Qabiilka Reer isaxaaq Ma Xadiis ayuu Nabi Maxamed CSW Ku Sheegay ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 119

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +10

    mashallah!!!!!!!! Anigu markay 80.000 ku kabiyeen 3000 ayaan gartay in waxa ilaahay isku garabtaagay ay africaanimo ka wayntahay oo DNA nabigu ku jirto dhashiisii yihiin !!!!!!! from saylac majid qiblatayn

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Год назад +8

    Anigu waxaan ahay 58jir waxaan garaadsaday iyadoo abtirsiinta shiikh isaxaaq lagu joojiyo 3oday ooahaa shiikh isaxaaq binu axmed binu haashim waxaan layidhi shiikhaa yidhi Alla raali haka noqdee SI.aanay qabiilkooda u ilaawin waxaan isugu xidhay magaca u horreeya iyo kaugu dambeeya oomidna kiisa yahay midna abtirsiintiisa ugudambaysayahay oo bini haashim ah

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Год назад +2

    Subhaana Allah
    Walhi reerkaan waa waasheeen

  • @Lasagedlacornesomalilandaise
    @Lasagedlacornesomalilandaise Год назад +3

    Qudobka 4 : Isxaaq wa tafiirti Fatima binto rasuul

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 Год назад +1

    sakada sheekh isxaaq ma qaadanjirin iyo wiilashiisiiba ee wixii danbaa dhaqanka dadkay nadeganayen kaga daydeen

  • @muxiyadinnageegir177
    @muxiyadinnageegir177 Год назад +5

    Aniga ayaa kuu sheegaaya qodobka afraad iyo mid shanaadba waa kow abtirsiimuhayagu ama isaaqa badankiisu 10ka oday ee uhoreeyaa waa magac soomaali wixii ka danbeeyaa waa carabi sidaa awgeed waxa cadeyn kuugu filan inaan waayadii hore aanu aheyn carab

  • @hindasheikhyussuf2559
    @hindasheikhyussuf2559 Год назад +5

    asc waxaad gashaa muntadaa ashraaf waa majalad kusoo baxda afka carabiga halkaas ayaad ka heli doontaa macluumaad fara badan oo khuseeya reer sh.isaxaaq insha allah si ay kuugu buuxsamaan 4 qodob ee kuu buuxinaya dareenkaaga

  • @mustafehussein6983
    @mustafehussein6983 Год назад +4

    Sheekooyinka qaar waa run lkn wax baad isku qaseysaa kala duwan inaad ciidankii boortaqiiska gaar uga hadasho weeyi ta sheekh isxaaq gaar u sheegto xisaab iyo iga geeda iska daa macluumaadka aan hayo halkani kuuguma soo gudbin karo weynuse kulmi isha Alla

  • @kamalibrahim2025
    @kamalibrahim2025 8 месяцев назад +1

    Wll waxa ku cadeynaya reer Sheekh isxaaq iney ahlu bayt ey yihin bal waxaad so raadisa reer kaliya oy intaaso awliya ilaahay ey ka dhalatey marka xiga waxan ad u jecla inan kula wadaago sir ku saabsan siidi ingriis marka horeba u ku imid waqooyi iyo cidi u yeedhey deetena markasaad fahmi sababta keentey inu ogolaado sexeeyadii lala galey
    Wa salaamu wa raxmatulaahi wa barakaatu

  • @sainabahmed2535
    @sainabahmed2535 Год назад +2

    Salalhu calayhi wasalaam

  • @IsmahaanAli-me9fs
    @IsmahaanAli-me9fs Месяц назад +1

    2024😂❤

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 Год назад +2

    Anigu waaban aminay oo waban qatay waaba tafiir wacan oo dad wacan kaso jeedan

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 Год назад

    Malaayacni number 1

  • @minursa02
    @minursa02 Год назад

    Qoodhobka afaraad, Illaheey ayaa uduleeyey ciidhankii ugu xooga baadna geeska Africa (Libaaxyadi geeska). SNM oo faarakutiiris aha, waarmo wataa Aya bebeyaadhi iyo dabadihii kawada qaabsadheen.

