DR Daaha Cabdiqaadir oo Sharaxay Isirka Reer Sheekh Isxaaq halkay kasoo jeedan sheegayna inaanay...?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 405

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 Год назад +10

    Waaa run dir meelna kama soo galaan reer sheekh isaxaaq

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      XASAN MAXAMED
      hadaan isaaq Dir ahayn waa ayo noosheeg adigu ciduu afrikaan kayahay

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 Год назад +9

    WAA SHEEKO DHAB AH OO WAQIQ AH. WAXAA U NOLOSHII MAR U JOOGEY YEMEN GAR AHAAN MAGAALADA MAARIB. INUU SHEIKH ISXAAQ GABADH KA GUURSADEY BEYT ASHRAAF WAXAA AY U DHASHEY WIIL IYO GABADH
    SHEIKH ASHARATA BAA KA FIKIREY. INUU SHEIKH ISXAAQ XUKUNKA KA QAADANAYO. MAADAMA UU WILL YARE OO EHEL DIIN AH. SIDAA DARTEED. SHEIKH ISXAAQ WAA KA HAA JIREY. BEYT ASHRAAF MARIB. WAXAA UU U GUUREY. GOBOLKA JOOF YEMEN. OO AAD UGU DHOW MAGAALADII HORE. WAXAA SOO DHAWEEYEY. QAABIILKA ALDARCAAN. HALKAAS AYUU KU NOOLA. OO GARRUUR KU DHALEY. MEESHII KU XIGTEY SEYLAC HARAR MEYDH.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад +3

    Subxanallah allo draja iyo cimri DHEER ku sii..from QANDALA baro cajam

  • @moustafearmayy2295
    @moustafearmayy2295 Год назад +2

    Masha allhhh waa taariikhdaydiii wacnayd waaa halka aan ka raacnay nasabnimada iyo geesinimada

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Год назад +9

    Masha Allah waa tariikh dadku haday tariikhdood badhan ceeb maha cidkale na waxba u dhimimayan ilahay ba na mahad leh inaynu Muslim nahay oo sheekh awoowe Allah yarxamu uu dhul Muslim inagaga tegey oo aynu quran nahy masha Allah go ahead soo faga tariikhda.

  • @drabdirahimabdilahidualeh9027
    @drabdirahimabdilahidualeh9027 Год назад +2

    Masha allah , waa runtii , Aniguba Aabbahay Abdilahi Ducaale Cajab Abtirsiinta sheikha waa qaybsanaan jirey , ana anoo yar baan bartey .

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 Год назад +4

    Abtirsiin. Carab. Dhalasho somalilander

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Год назад +12

    Alxm ilaahay ee iga dhigay Muslim soomaali African madow ah

  • @khaalidabdi6051
    @khaalidabdi6051 Год назад +8

    Sheekhow Dirnimadayda noo dhaaf kabo naga waawayn hano gelin bilaa caleek.
    Anagu african ban nahay ,Soamali ban ka sii nahay ,Dir ayanu ka sii nahay
    CArab ma nihin anagu dad nasabkooda ka yaqan banu nahay meel hanooga dhicin bilaa caleek
    Adiga waxa ka.sii liita kuwan sacabka ku tumaya ee Aaminsan khurafakad akhriyayso

    • @saidamoumin7006
      @saidamoumin7006 Год назад

      waa reerkuu carabu uu washaay maa ogyahay inuu dirtubaa dnna doodu aay carabtahay iyaguu caraab raadiin oo qaar oromo aay noqdaayn

  • @mohamednoor9954
    @mohamednoor9954 Год назад +3

    Subxan allah,
    عَنْ أَبِي ذَرٍّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ أَنَّهُ سَمِعَ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ يَقُولُ: (لَيْسَ مِنْ رَجُلٍ ادَّعَى لِغَيْرِ أَبِيهِ وَهُوَ يَعْلَمُهُ إِلا كَفَرَ، وَمَنْ ادَّعَى قَوْمًا لَيْسَ لَهُ فِيهِمْ نَسَبٌ فَلْيَتَبَوَّأْ مَقْعَدَهُ مِنْ النَّارِ).

    • @ibrahinmaxamed3640
      @ibrahinmaxamed3640 Год назад +1

      Haa walal dadku waa in aan ogayn iyo in isdiidsiinaysa

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader Год назад

      Qof aan taariikhda aqaanin meelaha dadka taariikhda haya ay joogaan waxa U haboon inuu iskaga aamiso
      Xadiiskan aad daliilka ka dhiganayso waa sax laakiin wuxuu dhacay meel aan meeshiisi ahayn:
      حديث وقع غير موضعه
      Sidoo kale qaacido ayaa tidhaahdo:
      من ليس له علم عند التاريخ فحقه ان يسكتا

  • @mohbash8268
    @mohbash8268 Год назад +5

    ماشاء الله ظهر الحق وادمغ الباطل وتاريخ الشيخ الشريف اسحاق بن احمد و ابنائه انهم من ولد رسول الله صلى الله عليه واله وسلم معروف للقاصي والداني وان علماء الصومال قديما وحديثا يعلمون بذلك والعامة لا يسالون عن ذلك

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Год назад +9

    Maasha allaah afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @ibrahinmaxamed3640
    @ibrahinmaxamed3640 Год назад +2

    جزاك الله خيرا جدنا الشيخ إسحاق بن احمد ان اهل نسبه السيد حسين سيد علي بن أبي طالب رضي الله عنهما

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад +2

    Dr daaha Khaayin abtirsiinta isaaq Axmed xuseen iyo Haashin way soo galaan balse waa rag somali ah oo magac islaam la baxay inta aad rabtaa waa Dir ma Ahi oo qudha intaasaad marshuuc ku soo qaadatay ku dhimo insha allaah

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 7 месяцев назад +2

    dadka meelyi ka yimaadeen garnwaayeyi ayaa ka hinaasyi dadka nasabada saxada ah hayista ee elhlu beedka ah ee reer shekhi saxaaq ma bedli karaan cadogoodu

  • @Max-di4zs
    @Max-di4zs 6 месяцев назад

    Mashallah ❤

  • @osmanjama8876
    @osmanjama8876 Год назад +1

    Ma sha Allaah tabaarak Allaah

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 Год назад +3

    Maansha Alla sayd weeye Dr Daaha

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Hassan Mohamed
      waa beenawaae Dr daaha isaaq waa somali Afrikaan

    • @hassanabdiomar6983
      @hassanabdiomar6983 Год назад

      You know "virus" afflicting somalis as nation(daroods)

  • @cabirahmanali5360
    @cabirahmanali5360 Год назад +9

    Masha Allah waa tariikh mudan dadkeena reer sheekh isxaaq inay wada bartaan ogaadaan asalkooda saxda ah

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад +1

      Cabirahman Ali
      waar wuu iska hadlayaa ninkani isaaq waa soomaali DNA miyuu iska qaaday wuu iska jiboodaye?

