Ma saxbaa Abtirsiintani?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • 💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Download our Playstore app
    play.google.co....
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Follow us on Instgram
    / abdulaziz_mohamed_oogle
    💥 Visiit our Website
    gaaldiid.com/
    💥 Follow us on Twitter
    / abdulazi_oogle
    💥 Subscribe our RUclips
    / @abdulazizoogle
    💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
    / @tafsiirkaquraanka1838
    -------- Thanks for watching--------------

Комментарии • 579

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 Год назад +43

    Subxaana allaah Nabiga hadaad jeceshihiin dhaqankiisii suubanaa qaata oo ku dayday oo jeclaada markaa cidi kaama xigto takale abu jahal ayay wax u tari lahayd nasabku oo Nabiga adeerkii ahaa ee allaa ka baqa

    • @abdirahmanayanle4308
      @abdirahmanayanle4308 Год назад +4

      Caqliga Allah ha kuu siyadiyo. Laab la kac iyo qiiro jaban bay ku hadleen. Dadku waa Dir.

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 Год назад +48

    Mar Hadad Nabigena Muxamed Sallallahu Calleyhi Wasallam ❤ Jeceshahay Sunnadiisana Raacdo Cidi Kama Xigto. Nabiga SCW Adeerkii Ayuu Nasabku Wax Utari Lahaa. Waxani Waa Been Ee Muslimnimada Iyo Diirka Madow Ku Qanacsanaada, Insha’Allah Jannadaa Inoo Balana. 👋

    • @zakaramahmud7673
      @zakaramahmud7673 Год назад +3

      insha allaah🥰🥰🥰🥰🥰

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 Год назад +1

      Ya jaahil carab madow wey jiraan ukaadi AWOow ha hor cararine

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Год назад

      Waa dad wareersan

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Год назад +2

      Ictiraaf jaamacada carabta ayaan geleeynaa anagoon Soomaali aheyn Saudi na caawi shidaal ayaan heysanaa.

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Год назад

      @@sadiamohamed15 maskiina sucuudi hadey carab rabto falastiin iyo yamentaas ey xasuuqeysey wax u tari laheyd ee carabi wey kala dhaqaaqdee intey adoontii modoobeyd ku dhehi laheyd afrikaankada dhinac karaaca

  • @habonqurux7490
    @habonqurux7490 Год назад +11

    Subxanlah nabi maxamad hdaad jeceshahy kudayo dhaqnkisi iyo diinta xta abii lahab bay wax u tari lahyd wa dad waln nga fadhista subxanlah

  • @Twentyone-man
    @Twentyone-man Год назад +17

    Masha-Allah si wanaagsan ayaa u cadeysay Allah hakaa abaal-mariyo sida aad umada ugu adeegeysid Jazakallah Akhii

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Год назад +6

    Ilaahoow sheekhaan yar noo xifdi aamiin

  • @Garaadsame573
    @Garaadsame573 Год назад +1

    Awoowo Shiikh Isxaaq Ilaahay jannatul fordawsa ha ka waraabiyo waxa uu ahaa adoon Ilaahay oo wanaagsan. Cidii wax ka sheegta layaab malaha waayo Nabi Maxammed ba naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee qaar baa maagi jiray.
    Duriyadiisiina waa kuwo calankooda tawxiidku ku xardhanyahay. Wallaahu aclam.

  • @waaniyechannel7935
    @waaniyechannel7935 Год назад +1

    Abtirsiintan kitaabkan uu qiray dube hal magac baa ka khaldan, halka xasan al caskari sida saxda ahi waa cali, waxadna ka heli kartaa kitaabkaالعسجد المنظوم في التاريخ العلوم
    Waa kitaab laga soo guuriyay kitaabkii sheekh isxaaq Allaah ha u naxariistee waxaana qoray nin carab ah Baarakallahu fiika

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Год назад +5

    Maashaa Allaah watabaarakallaah
    Jazaakallaahu khayruljazaa walaakayo Baaraakallaahu fiik

  • @Jeesto-Jiiro
    @Jeesto-Jiiro Год назад +14

    Mnzha Allah. Ustaad aan aad u jecelahay una qiimeeyo Ustaadii, Sheekhunaa Cabdulcasiis Oogle, wxd ka hadashay mawduuc maalmahanba bulshadu isla dhex maraysay.
    Allaahyaxfidak Ustaad

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Год назад +3

    SHEEKH CABDICASIIS ALLE SWT HAKU SA'IDIYO CILMIGAGA ADUUNKA IYO AKHIRONA RABBI HA KU XAFIDO,
    CIMRIGAAGANA KU DHAAFO.
    MASHA ALLAH WAA NIN RAGGE AH.
    WARIIDIINTADA ALLE SWT HA U NAXARIISTO ADUUNKA IYO AKHIRO

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Год назад +27

    Subxaana allaah war dadka jaahwareerinina shiico ilaahay waxnooguma daree waxaan nahay dad muslina afrikaana somaaliya

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Год назад +22

    Nasab iyo abtir haduu wax tari abuu dhaalil iyo abuu lahab iyo kufaaru quraysh buu waxtari lahaa . Ruuxii raba ee jecel Nabiga SCW dariiqiisii ha raaco taasaa jano lagu galaa wabillaahi Towfiiq.

