Taariikhdii Sheekh Isxaaq

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024

Комментарии • 131

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 лет назад +26

    viva ilmaadeeradey reer sheekh isaxaaq

  • @cabdixaafidaxmedhurre1172
    @cabdixaafidaxmedhurre1172 6 лет назад +17

    Anigu shiikh Isixaaq waxaan ka tirsadaa 16 oday Intii lixiyo toban tirsata like ii saara ilmaadeeraday

    • @riyakliru4409
      @riyakliru4409 5 лет назад +1

      Ma Habar Jeclo ayaa tahey

    • @Max-di4zs
      @Max-di4zs 5 лет назад

      Same here🤩👌 16

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 5 лет назад +2

      Reer shiikh isxaaqow miyaydaan ahay dir oo waliba moha dir ah oo isaaq maxamed xiniftire ah oo biya maal aydin la dhalan .

    • @guleteit7614
      @guleteit7614 4 года назад

      Anuuh sacad muuse ahay 20 ka tirsadaa odayga

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 года назад

      17 ayanu ka tirsnaa zheekh isxaaq

  • @ahmedomar3234
    @ahmedomar3234 7 лет назад +12

    allah u naxaristo awoow sheikh saxaaq binu axmed inagana inoga daba naxaristo

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 7 лет назад

      jimcale jijigawi isaaq is dir. sheikh isaaq maxamed xiniftire maha dir irir samaale

    • @nightkinggaming202
      @nightkinggaming202 7 лет назад +1

      The Stealth pleas stop lieing

  • @akrammansoor1844
    @akrammansoor1844 7 лет назад +25

    8 Buug ayaa laga qoray Sheekh isaaq
    oo yaala matxafyada islamka
    sidoo kale kitaabka NASABIYA ee lagu kaydiyo AHLU BAYTKA oo kaliya ayuu kujiraa taariikhda Sheikh isaaq.
    waana sax taariikhdani oo aniguba wan aqristay

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад +1

      wll maasha'allaah wxd iiga waranta walaalaheena kale ee jawf iyo isxaaqiya iyo sanca jooga miyey madheen ee reer sheekh isaxaaq.

    • @ahmeddarajo5873
      @ahmeddarajo5873 6 лет назад

      Akram mansoor nio buugagtaa wan rabaa inder

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 4 года назад

      Akram mansoor beenta jooji. Name the books

  • @khalitapdilahi3002
    @khalitapdilahi3002 5 лет назад +6

    Alle ha unaxriizto awoowo sh izxaaq🙏🏻❤️❤️

  • @apdohakim1650
    @apdohakim1650 4 года назад +4

    Waxaan ahay toljecle Alle hkuu naxaristo awaw sheekh isxaq. Sheekh daahir waa awawgay labad Alle yarxamhu

  • @somalilander7753
    @somalilander7753 6 лет назад +7

    Alla haw naxariistoawoowgey sheekh isaxaq. Aamin

  • @zumayaahmed7995
    @zumayaahmed7995 7 лет назад +13

    mazhaalah Awoowo sheekh isxaaq Alla yarxam

  • @cismaanmaxamed1881
    @cismaanmaxamed1881 4 года назад +1

    alle ha unaxariisto awoowgen sheekh isxaaq bin axmed bin maxamed allow u naxariiso iyo dhamaan waalidiinti kale dhimatay aamiin aamiin aamiin

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 7 лет назад +4

    ilahay ha u naxariisto awoow sheekh isxaaq binu axmed wuxuu ahaa duriyad ehlu bayt ah
    allah inagana ha inoo ga daba naxariisto amiiin amiiin amiiiin amiiin

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад

      aamiin akhi fil islaam

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 лет назад +1

      Azl Mcl hhh inder waa ninkii moh farah waan iska badalay channel kiiye hhhh

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад +1

      wee wee sxb ii wrn aad baan kuu salaamey.