    • @cabirahmanali5360
      @cabirahmanali5360 Год назад +4

      Maya wll waa tariikh sugan oo cad muran lahayn dadka muarikhiinta aya cadaynaya in sheekh isxaaq nin carab aha so hijrooday waxaad akhrida buug Dr Mohamed cabdi daud ka qoray sheekha Somali ah so turjumay iyo mid cabdiriaaaq caqli ka qoray isna Somali ah oo ka so turjumay mukhdudaadka ay ku qornayd Sido kale waxaad heli karta kitaabka تحفة المشتاق duba Cali yare qoray iyo العسجد المنظوم في تاريخ والعلوم iyo kitaabki manaqibka ay dadkeeni wawayna haysanjireen marka waa tariikh sugan wll hadaad si ficn ubaadho waad helaysa tariikhda sheekha

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад +1

      @@cabirahmanali5360
      waluhu kii illaahay miyaanu ahayn?
      waar anagaa Isaaq ah DNA iska qaadanay soomali %80 noqonay Afrikaan % 94 noqonay ee sheeko kale keen

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@cabirahmanali5360
      dhamaantood quraafaad iyo been bay qoreen ee buuqa yareeya oo dadka beenta ka daaya

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Год назад

      @@ijoxasan9132 daarood baad tahay

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Год назад +6

    Allah xifdiyo culumada soomaaliland waxay lahadlayaan soomaalida oo dhan ee lama hadlayo qabiilo

    • @abdilahiabdikadir6585
      @abdilahiabdikadir6585 Год назад

      Kani culimo miyaa mise haduu cugaal soo qaato waa culimo

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Год назад

      @@abdilahiabdikadir6585 Kan haddii diiinta masiixiga lacag loogu sheego isagoo dharkii baadariyiinta sita ayaa la arkayaa oo leh la ogaayoo waxaan nahay anglo-saxon waliba reer donver, shahaado cadayn ah ayaan ka wadaa.😂😂😂😂😂.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Год назад +1

    Masha allaa dhaloyarada aftirsiintooda sii lumaysa la baro waa arin aad u muhiima soo dabaca Isha allaa mashii laga hali karo si dhalinta mustaqbalka ay u noqdan dad garanaya mashay ka soo jeedan bilaw ilaa dhamaad

  • @cabdalesalebansaleebaan9747
    @cabdalesalebansaleebaan9747 Год назад +3

    shiikh alle. alle haku dhawro

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 Год назад +4

    Asc
    😮. Sheikh isxaaq binu axmad zaylac buu kasoodegey sida lasheegey shariif buu ahaa 😮

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Год назад

    Maahmaah soomaliyeed baa aheyd. DIR NIN DANLEH AYAA SHEEGTA.

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal Год назад +5

    Wàar isla yaab

  • @hodanhonest7290
    @hodanhonest7290 Год назад +3

    wlhi waaa runtii sheekhow brkalaah 🙄

  • @aminahassan3320
    @aminahassan3320 Год назад +2

    Hadii meel laga yimid soomaali oo dhan hal meel bay kawada yimideen adeer

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 Год назад +7

    Wllo adigu carabta iska ahaw anagu dir baanu nahee diinta iyo nasabka
    Kala saara

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад +2

      Hayad Adam
      waxan ahay isaaq waxan iska qaaday DNA waxan noqday %94, afrikaan %80 somali

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 Год назад +2

    D5 mj ah mana amiin sani in an carabiner ahay

  • @MohamedOSMAN-dp2pz
    @MohamedOSMAN-dp2pz Год назад +1

    Saudi waxey inagu jahawareeriyeen wacabiyo iminkana ashraaf baad thn miyey noo keeneen!

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi Год назад +2

    DAAROOD iyo ISAAQ iney carab kasoo jeedaan waa la ogaa lkn mar danbe ayuu isaaq si xulafeysi ah DIR ugu biireen.

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Год назад +3

    Hadduu al-hashimi yiri waa fiican yahay. Waxaa islahaa doorkaan ma beershiyaan bay abtirsiyadiisa galin sheekha. In muddo ah ayey hadba jaho madaxa u galin jireen. Ciraaqi, sacuudiya, irir, dir waar shiikha meel salka u dhiga😂😂😂😂😂😂😂

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Beerkaa i cadaaday
      waar sheequ wuxuu ahaa somali Afrikaan intaa waan hubaa

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Год назад

      @@ijoxasan9132 run ma kuu sheegaa waxaan ahay daarood fikirka aan ka qabo isaaq iyo daarood waa labo nin oo soomaali ah. Dadka qaar waxay yiraahdeen gumaystayaashii reer yurub, waxay sigaar ah u cadaadin jireen dadka oogada madow. Soomaliduna midab maariin ah ayey leedahay. Iyagoo ka cararaya in si adag loo adoonsado ayey bilaabeen inay carab sheegtaan. Isaaq iyo daarood kaliyana ma ahan, waa dad badan oo african ah waxay ku nool yihiin chad,sudaan, maali iyo meelo kale. Xataa koonfurta soomaaliya qabiilooyin badan ayaa carab sheegta. Isku soo duuboo waxay carab u sheegteen cadaadis ka carar. Qiso kale ayaa waxay tiraahdaa dhinaca ethiopia ayey labaduba ka yimaadeen. Waqtigaasna ethiopia iyo somalia midna ma jirin, baasaboor iyo fiisana majirin, qofku meesha uu rabo ayuu u guuri jiray ama waa la dili jiray ama waa la dayn jiray oo gabdho la siin jiray. Labadaan odayna diinta islaamka ayey ku soo gabadeen. Inkastoo aan la hubin inay muslim ahaayeen waagaas. Magacyadooda carabiga ahna gadaal baa laga toostoosiyey. Carab wiilkiisa gadhxajis iyo awrtable uma bixiyeen. Bisinka ii soo ducee inaan labada reer i toogan ileyn runtii baan dooxaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад +1

      @@beerkaaicadaaday2057
      horta ilaahay haku sharfo oo shar oo dhan hakaa xijaabo anigu waxaan maqlay isaaq in uu herer ka yimid oo nin magaadle la dhoho maydh ugu yimi oo uu gabadh ka guursaday balse anigu waxan ahay
      dadka ku abtirsada isaaq markaan eegay dhaqanka iyo wixii aan waalidkay ka maqlay waxan ku qancay in aan afrikaan ahay hooyaday oo hada weli nool waayeelna ah waxay igu tidhi anaka oo Murbadle Maro Dheere ku abtirsana
      ayaa nalagu yidhi Carab baynu nahay ee iska ilaawa Maro dheere, waxan ahay qof madoow oo timo adag leh Carabtu madoobaa! DNA ayaan iska qaaday mise %94 Afrikaan %80 somali walaahi waa iga dhab hadalkaasi qabri baa iga danbeeya oo
      waxaba been ku helimaayo