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 Год назад +3

    Allah ha ku Xafido Sheekh Abdiaziz Oogle nimankaas Shiicadu Soomaalida oo dhan inaynu nahay Shiico qarsoon bay inaga aaminsan yihiin.Dhibtuna xaga Dariiqooyinka ayay inaga soo galeen.Shiicadu intooda badan inay Ehelbeyt ayay yihiin ay sheegtaan

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Год назад +3

    Allah heyna sugo
    Arintan ma sahlana
    Hadiiba shiico meesha
    Ku jirto
    Subxana allahi cadiim

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 Год назад

      Shiicada qarbaa ashraf ulu bayd yurbeuba wayjogan Ashraf

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 Год назад +12

    Subxanallah ilahayow xaqa umada tus carab ku abtirskeda waxba tarimeysee waxaad ogaatan qof kasta oo muslim ah oo sunada nabiga raaca waa nabiga walaalkis marka sunada nabiga raac sidaas baad ehelkisa ama walaalkis ku ahaaneysane inshallah

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Год назад +7

    Waa qabyalada cusub ee somalidu ku so dhawaynayso 2023 qabyaladii wajikale bey yelatay

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Год назад +2

    Waddaad cabdicaziis oogle ilaahay haku barakeeyo sifiican baad uga hadashay arinkan.

  • @shakirhersi4843
    @shakirhersi4843 Год назад +5

    Hasbun Allah wanicmal wakiil Adunya Wal Akhirah Aamiin ya Rabi

  • @zahraegal5209
    @zahraegal5209 Год назад +19

    Waxan Waxay ku Qoran yihiin
    Kutubta Shiicada 11 Imaam
    Subxaanallaah
    Nabiga csw Halaga xishoodo ❤❤❤❤ SCw SCw ❤❤❤

    • @user-rn3bb3dj4p
      @user-rn3bb3dj4p Год назад

      Hadii aad akhrisid kitaabka ibn battuta waxaa ku qoron iney somalia shiica ahayen 600 sano ka hor

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Год назад +1

      @@user-rn3bb3dj4p oo niyoow heedhe "Dabtuurka" xaggaa miyiga waan kusoo gaadhay ayadoo loo dabaaldago oo dab latuuro oo caleemo qoyan oo curub ah, guriga afaafkiisa lagu xidho. waxaasina waa dhaqan shiico. marka malaga yaaba barigii boqortooyadii Persia in ay waxaa ina soo gaadhsiiyeen?

    • @abdulfatah4359
      @abdulfatah4359 Год назад

      Haa mataqaanaa ciida dabshid ka ama nayruus ka la dhaho. Xataa hresaheena ayya ku jirtaa heestii san gub maryoolay show marbaynu shiico ahayn mooyi

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 Год назад

      Shiicada qaar baa ehlu bay ah. laalkiin ehlu bayada shiicda bunbunisa

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 Год назад

      @@user-rn3bb3dj4p bentaa iskadaaf wa sufiyaal maahaen shicaa

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 Год назад +6

    Umada Soomaaliyeed qaar ayaa ah Ashraaf oo ku abtirsada Nebi Maxamed SCW🕋

  • @adoontiale8944
    @adoontiale8944 Год назад +9

    Masha allh tabarkallh ilayhyow caqliga kuuziyaadi iyo cilmiga ale hakubarakeyo sheekh ilaahy culamda hanooxifdiyo dhamaantood markasta onqaldano ayagaa nasaxo

    • @theLight9481
      @theLight9481 Год назад

      #Ahlu-Beyt waa maxay?
      Ahlu-Beyt waa Magac-Sifeed, sabab?
      Sababta, Ahlubeyt waxaa la yiraa dadka: #Masjid-Xaramainka Ilaaliyo,Ka Shaqeeyo,Masuulka ka ah, u Khidmeeyo Masjid-Xaramain-ka, Iwm.
      #Carabi: waxaa la yiraa qof ka afka carabiga ku hadlo.

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Год назад +9

    Carabnimadaba naga daaya oo soomaalinimada ayaan ku qanacsanahay ee noo xoojiya iyada

  • @Daimon6411
    @Daimon6411 Год назад +1

    جزاك الله خيرا جزاء واحسن الله اليك ☑️☑️💯
    Cajiib Waa cilmi iyo mawduuc aad umuhiima masha Allah ☑️

  • @aminkhadar8183
    @aminkhadar8183 Год назад +2

    Barnamijki baro dintada noso badi
    Sheikh A.Aziz Ogle

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 Год назад +6

    Asalaama calay ku warax matulaahi wabarakaatu. Sheekh jisaaka laahu qayr. Waad nafah siisay sida ay wax u jiraan. Jaahil ninada WA dhib ilaahay hanaga dhigo kuwa Barto diinta oo a ku dhaqmo aamiin.