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 лет назад +3

      Azl Mcl kaa qaaday sxb qali

  • @cabdiqanikhayre7786
    @cabdiqanikhayre7786 6 лет назад +4

    ilaahay ha u naxariisto awoowo iyo adeeraday sheekh isaxaaq iyo adeeraday cali awal axmed ibraahin muuse

  • @abwaancaato538
    @abwaancaato538 6 лет назад +7

    alle how naxariisto awowgay sheekh isxaaq binu axmed

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 лет назад +5

    awoowo sheekh isaxaaq 😍 hey faqash or qadadwaYn don't say something wrong to our roots❤😃ala hkuu nxrissto👐👐👐

  • @beeshadireedvideos833
    @beeshadireedvideos833 5 лет назад +4

    Awoowe Ilaahey naxariisto iyo nabad ha Ka dhigo korkiisa isaga iyo Dhashiisa. BACDAL DUCAA- Awoowe Isaaq waa Dir walaahay cadiim. Awoowe waa Axmed Maxamed Xiniftire Dir Weeye waxaana dhalay Dir Aji Samaale waxaana la dhashay Hawiye

  • @asmaisman4276
    @asmaisman4276 7 лет назад +18

    This is the true of isaaq. If you don't believe it, we don't care.

  • @MohamedHassan-fq7fs
    @MohamedHassan-fq7fs 5 лет назад +4

    Mashallah

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 7 лет назад +45

    .

    • @sadiqsaidabdi5017
      @sadiqsaidabdi5017 5 лет назад +1

      Alahuma amiin

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 4 года назад

      Habarjeclo wa nanyse sadex reer sheikh isaaq ay wada leeyihin
      1. cimraan - maxamed sheikh isaaq
      2.sanbuur - Ibrahim shiekh isaaq
      3.muse shiekh isaaq oo nanyse ma lahayn isagu habarjeclo wa sadexda wll sida u fahan
      Garxajis na wa ismaciil shiekh isaaq
      Toljecle na wa Ibrahim shiekh isaaq

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 4 года назад +1

      Awal magacisu wuxu aha cabdiraxman

    • @kahinmusse1168
      @kahinmusse1168 3 года назад

      iyo darcaan ,shariif , mansuur

  • @farxaanadan6303
    @farxaanadan6303 7 лет назад +9

    illahay awoowkeen ha u naxaristo

  • @hollosman6360
    @hollosman6360 6 лет назад +3

    Waa taaiikh fiican oo si fiican loo qorey inta Ka maqan hala raadiyo, rag badan ayaa sheekh Isaaq qabrigi daris laha in laga tagan maha rag Waa in la sheegega taariikhdu markaas ayay fiicnaneysa

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 6 лет назад +4

    allayaa raxma awogay shiikh sixaaq duriyadisana alle ha suso hadeeyo dhamaantood

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 5 лет назад +2

    alle hawnaxariisto awyashay dhamantood janadan alle hageyo aamiin aamiin

  • @yaasiinmaxamuud6102
    @yaasiinmaxamuud6102 6 лет назад +3

    Alle ha unaxariistoh awoowe sheekh isaxaaq

  • @aminamuhumed2603
    @aminamuhumed2603 7 лет назад +9

    awoowo sheekh isixaqow

  • @zahrasamarone7286
    @zahrasamarone7286 7 лет назад +6

    Caaqilka Ilaahay kheyr ha siiyo taariikhdaas faca weyn ee uu dadaalka ballaadhan ku bixiyey. Waxaanse jeclaan Lahaa in Sheekhu xoog saaro taariikhda uu goobjoogga u ahaa si uu mustaqbalka u noqdo il cilmiyeed oo la cuskado. Xadiiska uu sheegayo ninka garab fadhiya in la beddelay dib ha loogu noqdo qaladkaasi inuu jiro iyo in kale.

    • @saaddaud3882
      @saaddaud3882 7 лет назад +3

      wuu jira WL xadiska labadalay sababta aalu baydka darteed

  • @nuunamula3546
    @nuunamula3546 6 лет назад +1

    m.Allah waxaynu nahay
    ree qureeshed waxanu ku abtirsanaa xuseen binu Cali binu Abu daalib aadbn.u faraxsanahay Allah ha u naxariisdo sh.isxaaq

  • @bashiirxuseen5540
    @bashiirxuseen5540 2 года назад

    Allaah ha naxariisto awoowe sh isaaq

  • @hhhkkkylz9349
    @hhhkkkylz9349 8 лет назад +5

    masha allah.
    Taariikh dan anigu hore ayaan ugu bartay af ingiriisi iyo carabi lakin in somali loogu sheegay dadki cawa .
    wa guul!