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Год назад

      @@ijoxasan9132 Sidoo kale sharaf iyo cis, fikirkaagaas baa saxsan. Waxaanu nahay afrikaan, waa sheeko baraley carab baan ka soo jeednaa. Anniga oo yar ayaa nin weyn waxa uu igu yiri Talyaanigii oo kala qaybinaya soomaalida, ayaa waxa uu soo saaray sharci dhigaya. Carabta xamar iyo koonfurta degan iyo beesha daaroodku waa carab, in jeedal lala dhaco waa mamnuuc, beeraha laguma fali karo, wadankana meeshii ay rabaan ayey u safrayaan halka beelaha kale ee soomaalidu ay warqad safar oo talyaanigu bixiyo kaliya ku safri karaan. Sharcigaas markuu soo saaray, waxaa dhacday in beelo badan u dacwoodeen talyaaniga ay yiraahdeen carab baan nahay, soomali ma nihin, magacyada ashraaf baan nahay iwm markaasay soo baxeen. Magacaan carab baan nahay dadkaan gumaystayaashii baa ku kalifay. Dhalinyarada soomaaliyeed iyo dadka dhulka carabta tagay, waa hore ayey fikirkaas madaxa ka saareen. Laakiin waxaa dadkeena waalaya odaygan khamiiska iyo cigaalka wata. Arab yaa ah? Carabi waa afar qolo.
      1. Dad carab loo ogyahay inay yihiin.
      2. Dad la carbeeyey, waxaa ka mid ah cadnaaniyiinta oo qurayshtu ku abtirsato.
      3. Dad iyagu carab sheegta oo aan la cadayn karin sida daaroodka, isaaq iyo qaaruumo badan oo soomaali ku jiro.
      4. Kuwa la yiraahdo waa carab, laakiin iyagu diida oo yiraahda ma nihin carab, kurdida ayaa ka mid ah.

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    Waxaajira kushitig kalatagnay
    iskuqabiil ahaa
    Diintuna kalawaday
    1.toljecle
    2.awal
    3.jaarso
    4.wali
    6.alo
    7 .aji iyo ajuuran
    8.tiiri
    9 tiis you tuudsi
    9.reerdiinle
    10.fiqi cumar
    11.yibo
    12.yosa
    13.taan,raani

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 Год назад +1

    Hada 4.5 qabiil maahee waa xisbi organizations

  • @madarcali122
    @madarcali122 Год назад +3

    Waa ruunti walahii qabiilka uu tiriyey

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Mahad Cali
      maxaa run ah waar carabtuu dawersanayaa Dir baanu nahay

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg Год назад

      @@ijoxasan9132 boon boon dhalay muxuu dawarsadaa dahabshiil mahayo lacagtu caawa haysto waliigina been ma sheegin dr daaha xataa jinsiyada sacuudiga wasiirada carabtaa KU baryay inuu qaato ✅

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@MOHAMED-zc6bg
      waar isagay utaal wuxuu haysto ee yaanu anaga nasabkayaga been ka sheegin daayeerku ma jaahil buunamooday DNA
      baanu iska qaadnay ma nihin carab kaalay naqasbadee yaa saqjaan sinjiyad somali ah maxaa carab ka dhigaya?

    • @husseinbukhari4450
      @husseinbukhari4450 Год назад

      Fiiri (ijo xasan) ayuu ku qortay hawshii tashuushka ayuu wadaa weli adeer xishood

    • @mohamedraage6542
      @mohamedraage6542 Год назад +2

      Ninkii carab shegnya
      Iyo kii somali shektaba isma didayaan ,waana la is wafajinkara
      Ee muranka is ka dhafa ,xaqiqadana raadiya.pls

  • @yastomohamed7408
    @yastomohamed7408 Год назад +1

    noo keen waanu ubahanee

  • @HusseinAli-dy3lv
    @HusseinAli-dy3lv Год назад +2

    نسب السيد اسحاق.
    اسحاق بن احمد بن محمد بن حسين بن علي بن المطهر بن عبد الله بن ايوب بن محمد بن قاسم بن احمد بن علي ن عيسى بن يحيى بن محمد التقي بن علي الهادي بن محمدالجواد بن علي الرضابن موسى الكاظم بن جعفر الصادق بن محمدالباقر بن علي زين العابدين بن الامام الحسين بن علي بن ابي طالب بن عبدالمطلب بن هاشم بن عبد مناف بن قصي بن كلاب بن مرة بن كعب بن لؤي بن غالب بن فهر بن مالك بن النضر بن كنانة بن خزيمة بن مدركة بن إلياس بن مضر بن نزار بن معد بن عدنان .وعدنان هو ابن أد بن هميسع بن سلامان بن عوص بن بوز بن قموال بن أبيّ بن عوام بن ناشد بن حزا بن بلداس بن يدلاف بن طابخ بن جاحم بن ناحش بن ماخي بن عيض بن عبقر بن عبيد بن الدعا بن حمدان بن سنبر بن يثربي بن يحزن بن يلحن بن أرعوي بن عيض بن ديشان بن عيصر بن أفناد بن أيهام بن مقصر بن ناحث بن زارح بن سمي بن مزي بن عوضة بن عرام بن قيدار بن إسماعيل بن إبراهيم عليهما السلام ما فوق إبراهيم عليه السلام، وهو ابن تارح- واسمه آزر- بن ناحور بن ساروع- أو ساروغ- بن فالخ بن عابر بن شالخ بن أرفخشد بن سام بن نوح- عليه السلام- بن لامك بن متوشلخ بن أخنوخ- يقال هو إدريس عليه السلام- ابن يرد بن مهلائيل بن قينان بن آنوشة بن شيث بن آدم عليهما السلام.

  • @monagoth
    @monagoth Год назад

    walaal reer sheekh isixaaq nabiga waan wada jecelnahay dhamaan hadaan somali nahay, kaligiin ma jeclidin.
    Jacalka nabiga ayaa reer sheekh isixaaq aad ugu dheer, oo ka badan jacayla qabaailka kale ee somalidu u qaban. Jacaylkaas baa u horseeday inay nabiga ku abtirsadaan. Abtiyaal nabi jacaylka halkaa ka wada, minus abtirsiinta
    .