  • @mamma6900
    @mamma6900 Год назад +5

    Mashallaah tabarakalaah jisakallaahu kheyr Aamiin yaarabii

  • @xamarirabi3177
    @xamarirabi3177 Год назад +2

    Jazaka alaaaaaaah
    WAx weyn ayaad noo sharaxdey
    Anigoo ah beeshaas

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Год назад +1

    Maasha allah walaala ilaahaya baa xaqiida oga

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 Год назад

    Subxaanallah, walxamdulilaahaah, Sh , xabadkoo la garaaco ku dar. Waa arin naxdin iyo murugo inteeda la eg leh!_

  • @cabdinaasirsarmaan3723
    @cabdinaasirsarmaan3723 Год назад

    Abulahab muu ahay ehlu bayd kaliya xasan iyo xuseen ayaa ahlu bayda xitaa ilma caliga kale ee aanay dhalin faadumo rasuul scw maaha ahlu bayt wa bilaahi tawfiiq

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 Год назад +2

    Jzaakallaahu qeer sheikh cabdilcaziiz Ogle

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Год назад

    Ilaahay khayr ha ku siiyo ceebta ugu darani waa sucuudiga ay u taheen

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Год назад +2

    Asc jzkallahu kheyr Akhii waad u bayaanisey kuwii wax ku qaata ALLAAH ha dhigo

  • @qqzzmm357
    @qqzzmm357 Год назад +7

    Runta ayaan kugutaageeraa sheekh.. hore u soco

  • @ahmedhamza5926
    @ahmedhamza5926 Год назад

    Jazkalahu 🤔🌹👍🏼qayran sida umada jahliga kusocda uga jahil🤯 bixisay oo qurafaad ugu dhegan yihiin maalmahan.

  • @maslah345
    @maslah345 Год назад +1

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUN

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 Год назад +5

    Jazaakumulaah shiikha allaha ajirhakaasiiyo

  • @akisheharara
    @akisheharara Год назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Sheekhoow Allaha ku xafido oo cilmigaadana hakuu barakeeyo.
    Soomaalidii wey waalatay khaasatan qolooyinka wadaada isku sheego, waad arragtay mid walbo oo siyaasad ku jiro iyo mid walboo xildhibaan ah iyo mid walboo wasiir iyo madaxweyne ba iyagoo dhan billoowgoodii waxay ku yimaadeen nidaam diineed oo wadaadnimo ayay ku gaban jireen ulajeedadoodana waa lacag uruursi iyo lacag jeceyl iyo xukun waxayna dabada ku wataan qabyaalad oo ay ku qowleeystaan oo gabaad u ah.
    Hadaba haddeer sheekada waxay isu bedeshay NEXT LEVEL ama waji ka siu duwan oo ah in maalinba mashruuc gooni ah ay la yimaadaan, qolo ayaa qoomuluud la yimi kuwaana mashruucooda Sheikh Isxakh maahee waa mashruuc shiicanimo ah oo la rabo in ummadda 100% sunnada ah xagaa loo weeciyo oo iyaga doqomada war uma hayaan oo lacagtaa uun baa u cad.
    حسبنا الله ونعم الوكيل
    Illaahoow ummadeena u gargaar, aamiin.

  • @ام_حمودي-ح4ي
    @ام_حمودي-ح4ي Год назад +5

    اهم شيء ان نتبع سنه رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @nimoabdi5878
    @nimoabdi5878 Год назад +5

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @asha3777
    @asha3777 Год назад

    Sheikh Khayre Allaha ku Siiyo
    Ma banana TARIIKHDA Islaanka in waxa lagu daro, iskaba daa Been aad ka sheegto
    Illahay ha unoqdaa Nimankaas dadka jaahwareerka iyo beenta u sheegaya ha ka daayaan

  • @saeedsaeed7291
    @saeedsaeed7291 Год назад +5

    الحمد الله علي نعمته الإسلام

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Год назад +2

    Jazakallahu Khayr Sheikh.

