XOGTA Qosol Aduunka Cadeyn DNA Reer Sheekh Isaxaaq iyo Darood Ma Ciraaq bay ka Yimadeen Ma Caraba

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024
  • Item Title: News
    Item URL: elements.envat...
    Item ID: NBXJ6US
    Author Username: Leon_Felekyan
    Licensee: ahmed aweys
    Registered Project Name: xulashada
    License Date: April 27th, 2020
    Item License Code: 3EXWV9DSPF

Комментарии • 188

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +5

    viva Dr caynaanshe viva all somalia
    mahadsanid

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 Год назад +6

    Waad mahadsantahay dr xasan allah yacizak somali baan ahay
    Iam proud to be asomali

  • @saidhussein2679
    @saidhussein2679 Год назад +5

    Walaahi anoo nin daarood ah waxaan ku raacsanahay wax alaale iyo wax walba uu yiri waan ku raacsanahay waana nin celmi leh oo ka aqoon badan inta qof aan arkay ,,,war soomaali baanu nahay waxaan joognay nabiga scw hortiis ,,,taas waxaa u daliil ah itoobiyaan boqoro lagu sheegi jiray waligood anaguna Somali hadaan nahay badaas dheerarka badan ayaan daganeeyn oo waliba itoobiyaan waan ka da weeynahay oo waliba anagaa ka dhul weeyneeyn oo nalaga dhacay dhul badan ,,,,waxaan aamin sanahay in aan ugu da weeynahay

    • @mohamedrashiid7275
      @mohamedrashiid7275 Год назад

      Sawdiga og sxb masjidkii qiblateyn ee magalada zaylac kuyaal miyaan nabiga oo ( SCW)OO NOOL maan ladhisin xadaaradda somalidu maaney berigaa jirin ardul xabash kan lasheegayo maanu inaga ahayn (dhulkii afrika) miyaaney ahayn zaylac halkii asxaabtii sfrika usoo hijrootey ay kasoo degeen masjidkanna iyagaa loo dhisay

    • @Farhiyaaweys-r2b
      @Farhiyaaweys-r2b Год назад

      Isaaqu was dir yagaah diiday markii Britain timi ayey is dhaheen yaan la idib gumaysteen markaas ayey dhqheen carab ayaan nahay 1884 iska ogolaada nasabkiina

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +6

    long life Dr caynaanshe somalia asal ah mahadsanid

  • @mos1954
    @mos1954 Год назад +2

    Allah maxey Somali Gumowday, Mardhaw Waxaa Iman Doona in Somali Waa Reer Maajiuj wa majuuj.

  • @shukriarraye8243
    @shukriarraye8243 Год назад

    Masha Allah nin waxa yaqan osharaf leh baa tahye kun kalsoon wixii Alle ka dhigaye oo Qabiil iyo Qomiyad ah❤

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Год назад +1

    Jabartiga laftiisu ma noqon karaa kuush sida hindikushta tariikhdooda la hayo horey ugu soco topiga adoo mahadsan saan uga jahli baxno wsc.

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 Год назад +1

    Walaal isaaq iyagaa jidhi ,carab baanahay,iyagoo carab ahayn.

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 Год назад +11

    I believe that we as Somalis, are origins of humans, and all other nations and tribes are from Somalis. We have oldest human history and civilization.

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 Год назад +1

    Maanshaa,ALLaah Xasan mahadsanid Xaqiiqdu waa sidaa yaanan Nabiga Swc lagudambaabin haybtiisa

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh3205 Год назад +1

    Dr wad na soo afjartay

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 3 месяца назад

    Dr mahasanid warunta masha alha

  • @alihajiayanahmed9352
    @alihajiayanahmed9352 Год назад +1

    Dr.Hassan Asc wall iska waran xagad ka dhacday beryahan war bahinta wa laga waaye ,arimihi siyaasada iyo mulkilaha somalia Ismail Geele bal xalqad kaga hadal ???