  • @aaminagooh1296
    @aaminagooh1296 Год назад

    Duldankii cibraan ka halka iga muqda ❤

  • @hashimomar2136
    @hashimomar2136 Год назад +3

    Haa waa macqul oo isxaaq waa magac carbeed runbey udhowdahay

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 Год назад

      Waar Maaha, maaha,
      "isxaaq" asalkiisu waa magac yahuudeed,

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 6 месяцев назад

      ​@@CamanKiish2Oo Nabii Isaaxaq maa yahuud buu aaha taa iga jawab

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Год назад +2

    Rag Soomaali ah oo dharkii Carabta soo xidhay baan arkay oo waliba juhalaa ah oo been sheegaya.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 9 месяцев назад

    Aniga oO. AH. Yuridoona. Liyodfiow. NURRRAAALAHI

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 Год назад +1

    Ilaahay khayer ha ku siiyo weli soomaali kuma arag nin fikerkaa leh waxaa wacanaan lahad in madax weye loo doorto shaqsigaas oo kale maxaad u jeceshihiin qabiil ku oradka qaran iyo qomiyad wadan ka soo wada jeeda ayaa horumar iyo guul lagu gadhaa qof walba oo soomaali ah waa yaqaan qoyska uu ka soo jeedo dawladnimada iyo haybtu waa wadaniyada qof kasta oo soomaali ah luuqadu waa ta wadankaas dadkiisu isku af gartaan luuqada hooyada markaa dadka land ku ordayoow ma waxaad sheegan waxaan soomaali ahayn soomaali waa haybta ama aqoonsiga qowmiyada land waa dhulkii miyaa la odhan karaa land waa qabiil may land waa dhulkii soomaali ma la odhan karaa qabiil keliya qabiil land waa maya dhul walbaa wuxuu ka kooban yahay qabiilo badan Ilaahayna ku abuuray luuqad iyo dhalashana ka dhexaysiiyey

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 Год назад +6

    No way adeer dir baanu nahay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад +1

      Shaarub Libaax
      walaali oo bilaahi Isaaq baan ahay DNA baan iska qaaday %80 somaali baan noqday balse dadkale oo badan baa dhiigooda layga helay Carabta 10 dal baa dhiigooda layga helay balse markii aan weydiiyay dadku waxay yidhaahdeen waa dumar Carab ah oo awoowyaashaa soo guursadeen ee asalkaagu waa afrikaan %94 afrikaan baan noqday,

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    Kahor 1998 duriyada reer shiikh isxaaq baan aqiin waxaan kaloo aqiin isxaaq bin axmed kadib 1998 waxaan layaabanaa isbedelkan halkuu kayimi kitaabi nasbiya laqoray qarnigii 9aad hijriyada waan hayaa somalidana nasbiyadoodu ku cadahay ninkii tuhun qaboow ila sooxiriir najdi baykayimaadeen
    1.daarood
    2.isxaaq
    3.shiikh yuusuf bin axmed
    4.fiqi cumar
    5.shiikhal abdaal
    6.saylici
    7.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Год назад +3

    In isxaaq carab yahay way cadahay hadaan la dafirayn gabaygaaba ku filan somali gabayaageeduba geyigooduu joogaa iyo in yar oo la jaara oo uu guurku sababay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Halima Dirie
      xagay ku cadahay balnoo sheeg? isaaq in uu carabyahay yaa soo cadeeyay? iska hadasho

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Год назад

      @@ijoxasan9132 sowtaa laguu sheegayo dhegayso hadaad dhego leedahay inta nasabka reer shiikh isxaaq ka murmaysaaba waa isku reer maxaa idin shiday?

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@halimadirie5301
      anigoo Hj ah baa cadaynaya in aanan carab ahayn ee aan afrikaan ahay waxa na shiday dadkan iimaanka shaydaanku ka qaaday ee asharaaf ku dawersanaya weliba waxan ogahay Xabuusho in ay Ahayd naag Carabiyad ah balse Sheekh isaxaaq Nin afrikaan ah oo somali ah oo Dir Aji ah Hererka soo guuray Maydh degay oo Boran iyo Jaarso ,warday ladhashay in uu ahaa
      magaadle oo adeerkii ahaa ugu yimi maydh ka guursaday gabadh Faadumo layidhaahdo, udhasha 4 wiil ku guurasaday gabadh labaad oo Carabiyad ah udhashay
      4 wiil sheekadu waa intaas ee asharaafeey xaalqaado, 10 Oday nama iibinkaraan
      ninkii carab jecel ha aado oo cabiid hownoqdo,

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Год назад

      @@ijoxasan9132 waxaasi waa diiwaanka aad reer shiikh isxaaq u samaysateen maaha wax jira aktayada dirina war uma hayso isxaaq nasabkiisa isxaaqna dir kuma mashquulo teeda kale waxaa jira sifaatu ahlubayd qofka akhriyaa uma baahna in looga sheekeeyo cida ah iyo cidaan ahayn sifaadkaabad ku kala garanysaa lamana sheegan karo maanta oo waxaa jira DNA iska nasta baanu idin leenahay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@halimadirie5301
      waayehee si miyirqabta inaynu u wada hadalo ma rabtaa 1,adigu Isaaq ma tahay
      2, DNA mayska qaaday 3, qureesh manoqotay?intaa iigasoo jawaab

  • @Mohamedmahdiismail-wv6kx
    @Mohamedmahdiismail-wv6kx Год назад

    ABTISITAYDA WA ANIGO MAXAMED-MAHDI ISMACIIL MAXAMED AXMED KALIL CALI AXMED MAXAMED CABDILLE CABDI JIBRIL CABDALLAH MUSA DHINBIL XASAN ABOKOR MUSE DAUUD ISMACIIL SH ISAXAAQ BI AXMED MAXAMED XUSSEN CALI......

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan2745 Год назад

    Taarikhdeena cider aanu dambaynana majirto

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Год назад +2

    Xasan Al-Askari wuxuu Dhalay Maxamed Al-Mahdi oo shiicada imaamka 12’aad ah. Waxay aaminsan yihiin inuu dhuuntay oo waa Mahdigii ay sugayeen. Waar niman yohow awowgeen Danbi ha ka gelina oo Illaahay ka cabsada.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Год назад +2

    Ibnu Iidoor
    Ibnu somali Diid
    Ibnu isxaaq
    Ibnu SNM
    Ibnu mujaahid
    Ibnu Marqaan
    Ibnu jamhuriyada barakeysan
    Ibnu Aqoonsi
    Ibnu Muuse Biixi dictator

    • @khadramohamed9849
      @khadramohamed9849 Год назад

      😂lol

    • @aliwayeel8523
      @aliwayeel8523 Год назад

      Labada tan ayaaba abtirsiino u dhow oo somalidu wada taqana ee sidaaba ma lagu daayo

    • @khadramohamed9849
      @khadramohamed9849 Год назад

      Gedo masayr miyaa?Soomaalilaland soomaali way ka baxday naga fuqa hanagu dheg dheginee guul soomaalilland Hanbalyo Asharaafta waan soo dhawaynayaa

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 Год назад +1

    Somali ayaanu nahay sida carab ay carab uyihiin ayaanu somali unahay carab iyo somali way simanyihiin
    Ninkan mashruuc ayuu carabta ka soo qaatay
    Sowtii sudantu lahayd dowladii somaliya
    Cumar carte ku lahayd anagoo caraba somali hanooga hiilinina

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Год назад

    Maxaa keenay in dadkoo dhami
    Xuseen rdc ku abtirsadaan, khumayni ba wuxuu Sheegan jiray inuu xuseen ku
    Arooro, teeda maxay tahay sheekadan
    Cusubi, ma muusaa soo dhigay naqshadan.
    Salaamaad.