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 Год назад +7

    Jasaka alaah sheekh naga fashili kadaabiinta ilaahaa lamurmaaysa

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Год назад +8

    Masha allah aad umahadsantahay shiiqow ilaahy haku barakeeyo dadkani wey ina waalayaan be bisinka

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 Год назад +1

      waar soomaliyeey odayaa sha inaga fidhiisiya carabnimo hada cidi waku qaadilahad kuwa kuhoos noolba,y wax udari lahaayeen walaahi ilmaadaro dood bay buduunkadhi geen iyaga ooyasaya acuudu bilaahi ilaahayoo noo barakee sijiyadayada amiin

  • @salamkala14
    @salamkala14 Год назад +15

    Waxa la siiyey cadayn shahaado si dhib yar na lay suma siiyo caday no badan ba loga bahan yahay lakiin sidu shiikha sheegay camal kiisa qof walaba ku meel maraba dad wada Somali ah baynu nahay intaasana inaga badan Alxamdullilah

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Salam Kala
      waxaa laga yaabaa in waxan Odayaashu wadaan siyaasad iyo belaayo tahay oo dadka qilaaf lagu abuurayo

    • @salamkala14
      @salamkala14 Год назад +1

      @@ijoxasan9132 reer shiikh isaxaaq inay carab sheeg taan Weliba quraysh maaha wax cusub weligood bay sheegan jireen

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@salamkala14
      qofkasta oo aduunka ku nool wuu jecel yahay in uu berbera ku soo dhawaado shahaadadu waa mid bebera lagu rabo
      carabna wey ogyihiin in aanay isaaq carab ahayn ee waa ujeedo kale.

  • @sofiamohamed6146
    @sofiamohamed6146 Год назад +4

    Subxaanalaahi ilaahow Isaakh u gar gaar dad aan garaneynin abtirsigoda talow yaa ka danbeeya in saan loo lumiyo because waa dad 1000 sano ku socotey in la marin habaabiyo lkn waa umad Maha Direed ah

  • @shakirhersi4843
    @shakirhersi4843 Год назад +4

    Jasaka Allah kheyr sheikh

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 Год назад +3

    Hadii uu qofka somali yahay ahana qof Muslim ah waxayba moodaaan in uu qofka Nabi Mohamad SCW ku abtirsanayo “ مَّا كَانَ مُحَمَّدٌ أَبَا أَحَدٍ مِّن رِّجَالِكُمْ وَلَٰكِن رَّسُولَ اللَّهِ وَخَاتَمَ النَّبِيِّينَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمًا (40) Sura ahzab “

  • @newassong7535
    @newassong7535 Год назад +12

    Carab adunka somali igu mecebtahy mida kale hadad aragto min madow oo leh carab ayan ahay wa kuwii laga qatay africa gumeysiga ee ha is cebeynin somaliyey

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Год назад +3

      Waxaad aamintay beentii idaacadaha. Haddaba Australian ka madow ee cadaanka uga horreeyey qaaradaa ma adoonsibay kutageen Australia? Madowgu qaaradkasta wuu kunoolyahay sidda dadka kale khasab maaha inay adoonsi kutageen.

    • @أشعريالمظهر
      @أشعريالمظهر Год назад

      Kaalay Ya ku idhi Somali Ba Carab Guumay satay

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 Год назад +4

    Wczalaam sh waan ku sugayay waxaad ka odhan doonto mahadsanid nabiga wan jecelnahay iyo ehelkiisaba lkn taas maha inan nabiga nasabkiis sheegano anagoon hubin cidaan ka soo jeedno xataa kuwaa ka hadlayna ma matalaan beel wawaynta isaaq naftooday matalaan ana bari ayan ka ahay sheegashadaa Alla mahadle

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 Год назад +2

    Subxaanallaah wardadkan maxaa helay war intey ku mushquuli lahaayeen sida ay ummada horumarkeeda, kudadaali lahaayeen siday ummada horumartay wax ula qeybsanlahaayeen ayay waxay ku mashquuleen in ay marba meel sheegtaan odagaan Allah u naxariistee ku dambaabaan marna ka dhigaan yahuud maantan Ahlulbayd yaa Allah 💙🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Год назад +1

      Rer somalia haybtooda garanwaa qudhun-qadhaadha yaan lydinka garan abtirsiin la'aanta cuqdada aad ka qaadeen rer sh Isaxaaq ma wxd nagu hystn mxd u abtirsanysaan ama u tihiin duriyadii xalaasha ahayd waar taaha yareysta illhy baa abtirsiinta qurankiisa ku amaanay xayawankuba wuu yqn xaafaduu yhy mrkaa rer Amizom sifcn bynu isu naqaanaa waligiinba wxd necebtihiin ood ka xumataan abtirsiinta rer sh Isaxaaq ma angaa idinka dhignay qaar ku abtirsada afrikaan cuna daanyeerada doofaarada 😂 yn lydinka garan waligiin ciilka abtisiin xumada 😂 nagu qsba dee abtirsiin la'antiina walley ka tahay wa wxn dhcyn wyo qof waliba isaga yaqaan aabihii iyo awawgii qofna looma sheego ciduu yhy mrkaa xasadku waa wxaa qeyrkiin idinka reebay ee dalkiinii mnta gcnta ugu jiro dwldo shisheye eed idinku dib u dhisan kari waydeen xaga reer sh Isaxaaq iygu gacmahoda dib ugu dhisteen dalkoodii , mida kle isaaq iny yihiin ehlu-bayt wxa cdyn u ah siday somali oodhami waligodba cuqdada uga qabaan u necebyihiin isugu tagaan isu soo raacaan hadana wxba ka qaadi kari waliba isaaaqu inta wanajiyaan somali taasa cadayn dhba u ah waliba idiinka dhqnka fiicanyihiin eed idinku heer gadheen aad hablihiina kaso duubtaan " porn videos " long life the Isaaq Nobles 💓💪 simple as that

