TAARIIKHDII SHEEKH ISXAAQ BINU AHMED QYBTII 7AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 окт 2024

Комментарии • 270

  • @ahmetesmail6642
    @ahmetesmail6642 8 лет назад +2

    awow geey sh isaxaaq karamaduu laha waxa ka mud ah inuu ku abtirsan doono khaliifka islaamka.maxamed binu cabdilahi mahdiga isaxaq inuu alla bayt yahay taas ayaa kuu caday naysa xata in badan oo rer sheekh isaxaqi waxay rumaysan yuhiin in mahdigu rer sheekh isaxaq yahay mansha allah illahay awawgayo sheekh isaxaaq qabriga ha u nuuriyo jana fardawsna ha galiyi ameeen ameen

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 года назад +3

    Mashalaah waa oday cilmi leh oo libaaxa alah ha u naxariisto sheek isaxaaaq iyo tafiirtiiisaba

  • @nadramaxamed4132
    @nadramaxamed4132 4 года назад +9

    Awliyadii ilaahay iyo dhashiii rasuulka ayey kasoo jeedaan reer sheekh isaxaaaq binu rasuul scw

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 5 месяцев назад +1

    Allah Yarxamo ilaahow awoowgeen jana firdowsa ka waraabi iyo dhamaan wixii ka tafsiirmay.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 года назад +1

    Alle ha unaxariisto Awoowe sheekh Isaxaaq janatu fardawsa alle ha geeyo Aamiin yaa rabbi

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 года назад +2

    Dr. Mohamed Daud baarakallah wa mashkuur, mahadsanid.

  • @ismahanjaamac9241
    @ismahanjaamac9241 Год назад +1

    Mnsha Alaah ilaahay haw naxariisto aamiin Aamiin

  • @abdimuuse9541
    @abdimuuse9541 4 года назад +3

    Hadii aanu nahay reer sheekh isixaaq anaga waa lagaranayaa abtirsiinteena ee waataa laguu sheegay waxaanu nahay ehlu beed sidaa ubarta waxaa yaala ciraaq buugaagtuu qoray sheekh isixaaq laftiisu waxaan liisheegay inuu cumar carte qaalib laftigiisu uu soo aqriyay buugaa uu qoray sheekh isixaaq ee sidaa uula socda

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 4 года назад

      Carab idinma rabaan ee isku xishooda

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 7 лет назад +9

    Manshallh nasabnimadu waa Lama huraan sheekh isxaaq Alle ha u naxariisto

    • @xamdayusuf3399
      @xamdayusuf3399 5 лет назад

      Hadaa goormaad dir noqoteen

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 6 месяцев назад

      ​@@xamdayusuf3399 walal siyaasada somali marki la qaybsaneyey diir iyo darood loo qaybiiyey dadka madamo uu darood ugu dad badan yahay

  • @waayowaayo6874
    @waayowaayo6874 6 лет назад +10

    jaahiliinta iyo badowda aan taariikhda aduunka ku lahayni haku Daba lumaan ehelu baydka reer sheikh isaxaaq maaha Allah cadowgiina alle hajabiyo aamiin

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 года назад

      Waa yaab maantana dirbay sheeganayan

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 2 года назад

      @@zubairyawle5059 hadaa sowtan dirban nahay meel walba latagan?????

    • @zubairyawle5059
      @zubairyawle5059 2 года назад

      @@maryamaibrahim5420 Wll taarikhda saxda waatan oo maydh iyo madxafyada taala oo qof walba oo ree sheekh isxaaq ah abihi iyo awowgiba usheego
      Ee dadka aad aragto ee taarikhda kale nagu sheega waa kuwa dirta ah oo najecel oo nashegta ee isaaq taarikhdisa hadad rabto wakhti gali oo sobaro maydhna noogu kaalay
      irirsamale iyo dir
      Waa siyaasad shirkii carta lagu sameyay ee isir ma ahan anaguna kumaanu jirin shirkaas ogaan bay noogu dareen ileen somalia wanka go'ne
      Waaki suldaanka guud ee isaaq kuxanaqay ee kushegay xadgudub isir
      Marka waxaas anagu masuul kama nihin
      Hadan somalia kujiri lahayn wanka masixi lahayn
      Wax shaqo tagay baa wax kucuna
      Ee dadka ree sheekh isxaaq masheegtan
      Hadad aragto qof leh isaaq ban ahay dirna wan ahay ogow qofkaasi waa dirtii caadiga ahayd oo nasheganaysa way najecelyihin lkn isir lama badali karo
      Runta ah labada bah ee sheekh isxaaq bah kamida ayay abti uyihin dirtu
      Mafahantay