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 Год назад +4

    Waligeey waxaan ogaa in aan oromo ku abtirsado hadaan jaale mareexaan ahay
    Carabna isir iima galin waana iskala weeynahay in aan carab sheegto African African dhalay baan ahay

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад +1

    ASC WLL OO MAXAD KA OORAN HERARIYIITUBA WAXAY SHAGANAYAN EELUULBEYT IYO IINAYIIHIIN FARCII RASUULKA SCW SCW MURUTANIYA WAXAY SHAGANAYAN EELUULBET السيد إسحق بن أحمد

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад +6

    waar anagaa DNA anigaa iska qaaday%94 afrikaan baan ahay%80 somali carab manihin
    %17carab afrika iyo aasiya degta isugayn waa intaa waxa nalaga helay carab manihin

    • @rooblegood8086
      @rooblegood8086 Год назад

      sxb waxa laga hadlaya Y dna haplogroup

    • @Farhiyaaweys-r2b
      @Farhiyaaweys-r2b Год назад

      Dir teena San diidaynay 1884 dan waa in aanu u ogolqqnaah

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Год назад +2

    Mahadsanid mudane

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 Год назад +1

    Waad mahadsantahey dr.

  • @skaba6390
    @skaba6390 Год назад

    Inaadeerkay caynaashe waan kula qabna nin fiican baatahay wadankaagii ku soonoqo soomaalilan sidii Martin ninka jooga maraykan ka ee sheegan jiray Madaxweynaha soomaalilan ee qurbaha

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +3

    true history DNA

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +2

    صل الله عليه وسلم

  • @abdiraxmaanabshir648
    @abdiraxmaanabshir648 Год назад +1

    Masha allh

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 3 месяца назад

    Sax sax wasx wasax

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 3 месяца назад

    Wadmadsantaha digtor xasan

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Год назад +3

    Carab ma nihin ilaaheey waxuu IGA dhigey Afrikaans waana Ku qanacsanahay

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад +4

    E1B1B1 is somali dna that dna is we share with north African ...

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +1

    وعليكم سلام ورحمه الله وبركاته

  • @maxamudmakhiri3232
    @maxamudmakhiri3232 Год назад

    daarood má aha duriyadii cali iyo rarulka scw

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Год назад

    Waa arin xaqiiqaa somali dhamaan waa dad meel ka soo wada jeeda 100/100

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад +1

      Barlin Hashi
      somaalida qayb waa asal somaalida qaybna waa soogalooti kamawado qabiildhan in uu soogalootiyahay balse qabiilkasta oo soomaali ah dad latoloobay baa jira oo Carb ,yuhuud Axmaaro Tikree ,Suudaan markaa qofku haduu awoodo DNA hayska qaado intuu marba meel isku taarilahaa!

    • @barlinhashi6752
      @barlinhashi6752 Год назад

      @@ijoxasan9132 waa jirtaa arintaasi lkn wax badan maaha caruurta gabdhuhu dhaleen cidii doontaa ha ka dhasho carab cadaan iwm waa somali dadka yimid oo ku dhex beermayna waa soomaaliyoobeen intaas baa na deeqda

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@barlinhashi6752
      gabadhu qofkay dhasho
      haduu cadaan yahay iyo haduu madoow yahay dal iyo dad buu leeyahay oo qoomiyad buu ka dhashay balse siduu somali ku noqday isheeg? dad baa jira aan somaaliba ahayn oo %90 noqday dadkale %1 qaar baa lagawaayay DNA somali oo hadana sheegta qabiil soomaali ah
      waana dadka soomaali qasaya qofka gabadhu dhashay %50 waa somali kawaran ka dhibic dhiig ah oo soomaali ah laga waayay ee hadana dalkaagii kula leh

    • @barlinhashi6752
      @barlinhashi6752 Год назад

      @@ijoxasan9132 waa dadkee dadka aan somali ahayn ma fahmin ee ii bayaani waxbadan baad Kaley ogtahay

  • @Farhiyaaweys-r2b
    @Farhiyaaweys-r2b Год назад

    Wqa hadal fiican

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 Год назад

    Alxamdulilaah ilaahaay baa mahadleh liaahaaybaanu umahadnaqaaynaa ilaaha noodoortay madabkaa madoow marlabaad warlabaad waxaan umahadnaqayaa ilaaha igadhigay qof soomaali ah alxamdu lilaahi rabilcaalamiin

  • @abdiwaliabdalla7553
    @abdiwaliabdalla7553 Год назад

    Waad mahad santahay

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Год назад

    Lacag bay iska Soo guranayeen suldaanadu ma hayaan taariikhda your brother

  • @realisticnewsviewer3316
    @realisticnewsviewer3316 Год назад

    Maxaad ka rabtaan reer sheikh isxaaq asharaaf haashim carbeed. Reer sheikh daarood tigray jabarti carbeed?