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 Год назад +2

    Wcs inlamid ax sheikh jazakallh qeyr Allaha kusharfa

  • @lderow2192
    @lderow2192 Год назад +5

    Illahow aqliga iyo garashada iyo aqoonta kuu daa

  • @munaderie697
    @munaderie697 Год назад +2

    Jazaka allah khair sheikh

  • @dayxa561
    @dayxa561 Год назад +7

    Waxan ahay reer xiis iyo mayadh waxana maanu
    Maqali jirin

  • @umuridwan5485
    @umuridwan5485 Год назад +2

    Jazakllahu Khayr

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Год назад +7

    Jasaakalah khayr sheikh odayashaasi runtii way deg degaan baan qabaa sidaad sheegtay abtirsiinta ay sheegeen wax badan ayaa ka khaldan hadana ama cadayn hakeenen ama raali gelin dadka habixiyeen waayo bulshadii way jaah wareeriyeen anigu waxan aamin sanahay
    Inaynu nahay dad kushetik ah oo africaan ah Somaliduna waa wada afrikaan
    Lkn self hate ama isnacii nafsiga ahaa ee gumaystaha ayaa weli somalida kujira

    • @mahad4866
      @mahad4866 Год назад

      Self hate ma aho ee jecel nabiga aa ka keenay

  • @ayishahalsomali7539
    @ayishahalsomali7539 Год назад

    الله اعز الاسلام والمسلمين

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 Год назад +3

    وعليكم السلام جزكم الله شيخ براك الله

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 Год назад +7

    Wayab yeee Allah haunaxaristo ma qabil ba mesha nageyee SubxanaAllah we somali we are black

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Год назад

      Arabs were originally black

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Год назад

      @@fahmoali4186 carabtii horre madaw ayey ahaayeen laakiin kuwa maanta waa cadaan. Asia is a continent not an ethnic group. Nabi aadan CS dhoobo madaw ayaa laga abuuray sidda suurat Alxijri sheegayso markaa nabi aadan madaw ayuu ahaa.

    • @amishmaxamed3043
      @amishmaxamed3043 Год назад

      @@faridfarid6561 ayadee abayo

    • @sarahaden8314
      @sarahaden8314 Год назад

      @@faridfarid6561 carabi modow ma noqon waligeed taariikh ayay ku taal ahlubayt saas lagu noqo mayo danbi ayay galayaaan carabtu madowga waa adoonsan jireen xoolaha ayay u raaci jireen beeraha ayay u fsli jireen waana u heesi jireen yeysan u gafin uhlu bayt suxaana laah

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 Год назад

      @@sarahaden8314 yaa kudhahay ahlul baytku waa wada cadaan? Iskadhaaf carabee nabi aadan ayaa madaw ahaa.

  • @Beylling
    @Beylling Год назад +1

    Asc tarikh isma gariso wax walba hore aya ki qooray abtirsituna waa kooni oo waxa dhaca mar-mar iin ay maqacdu isku eegadan alla isku dhawhihin diib haa uugu noqdan Waad salamantihin

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 Год назад +4

    Ilaahay ha inaka dhigo kuwa aamina nasabadooda soomaalinimo ee illaahay ka dhigay umad uu kubeeray geeska afrika sheekh waad mahadsantahay taariikh aad soo dhigtay ee xaqiiqda ah

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 Год назад

      waar ha na habaarin somali wax lasheekto maaha

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Год назад +1

      @@princehigh-flierp8965 Anigo DAROOD ah ba sheegta Somali bal kalay iga sar hadad awoodo 🤣🤣🤣 Sheikh Abdirahman Aljabarti wa carab rer Yemen ah. Manta caruurtisu wa SOMALI geska Africa degan.

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 Год назад

      @@puntlandland2679 hahah DASHIISHLE?

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Год назад

      @@princehigh-flierp8965 Ha Harti DAROOD

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 Год назад

      @@puntlandland2679 kkkk
      Andguna dad CARA oo aad jaar tihiin baanu nahay

  • @dirsame
    @dirsame Год назад

    MAHADSANID SHEIKH -ILAAHEY HA ASTURO SOMALI

  • @issabillow2709
    @issabillow2709 Год назад +2

    Allaha kubarakeya

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Год назад

    Xasan al-caskari in uu dhalay maxamed taqi , maqnaansho gaaban iyo ku dheerna aw galay , waana sax beentana iska dhaafa.