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 Год назад +3

    Salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam salallahu calyhi wasalam N&N.k.h

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Год назад

    Xertii iyo kala saar asalka reer sheekh isaxaaq 13 baanu ka tirsanaa anagu

  • @zahrayonis8744
    @zahrayonis8744 Год назад +1

    ManshaAlllah wa ruunta xaqiiiq geesi nolow ruunta xaqiiiq ruun ruun

  • @amiin4299
    @amiin4299 Год назад +1

    Adkaatay adkaatay. Intii aynu naqaaney way dhaaftay. Cilmina kuma hadlayo, caqlina hadalkii daa. Waar naga xishoo oo waxaad ka faaloon kartid ka hadal. Aqoonta iyo cilmiga culimada u daa, adigu halkii horaad ku roonayde halkaa ku ekoow.

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Год назад +1

    Snm baan ka gartay ehlu beytkii inay yihiin

  • @fuadcabdullahicali8981
    @fuadcabdullahicali8981 Год назад

    Nimanyahoow aada arlada carabta ee ka guura arlada soomaalida ku dhan warka

  • @zacktech4077
    @zacktech4077 Год назад

    Madawga

  • @abdirahmanhersi6393
    @abdirahmanhersi6393 Год назад +1

    Saaxiib luqada waad qaladay Denmark ay ku hadasho maaha Dutch ee halka dib ugu noqo

  • @mohamoudmohamoud163
    @mohamoudmohamoud163 5 месяцев назад

    SC
    Horta waan ku taageeraa waxaan kugu kordhinayaa Abtirsiinadii sheekh isxaaq ee dhawaanta odayaashii reer Sucuudi Arabia ee ku Abtiriyey imaamyadii shiicada oo 12 lagu sheego Maxamad Almahdi oo ay shiicadu tidhaahdo waa mahdiga ay ku sheegeen inuu god galay isagoo markaas dhashay hadaba sidee ayaa loogu abtirsaday . Waa shakhsiyad aan jirin sida ahlu sunnuhu sheegaan

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад +1

    qiilkaa wuu jaban yahay laakiin dadka waa lakala saaraya dayrta maanta ah......

  • @CaliCaawiye-tn4yh
    @CaliCaawiye-tn4yh 11 месяцев назад

    Waa.anaga.kuwaasi.xorayin.doona.qustadiina

  • @faysalbarre5574
    @faysalbarre5574 Год назад

    Salla laahu calayhi wasalam.

  • @sahrawarsame3902
    @sahrawarsame3902 Год назад

    ASC waxaad udhabagashaa Abtirsiimada Curadka Reer Shekh Isaaq. Nalasoo wadaag jaabta kaaga soo baxda.

  • @ericaone3273
    @ericaone3273 Год назад

    Qabyaaladii ma halkaa bay gashay

  • @hassanmo1237
    @hassanmo1237 Год назад +2

    Hhhhhh dhagaxanbay laabtaaa kawada saartay 😂😂😂

  • @Misissqasim
    @Misissqasim Год назад +1

    3 qodob oo aad ku sheegtay ineey cadeeyneeyso waa been cad walaalo wax ka jiro maleh 1)boqorid danishka aad sheegatay in ay timid xeebaha somaliland magaceed ? Xeebteey dagtay ? hadiise ilaah kawaday dad dhiban dhibka kaqaaday ma waxeey kadhigantay ineey Carab ahayeen? 2 cumeesigii ingriska waa mid cad oo taariikhda ku xusan uma ahan cadeen in isaaq carabyahay maadama ilaah u saqiray in ay heshiis lagalaan . 3 waxaad sheegay in ay jiraan 77 reer isxaq loolz maxaa cadeen u ah in ay yihiin reer isaaqa aan naqaan maanta carabtaan aad sheeganeeysiin meey idin dooni maanta ma isweeydiiseen? Maxaa Carab uga baahantahay maanta qarnigaan aan joogno?

  • @abdirahmanabdilahi1291
    @abdirahmanabdilahi1291 Год назад

    Asalamu calaykum cabdiwahan anaa kuugu daraya qodobka afraad waxa jiray nabi ibraahim calayhi salaame waxa uu dhalay laba ismaaciil iyo isaxaaq caleyhi salaam

  • @salamdahir2092
    @salamdahir2092 Год назад

    Hadalka ilahayn iyo rasuulka haka sheegin wll

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Год назад +1

    Murqaankii mahalkaa buu galay waa sheeko cusub

  • @CaliCaawiye-tn4yh
    @CaliCaawiye-tn4yh 11 месяцев назад

    Waxanunahayi.ehelubayid.kii.scw.nebiga.muxamed

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Год назад

    Issaq waa issaq. Issaq vs all somalia

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Год назад +1

    Beenaale dhashka waxa la yidhaah Holland

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Год назад

    Maaa taaba Keen manta

  • @isisisraelsecretintelligen9933

    ISAAQ,ISXAQ WAA .MAGAC YUHUUDEED.