  • @aminamuhumed2603
    @aminamuhumed2603 7 лет назад +9

    alah haku naxariisto

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 8 лет назад +9

    Macha lah awoowo sh isaaq
    Ilahy janada Haynagu kulmiyo

  • @chuikhrigolle7149
    @chuikhrigolle7149 7 лет назад +10

    inta kale awoowgoodoo ana aabaheey rumaooo yaa ibnu axmadee shixisihaaq meeydh yaalo intakale awoowgoodoo ana aabahay rumaooo yaa ibnu axmadaa shixisihaaq meeydh yaalooo ilahay baa mahad leh iga dhaliyey duriyada reer shixisihaaq

  • @sadiqsaidabdi5017
    @sadiqsaidabdi5017 5 лет назад +2

    Mashalaha. Imika uun ha iskala socina

  • @amirahibak2887
    @amirahibak2887 6 лет назад +2

    Masha alh

  • @munacali7728
    @munacali7728 5 лет назад +4

    ale hau naxaristo shekh isaxaq iyo inti ka horaysay inti ka danbaysay

  • @Somaliilaqsol
    @Somaliilaqsol 5 лет назад +8

    Awal run moodi jiray carabimada lkn hada dirnimo ayaa aminsanay

  • @mimifosi8702
    @mimifosi8702 5 лет назад +2

    ❤❤❤❤👏👍

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 6 лет назад +5

    Guul reer sheikh isqaax

  • @nightkinggaming202
    @nightkinggaming202 7 лет назад +26

    this is the real history , i hope u learn some thing from this ,
    بسم الله و الصلاة و السلام على خاتم الانبياء .
    اخوتي اقدم لكم نسب انسان كان و لا زال يدكر في البعيد و القريب من من عرفه من ابنائه او بالاحرى قبائل ابنائه المتواجدون في اليمن والصومال وكل مكان في العالم الكبيرتقريباً و له اخوان وآل البيت كلهم اهله و هو منهم:
    نسب السيد اسحاق هو.
    اسحاق بن احمد بن محمد بن حسين بن علي بن المطهر بن عبد الله بن ايوب بن محمد بن قاسم بن احمد بن علي ن عيسى بن يحيى بن محمد التقي بن علي الهادي بن محمدالجواد بن علي الرضابن موسى الكاظم بن جعفر الصادق بن محمدالباقر بن علي زين العابدين بن الامام الحسين بن علي سبط رسول الله صلى الله عليه وسلم.
    هجرة السيد محمد بن الحسين جد اسحاق بن احمد :
    من العراق في سنة 498ه وفي عصر الخليفه المعتمد بالله العباسي هاجر من مدينة سرمن رائ بالعراق رحل هو و ازواجه و اولاده و احفاده الى المدينه المنوره لما اشتدت المحن عليهم بعد فتنة المعتمد و ابن المعتز العباسي وكان عائداً بالله ثم بجده رسول الله (ص) ثم سكنها حتى توفي فيها و دفن فيها سنة 505 هجرية رحمه الله
    و في سنة506 تفرقت اسرته لاسباب مادية فكانت رحلاتهم كالاتي:
    1-ذهب اثنان علي و حسن المامون و امهم ام الخير بنت علي بن زيد بن يوسف و اولادهم الى بنها العسل وهي قريه من قرى مصر.
    2-رحل يوسف و عبد الله و حيدر و عبد القادر و امهم ام ولد الفارسية الاصل الى جبل السرات في ارض الحجاز.
    3-رحل محمد و احمد و حمزة و امهم الشريفه عاتكه بنت علي بن محمد بن علي الى اليمن .
    # رحل السيد الصفي احمد بن محمد ابن الحسين وهو والد اسحاق مع اولاده الخمسة وهم (الناصر ، الطاهر ، ،سفيان ، محمد ، اسحاق ).
    -فا الناصر لدين الله حل في جبل الضبيتين واليه تنسب السادة المنصوريه
    -اما السيد الطاهر فحل في مخوان واليه تنسب الساده آل مطهر
    -اما السيد سفيان فلم يعقب مات كليلاً عن الدريه
    -اما السيد محمد فحل في اليمانيتين العليا وله فيه عقب
    رحلات السيد اسحاق كالاتي:
    -الى سبا(اليمن) وكان قائمن بنشر دين الله فلما علي قدره بين الناس زوجه ملك سبآ باخته وهم من ال قار وولدت له ولدان .
    1-درعان واليه ينسب السادة ال درعان
    2- شريف و اليه ينسب الساده آل الشرف في الكرب
    ـ الجوف باليمن: و تزوج بها امراة وهي بنت عمه الطاهر فولدت له ابنا اسمه منصور و اليه ينسب السادة ال منصور.
    -بعد هده الرحلة في اليمن ذهب السيد اسحاق الى بلاد الحبشة الى هرر ولم ينجب هناك ثم عاد واستقر في الصومال وكانت رحلاته كلها لغرض الدعوة فتزوج في الصومال وانجب اولاد هم احمد و موسى و ابراهيم و محمد و ايوب و عبد الرحمن و اسماعيل وعرب او ارب كما ينطق هناك و هم اخوة درعان و شريف و منصور بدون يوسف فلم اجد في المخطوطه ما يثبت والله اعلم دالك.
    فسبحان الله اختلفت الاماكن و الاب واحد عاش الشيخ اسحاق من العمر مائه و سته و ثمانين عاماً حتى انه رائ السابع من ولد ولده قبل وفاته سنة سبعمائه و سبعه و عشرين هجريه في مدينة ميط شمال ارض الصومال وله ضريح هناك.
    و قد تكاثرت درية الشيخ اسحاق بن احمد و يقال انهم اليوم بالملايين كما اخبرت و الله اعلم
    واود ان اخبر اخوتي انني سعيد جدا لاني ارى الكثير من المهتمين في الانساب فشكراً على مجهودات الجميع في هدا المنتدا الرائع وسلام الله ختام و الصلاة و السلام على خاتم الانبياء و المرسلين و على اله و سلم اجمعين و الحمد لله رب العالمين .
    منفول بعد التدقيق من مخطوطة الغربانب (السيد الشريف محمد ابن احمد الغرباني)والتي كتبها تكريماً لي معلمه عبد الرحمن ابن قاسم ابن اسحاق وتقرباً بها الى الله وهده المخطوطه مختومه من قبل نقباء الاشراف و اشراف اليمن وامامها الامام يحيىحميد الدين في عام 1330ه
    إذا عنده ملاحظه على الموضوع يرد علي
    المصدر: منتديات قبيلة كنانة - من قسم: أنساب قبيلة كنانة