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Год назад

    ILAAHAYE HAKU CAAFIYO WALI CYDURKII ISAAQA MAKU HAYAA WAADA UDHIMANA INASHA A

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 Год назад +1

    Walaahi nimankaa ilaahii abuuray lamurmaaya oo iyagoo madoow carabsheeeganaaya oo umada soomaaliyeed nagasaaraya ma istaahilaan inlaxishmeeyo waa doofaaro

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Год назад +2

    Qurashi may ahayn carab waxay ahaayeen cajam ismaaciil Ibrahim waxayna ismaaciil bartay carabtii ka Soo hadhay reer caaf iyo samuud

  • @skaba6390
    @skaba6390 Год назад

    Hadaanu Isaaq nahay waxaanu ahay aanu nahay umaduna Ogtahay waxkajiraamajiran waxan ay nookeeneen suldaanadii kooxdii xusbiga Wadani diray ee Sucuudiga iyo Buurmadow oo uu Wadani u diray deegaanka Soomaalida salaadiin tii sool ku shirayeen ee foodada galiyay sool hays xiijinina waa siyaasadii Wadani wuxuu doonayaa in Isaaq kabaxo dirka usoo gurmada isaaqa marka lagusooduulo

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 8 месяцев назад

    Somali iska dhaadhicnaysaa somali way taqanaa dheega isaaq. Di ciisa somaroon inuu T-208
    I ta kale waxay haystaan E-v32 ma ad been usheegi

  • @farhiaalinor6666
    @farhiaalinor6666 Год назад

    Nigeria ayey joogaan xitaa saliida dabka saaran gacanteey ku wallaaqaan maadaama Allah yiri naarta waanka koryeelay rasuulka ayaa ilaa hada qoyskaas dabku ma karo

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 Год назад

    Wcs

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 Год назад +1

    Kan maanta xagee ka soo heshay waa kii siyaad bare u ekaa

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад

    rashiidiyiiin of Sudan

  • @wcxer
    @wcxer 4 месяца назад

    I’m Garxajis T haplogroup and 54% Eurasian

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад

    qabiilka rashiidiyiiin of Sudan Alxaqiiqah

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 11 месяцев назад

    Shubxanalah wuxuu yir ashraftu midabkodu isabadalo laqadodun isma badalaan miyanay bashar ahay war naga aamus

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +1

    HA LAGUGU DHARTO SUADI IYO CARAB BADAN WA T CARABTA J MA WADA AHA HADAY NOQDAN J IYO T WA WALALO OGOW RAGA ADUUNKA AFRICANKA MOOYE INTA KALE WAXAY KA ABUURMEEN k K AYAY KA SII ABUURANTAHAY T BEENA HA SHEEGIN ISAAQ MAHA E INYAR WA KU DHEX LUMI KARTA LAKIIN MAHA

    • @rooblegood8086
      @rooblegood8086 Год назад

      malaha isagaa E-v32 ah haduu sidaasi yahayna Isaaq ma aha ee reerkooda ha doonto

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 Год назад

      @@rooblegood8086 maha isaaq wa beenti isaaqu E malaha wa sheegato xun wuu is kashifay

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 Год назад +1

      Adeer j1 iyo T1 waxba iskuma galin ee beenta jooji

  • @abdullahkhalif8412
    @abdullahkhalif8412 Год назад

    Where were you we miss you .

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад +1

    anigaa habar xabuush ah DNA itoobiya laygama helin

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Год назад

    Walaal E1b1b asalkiisa wuxuu ka yimi Syria waana haplogroup ka Daroodka iyo Isaaqba yihiin! Waxaan la sheegay in J1 iyo J2 ba ay yihiin dad la wareegay oo asal Greek ah marka waa lagu dawakhsanyahay!

