uu ku hadlay fiiri
Madaxweyne kuxigeenka koonfurgalbeed maxaakaagalay mawaxaad moodaa galmudug inaad riyooto waxaa kahoreyso inaad seexato odayaa wada waalan
Guul kgs
.odayaal.ciyaal.suuqa.ah.oo.dadka.isku.diraya.
Sheeko hadey kow noo tahey anaga iyo Hawiye nacalaa ku taal
Dawadaa ureyso u sheeg .
Ethiopian waan soo dhaweyneynaa. Guul guul guul❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Aawey dowladii maxaa qabiilka labuufinaayo loofiirsanaa misa markii xoolahaan is xasuuqaan baa larabaa in tacsi ladiro?
Kanoo kale ayaa umada ku jira orodoo aad dhulkaagii dhagaxa ahaa👎👎👎👎👎👎
Tuug waa dil xawiye baanaanka iskeena ninbow awoodaada banaanka keen raxweeyn waadiyaar dhulkeedana goorgortan magalo
Aniga hawiye cade ah sacad sacid ah besha digil mirifle walaalo baynu nahay xili dagaal iyo rabsho laguma jiro dalkaaga dhiso oo ka difaaco amxaarka urka badan oo an nagala jecleen wxu gumeysto rabo nada odayaashu ma matalaan besha sharafta leh ee hawiye kuwi wanaga ka shaqeeeya aya inamatala walal mid xun qabil kastaa ayu ku jiraa
Waa sax❤
Waad riyoineysaa
Askarta fadaralka xoogga dalka aa casimada iyo degaanada Hawiye jogow sidee tihiin kawarama xaalkiina
,sax xildhiibaan cado qate lasaftay nimanaki lasaftay qainu wadanki ayagana nama matalan itoobiya kalkal cadawga umada soomaaliyed
Umad kasta oo Mel degan Dhanka ay usocoto waxa lagu gartaa dhor arimood oo kala ah
1 madaxda sare sida madaxweyne okale
2 odayaasha Dhaqanka
3 god danbed ka Culimada diinta
Sedax daas koxod mesha ay aadaan bey umad kasta aadaan
Hawiye dhaqankiisa dowlad DII oo ay madax katihiin ugu na horeyo mw HSM
Culimadiisa ugu horeyo sheikh cali wajiis sh usuuli intuba waxay iskuraceen reer Digil Aw mirifle iney kuduulaan dhigooda maalkoda cirdigodana ubanan yahey bey kufad wodeed wana kan ay usoqada nayaa ayado qur aand ah aa
Reer konfur galbeed Digil Aw mirifle low maxaad maledihiin miyad isdhiibeysan mise wad isdifaceysan illaahayow markhaati ka ahow sanado kadib ninkii nool baa kahadli dono
Waa qaladkii ay galeen shirkii jabuuti oo ah 4 5, waxaana lagu dulmay Beesha Gardheere Samaale. Lana siiyey wax aysan mudneyn oo dadkii ka yaraa oo 1qof heli jiray ayaad ja badiseen waana dulmiga ooaanan lagu du eysanin Beesha Gardheere Samaale, Ducade Gardheerana Somali oo dhan ayaan u baahan maadama uu yahay Curudka Somaali. Allaha idiin garan siiyo. Haddii kale sidaan ayaad wada ahaaneysaan.
Oo hada meshi laka hadli lahay dalka difacisa&macishada shacanka inti laka hadli lahay ma qabil qabil lo baxay&in media la isku mariyo warar an dalkan waxbana kuso kordhineyn? Shacabka somaliyes uma bahno qabil la bun buniyo e waxu ubahan yahay bulsha wax isla qabsato.
Walalyaaloow kalasaara raxanweyn
Iyo itoobiy warkaan waladhaamey
Dib isu.nogda halakala.saaro
Yaan la isu saafin hilbo aan is
Laheyn
Abi Ahmed welcome welcome welcome 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Haku Waso Aby
Odeyo maatihiin ee moryane midnimada iy dawlede somaliya ciiday kasotoweyday waa reerkina moryane grub hirab dawledenimo lugta haysto 30sano dhibta haysata waa hawiye oo hirab ah somalidana way nigatashan ladahay xamar in casimeda lagararo oo somalie cafimad qaabto dhagaar iyo dhiig kudadan umaad somaliyed laguxasuqin waa in lageeyo casimeda somaliyed reerkana lodaayo goodka warabe galeenka loqotey ayaaku haysku cunaaney
Nacas nacas dhalay waa faracii axmed diiriye cawaan aan weligood book & qalim qaadanin.xaaraan ku naax walee cidaan hadaadan ka harin walaahi in aadan xamar nabad ku joogeyn.