  • @abdullahiawaaden1780
    @abdullahiawaaden1780 Год назад +2

    Asc sxb hadii aan ku saxo odayaashii ugu horeeyay ee heshiis la gala ingriiska waxay ahaayeen samaroon heshiiskaasina wuxuu ka dhacay saylac waxayna ku hesheyeen qodabada aad xustay ee fadlan taariikhda bren haka sheegin mahadsanid

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 Год назад

      Waaruntaa xaqiiq

    • @abdilahiabdiyusuf7658
      @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад +2

      waad riyooneysaa berbera saantii wax lagu kala qortey may googin salacda aad sheegeyso yaa xukumayey muran baad dooneysaa ma hadaad soo toostay mise dhegta ayay wax aan jirin kuu saareen

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад

    Markii la doonayay ina issaq iyo tafiirtooda la tirtiro oo Djibouti / Ethiopia iyo Somali-Repeblic ku heshiiyeen kabacdi dee ilahay waxba ma khabaysane waaki maraycankii satelite kula socday live iyo chinihi iyo indhayartiiba yaabay quwadii africo taangiyadii dubaabadihii iyo diyaradihii oo sida duqsi la buufiyay daatay suwaasha ninkastaa iswaydinayay warxay ahayd waar waayo dadkani miyay walanyihiin ma saqraansanyihiin ma baniadambaa mise waa lagu jiraa quwado aynaan garanayn !!!!!!! Iyo muse bixi oo addis Abeeba jooga ayay kuwii beesha calamku ku tidhi Abby Ahmed iyo Erytrea waxay doonayaan inay formajo Hargayssa geeyaan oo kolayba tooda muqadas ah oo waanay kaa xoogwaynyihiin maxaad yeeli doonta wuxuu ku jawaabay Oromadu dhib uma arkee idinka waa maxay mowqifkiinu ?? markay amuseen iyuu isagu isku jawaabay uu yidhi aduunyada ninkii roonba reerka uu hadhiyee waa inoo kulankeena danbe iyo anagoo gulaysanay inaynu dib iskusoo horfadhisano. kolkaa waxaa waliba yaaba siday markasta u badbaadaan iyio sidaanay warba uga hayne ay kursiga isku haystaan ee marmarka qaar kusoo ashkatoodaan kuwii iyaga u shirayay iyo goobtii loogu shirayay badanka ethiopia ama nayrobie .markastoo la dhaho maantay u liitaan duufaan rabaaniya oo qabilaysan oo badbadiya ayaa lagarani waaya cir iyo dhul xagu ka socdo hahahahhahahahhahaha from saylac ❤👮🏼

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +2

    horta aan ku sheego carab wa laba carabti carab ahayd ma nihin waxanu nahay carabti la carbeeyaay reer binu ibrahim ku aroorta ehelu baytka ayaanu nahay waa xaqiiq taasi orod soo eeg dna waxad arkaysa carab iyo yaahuud iyo dad baan oo lagu leeyhay wa beri dad aad ilamder ahaydeen waxa lagu cadnaya labadii boqol sano u danbeya in somali lagu odhan jiray lakiin asalkii waxaanu nahay dadkii antolia ee carabta isla fal galeen sideedana aduunka DNA marka la eego sida loo tisatdo raga aduunka badankooda waa xadhalay ninka Ka mara laga soo tago asalkii hore halka heka dhexa K haday noqot carab iyo isaaq iyo hindi iyo china iyo yurub kuli dhaman raga aduunkas odhan wa K kale waxa dhalay nin kale E la yidhahdo somalidana badankeeda wa sidas DNA gooda maxa kale la isu daalinaya dadki way cadeeyeen inanu nahay dadkaas marka danbe ku aruuuraya T maxaa loo muramaya manta ma aduun la murmaa jooga daroodkana iyo somalida kale badankoodan ninka E la odhan jiray africa dhalay bay ka soo jeedan qofkii eegay dna waa shegi karaa jabtii ciisaaha ku nool canfarta itoobiya iyo kuwa jabuuti ugadenkan daroodka sheegta ee rer itoobiya herida samroon sure dhamana wa isku dad siday cadaysay dna xata gobalada dhexe qaar badan mudug ha u badanto xata garoowe waa T inta kale somalida wa E weliginba daala waxasan ahaana waxaba aka fiican manta maxad tahay somalidii kale wa la hayste aan xor ahayn Isaaqana wa xor barakaysan weliba waxan doonaya maalin malamaha ka mida inaan idin tuso wax aad yaabi dooantan caaynaya in dalkan Somaliland barkaysan yahay insha Allah