    • @nourayn766
      @nourayn766 Год назад

      E1b1b waa African asal ah African buuna ka farcamay T-m70 baa ciraaq ka yimi

    • @Farhiyaaweys-r2b
      @Farhiyaaweys-r2b Год назад

      E1b1b (E‐M293) haplogroup. This haplogroup is considered to have an East African origin, and it has been associated with the spread of pastoralism from East Africa to southern Africa
      Kaas ayaan kaaga solo qaaday reliable source haku Indha adkaan carab sxb

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Год назад

    Darod magalo hashim ,

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Год назад

    Waaleykum asalaam warahmatu allaah wa barakaatu

  • @shakurmaxamed
    @shakurmaxamed Год назад

    Warkan aad WAX WAYDIINAYSA
    WAA MID MUCAARID NIMADA SOMALILAND KUFOGATAY OO
    SHEEKO XUN

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    KANA AKHIRSO WAA COPY AAN KAGA SOO QADAY The history of T-M70 is essentially the history of Haplogroup T, as it's almost at the top of the T tree. Essentially everyone in haplogroup T has M70. It was probably formed over 17000 years ago, before many of the modern migrations, and is now widely dispersed across the Middle East and Europe and Africa.

  • @abdiali5443
    @abdiali5443 Год назад +4

    Kkkkkkkkkk war waanyabanahay Somali goormee carab noqdey

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h Год назад

    Strong hold ka Jabarti waa Erateria, Sudan iyo Ethiopia iyo Somalia

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 Год назад

      Iyo masar ku dar

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Год назад

      @@hamdijama4508
      Walaal waa runtaa eeg ninka sharciga dawladda Masar wax badan ka qoray, kutub badana qoray,
      Abd al-Rahman al-Jabarti (1753-1825) (Arabic: عبد الرحمن الجبرتي), full name: Abd al-Rahman bin Hasan bin Burhan al-Din al-Jabarti (Arabic: عبد الرحمن بن حسن بن برهان الدين الجبرتي), often simply known as Al-Jabarti, was a Somali-Egyptian scholar and historian who spent most of his life in Cairo.[2

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад

    The paternal sheikh of JABARTI is buried zubeida yaman..the jabartis are prearab tribes .. Egypt sudan ertrean tigrey somalia Saudi Arabia omaan and gulf and yeman ku nool..this is also a fact..it is very complicated...70 PERCENT of ARABS are Arabized.

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 Год назад

    Dr Hassan merci.wallakay somaalidu maynen ka waantoowin Carabta Marka ay sheega nayaan inay ka yihiin adoon somaaligu. Somali waa mid Arabe haku daalin haraadsan Hana daalin waa mid somaali waa iriir samaaleh doona Ama daala Ama diida waa Samaaleh somaali.

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Год назад

    Sideed ku aaminaysaa yuhuud inahuu khadacuu laah min qabl

  • @caateeyecabdi8941
    @caateeyecabdi8941 Год назад

    Illeen sheekhu isagaa ka sii warramay dadkiisa sheeganaya oo 3 qolo kala ahe

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Год назад

    Siro badan baan kuu sheegi laah abtirsinta 12 imam ee shiicada 11 xasan Al caskari kuu 12 ha la baadho 12 imam may hayn shiico

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 Год назад

    Soomaalidu asal ahaan waxay ka soo jeedaan faraaciinadii . Fircoon ayaa Awoow good ahaa. Ubu Lahab ba nebiga adeerkiis buu ahaa. . Wiil iyo aabihii ayaa jano iyo cadaab kala gelaaya. Iimaansada Awoow giin Fircoon. Soomaalay. Thanks

    • @abdirizakabdullahi9511
      @abdirizakabdullahi9511 Год назад

      Subxanallah xageed nala aadey fircoon qibdhi weye
      Anagu qabil ka carabta dudan beynu walalo nahay