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад +1

      maansha'allaah

    • @cosmicadventure9184
      @cosmicadventure9184 7 лет назад +1

      love away maanshaallàah tnx

    • @nightkinggaming202
      @nightkinggaming202 7 лет назад +3

      no we are not we are arab what they call dir is lie lolz don't fool ur self pleas. shika ishaq was arab man were u bering this dir shit from 🤣

    • @nightkinggaming202
      @nightkinggaming202 7 лет назад +2

      The Stealth I know u are not Issaq so I don't have time for u bey keep the dir shit for u 🤔

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar  7 лет назад +1

      kaltum jama keep telling your self these stories you Darood marry midghan and Arabs dont marry gypsies LOL

  • @hawaluulluul1836
    @hawaluulluul1836 5 лет назад

    Wixii ahaa shaafici waana ahlusunawaljamaaca

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 6 лет назад +4

    taariikhda sheekha ALLE hau naxariistee way fiicantahay in lasoo ban dhigo lkn tolo ahaan hala kala saaro taariikh iyo suufiyad sababtoo waxay u ekaanaysaa khiyaali ama sheekadan suufiyada maanta ee odhanaysa"xalay ayuu sheeku duulay oo dunida kusoo wareegay"

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 4 года назад

      Muxyadiin Aadan
      Xisbi sida syl ayaad ka hadashay. Hawiye waa Somali isu tagtay. Daarood ayaa ugu badan. Konfur dhaqan ayaa yaala ee dhalasho ma talo. Marka ninka hadlaya waa Isaaq adiguna Dir ayaad sheegatay. 800 sano Oo Daarood dhulka joogey Isaaq Dir ah lama sheegin. Ekaanshaha iyo dhaqankaba Daarood iyo Isaaq isu
      Dhow. Dadka red sea ga dega dhowr ayey Arabia isu gudbeen. Dirka dhabta ah iyo Daarood heshiis. Sheegatadu Africanka ahi Irir iyo Urur haku war wareegto. Ninkii aan asal lahayn mid joogtana ma leh

  • @Afhayeentotal
    @Afhayeentotal 8 лет назад +5

    waa muhaiid cabdi risaq gashanle sare caqilka reer abtigaay

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад +2

      aniguba abti baan kuu ahaye saa ula soco

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 6 лет назад +3

    Alle ha u Naxariisto

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 7 лет назад +3

    Kutubta sideeda u soo turjuma ama nagadaaya qalbi safayasta

  • @hibaqjama2212
    @hibaqjama2212 6 лет назад +7

    I’m isaaq and I’m kinda confused to be honest because I always been taught that sheikh isaaq was dir man. I never seen anyone in my family says isaaq was a arab man. If isaaq is arab so that makes habar jeclo not Somali ??