  • @nasrudiinabdulaahi2977
    @nasrudiinabdulaahi2977 Год назад +2

    Meeshan waxa ka muuqda
    Cadowdii reer sh isxaaq
    Waana xaasidiin aalabayta nebiga
    Aan ogolayn waxayna kasoo jeedaan
    Maxamed cabdulwahhab oo layn jirey
    Aalabegtka rasuulka scw
    Markaa caqiido laga hadlimaayo ee waa nasab waxan taariikhdan uu kasheekaynayaana waatii wahaabiyada
    Oo samays ah
    Xaasid yahow kadhax bax reer sh isxaaq hadii kale inshaa allahu waad eedi

    • @xogbaar
      @xogbaar Год назад

      Kkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😃😃😃

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Год назад

    SHEEKH SU'AAL WLL LKN REERAHAN
    DAAROOD SO MAHA CARAB?
    ILEYN WAABA LAGU MAAGEY OO
    QABIILO AYA MARQAATI OGA NOQDEY.
    ANIGA ALXAMDULLILAH MUSLIM BUU ALLE SWT II DOORTEY.

  • @salebanmohamud1234
    @salebanmohamud1234 Год назад +2

    Salalahu caliyhi wasalam❤❤ alle haku xafido sheekh

  • @entisarhashi5102
    @entisarhashi5102 Год назад +3

    Allaahu Akbbar

  • @entisarhashi5102
    @entisarhashi5102 Год назад +3

    Mansha,allaah

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 Год назад

    2022. qabiilka Somaliga ah ee galaya Quraysh maaa nalaka raro oo looceliyo meeshii au kayimaadeen.

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 Год назад +1

    SUBXAANALLAAH LAA ILAAHHA ILLA LAAH

  • @mukhtarabdikarim7989
    @mukhtarabdikarim7989 Год назад

    Waa nin qalbigiisu buko ilaahay ha ku caafiyo waa dareemayaa inaad ka gubanayso

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +3

    بارك الله فيك أخي الكريم يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 Год назад +9

    Wacaleykumsalam

    • @theLight9481
      @theLight9481 Год назад

      #Ahlu-Beyt waa maxay?
      Ahlu-Beyt waa Magac-Sifeed, sabab?
      Sababta, Ahlubeyt waxaa la yiraa dadka: #Masjid-Xaramainka Ilaaliyo,Ka Shaqeeyo,Masuulka ka ah, u Khidmeeyo Masjid-Xaramain-ka, Iwm.
      #Carabi: waxaa la yiraa qof ka afka carabiga ku hadlo.

  • @cabdiqanimuuseayuub217
    @cabdiqanimuuseayuub217 Год назад

    Maashaa Allaah

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Год назад +1

    كرم الله وجهه shicadaa inta badan isticmaalaan

  • @Dhulmar
    @Dhulmar Год назад +2

    Jazakumullahu kheyr sheikh

  • @maslah345
    @maslah345 Год назад

    NABIYU LAAHI MUXAMED CSW

  • @qqzzmm357
    @qqzzmm357 Год назад

    SHEEKH ALLE ABAAL KEEDA HA KUSIIYO.
    RUNTA AYAAD HOREY IIGU SHEEGTAY IN LAGA IMAN MAHDIGA.
    SAXAN AL CASKARI WAXBA MA DHALIN AYAA LA YIDHI
    HAYE SEE LOOGA IMAN KARA NIN AAN WAXBA DHALIN
    XASAN AL CASKARI AYAANNU KA IMANAY WAX RUN AH MAAHAN

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell Год назад +1

    Sheeq suaal wadaadan timaweynayaasha eejooga wadanka mashiicaa?

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 Год назад +1

    Waxa badan wan ka faiiday o dintaa ah alle misanka xasanaka ha ku saro sheikha waxan ka codsana inad noga so faideyso safina saladka aad an ugu bahi qabaa

  • @LONGESTCOMMENTGETSPIN
    @LONGESTCOMMENTGETSPIN Год назад +2

    Wa sax lkn mahdiga wax la shega Inu imanayo qiyamaha ka hor allahu aclam

  • @hodnahmed6258
    @hodnahmed6258 Год назад +2

    2011 ayaan gabdh ku qureesh baanu nahay waata irumeysan weydey wll anigu qureesh baan nahay

  • @eedeey1060
    @eedeey1060 Год назад +3

    Wcs shekih wxn kaa rabnay sheeq zeylici in aad nooga war bixiso plz

  • @funy194
    @funy194 Год назад +3

    schoolka ayaan ku soo bartay magacyadaas shicada Tarikhyada marka laga waramayo waan la yabay waxaa is irii maxaa khaldan somalidan badankooda wax Akhriyaan waa sababta waxkasta ay u qataan.. war wax hala barto

  • @cabdicasiismaxamed3095
    @cabdicasiismaxamed3095 Год назад +1

    Sheekh cabdicasiis waa runta

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад +1

    ADEER ISAAQU SHIICO MAAHA HA QALDAMIN MAHDIGA ILAAHAY AYUUN BAA OG LAAKIIN WUU IMAANDOONA

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 Год назад +3

    Subxaana Allaah ?