    • @charmarkedjamaboulale-nz8hl
      @charmarkedjamaboulale-nz8hl Год назад

      Never mind si qaldan ayad uu fiqireysa wa runtis solaliduna waxay kolba gidaar uu xag xaganeyso oo ay ka carareyso ay carab iyo banu hashim iyo dhashi cali ibnu abu dalib loo sheeganaya wa run did wa fircon bad laa isir tihin did wa nabruud baa laa isir tihin diid waxa loo dafirayo nasabka quraanku waxuna inoo sheegey iin nasabka la dafirin abajahal iyo abilahab rasulkeena scw tolkis ahayeen maxay somalidu kuu dideysa iney kush yihin uu kush naa xaam awoow uu aha ay fircon iyo nabrud ba ahayen tafirti xaam uu xaam aha xaam ibnu nuux caleyhi salam
      Marka wa wax cunugu uu fahmi karo waxay somalidu uu sheeganeyso carab balse diinta way sheegata somalidu ee maa barato wa jahilin cawanta dhanta qowmu caad iyo samuud carab ayeey ahayen ilahayna wa rogey carabna carab nimadodi maysan dafirin somalidu way kasi xag jirsantahay carab oy faan iyo landhernimo awgeed iyo sharaf jacayl aya carab oo yagaba laa rogey loo sheeganaya

  • @saidaware5560
    @saidaware5560 Год назад

    Waa asxaabihii markay yimadeen ardul xamash ee muslimiyey ayaa magaca kabedelay oo uqoray ee majiraan wax caraba ee aan galno

  • @saidhussein2679
    @saidhussein2679 Год назад +1

    WAR MAXAAN U RAADINAA IN AAN SHEEGANO DID AAN KA DA WEEYNAHAY ,,,WAR ITOOBIYA HADII EEY NAGA DA WEEYNTAHAY DHULKA BADA MAXAA AAN U HEEYSANAA OO ITOOBIYA OO BOQORO WALIGOOD AHAA IN EEY BAD LEHEEYN , WAXAAN AAMIN SANAHAY AFRIKAANKA BADANKOOD IN ANAGA NAGA FARCAMEEN

  • @miiganenuurbh6023
    @miiganenuurbh6023 Год назад

    Kkkkkk baryahan xageed ku maqnayd

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +1

    Runti samalia wa Afrikanka wa samaliweyne iskukalsoonida buuxda qaba carabta ma jecel markan ka saaro in nahay islamka ba igal dhexey oo kaliya

  • @abshiroabdi8393
    @abshiroabdi8393 Год назад +1

    Wan aminsanahay anigon ahayn aqoonyahan inaay somaalidu tahay hal odey ayada unmba iskala qaqada

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 Год назад

    Dr in aan irir noqdo lakac waryaa

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 Год назад

    Wan ku raacsanahay War bixinta Aad siidaysay waxad ku hadashay kalmad dhabatahi waata ina dahir caynaashe sheegay

  • @yasowaso
    @yasowaso Год назад

    Dr Hassan khaladaad taariikheed iyo kuwo cilmiyeed buu galay. Sheekh Isaxaaq reerkoodu magaalada samara'a ayey kasoo qaxeen wakhtigii mustadhar billaah ee maaha wakhtigii Haaruun Rashiid. DNA waxa saamayn ku yeesha cimilada iyo cuntada sidoo kale luuqadda iyo dhaqanku ma saameeyaan chromosomka. waa run in hungurigu inawada shaqeeyo laakin tani maaha mashruuc Dictoorkow.

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 Год назад +1

    Iidoor wuxuu ku ab tirsadaa Dir
    Dirtuna waxay ku ab tir sataa xabashi
    Marka iidoor baa carab ah waa been cad ee ogaada

  • @masterpiece121
    @masterpiece121 10 месяцев назад

    Then Wy did my skin changed my grandparents is Arab 😂

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Год назад

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @ahmedhiir6799
    @ahmedhiir6799 Год назад +1

    Hhhhhhh Anna daarood ah. Carab shaqakumalihin afrikaans Ayaan nahay

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад

    DADKII DHUULKA LOOGU YIIMIID BAA AAH MADOOW OO DHALAY REER SHEEKH ISAXAQ IYO DAROODKA MARKA DHIIGODA LAGAWA YIIMAYO AFRICAN YAMAN TUBA MAWADA CADA IYO CARAB OODHAN