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar  6 лет назад +5

      i know you are not isaaq but for your question ( If isaaq is arab so that makes habar jeclo not Somali ??) sorry but i dint understand your point which was what ?

    • @hibaqjama2212
      @hibaqjama2212 6 лет назад +5

      The Jokhadar habar jeclo is half arab and Habesha so how can they be somali? That’s the part I don’t understand.l!

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar  6 лет назад +1

      by history and land the way Germans and Italians changed there languages and customs and became Americans ...people change there language and customs when they go to a place where the majority of people have other cultures *like the Dir culuture * in Somaliland

    • @maxamedabdi4161
      @maxamedabdi4161 6 лет назад +1

      you are not isaaq lier

  • @mustafeabdirashid670
    @mustafeabdirashid670 6 лет назад +7

    carb baynu nahay nabigana csw waynu kaln

  • @abdikhayryasin4054
    @abdikhayryasin4054 4 года назад

    Adeer Adigu markas malasocotay sheekha

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 4 года назад +1

    Ma sheekh isaxaaq ba laga sheekeynayaa mise habar awal baa isku amaaneysa programka.
    Tusaale kasta waa h.awal.
    Qabyaaladu dawo ma leh.
    Taariikh yahan bu sheeganayaa hadana isaaq ma kala yaqaano.
    Xaafadiisa h.awal uun bu yaqaanaa.

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 7 лет назад +11

    hadii sheekhii maanta caruurtiisa dhaqankooda arkilaa ciil ayaa dililaa
    dagaaladii sokeeye.qabyaalada Somaliland taala maanta iyo musuqa iyo fusuqa hargaysa
    anna kuwa ugu daran ayaan ahay..waar aynu isla yaabno

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад +1

      annaa kaa daran oo dhashii sheekh isaxaaqa inaynu isi saxno weeye walaahi wuu nixi lahaa sheekhu.

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 6 лет назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 awoowgeen isba xiligiisii uu raaxeystey inagana xiligeena aan raaxeysano lkn aan isku naxariisano isku dulqaadano hadba kuwa inaga xanaaqa aan raali gelino

  • @muuseaadan8681
    @muuseaadan8681 5 лет назад +1

    Gabaygiisi meee

  • @invisible6808
    @invisible6808 3 года назад +2

    Imagine awoowo is still a live😅 si uu ubadkiisa u arko wuxuu odhan lahaa Stadium 🏟 hargeisa isku soo gura ilaa barxada istaaga si aan idiin arko 3diina milyanba 😅

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 2 года назад

    Anigu goosashada in laga fikiro ayey ahayd baan idhaahdaa waataa kuwani naga dhaansadeen taariikhdaana wax qorta in somalia dib udhisno aanaan wadanka dayacin bay ahayd imika ethiopia waxaa loo sameeyey ciidan badeed xagee loowadaa sow ladoonimaayo saylac lasiiyo waa marag madoon kuwan nahaystaana nagooyey waana kuwii ugu caqliga xumaa markii horena iyagaa qaadey calankii imikana iyagaa nagooyey raalina kumaan noqon oo wadanka god bay galiyeen snm wey saxsanaayeen laakiin in wadanka lakala gooyo khalad bay ahayd

  • @موقعفضيلةالشيخابراهيم

    من اين وجدت هذه السلسلة

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 7 лет назад +3

    Aduunka waxan uguu neceebahay waxad ka timaaden carab anagoo ah dada landheerayaal ah oo african ah oo dhullkan ilaa 10000 oo sanno daganayan

    • @hoobaanhawd
      @hoobaanhawd 5 лет назад +1

      Boqol sano ka hor ayaa laga hadlaya sxp taariikhda soo baro oo masxafyada tag dunida ku yaala sida ciraaq Kuwait iyo iyo dhamaan meelaha wax lagu kaydiyo

  • @commonsensebornandraise8451
    @commonsensebornandraise8451 6 лет назад

    Odaygu wax dumar ah ma dhalay? Afarta la aasan ma ragii la socday baa? Ama caruurtii sheikha afar ka mida? Sideedii oday xagee bay ku kala aasan yihiin?