    • @sabaaddiriye9377
      @sabaaddiriye9377 Год назад

      Waxaanu maqalijinay heeso xooleed logga heeso maqasha oo dadkii hore ay sameeyeen oo ay dhaheen sidan maqalay waralaay maluuguu waramay yaa II waramay mawalaalkayoo webi hoose iyo ma,waaleed ka yimi.
      Markaa erayaga Moweleed waxaa la dhihi jiray berbera ama SL.

    • @wacanoowanaagsan6166
      @wacanoowanaagsan6166 Год назад

      Sidraay Alle ha ku barakeeyee bal soo daa warka.
      Burcaan kaa soo salaamaayaa.

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 Год назад +1

      @@wacanoowanaagsan6166 masha Allah wcs thank you burco igu salaan warkas na malin baa la soo daynaya insha Allah

  • @nafiisamaxamedkaariye4923
    @nafiisamaxamedkaariye4923 Месяц назад

    Inader taariikh da Iska sax ingriisku intaanu dadka reer somaliland heshiiska lagalin ka hor dagaal ayuu kusoo qaaday wayna Iska celiyeen kadib heshiiska lagaly

  • @abdulhassan7940
    @abdulhassan7940 Год назад

    Daarood magaciisa sax ah waa cabdiraxmaan..

  • @jamacaxmedmaxmedxashi
    @jamacaxmedmaxmedxashi Месяц назад

    Mahayno

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Год назад

    Labadaasaa caddayn kuugu Filan

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 Год назад

    War aamus illaahey iyo rasuulkiisa scw haku been abuuraninee reer isxaaq hadaa kamid tihiin yuhuuda ayaa lajoogi laheydeen ayagaa kadhashey nabi isxaaq wiilkiisa yacquub wuxuuna dhaley 12 wiil waana 12ka qabiil ay yuhuuda ukala baxaan

  • @abdirahmanabdilaahi6563
    @abdirahmanabdilaahi6563 Год назад

    Sheekadadu cilmi kuma fadhidp

  • @yusufwarsame3387
    @yusufwarsame3387 Год назад

    Druvjuice waa afka ay ku hadlaan dadka holandiiska ah iyo dadlarna dhaj ayaa la yiraa

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 Год назад

    Nabiyullaahi ibrahim inamadiisii mid ka mida oo ah kay yuhuudu kasoo jeedaan ayuu ahaa isxaaq.

  • @khadarosman4992
    @khadarosman4992 Год назад

    Waxaad ogaataa inaugural dadku wada nool yihiin mudo qof waliba mar uu qof dhalo ma dhinto waana macquul inay dhacdo sababtoo ah reer sheekh isaxaaqa maanta jira qaar qaar ayaa laba iyo toban tirsada qaar na lix iyo labaatan ayay tirsanayaan markaa sideed isugu keentay bal sheeg

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 Год назад

    Waxan aad shubabayso wax faaiido ihi kuma jiraan. Waayo kuma salaysna xaqaaiq ee waa male.

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 Год назад

    Ninka ugu beenta badan oo isla maqiiqo

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon Год назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
    Waxa jirtay meel ama bartilmaameed u ahayd sheikh Isaxaaq oo ahay Murmadle marye dheere...Oo wali jira oo ah Cigaalka afarta guntiimo leh iyo huga ay ka dulgashadaan Khamiis ka ...oo cadayn u ah inuu sheikhu ka yimid Carabta ..Isaxaaq waxay yuhuudu u yaqaanaan ama loobixiyaa oo macneheedu yahay qofka Mubsuudka ama Qosolka badan الضحك
    Khayran katiiran

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад

    maanta sakadu waa la qaadanayaa

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад

    waxba reer sh.isaxaaq haku daalin wakhti aan fogeyn ayay cadaandoonta cida ay yihiin