Wlhi soomaalia oo dhan waa dambiile xaqiiqdii
Walaalow maxaa ku aragtay Somali
Inta Meesha ka hadashay 2 dhinac ayey kale taageereen lkn adiga nin yaaban ayaa u egyahay wax iiga sheeg
Waa sambiile amxaar lagama tageeri karo somalia kuwii tageeray amxaaro ayaa laga rabaa inay raaligalin iyo cudurdaar bixiyaan
Marka Ma Koonfur Galbeed baa heshiiska la gashay Itoobiya war bal indho beel nimadan arka 😂
adinka hawiye matihiine e haawiya
Marka kala sara waxan karaban kofur galabeta madaxweyn kuxigen ayan karaban dhaha ayan losomarin iridaklae hawiye
WAR UMADA SOOMAALIYEED IYADOO CADOW BIRTA U TUMANAYO HAKU MASHQUULININA QABIIL IYO WAXAAN QARAN NOQONEYN AAWASE DOWLADII MAY UMADAAN FIDNADA WADA DALKA IYO DADKA KA QABATO MISE WAA FIIRSATO KA TACSIYEYSO
Madaxweyne ku xigeen maxaa hawiye ka galey
Moryan hawiye baydhawo Ethiopia ayaa idinka saartey 1991marka taasa ayaa xasuus idin ah rra oo xor ah
😂😅😂😅😂😅 habargidir iyo digil aw mirifle haleysku daayo indhaha halaga daawado garoonka ayeynu isugu imaneynaa habargidireey soodaaya waxaad heysaan
Odagaan away niiso ninkaan waa in uu liinta xabsiga ku cabo
Itopiya marabno iyo madaxweene kuxigeen ayaa rabnaa kala saar
Dur dur iyo dabaal kasta oo uu galo doofaar waligiis ma daahiro
HAWIYE AYAA DULMAN OO RAXANWAYN AYAA DULMISAY FAKAR DHEER AYEY RABTAA
Ethiopia welcome welcome welcome welcome 🙏🙏🙏🙏🙏🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
Qoxoti 😂
Mooriyan
nio beelaha hawiye maxaa ka maqan ...arki maysid beelaha daarood io beelaha dir oo 90 ka mic wata oo hadlaya
Walal kuwaani wa milkiilayaaasha dalka somaliyed oo u diir naxayo dhulkooda markad adigu amxaarka garabka soosiin jirtay wa kuwi ku dhawaaqay in la iska celiyo amxaarka iyo calala uusta is wata wayna jabiyeen markaasi ayay cadaatay malkiilayaasha iyo martida 😀😀😀😀
Maxay been isu
Shaagen
Soomaalidu waxey hore u tiri.
Gaariga ninkii wadi jiree garan ha loo daayo,
Siyaasada dadkii talin jiree garan ha loo daayo,
Dameerka ninkii wadi jiree garan haloo daayo.
Ninki Tali Jiray Hadow Taliyaa Tagaeyr Aderka 5 Sano As Lama Dagalin Dowrasha Ma Qaban Dakadihi Aby Kuwarejiye Diyaradi imaneyso Tel Sodir Iiso Sheeg Waxa Saaran Amarkas Ayu Heysta Halagu Taliyo
Koofur galbeed waxba lagaa weydiinmaayo adeer
wixi itoobiya taageero iyo amaan umuujiya wa cadow itoobiyana oo soomaali u eeg
Waa sax wey gefeen Reer koonfur galbeed ayagaa laga rabay raali gelin
Mr prime minster Noor Ade aya itobia kabixiyay iyo wixi dabasocday
Marka Allaha unaxaristo
Jannatul firdowsa Allaha geeyo
Amxaaradii lagu gowracay jidka warshadaha ilaa gaashaandhiga ee qirtay in dhabarka lagaga jabiyay walibo si qaas ah besha ceyr miyad beenin karta dunida manta wx walbo way duubanyihin maqal iyo muuqaal aadan bariise ka dhageyso dagaalki odayaashi hawiye ku dhawaaqen iyo amxaaradi wxi kala qabsaday nuur cade alah u naxaristo wa nin wanagsan wadani ah fursad u helay niman see ku baxnaa leh ayu dhahay aniga idin kala hadlayo ee jidkad ku timaaten ku baxa ayago xabada dabo socoto ayay baxeen baryo kuma bixin ee dhiig aya looshubay waana wxa ay hada ugusoo dhiiran karin soomalia alxmd allah aya mahdleh geesiyadaasi shahiidka ah naga beeray qofka raga ah maahan mid inkira wx walbo lkn nuur cade wanagisa wan qirsanahay marku dhahay cllahi yuruf dukaan aad leedahay kama shaqeeyo hadalki taariikhda galay lkn taangigii amxaarka iyo dhalin yaradi besha ceyr u badneed cidna uma dhaxeyn aan ka aheyn kii la qabta in la gowraco ayaguna asxaan masameynen ciil ay qabaan waa tii culimadi tabliiqa ku gowraceen madjid al hidaaye ee wxar cade
MADAXWEYNE Abillahi yusuf ba keenay ETHIOPIA ?NUUR CADANA WA REISUL WASARE DOWLADI ABDILLAHI YUSUF.
Ninka kofiyada wata wa beenlow been so gudbin wbt
Koonfureed aan madaxtinimo ka rabaa anigoo hiwiye ah duulaana maahi mays galee ?
Saxib hadii soo wadatay Siisi oo fircoon ah si ad reer koonfureedka ugu dulmiso , iyaguna waxay xaq uyeelanayan in ay Abiy kaashadaan si ay gardaradiina isaga difaacan , hadii kaligii iskeento kaligay aa kugu filan ,hadii cid kale keentana ana waa keensaa
Waa runtaa 🙏🙏🙏🙏🙏
Itoobiya waacadow balse Hassan gurguurte baakasii xune isaga Marka hore haleska qabto isaga iyo tuugtuuwato
Xasan was cadow kursiga farmaajo ayu ku fariistay sida daraaded ayu cadow ku noqday muxa adeerka farmaajo booska uga tuuray kadibka ku fariistay tol beelaye ninku waa cadow😀😀😀😀
Beenlow band tahay ee raali gelin ka bixi
Qowsarkan waligey ma arag oodey soo jabsadeyn qoosaradN
Gob
waxane wa wax walan
Waana saqajaan ma xishoda mase wuxu raba inu isaso caan bixiya yuuse o day dhaqan u yahay
Kuwa sacabi naaya loomama jeede wuxu ma camiraadba
Wadanki somala inkaa cunay
Saxsax iska qabta tuugada
Xaan kunaax leerabtan
Jaheil baa tahiin qahan
BEEN BAD SHEGTAY XASAN SH ITOBIYA DAGAL UMA HAYO DIYARNA UMA AHA