  • @abdirahmanhassan8352
    @abdirahmanhassan8352 Год назад

    @abdulazizoogle
    asc
    shiikh waxaan rabaa in aan kuu iftiimiyo arinta aadtiri maxa eer binu haashim kadhigay cajabta.
    baltusaale waxaad kasoo qadaa ilmahaaga maanta ee ku nool qurbaha saw luuqadiisu is badli mayso is kadaa ilamahaaga ee bal kawaran ilmahaagu kusii dhay ma ilmihiisa 1000maad haday ku nooloodaan urbahaa oo anay dib soo noqonn somalia ma waxay kulatahy in ay afsoomali ku hadlayaan.
    markaa shiikh please adigu raliya waxaad iiga soo jawaabtaa ma fhalashu iyo isir ayaa laku noqdaa carab mise luuqad.
    mida kale maanta maanay jirin dad اهل البيت ah oo ku nool wadamada yurub oo aan afcarabiga aqoon.
    marka shiikh nasabka nabikeena scw maxaa lagu noqdaa af mise isir iyo dhalasho

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад

    Adigu reerkaaga noo sheeg teeda kale sheekada sh. isaxaaq ma la socotaa waa sheeko qoran oo la yaqaan
    adeer sheekada shiicadu wada khalad maaha ALLAA YAHDIIK

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 Год назад

      Hada ma been baad la indho cadaynaysaa shiikhaani taariikh kutubta islaamka ku qoran buu noo sheegaye bal inoola kaalay adigu taariikh kutub ku taala

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Год назад +1

    Baaraka Allahu sheikh. Odayaasha sheekada inooka waxay u downtrend sadaqo sucuudiga

  • @ayishahalsomali7539
    @ayishahalsomali7539 Год назад

    و كان الله غفورا رحيما و كان الله واسعا عليما

  • @abdihakimmaxamed8664
    @abdihakimmaxamed8664 Год назад +1

    Maan sha Allah sheekh

  • @fardowsa4389
    @fardowsa4389 Год назад +2

    Jazaakilaah sheekh

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 Год назад +6

    Allaahu akabar allahu akabar allahu akabar allaahu akabar allahu akabar nebi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +17

    الله يرحمه جذي السيد إسحق بن أحمد بن محمد اللهم امين امين امين الجميع الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الحي منهم والأموات اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر