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Год назад

      Waa run oo odayaashooda baa abtirsinadooda dhabta soo heli doona. Marakan waa shiikh isaxaaq al-ahmed al-kurdistaan

  • @abobakerosman90
    @abobakerosman90 Год назад

    Dech waa holand

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 Год назад

    War xadiith garan mayside xishoo, xadiisku ciyaar ma galee

  • @cabdifataaxibraahim8466
    @cabdifataaxibraahim8466 Год назад

    Waar buuga c/risaaq caqli ka qoray soo akhriso habaryay

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад

    isaxaaq kurdiyiin ah ayaa jira reer sheekh isaxaaq kalana waa kuwan daga SL waana arrimo sir aha laakiin sheekoiyin siyaasadeysan ayaa imika socda oo kale

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Год назад

    Oo maxad u dhaafay isaaq sacad

    • @awalisaac2082
      @awalisaac2082 Год назад

      Haa, anaa ba ah Isxaaq Sacad Muse!😂

  • @nuuxfaarax2180
    @nuuxfaarax2180 Год назад

    Ka dar oo dibi dhal kii yaraa.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Год назад

    Bal jaahil duch or Nederland yidhi Denmark what a wonderful world lews amestrong

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 Год назад

    Saaxiibayaal xadiisku kitaabkee ku yaalaa ii soo sheega

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 2 месяца назад

      @aftaag
      سمعتُم بمدينةٍ جانِبٌ منها في البَرِّ ، وجانِبٌ في البحرِ ؟ لا تقومُ الساعةُ حتى يغزوَها سبعون ألفًا من بني إسحاقَ ، فإذا جاؤوها نزلوا فلم يقاتِلوا بسلاحٍ ، ولم يَرموا بسهم ، قالوا : لا إله إلا اللهُ واللهُ أكبرُ ، فيسقط أحَدُ جانبَيها الذي في البحرِ ، ثم يقول الثانيةَ : لا إله إلا اللهُ واللهُ أكبرُ ، فيسقطُ جانبَها الآخرُ ، ثم يقول الثالثةَ : لا إله إلا اللهُ واللهُ أكبرُ ، فيفرجُ لهم ، فيدخلونها ، فيغنَمون ، فبينما هم يقتسمون المغانمَ إذ جاءَهم الصريخُ ، فقال : إنَّ الدجَّالَ قد خرج ، فيَتركون كلَّ شيءٍ ويرجعون
      الراوي : أبو هريرة | المحدث : الألباني | المصدر : صحيح الجامع | الصفحة أو الرقم : 3638 | خلاصة حكم المحدث : صحيح | التخريج : أخرجه مسلم (2920) باختلاف يسير
      