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    Dadbadan oo hadakala sheegta qabiilo kale ayaa kuqoran
    1.asaar nabi
    2.caado nabi
    3.sune nabi
    4.umadnabi
    5.qaaluu
    6.xasaniyiin
    7.xuseeniyiin

  • @hanalander
    @hanalander Год назад +3

    maxaa inaga galay somalia-italiai inaga somaliland ayaa nala yiraahdaa. takale wax dir la yidhaa majirto waa irin ladoonayo in reer sheikh isaaq lagu yaso oo isir kooda loo baabiyo. waligeen ha aqbalina waxana waa propaganda reer walaweyn iyo kacaankii afweyne ka dan beeyey

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад

      DNA iska qaad si aad u ogaatid meeshaa kasoo jeedo 😂

    • @hanalander
      @hanalander Год назад

      @@Qoordheere77 alhumduliilah waxaan ahay duriyadii reer sheikh oo saafiya oo ku faanta asal keeda iyo nacabkeedaba laakiin walaweyn ayaa maanta doonaysa inay dadka been u sheegto oo sheegto waxaan jirin

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад

      @@hanalander Maxaa meesha wanlawayn keenay😂😂 walahi haddaa nasab tahay qowmiyad aadan ahayn kuma abtirsateen ee bal #DNA iska waad adigaa wax walba ogaan doonee.

    • @hanalander
      @hanalander Год назад +1

      @@Qoordheere77 maxaad ka hadlaysaa ku maan fahmin?

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Год назад

      @@hanalander 😄😄😄

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Год назад +1

    WAANKU IXTIRAAMAYAA NINKAA ARAGTIDIISA BUUGA WAXA QORAY INAADEERKAY DUBE CALI YARE, DAD MADOW AH OO SHARAF LEHNA WAA NAHAY WAA KHAIR

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Год назад +3

    imikay sidodii muraradilaaci kuwii rer somalia ee haybtooda garan-waaga ahaa iyo qudhun-qadhadhkii kalee aqoon sumadoda iyo sawracodu halku ku arooro 😜
    Viva duriyatul isaxaaqiya 💞 waa sababta rer sh Isaxaaq uga gobsan-yihiin somalida kale oodhan ugana calool xaadhan-yihiin islmrkna uga dhaqan fiican-yihiin ee sababtay in somalidu xaasido cuqdad ka qabaan nacayb ku slysn waana sababtay somalidu isugu tagaan isugu so bahaystaan mrwlbana tahay Isaaq vs Somali waa abtirsiin karamaysan illhy ka koryeelay munafiqiinta xasidiinta somalida kle waana taa marwalba ka muuqata mntda dhulkooda iygu isku filan una bahnayn banii-adam kle iny caawiyaan illhy mooye wataa iygoo siwalba ula dagalamyaan somali hdna wxba ka qaadi kari waayeen ee waliba adun-wynihii ka yaabay siday dalkodii dib uguso dhisteen waliba wanajiyeen somalidii shalay isugu tagtay ee isku dayday iny tirtiraan abtirsiintoida waa kuwaa mntba wda hoos jooga bariiskoda cunaya sida Bisadaha iygoo wliba cuqdad u qaba iyo ncyb hdna ka dhex ceeshaya taasa kuu cadayna iny yihiin rer sh isaxaaq ehlu-bayt illhy ilashanayo oo mgca guud la wadagaan xasidiin cuqdad-lawayaal ka xun sharaftoda noloshoda isku-filnantooda horumarkoda iwm , runtu ma taqaan la saayiraad ama xanaqa sidiinii ama soo caytama angaa waliba sidaa idinku jecel wyo waa karamoyinka ehlu-bytka , illaahw ada mhdaa le nga dhigy tafiirtii anbiyada iyo ehelkaad jeclayd binu sh isaxaaq 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

    • @ayaansiciid3819
      @ayaansiciid3819 Год назад

      Haa shalay iyo waan yaabay Facebook Tay Ka dhigeen markay sheekadan maqleen

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      libaaxa somaliland
      walaahi isaaq baan ahay oo DAN ayaan iska qaaday oo waxaan noqday %94 afrikaan %80 somali
      Carabtu isaaqa waa u reer abti hadii ay soo gasho xitaa ee meel fadhiista anagaa hidasidaha iska qaadnay oo waxaa soo dhan soo afjaraye

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 Год назад

      Hahaha 🤣

  • @farsamoyqn3295
    @farsamoyqn3295 Год назад +2

    Dagalka dhulmahante kadib inta soo buuqatay vediogan farta taag dir banahay🤣🤣🤣

  • @dietdawa
    @dietdawa Год назад

    Kenya wa 43 qoomiyadod

  • @acacius9903
    @acacius9903 Год назад +2

    Hence why Isaaq has 0 seats in Somalia's parliament because the ones that act like that they are representing Isaaq they are actually representing the Dir clan and not the Isaaqweyne.

  • @use_996
    @use_996 Год назад +1

    Ninkan tarikhdisa halo baadho wa nin hawlo kale dabada ku wata

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 Год назад +2

      Walaal, taariikhda ka horraysa awoowe isxaaq, wax inagaga xidhan ayaaba iska yar,, gaar ahaan xilligan hadda Lagu jiro uma baahnin,,
      Qofkaas cumamadda wataana hadday u gaadhay inuu iska dhurmo,, wa xore wuxuu doono ha ku tiraabo.🤗

    • @use_996
      @use_996 Год назад

      @@CamanKiish2 caaqilad bad tahay

  • @madarcali122
    @madarcali122 Год назад +3

    Diir maa nihin ee siida uu sheegayo ayan nahay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Madar Cali
      anigu Dir baan ahay hadaanad ahayn adigu weliba isaaq baan ahay

    • @madarcali122
      @madarcali122 Год назад +2

      @@ijoxasan9132 isaaq iyo diir isma galaan badow war waxad tahay ogow diir maa sanguudhuudha somalia ayaad tahay reer sheekh isaaq diir maa galaan

    • @madarcali122
      @madarcali122 Год назад

      Marka adigu reer sheekh isaaq maa tihid

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@madarcali122
      sangadhuudh iyo yuhuud adigaa ah
      ma Dir Aji baa sangadhuud ah yuhuud baadtahay ee mardanbe Dir waxaba ha ka sheegin balan waxan ku qaaday 4ta ilma dir in aan isu keeno oo hargaysa laga taliyo iyo Dirir dhaba dadkii soogalootiga ahaa baa Dir qaati ka joogaa yaab

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@madarcali122
      reer sheekh isaaq maadigaa DNA ka qaaday? habar awal iyo habarjeclo
      ladaba anagaa DNA ka hayna afrikaan bay noqdeen shalayna wiil reer togdheer ah baa iisoo qoray in isaga iyo walaaladii
      DNA laga qaaday ay afrikaan somali noqdeen ma sheeko baralay baad haysaa orod isbaadh

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Год назад +6

    Viva dir

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      ahmed Ibrahim
      waar Dr daaha waatuug mashruuc buu ku soo qaatay kala daadinta Dir yaahuu ku dhimo xaaraanta lagu siiyay

  • @monagoth
    @monagoth Год назад

    Umada isirkeeda NECEB oo carab wada sheeganaysa. Soomali oo dhan baa carab sheegatay.