    • @HusseinAli-dy3lv
      @HusseinAli-dy3lv Год назад +1

      نسب السيد اسحاق بن احمد ( السادة اسحاق الهاشمي )
      قبائل الإسحاق (أو الإساق) هي احدى مجموعات القبائل الكبرى في شمال الصومال وباقي القرن الإفريقي.
      نسب السيد اسحاق.
      اسحاق بن احمد بن محمد بن حسين بن علي بن المطهر بن عبد الله بن ايوب بن محمد بن قاسم بن احمد بن علي ن عيسى بن يحيى بن محمد التقي بن علي الهادي بن محمدالجواد بن علي الرضابن موسى الكاظم بن جعفر الصادق بن محمدالباقر بن علي زين العابدين بن الامام الحسين بن علي بن ابي طالب بن عبدالمطلب بن هاشم بن عبد مناف بن قصي بن كلاب بن مرة بن كعب بن لؤي بن غالب بن فهر بن مالك بن النضر بن كنانة بن خزيمة بن مدركة بن إلياس بن مضر بن نزار بن معد بن عدنان .وعدنان هو ابن أد بن هميسع بن سلامان بن عوص بن بوز بن قموال بن أبيّ بن عوام بن ناشد بن حزا بن بلداس بن يدلاف بن طابخ بن جاحم بن ناحش بن ماخي بن عيض بن عبقر بن عبيد بن الدعا بن حمدان بن سنبر بن يثربي بن يحزن بن يلحن بن أرعوي بن عيض بن ديشان بن عيصر بن أفناد بن أيهام بن مقصر بن ناحث بن زارح بن سمي بن مزي بن عوضة بن عرام بن قيدار بن إسماعيل بن إبراهيم عليهما السلام ما فوق إبراهيم عليه السلام، وهو ابن تارح- واسمه آزر- بن ناحور بن ساروع- أو ساروغ- بن فالخ بن عابر بن شالخ بن أرفخشد بن سام بن نوح- عليه السلام- بن لامك بن متوشلخ بن أخنوخ- يقال هو إدريس عليه السلام- ابن يرد بن مهلائيل بن قينان بن آنوشة بن شيث بن آدم عليهما السلام.
      هجرة السيد محمد بن الحسين جد اسحاق بن احمد من العراق في سنة 498ه وفي عصر الخليفه المعتمد بالله العباسي هاجر من مدينة سر من رأى بالعراق رحل هو و ازواجه و اولاده و احفاده إلى المدينة المنورة لما اشتدت المحن عليهم بعد فتنة المعتمد و ابن المعتز العباسي وكان عائداً بالله ثم بجده رسول الله ثم سكنها حتى توفي فيها و دفن فيها سنة 505 هجرية رحمه الله و في سنة506 تفرقت اسرته لاسباب مادية فكانت رحلاتهم كالاتي:
      1-ذهب اثنان علي و حسن المامون و امهم ام الخير بنت علي بن زيد بن يوسف و اولادهم إلى بنها العسل وهي قريه من قرى مصر.
      2-رحل يوسف و عبد الله و حيدر و عبد القادر و امهم ام ولد الفارسية الاصل إلى جبل السرات في ارض الحجاز.
      3-رحل محمد و احمد و حمزة و امهم الشريفه عاتكه بنت علي بن محمد بن علي إلى اليمن .
      رحل السيد الصفي احمد بن محمد ابن الحسين وهو والد اسحاق مع اولاده الخمسة وهم الناصر ، الطاهر ، ،سفيان ، محمد ، اسحاق .
      الناصر لدين الله حل في جبل الضبيتين واليه تنسب السادة المنصوريه
      السيد الطاهر فحل في مخوان واليه تنسب الساده آل مطهر
      السيد سفيان فلم يعقب مات كليلاً عن الدريه
      السيد محمد فحل في اليمانيتين العليا وله فيه عقب .
      رحلات السيد اسحاق كالاتي: -إلى سبأاليمن وكان قائمن بنشر دين الله فلما علي قدره بين الناس زوجه ملك سبآ باخته وهم من ال قار وولدت له ولدان .
      1-درعان واليه ينسب السادة ال درعان
      2- شريف و اليه ينسب الساده آل الشرف في الكرب
      ـ الجوف باليمن: و تزوج بها امراة وهي بنت عمه الطاهر فولدت له ابنا اسمه منصور و اليه ينسب السادة ال منصور.
      -بعد هده الرحلة في اليمن ذهب السيد اسحاق إلى بلاد الحبشة إلى هرر ولم ينجب هناك ثم عاد واستقر في شمال الصومال وكانت رحلاته كلها لغرض الدعوة فتزوج في الصومال وانجب اولاد هم
      احمد ( تول جعلو )
      موسى ( هبر جعلو)
      إبراهيم
      محمد
      أيوب
      عبد الرحمن ( هبر أول)
      إسماعيل ( قرحجس) > سعيد(هبر يونس) و داود(عيداكاله)
      علي ( ارب)
      و هم اخوة درعان و شريف و منصور .
      تتركز قبيلة الإسحاق في الشطر الشمالي من الصومال و تسمى حاليا جمهورية ارض الصومال كما تقطن في أجزاء كبيرة من جيبوتي ، والصومال الغربي الإقليم الصومالي الخامس في اثيوبيا .
      من المدن ذات الكثافة السكانية من الاسحاقيين: هرجيسة(عاصمة جمهورية أرض الصومال)‘ برعو‘ بربرة وعيرغابو الخ.
      المصادر
      منقول من مخطوطة الغربانب السيد الشريف محمد ابن احمد الغرباني وهذه المخطوطه مختومه من قبل نقباء الاشراف و اشراف اليمن وامامها الامام يحيى حميد الدين في عام 1330ه.
      تحفة الزمان المسجد المنطوم لتاريخ والعلوم لمحمد بن حسن البصري .
      تحفة المشتاق في نسب الاسحاقين عبد الرحمن بن علي .
      زمرة المشتاق في نسب الشريف اسحاق لمبيد النضيري

    • @iracymartins1432
      @iracymartins1432 Год назад

      Geli gelid congregação cristã no Brasil.

    • @mohamedosman7544
      @mohamedosman7544 Год назад

      سؤال متى دخل الإسلام الصومال والعراق ؟
      الصومال اسلم قبل العراق فكيف اتى شيخ عراقي واسلمكم العراق اسلمت في عهد الخلفاء الراشدين والصومال اسلمت في بدايه عهد الدعوه عندما اضطهد المسلمين في مكه وامر النبي صلى الله عليه وسلم ان يهاجر الصحابة الى الحبشة فاستقر الصحابة في الحبشة خاصة في زيلع

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 Год назад

    Aragtidayda Haday jirto & Hadayba jirinba In aan ku Mashquulno Waxaan U Aragnaa In Waqti lagu Luminayo,Umaddan Waxay U baahan tahay In Horumarka Wax Soo Saarka & Ka Kaaftoomida Soo Dhoofsiga Dalagyada inoo baxo,Ka Wacyi gelinta Balwadaha Qaadka,Sigaarka & Waxa la mid ah,Inagoo Muslim ah Caqiiqadeeda in Wanaajino,Madaama Kuwo Badan Oo Quraysh ka mid ah Aan garanayno Wadadii ay Mareen,Taqwada & Cabsida Allaah ayaad Liibaan Aduun & Mid Aaqiraba ku Gaaraysaa.

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Год назад +6

    Soomaali khurafad baynu aaminsanahay!