      أنَّ النَّبيَّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم قال: سَمِعْتُمْ بمَدِينَةٍ جانِبٌ مِنْها في البَرِّ وجانِبٌ مِنْها في البَحْرِ؟ قالوا: نَعَمْ يا رَسولَ اللهِ، قالَ: لا تَقُومُ السَّاعَةُ حتَّى يَغْزُوَها سَبْعُونَ ألْفًا مِن بَنِي إسْحاقَ، فإذا جاؤُوها نَزَلُوا، فَلَمْ يُقاتِلُوا بسِلاحٍ ولَمْ يَرْمُوا بسَهْمٍ، قالوا: لا إلَهَ إلَّا اللَّهُ واللَّهُ أكْبَرُ، فَيَسْقُطُ أحَدُ جانِبَيْها -قالَ ثَوْرٌ: لا أعْلَمُهُ إلَّا قالَ: الذي في البَحْرِ- ثُمَّ يَقولوا الثَّانِيَةَ: لا إلَهَ إلَّا اللَّهُ واللَّهُ أكْبَرُ، فَيَسْقُطُ جانِبُها الآخَرُ، ثُمَّ يَقولوا الثَّالِثَةَ: لا إلَهَ إلَّا اللَّهُ واللَّهُ أكْبَرُ، فيُفَرَّجُ لهمْ، فَيَدْخُلُوها فَيَغْنَمُوا، فَبيْنَما هُمْ يَقْتَسِمُونَ المَغانِمَ، إذْ جاءَهُمُ الصَّرِيخُ، فقالَ: إنَّ الدَّجَّالَ قدْ خَرَجَ، فَيَتْرُكُونَ كُلَّ شَيءٍ ويَرْجِعُونَ.
      الراوي : أبو هريرة | المحدث : مسلم | المصدر : صحيح مسلم
      الصفحة أو الرقم: 2920 | خلاصة حكم المحدث : [صحيح]
      كان النَّبيُّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ يُبشِّرُ أَصحابَه بالفُتُوحاتِ؛ ليُثبِّتَ قُلُوبَهم، ويُخبِرُهم بمَوعودِ اللهِ بانتشارِ الإسلامِ والتَّمكينِ والنَّصرِ.
      وفي هذا الحديثِ يَسألُ النَّبيُّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ الصَّحابةَ: هلْ سَمِعْتُم عنْ مَدينةٍ، جانبٌ مِنها في البرِّ، وجانبٌ مِنها في البحرِ؟ وفي رِوايةٍ أُخرى لمسْلمٍ: أنَّها قُسطَنْطينيَّةُ، وقيل: المرادُ مَدينةُ رُوما، فأخبَرَ الصَّحابةُ النَّبيَّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ أنَّهم قدْ سَمِعوا بها، فقالَ لَهمُ النَّبيُّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ: «لا تَقومُ السَّاعةُ حتَّى يَغزوَها سَبعونَ ألفًا مِن بَني إِسحاقَ»، والمرادُ بهم: مَن أَسلمَ مِن غيرِ العربِ، وهُمْ مِن سُلالةِ نَبيِّ اللهِ إِسحاقَ بنِ إبراهيمَ عليهِما السَّلامُ، ولعلَّ المرادَ بهم أكرادُ الشَّامِ، قيل: يَحتمِلُ أنْ يكونَ معهم غيرُهم مِن بَني إسماعيلَ عليه السَّلامُ، وهُم العربُ، أو غيُرهم مِن المسْلِمين، واقتصَرَ على ذِكرِه بَني إسحاقَ تَغليبًا لهُم على مَن سِواهم، والمعنى: أنَّ مِن عَلاماتِ قُربِ قِيامِ القيامةِ فتْحَ تلك المدينةِ على المسْلِمين، فإذا جاؤوا إلى المدينةَ، نَزلوا حَوالَيْها مُحاصرينَ أَهلَها فلم يُقاتِلوا بسِلاحٍ، وَلم يَرْموا بسَهمٍ، ولكنْ يَقولون: «لا إلَهَ إلَّا اللهُ واللهُ أَكبرُ»، فيَسقطُ أَحدُ جانِبَيْها، أي: أَحدُ طَرفَي سُورِ المدينةِ، فقالَ ثورُ بنُ زَيدٍ الدِّيليُّ - أحدُ رُواةِ الحَديثِ-: لا أَظُنُّ أَبا هُريرةَ إلَّا قال: «الَّذي في البَحرِ» أي: أنَّ السُّورَ الَّذي سيَقَعُ أوَّلًا هو الَّذي في البَحرِ، ثُمَّ يقولُ المُسلِمونَ في المرَّةِ الثَّانيةِ: «لا إلَهَ إلَّا اللهُ، واللهُ أكبرُ»، فيَسَقَطُ جانِبُها الآخرُ الَّذي في البَرِّ، ويَقولونَ الثَّالثةَ: «لا إِلَهَ إلَّا اللهُ، واللهُ أَكبرُ»، فيُفتحُ لَهم فيَدخلونَها فيَغنَمون مِن غَنائمِ تلكَ البلدةِ، والغَنيمةُ: هي كلُّ ما أخَذَه المُسلِمونَ مِن أموالِ الكفَّارِ على وَجْهِ الغَلَبةِ والقَهْرِ، فبيْنَما هُم على حالٍ يَقتَسِمونَ فيها المَغانِمَ، جاءَهمُ الصَّريخُ، وهو المُنادي المسْتغيثُ والمحذِّرُ لهم، فَيقولُ: «إنَّ الدَّجَّالَ قدْ خَرجَ»، أي: في أهلِيكم وذَرارِيِّكم، فيَتركونَ كلَّ شيءٍ منَ المَغانِم وغَيرِها ويَرجِعونَ سريعًا لمُقابلةِ الدَّجَّالِ، ومُساعدةِ الأَهلِ والعِيالِ.
      والدَّجَّالُ مِن الدَّجلِ، وهو التَّغطيةُ، سُمِّي به؛ لأنَّه يُغطِّي الحَقَّ بباطِلِه، وهو شَخصٌ مِن بني آدَمَ، يَدَّعي الأُلوهيَّةَ، وظُهورُه مِن العلاماتِ الكُبرى ليَومِ القِيامةِ، يَبتَلي اللهُ به عِبادَه، وأَقْدَره على أشياءَ مِن مَقدوراتِ اللهِ تعالى: مِن إحياءِ الميِّتِ الَّذي يَقتُلُه، ومِن ظُهورِ زَهرةِ الدُّنيا والخِصْبِ معه، وجَنَّتِه ونارِه، ونَهْرَيْهِ، واتِّباعِ كُنوزِ الأرضِ له، وأمْرِه السَّماءَ أنْ تُمطِرَ فتُمطِرَ، والأرضَ أنْ تُنبِتَ فتُنبِتَ؛ فيَقَعُ كلُّ ذلك بقُدرةِ الله تعالَى ومَشيئتِه.
      وفي الحديثِ: بيانٌ لبعضِ عَلاماتِ السَّاعةِ.
      وفيه: إشارةٌ مِن رَسولِ اللهِ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ إلى كلِّ مُجاهدٍ في سَبيلِ اللهِ ألَّا يَستبْعِدَ أن يَفتحَ اللهُ الحُصونَ، ويَهدِمَ المَعاقلَ، بِقولِ: لا إلَهَ إلَّا اللهُ، واللهُ أَكبرُ.
      روابط هامة
      الأرشيف
      إصداراتنا
      راسلنا
      خدمات تقنية
      خدمة API
      نافذة البحث في الموسوعة الحديثية
      محرك بحث المواقع العلمية
      تابعنا
      Telegram
      Instagram
      Whatsapp
      Facebook
      X platform
      RUclips
      الاشتراك في القائمة البريدية
      أرسل
      جميع الحقوق محفوظة لمؤسسة الدرر السنية 1445 هــ