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад

    Been Ayaad Sheegtey Odeyoow Yaahuu

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад

    23 percent of arabian peninsula have somali dna E1B1b1.....alberta Einstein is E1B1b1..so napoleon bonaparte is E1B1b1.. Morocco muritinians and have the highest concentration of E1B1b1

  • @caateeyecabdi8941
    @caateeyecabdi8941 Год назад

    Isaaq yaad ka tahay markaasaa la garanayaa macnahaagee iyo waxaad ijeeddo iyo laftaadu inaad tahay r.sh.isxaaq

  • @awilxaajinuur7836
    @awilxaajinuur7836 Год назад

    Odaygan waxan u malaynayaa in uu garxajis yahay
    Garxajis ma haashimi ma dhalin sheekh isxaaq makii ceelka laysku dilay daarood iyo reer isxaaq ee soodhka kaysla dhacay baa islaantii sheekh isxaaq ee magaado waxay qaadatay wiil aanay dhalin markii ay gurigii la tagtay bay sheekhii ku tidhi wiilkan sidaa maha keenii waxuu ku yidhi kan baynu haynaa ee garka ku xeji ,waxayna is dhaafeen reerka ogaadeen ee reer isaaq

  • @afgobeedle
    @afgobeedle Год назад

    Majirtaa asharaaf Africa joogto qaasatan somalia iyo Ethiopia

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 Год назад

    Afkaad ka xaaraysaa ma tihid reer sheekh isxaaq ee waxaad tahay waxkale

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад

    There are 2 main haplgroups in somali pinusula are E1B1b1 starts in somalia and ends muritania..this is fact..all islands in midtreane sea and arabian pinusula and Anatolia have between 30 percent to 23 percent...this is a fact...the other haplogroup TM - 184 is found starting from jabouti dirdawa harar dolow baidboa ends muritania n the biyo MAAL marka...haplagroup tm184 have the highest FREQUENCIES of n calcuta India jabouti in marka this is also is fact of science....

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Год назад

    Waa garacyadu Somali waqooyi galbeed la doonay inuu daarood najaaseeyo oo xaarkii kufaarta midab takoorka ku daan baxay oo shiikhyada carabtu maal gashadeen ayuu la wareegayaa.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 Год назад

    Where is awaale please check haplogroup TM- 184 isse gudabirsi shiikhaal kala bara raxanweyn iyo biyo MAAL waa isku dhiig iyo dhacaan.. dir dna tm184

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад

    QOFKA DOONAYA INUU OGAADO ISAAQ DNA halkan gal watas tii dhabta ahayd ee laga qaday Haplogroup T-M184 akhriso tii kalena wa aniga idin soo dhigay isaaq maha e hadu noqdo wa dad isakaga soo daramay wana ka baxaya badhaxa khuseeyaa isaaq

    • @rooblegood8086
      @rooblegood8086 Год назад

      @@maajidmohamed621 sacad muuse badan oo aan relative aan nahay waxay noqtdeed E-v32, adiguna waxaad tahay qofkii ugu horeeyey eee sacad muuse ah oo yidhaahda waxaan ahay T

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 Год назад

    Daarood markuu dhulka yimi ninkeliyuu ahaa kadibna dadkii madmadoobaa ee dhulja degenaa buu ka guursadey.

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 Год назад

    Beesha daarood abtirsiimaheedu maaha mid qudbisiro ah ciraaqna kama iimaan ee cumaan iyo yaman ayey ka yimaadeen

  • @rashidaden2561
    @rashidaden2561 Год назад

    Soomalida waxaa ku dhacay asal habaab( Identity Crisis)halkii eey isdhex gal, horumar dhaqaal iyo bulsha mideeysan, Waxeey ka doorten ama lagu khalsay ,abtirsi qabiil been abuur ah, iskala qeeybin. Bulshada Soomalida waxeey jireen ka hor diinta , carabta iyo qoowmiyada badan oo hadda jira.