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Год назад

    Waxaanu nahay reer sheekh Isxaakh bin Axmed banu Hashim. Waxaanu nahay nasab Soomaali ah.

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849

    Isku milmidii2aad
    Dir daarood hawiye daabaan (culimadii katimi bari carab group) ajuuran

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Год назад

    walalayol hawiyana arab bu ka so jedaan marka ma nihine dad kala fog aan iska daano qabilka

  • @daacadalleaamin1757
    @daacadalleaamin1757 Год назад +4

    Waar anaga reer shiekh isxaaq ah labada fikrafood ta carabta iyo ta direed ta direed ayaa aan saminsanahay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      daacad alle aamin
      walaahi reer sheekh isaxaaq baan ahay DNA baan iska qaaday %80 somali baan ahay %94 afrikaan carabtuu dawersanayaa waa sheeko kale

  • @gurayfarax946
    @gurayfarax946 Год назад +1

    Maantay ugu darnaayeen saldiintii xisbiga wadhi carab baanu nahay wax idinka soconaya ma ahee sheeko kale keena barina waxaad odhan doontaan xabashi baanu nahay adeer reer sheikh isaxaaq waa dir.wixii kale waa.huu haaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Guray farax
      waar waa lacag doon ee naacda meesha kala taga dheh 2022 ayaanu joognaa DNA baa nagu filan

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Год назад

    Runta aan idiin sheego dad yohow. Sheekh Isxaakh waa Soomaali.

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 Год назад

    Kutubkaas waxa Qoray siduu Dr sheegay Dube Ali Yare allya Raxma waana nin Adurhmin ah

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Hoobaan
      Dube Cali Yare isagaa carab ahaa doon baa la soo caariday markaa isaaq dusha iskuma sitee inta somalida ah baa badane nin laqarameeya yaanu anaga nasabkayaga ku ciyaarin

    • @hoobaan8674
      @hoobaan8674 Год назад

      @@ijoxasan9132 mafiicna inaad wax kasheegto Qofaanad aqoon Dube Ali Yare waa nin HJ ah sxb oo Udurxmiina oo Reer Ceergabo ah markaa iska hubi akhiro suaalaa Danbeeyee

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@hoobaan8674
      ninka anigoo soomaali ah carab iga dhigay
      su,aal anigaa weydiinaya aakhiro sababta uu nasabkayga beenta uga sheegay waa maxay haduu isagu carab ahaa anagu carab ma ahi

  • @haniashkir1670
    @haniashkir1670 Год назад +1

    Waxaan maqlay hawiye sheeganayo nasabkaan isaaq iyo hawiye maxaa isku galaxy?waa been waxaan soomalida oo dhan waxay kasoo jeedaan Ardu xabasha ceeb maahan yaa Ka sharaf badan dadkaas?

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Год назад +3

    Khuraafaad ay noo sameeyeen Suufiyo ayaad dadka aad rabtaa in aad dhaadhic.

  • @mudmullah
    @mudmullah Год назад +1

    The Ahlul Bait story is a myth, like the story of Cigaal Shidaad story, I am Somali and I wish it was true, According to genetic science(DNA) the Somali, the Oromo and the Afar people share a common ancestor who lived 3000 years ago, not 1500 years ago. Our Rasul(S.A.W) and the Ali bin Abutalib(R.A) lived 1500 years ago, so that rules out the banu Hashim origin. The Somali people are Cushitic, not Semitic(Arab). The Somali common ancestor lived 3000 years ago and is genetically, culturally and linguistically related to Pharaoh(fircaun) who lived 3000 years ago. ) By the way DR Daaha Cabdiqaadir sounds like Shia by saying Imam Ali karamallahu wajha). Also, that Abtirsi chain presented by DR Daaha Cabdiqaadir is broken, Muhammad al Mahdi does not exist, Hassan Askari died without any children. The Ithna Ashari shia call Hassan Askari their 11th Imam, and they claim he had a son named Muhammad al-Mahdi who is their 12th and hiden Imam, and according to Islamic Historian Al-Tabari, Hassan Askari did not have any descendants. So Muhammad al-Mahdi does not exist. what's important is not the lineage but taqwa. Al-Hujuraat | 18 إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ Verily the most honoured of you in the sight of Allah is (he who is) the most righteous of you.

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Год назад

    kkkkkkkkkkkkkkk
    imisaad ka qaadatay carabta

  • @abdirahmanartan1980
    @abdirahmanartan1980 Год назад

    Boog ayaa gira alle au naxariistee comar carete qaalib oo nasabka sheikh isxaaq iyo tafiirtiisy iyo inamadiisii sagaashanadii oo af carabi ah

  • @abdirahimmohamed7188
    @abdirahimmohamed7188 Год назад +1

    Oo hada soonaliba shaw manihin show
    Hada laga bilaabo somalinimadiiba left baanu ka qaadany
    Viva carab 😂😂

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal Год назад +2

    Lacag baa la Soo siiye .bulshit

  • @fathuma3573
    @fathuma3573 Год назад +1

    Muslimiintu hadey inagu ogyihlln maxay sakada inoo siiyaa ilayn sadaqadu waa kamabnuuc dadkaa

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 Год назад

      Haa waa run, sidaasaa ku taala qaynunka

  • @Moo2807
    @Moo2807 Год назад +2

    😅😅😅

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 Год назад

    Oo sakada ma qaadan karnaaarkaasi
    Bal hada arinkaasii noo sheega

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Год назад

    Ku waasheen sheekha koofiyad baclaayasha waar horaad garxajis magaciisa dhulka ula dhacdeen