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 2 месяца назад

      TURKEY AKHIRKA WAXAA QABSANAYA RUUSHKA IYO GREECE. OO ORTHODOX AH IYO SHIICO IRAN OO WADA SOCDA. MARKAA DIB AYAA LOO XORAYNAYAA.

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 Год назад

    Isaaq wa magac Yuhiudi ah?. Carab muxuu awoodaa maanta afiunyadan?. In kawa nabadaa la waardiyeeyo mala socotaan?. Noloshana aanayba isu quurin!. Fiiriya sida Sucudigu Yamanta u galay!.

  • @diim7987
    @diim7987 Год назад

    Markeey ummaddu lumiso waxyaalaha daruuriga uu fakir fiican ku koro ..xaalkoodu waa sidaa aad arkeysaan!

  • @ahmedfarah2138
    @ahmedfarah2138 Год назад

    Ma waliba ayaa soo baxday

  • @abdirizak6867
    @abdirizak6867 Год назад

    reer sh isxaq 100/80 18ayii tirsaad

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 Год назад +1

    Me 24 ayaan katirsadaa

    • @Dayr12
      @Dayr12 3 месяца назад

      ana 25

  • @axmedmaxamed158
    @axmedmaxamed158 Год назад

    elubeydaka nabiga iyo diinta ma aflagadeeyaan oo nabigaga iyo diintada waxan kusamee mayiraahdaan mida kale eelubayku qaadka macunaan oo majecel yihiin hala soo ogaado oo hala socadeeyo markaas ayaan go aan kagaari donaa cidaa tihiin

  • @cawilsiciid
    @cawilsiciid Год назад

    Isaaq waa carab power

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa Год назад

    Aad baad u mahadsan thy sxb fikir Kay kalmada BIITO waa lugta waxaanu cadayn u ah fartii faraacida ayaa Laga helay sawair buraca ilaafaha wax odhan jireen BIITO .

    • @mustafehussein6983
      @mustafehussein6983 Год назад

      Biito wxy aheyd guutadii portaqiiska ee soo weerartay 1300-1400 intii u dhaxeysey dad 10kun oo qof ah ayey xasuuqeen lkn waxa lagu saarey hadal iyo halgan waa taariikh jirta, markii 2aad ee uu soo weerareyna waa markii axmed gurey jebiyey xabashida markaa wey jirtaa biito

  • @looyaan323
    @looyaan323 Год назад

    Qiyaaligaas miyaa keenteen beenta naga daaya isaaqow😊

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Год назад

    Absolut issaq waa arabe

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ala

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 Год назад

    Nin gabyey lixdannadii markii Ina cigaal irirsamaale sameeyeyna wuxuu yidhi harti inaanu nahay oohawiye haybta Nala sheegto iyo inaanu bini haashim nahay lahubsandoonee