  • @caateeyecabdi8941
    @caateeyecabdi8941 Год назад

    Bal caqligaaga day 2qof oo kala midab oo isguurasaday isbedel baa dhashooda ku timaadaa waana beenta inaan midabka ahlu beytku is beddelin reer binu haashim iyagaa kaaga aqoon badan tafiirtooda miskiinyohow iyo meelaha caalamka ka joogaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +2

    WAA KAN COPY AAN KATA SOO QADAY MEESHA DNA The maximal worldwide frequency for haplogroup T-M184 is 100%, amongst Dir clan Somali males (Iacovacci et al. 2016). It accounts for approximately 82.4% of Somali male lineages overall in Dire Dawa, Ethiopia (Plaster et al. 2011). Geographically, it is found at the highest levels in the Dire Dawa area of Ethiopia, and Djibouti. DADKAAS ODHAN WATAA DNA GOODA XATA MARKA LAGU SII SOCODA CARABTA IYO YURUB MEEL WALABA WAY KU NOOL YIHIIN DADKAASI ADUUNKAODHAN AYAY JOOGANA DADKA LA DHIIGA HI XATA RENDILE WA ISKU JIRA QAAR BAA AH T QAARNAA E WAY QORAN YIHIN BEENTA MAXA KUGU WACAN SHOW WAXAD ISAAQ U CAYDA INAAD GARAC TAHAY BAAD OGATAY WAN YABAA QOF REERKIISA AFLAGAADANAYA SHAME ON YOU HA IS KASHIFIN

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h Год назад

      Sidra Sirad
      Kkkk Arrinka Caynaanshe qabiilka ah caad nagama saarna haddaanu Rer Garaad Yusuf Garaad Liban Garaad AliDable Garaad Essa nahay. Allah na ha xafido oo barakayo meel ay joogaanba.
      Ilko hoos ayey ka xidhiidhaan
      2. Cimraan iyo Makaahiil ba

    • @jalbisgeelqaad984
      @jalbisgeelqaad984 Год назад

      Waad riyoonaysaa aabo aan ku dhalin looma ooyo

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 8 месяцев назад

      ​@@Onceuponatime-f7h Labda ree ad sheegaysaba waa ka haysta T ugu badan

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 8 месяцев назад

      @@afrahhussein3136
      Yaa walaal? I don't get it yet

  • @aadammahamud5128
    @aadammahamud5128 Год назад

    Waxaad ka hadashay intooda badani waa macquul
    Sida dna dii nebi muxamed scw hadaan lahayn sidee loogu qanci karaa duriyadiisu waa sidaa iyo sidaa

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 Год назад +1

    Waar Somaliyeey hayna ceebaynina ee iimaansada Nasabadiina wacan ee Islaamka ah,ee Somaliyeed ee Suurada iyo Sowraca iskugarataanmbaleh.Uff uf Carab somaliyeed Inaagaa kageesisan ookadalwacan,ooka Islaamnimo wacan.Dont Embarrasing your self Somaliyeey.

  • @lahass7665
    @lahass7665 Год назад

    Isaag ban ah abtirsiin teydu waxay ku dhamata sheekh isaxaaq buni ahmed buni haasham buni daalib waxii inta kadanbeya ma ogi

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Год назад

    Awlaadii nuux ee saam,yaafit,iyo,xaam, maxaad ka ognahay in aynu ka Soo joogno xaam,guur badan ka dib Ibrahim guursaday haajira,dhashay ismaaciil ka guursaday qakhdaaniyiin

  • @caateeyecabdi8941
    @caateeyecabdi8941 Год назад

    Shaqadii gumeysiga ingiriiska iyo reer yurub ku kala qaybiyey daarood iyo reer sh. Isxaaq iyo soomaalida kale si uu u gumeysto baad la wareegaysaa oo lagu soo dhiibay

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Год назад

    Hadiidin midabka madow

  • @shinemalin1853
    @shinemalin1853 Год назад

    Sheekadaani maxay tahay ayaantaan waalidan

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 Год назад

    Madax waynaha mustaqbalka madax .wayne digtoor .nasab .nasabdhalay soodhowoow

  • @ahmedhiir6799
    @ahmedhiir6799 Год назад

    itoobiya iyo soomaali waa wallaaloh diinkukala leexatay

  • @hamza5320
    @hamza5320 Год назад +1

    مسكين يظن ان الناس حمقى
    😂