  • @SawdaAxmed-nk8fj
    @SawdaAxmed-nk8fj 5 месяцев назад

    Dir manihin

  • @CamanKiish2
    @CamanKiish2 Год назад +1

    Hoogayoo ba'ay!
    Waaxay cumamadda casina? Dayran!!
    Hahaha 😂

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 Год назад

    Haddii ay xitaa dhabtahay sheekadani maxay inoo siyaadinaysaa ama inaga nuqsaaminaysaa weligeedba carab waa la sheegan jiray? Waxaa la yidhi sheekadan baa urdun lala tegay oo ahlul bayt la sheegtay markaasaa la garaacay kuwii sheegtay mansabkaa

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Год назад

    Mashruucii khawaarijta ayaa kadhamaday mamashruuckalaad soqadatay taasaa cadaynaysa inaadan somaali ahayn Ader Somali waysotostay wariyaasha Dana waydalen siday taariikh kuugu radinayen diri waadir meelay aduunka kadegenen malahan waana sojiren xadarada geska Afrika leh laakina waxankudhihi iskashego dirtaada samabatihid anagana kusinay ahaw oo haisburin iska aamu

  • @musesheik9507
    @musesheik9507 Год назад

    Tolow xasen iyo xuseen ma afsoomaali ayey ku hadli jireen reerkan mirqaankoogu mirqaankii daaroodka ayu dhaafey waliba kuwaas marka la eego xidhiidho ganacsi iyo mid taariikheed way yeelan karaan sida majeerteenka iyo warsangeli lkn iyaga laftigoogu carab ma aha kuwan meelba Iskama soo galaan xata ganacsi walaa taariikh hore ee waa iska mirqaan,labo shay aya dadka laga fiiriya waa hidesidaha oo la baadho iyo dhaqanka,dhqanka ii dooorku dhaqan carbeed ma u egyahsy waa maya cuntadoodu tu carbeed ma tahay waa maya midabkoogu ma casyahay waa maya

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      muse Sheik
      isaaq Carab ganacsi iyo guurba wuu dhex maray oo cadan intay berbera u jirto waad ogtahay dad Yamani ah oo
      kusoo qaxay berbera waqti hore wey jiraan balse isaaqa saxda ah waa somaali asal ah waana Dir Aji irir samaale

  • @sarahasan2957
    @sarahasan2957 Год назад +2

    walalayal qof walba abtirsamadisa ehilkiso ka dhaxla ee cid kale omashegto.marka anigo ayeyedey wa 80 jir awoogina 100 ayo jira waligodna hargisa kamey tegin wa isaq dhalada marna may maqal isaq wa dir.irir samalana markan waydiyey awoowgey wo qosley o woxo igo yery konfoor iyo wax dega manan maqlin kahor lixdanki.marka dhalinyarada duriada yaan laidin khaldin ahlul bayit bano nahey wixi awoowayashin no shegieen bano racina yaan tarikhdina qayirkin idin qorin.godabursi wa wada degna waligood maney naoran isaq wa dir .xata aabahey xamar bo ka shaqin jirey dawladi hore haweiye waligi kama maqal irir bano isko nahey.e reer konforko abtirsamada taxan illa awoowga mabey aqoon kahor isaq marko xamer tagey.e sida cawanka afrikanka ay kaso jeedan aya reerka laga adkado reerka awooda badan ku biri jirey

  • @farahhirsi8185
    @farahhirsi8185 Год назад

    Wax soo aqriya xassan al caskari wax rag ah ma dhalin xataaa shiicadaa isku haysta suniguna waa isku raacay inaanu rag dhakin oo walaalkiis jacfar u dhaxlay

  • @husseinbukhari4450
    @husseinbukhari4450 Год назад +2

    Ogaysiis
    Qaar ayaa commentga ku celcelinay
    Hadallo xaasidnimo ah
    Oo isku magacaabaya durriyadda
    (Ijo Hasan) hhhhhh
    Qofkasta wuu kubooadayaa
    Subnaaxana laah
    Ilaahay kacabso dn dn lahaye

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      hussein bukhari
      tuugu igama nabad galo waxan oo magac carbeed ah xaguu ka keenay Dr daaha waar waa dayuus sinjigiisa lacag ku iibsanaya iimaanka ilaahay hakaqaado kaas adiguna inta jaahilnimadu biyo dhigtay baad tahay ee berina Axmaar sheego oo maxaa kuu diidaaya hadaad carab sheegatay maanta?

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg Год назад

      Ijo Hasan WAA midgaha la dega ogaadenka waana kuwii askarta ka ahaa jirey hargaysa waliba booliska ciil iyo cadho ayuu U dhimanayaa boonka boonku dhalay 😂

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg Год назад +1

      @@ijoxasan9132 goorma kuugu danbeysay Somaliland yixirow walee walhtigu WAA kusoo qaban qadhmuunow 😂

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@MOHAMED-zc6bg
      waar looma baahna nin sinjigiisa cunto siista Dr daaha mashruuc buu wadaa
      waar waa bilaa carabe meesha ka lugee madawersado anigu waan shaqaystaa, huuh carabtu madoobaa ma cadho illaahay baa ku dhacday?

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@MOHAMED-zc6bg
      afqadhmuune waar isaaq waa soomaali oo waa afrikaan ama ooy ama qosol somali iyo carab maxaa isu keenay waa labo qoomiyadood oo afrikaan iyo aasiyaan kala ah badaw jaahil gaaroodi geela ku raaca maxaan kala hadlaa

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 Год назад +1

    Waa yaab in rag odayaal ah ay huu haa daas dhagaysanayaan.
    DNA iska qaada si aydan ugu wareerin dhal aydan ahayn

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit Год назад +3

    Hhh sheekadi darood bilawden 🤣🤣🤣🤣

    • @ceeblaawe1
      @ceeblaawe1 Год назад +2

      Sxb daarood shalay ayeey bilaabeene, hore ayaa caalim masaari ahi uu kaqoray nasabka sheekh isxaaq 87 sano kahor

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Год назад

      @@ceeblaawe1 Aqoonyahankii reer boorama waxa uu yiri reerka jaar baana la ahayn waligayo 1960 ka horna carab baan nahay kama aanan maqal. Marka su'aal ma jaarka ayaan beeninaa oo masaari xun oo dal fog degan oo aan idin aqoon ayaan warkiisa rumaynaa. Way jirtaa in qabiilooyin carab ah ay u soo guureen masar waqtii islaamku qabsaday, laakiin 60% masaarida qudheedu ma ahan carab sidaa daraadeed masaari waxba ka akhrisan mayno

  • @jigjigawisaahid475
    @jigjigawisaahid475 Год назад

    Iidoor dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo hadda waa iidoor carab weeyee hadduu cigaalka soo duubto ahahah

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Год назад

    Adeer dir ayayanu
    Nahay ee af qadhamuunka
    La baaaaaaaah

  • @abdirahmansanqo3680
    @abdirahmansanqo3680 Год назад +1

    Cida ka soo jeeda ahlu baydka sadaqada ma cunaan oo waa ka xarane maxay u qaatan sadaqada iyo sakada inata yaa iga jaahil saraya arinta

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Abdirahman sanqo
      sakada waxay u qaataan waa somali afrikaan ah isaaq waana Dir ninkan waa naloosoo diray oo Dirka kala furfurbaa la yidhi!