  • @cabdisamadcali3440
    @cabdisamadcali3440 Год назад

    17 baan tirsadaa

  • @enghassenapdi8516
    @enghassenapdi8516 Год назад

    iyaa haraga kaga qoray

  • @abshirnasiye3028
    @abshirnasiye3028 Год назад

    biloahaa..ree.banii.israaiil

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Год назад

    xageyna doon u raacin cadan baabay xidhiidh lalahaayeen xataa yaman ayaabay geeĺ ka qaadeen oo doonyo soo saareen mar danbana yaman ayay is dileen waa halkay ka soo baxday COLKA WADHAF MA LAGU DEYEY

  • @realabdallah1
    @realabdallah1 Год назад

    Videogan ila fiiriya qofka u baahan inee reer isaaq eheen ehlu beyt ruclips.net/video/Def0w6RQqdk/видео.html

  • @zahrayusuf4662
    @zahrayusuf4662 Год назад

    عرب ١٩٧٤.😂😂😂😂

  • @giijecaarale2514
    @giijecaarale2514 Год назад

    Kadaroo dibi dhal.

  • @aadanabdiali7716
    @aadanabdiali7716 Год назад

    Kkkkkkkk

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 Год назад +1

    21 oday waa 700 oo sannadood, 22 odayna waa 730 sannadood. Qarnigu waa saddex fac. Markaa 1430 sannadood. Waxa kale ee aad sheegaysaa makhaayadaha ayay ku wacnaayeen.

    • @abtiyochannel
      @abtiyochannel Год назад

      Marka cali bin abii daalib hijriyada ayuu ka dambeeyay dhalashadiisu miyaa taariikhda kaa khaldan ku noqo markale dalashadiisana soo ogow 😂

    • @somalilandfirst.bashirtara869
      @somalilandfirst.bashirtara869 Год назад

      @@abtiyochannel faadumo rasuul buu qabey, markaa adigu xisaabi.

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Belaayo kugu dhacdeye
    Been ha ka sheegin

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Год назад +1

    Hadaanad aqon ulahayn sheikh isaxaaaq waydii dadka tariikgdiisa haya

  • @mohamedabdikadir6939
    @mohamedabdikadir6939 Год назад

    Reer sh isaxaaq waa reer binu israail, waayo isxaaq yuhuuda la baxda, ta labaad israail waxa la col la ah wadama ku xeeran , qabiil ka isaaq qana waxa la col ah qabiilada ku xeeran

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Год назад

      Isxaaqiyuun Yaman bay degan yihiin markaa ma Yuhuud baa Yaman degan ?

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux Год назад

    haday sidaad sheegeyso kugu raaco inaanu magaca isxaaq iyo ibrahim magacyo cajabi ah oo aan magacyo carbeed ahay maxaa diidaya nabi muhamed aanu asal ahaan ahayn carab markaynu raacno asalkiisa oo uu ku abtirsado nabi ismaacil oo uu dhalay nabi ibrahim oo ayna nabi ismaacil walaalo xaga aabo yihiin nabi isxaaq,marka silsiladaa laraaco miyaanay qureyshi cajab asalkoodi noqneyn la carabeeyey.

  • @allow3397
    @allow3397 Год назад +1

    Qof ama reer soomaali tirsado 15 ma jiro waa xaqiiqda ka hadalno
    Oo adiga waxaad sheegtay dhowr iyo 20tan taasi waa been cad

    • @WiilkiinasiibkaBadnaa
      @WiilkiinasiibkaBadnaa 15 часов назад

      Beesha hawiye waxay gaadhaa abtirka qofka ugu dheer 42 oday
      Daarood qofka ugu dheer 38 oday
      Sheekh Isaaqna ka ugu dheer 26 oday
      Sheekh Ciisana ka ugu dheer 20 oday
      Soomalidu maaha dad Aad u fog run ahaantii waa dad family ah oo isku dhiig ah carabna kama soo jeedaan waa soomali
      Hadii magac uun la tixraacayana
      Isxaaq waa magac nabi
      Sido kle ciise waa magac nabi
      Muse waa magac nabi
      Lkn dhaman waa magacyo qabaail soomaliyeed hadana waana magac Aad u wanwanaagsan