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 лет назад +3

    War nio buugaal so akhriya bal inu wax caqli gal ah yahay marka hadla oo qata waxad ku qanacdan ha iska xamasadonine wax inaga hubiya buuga wax yaabo an fiicnayn aya laga sheegaya buugase

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 7 лет назад

    Oo laakiin cibraan iyo sanbuur waa habarjeecele xagaad ula simi isaaq intiisa kalle

    • @jirfe
      @jirfe 6 лет назад +2

      Arafaat Somali cibraan waa ahmed sheekh isaxaaq sanbuurna waa ibrahim sheekh isaxaaq saa ula soco

    • @inaxaaji1935
      @inaxaaji1935 4 года назад +1

      @@jirfe habarjeclo waxa laysku yidhada cibraan maxamed shiekh isaaq iyo sanbuur Ibrahim shiekh iyo muse shiekh isaaq oo isagu nanyse mu lahayn

  • @sicidaarre6420
    @sicidaarre6420 2 года назад

    Oo Garxajis kumuu Darine wadaadku

  • @aminaali1158
    @aminaali1158 6 лет назад

    ax ax ax salaatul laaylka baay tukan jireen awoowe shikhi sixaaq iyo caruriisi waa waxaay u gulaysteen markii la xasuqayey alle baa u hiliyay 19-88kii alxamdulillaah

  • @جامعس
    @جامعس 3 года назад

    Oo abtiyaal marna shariif baad sheeganeysaan marna dir yaad sheeganeysaan cajiiib

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar  3 года назад +1

      Abti ordo hooyo iyo aboo waidy? Dir waa riwayaad Ina ceegal sido darood iyo hawiyo iska celiyo ama sharfta waxa kugu filan dhulka somalida qabri ka hooray sk isaaq maa jiiren ama ka darood iyo samroon waa riwayaad 2000 la samiyay dawo sawirka barnamaajka Maya ki darood ama hawaiy ama gudabirsi ka hoor 2000???????

    • @جامعس
      @جامعس 3 года назад +1

      @@thejokhadaar
      Thank you very much

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 5 лет назад

    Soomaali waa kush waxan ay sheegayani waxba kama jiro

  • @sadiaahmed1318
    @sadiaahmed1318 6 лет назад +3

    Isaaq carab miyaa daarood carabmiyaa waayaabey runti Dirna waa carab kale

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar  6 лет назад

      walal siham has i know the darood are not carab because if you ask any darood they have many names which are not carab in their clan names like kalbax and dulbahanti...etc and the darood marry midghan where has Isaaq and the carabs don't marry midghan or gypsies .

    • @sadiaahmed1318
      @sadiaahmed1318 6 лет назад

      Waan kaxanaaqay midkasta waxuu leeyahay dir aa idhashay madowga kakeenay Dirna waxaa waaye

  • @xasanxuseen7762
    @xasanxuseen7762 6 лет назад

    Khurafad cabdiraxman ayaa uhaynaya tariikhda marka habar awalba haysa Kkkkjj Shiikhu halku ku asanyahay xabashisa qof habar awali kama ag dhawa ragba gacanta ku haya

  • @muuseaadan8681
    @muuseaadan8681 5 лет назад +1

    Ninkani madad caama ayuu lahadlayya shiiku nin ayuu ahaa waxna dadka Kama duwana

  • @abwaansamakaab6120
    @abwaansamakaab6120 4 года назад

    Rag gan qof kii yiraa been baad sheegay saan dad baalaha ka rifaya oo mar hore laga dhaadhiciyay balse su.aashaydu waxay tahay haddii isaaq carab yahay maxaa raadkii carabta looga arki la yahay carabta xamar degan boqolaal sano midab koodii ayay wataan mana badal maan waa caddaan warkaa halloo fiirsado

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar  4 года назад +1

      walalo xamar carbta isku sheega waa dhashy purtuqiesska iyo talianigaa ama afarta arab aa joogay waay tagaan oo carabta ruunta ah xamar dumarka somaliyeda may gursaan jiiren ama Sheekh Isxaaq woo gursadaay Diirta oo somaliy ah oo carrutu uu dhalaay Diir iyo Somali baa gursadaan ................after 800 years of Somaliy blood waa ta natijaado ......................ilmaha uu Yeman ku dhaaly ila shaaly bargy kaacanka waay iman jiiren Somaliland Mhyad

  • @sadiaahmed1318
    @sadiaahmed1318 6 лет назад

    😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

    • @thejokhadaar
      @thejokhadaar  6 лет назад

      why walalo its true my family name to my grandfather are all carab names and none of my family marry midghan but the darood have all that and say they are carabs . ramadan karim walal

    • @sadiaahmed1318
      @sadiaahmed1318 6 лет назад +1

      Ramadaan Mubarak