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 Год назад +2

    Hadii aad waydiiso ahlu cilmiga itoobiya keenya iyo soomaaliya waa ay yartahey qofku odhanayaa barnaamijka dirta iyo isaxaaqu waa mid markaa asharaaftu waa arin waxka jiraan waayo xerta iyo culimada suufiyada oo og inbadanoo taariikhda soomalida ah waxey ayidaan arintaa daaha
    Sadexdaa wadan kasoo dhaadhiciya inaanu dirnahey qoladaa waxaan kaloon u sheegi qodob muhiima ah waxaa waaye in oo isaaqa
    Taariikhdiisa ay dalka yaman taalo maadaama somalidu taheh reer guuraa waxba may qori jirin laakiin reer yaman waxey sheegeen in ay dalka yaman joogaa isaxaaqiyiin qolo la tiraahdo
    Arinta odhana xagee gashaan soomaali cidwalba meelbay gashaa waxaan kaga jawaabayaa 2 doqob
    1- reero naga yar baa jiree xagee galaa tusaale reer awxasan
    2- ta labaad waa in ay hablaha soomaalidu haday cadaan guursadaan aani iyagu ilmuhu u eekaaneyn ee uu aabaha ku eekaaso
    Isaaq iyo daarood waa carab waayo 5 qodon darteed
    1- gabeyga
    2- geela
    3- qabyaaladda
    4-iyo abtirsiimada
    5- quruxda iyo xarfaha x c oo aan laga helin cajamta ama dadka aan afrikaan aheyn afafkooda

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      madooran karee aloow noo door alow i caafi weligay
      waar waa bilaa Carab maxaa carab oo aan anigu reer abti u ahay igu celinaya waar kani lacag buu rabaa
      ee iska aamus somali baan ahay %80 afrikaan %94 DNA iska qaada hadaa rabtaan runta

  • @mohamedomer7262
    @mohamedomer7262 Год назад +2

    African Baynu nahay aynu iska deyno beenta aynu isku madadaalinayno. We are proud to be african

    • @cabdallecasio6737
      @cabdallecasio6737 Год назад

      Inder maxamed - africaanimada qudheeda u baahan caddayn - ninkani xog bu meesha keenay kaliya ha la so cadeeyo inay sax tahay ?

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 Год назад

      @@cabdallecasio6737 DHalasho Dhafoorka Ayee Ka Muuuqataa Wax LA Qoray Waxba Ma Taraaaayo

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Год назад

      @@cabdallecasio6737 😂😂😂😂Dhalasho dhafoorka ayey ka muuqataa, dadkaas madmadow oo jaarka ah ayaa loo egyahay, af carabina laguma hadlo. Reerku waxa uu ka kooban yahay, oday macawis xiran, shaati iyo kastuumo la'aan. Islaantuna gambo, diric iyo googarad ayeey xiran sida jaarkooda. Raad carbeedba meesha kama muuqdo. Diinta indhayar iyo baantuugaba in badan baa muslim ah, carabna masheegtan.

    • @mohamedomer7262
      @mohamedomer7262 Год назад

      Tuutsiga iyo carabta kuwee baynu isku eegnahay tolow. Carabnimadu waa isir diin maaha. Isirkeenu waa somali Diinteenu waa furqaan. Dad carabta ka fac weyn baynu nahay kana dhaqan fiican. Carabi shalay bay ahayd markay hablaha nolosha ku aasaysay

  • @Mohamedmahdiismail-wv6kx
    @Mohamedmahdiismail-wv6kx Год назад

    RUNTA WATA HADANU NAHAY RERR SH ISAXAAQ

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy Год назад +2

    Woo fiican yahay ninkaan xifdiyay qabiilka isxaaq ee carbeed
    Laakiin waxoo iloobay in
    Habar awal ee carab baxsanin
    In habaryoonis ee baxsanin carab oo iloobay
    In carab baxsanin garxajis oo iloobay
    Qabiilkoo tiriyay habrahan intee uga xirmaan

    • @kx___k8191
      @kx___k8191 Год назад +2

      ᴡᴀxᴀᴅ ǫᴏʀᴛʏ ᴡʟʟʜʏ ᴍɪᴅʜ ʟᴀɢᴀᴍᴀ ғᴀʜᴍɪɴ

    • @hodanhonest7290
      @hodanhonest7290 Год назад +1

      awoowgaya sheekh isaxaaq noo ma biixin magacyada ee waa magcyo kale waxad sheegyso daauud sheekh isaxaaq iyo abdirahamn sheekh isxaaq weey labad reer magacyada saxda ahi

    • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
      @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy Год назад

      @@hodanhonest7290 ma xumo halkee carab ka baxsataa magaca habar
      Habar jeclo ama habar joonis
      Caqliga woo diidaa inaa kadhaadhiciyo carab aa baxsato habar ama laf kamid ah carabta aa habar baxsato

    • @hodanhonest7290
      @hodanhonest7290 Год назад +1

      @@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy taas aduu qadaadweyn bad tahoo dee ma fahmiysid maxa ka qaldan sow kuma sheegin in mar danbe la bixiyey lkn magacyadooda cadiga ah maha h.awal waaa APDIRAHMAN S. ISAXAAQ .GRXJISNA WAA DAAUD SH, ISAXAAQ H.J NA WAAA MOUSE SH ISAXAAAQ MA FAHANTAY MIZE ACQLIGA KAGA JIRA QADAADKA WEYN☺

    • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
      @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy Год назад

      @@hodanhonest7290 soo adi Lee madhahoosidoo waa la badelay oo magacyo cusub noo sheegeesid
      Intaa nii naqaanay habro aa ku abtirsanjirteen
      Su,aashu ma qalad boo ahaay in habraha lagu abtirsado hadii jawaabta haa tahay
      Idinka meel niila raacaayo majireeso
      2050 twain aa ku abtirsaneesiin
      Hadii laga helo qof isxaaq ladhaho twain
      Kaas aa sheeganeesiin
      Qofkii qabiilkiisa ka guurguuro ama magacyadiisa qabiil bedelo
      Waa dad aa asal laheen
      Taas ee waligeed taariiqda qori jirtay

  • @ismaaciiljoome4403
    @ismaaciiljoome4403 Год назад

    هذا تشيع قبيلة كبيرة من قبائل الصومالية العريقة ورائها إيران

  • @shiinexusen4748
    @shiinexusen4748 Год назад +2

    Waar adeer isaaq waa isaq maxamed xiniftire mahe, dir, irir, samaale, landhere banaan degay baan ahay geeska afrika xagee lagaa soo diray