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 2 года назад

      @@zubairyawle5059 walal aniga reer sh isaxaq waxan aqan inay carab kaso jedan balse waxa yaab igu noqotay dirban nahay !!!!!! Burburkii wadankii waxbadan oo wali ah baa kashay

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 2 года назад

      @@zubairyawle5059 aniga waxan aminsahay sh isaxaq inuu yahay carab

  • @Ruqiya-d6n
    @Ruqiya-d6n 3 месяца назад

    Saaxirun kadaab somaali nabi maxamed scw ugama dhawid nabiga samaroon baa xiga waxaa tahiin gaaladii la xoreeyey❤😂🎉😢😮

    • @OmarGerweyne
      @OmarGerweyne 2 месяца назад

      Waxaan maqli jiray gabaygaan(iidoorku ii dooridii inanta weeyaane, lama arag insaaq nimuu dhaloo aabe leeyahaye) hal geber buu dhalay wiilna maba dhalin intaanaan idin kashifin naga aamusa

  • @nadra1657
    @nadra1657 2 года назад +1

    Maashlah reer sheekh isaxaaq Waxay ahaayeen cayladii rasuulka

  • @Maka0492
    @Maka0492 9 месяцев назад +1

    Mashallah tariiqda reer Sheekh ishaq wata Caad ee qofwalba oo isqa ogyahy.
    Maxa maanta Oromo lo sheekanaya oo somalinimada lo ka cararaya.
    War duruyada iinta nasaabka ahi ha diidan ariintan Oromonism or Ethiopianism ka ah.
    Diinteena ayey kuso duulen iyo dhaqaan keena

  • @Ruqiya-d6n
    @Ruqiya-d6n 3 месяца назад

    Madhagaysano wararka noocaassodaygana ha vanjalina wale bile ala bayd waxba kama ogan shaydaanul insi baad tixhiin from awdal❤😂🎉😢😮😅😊

  • @ismahanjaamac9241
    @ismahanjaamac9241 Год назад

    Sheekhu gabadh keliya ayuu ku dhalay mayd oo ay dhashay xabuusho waa maryama sheekh isaaxaq

  • @Axme341dCabdilaahi-n
    @Axme341dCabdilaahi-n 9 месяцев назад +1

    AXMED

  • @bashakingali4965
    @bashakingali4965 9 лет назад +4

    wlaalayaal SHEIKH ISXAAQ waxa uu ku dhashay gobolka sacda ee yaman magaaladaXIIS ee gobolkaa ku taala waxana uu haystay madhabta ahlal baytka ahna dariiqada ZAYD IBNU CALI dadka loo yaqaan XUUTI YIINTA kolkaa waa inaanu dariiqadiisii dib uugu soo laabano mashruuc wayn ayaanaanu ka fulinaynaa qabriga sheekha dhawaan oonu dib u dhisbalaadhan ku samaayn doono insha allaah

  • @sharmakeabees4745
    @sharmakeabees4745 4 года назад +3

    Wan jeclahay reer sheekh isixaaq runtii

  • @SuadShALi
    @SuadShALi Год назад +1

    Maansha Allah

  • @ismahanjaamac9241
    @ismahanjaamac9241 Год назад +1

    Waa in isirka labarta, lkn waa been taasi sheekh isaaxaq bari ma soo dhaafin

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 года назад

    Sheekha maydh yaaloow sheekh isaxaaqoow awoowoow shar naga haay

    • @mushiina
      @mushiina Год назад +1

      Ilaahay baa sharka qabta Walaal shiikhu isagaa ilaahay u baahan

    • @naturallybeautiful1344
      @naturallybeautiful1344 Год назад

      Walaal gaal baad noqotay,. Sheekha maydh yalaa wuu qudhmay,. ALLAH u toobad keen

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Год назад

      @@naturallybeautiful1344 Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah alle haku soo hadeeyo dambi wayn ayaad ku sugantahay yariiseey ama yariisow dadka islaamka hakaa nabadgalaan

  • @اسامةدآلو
    @اسامةدآلو 5 лет назад +3

    مدد مدد مدد مدد مدد مدد يا شيخ إسحاق....😗😘😍😍😎

    • @mushiina
      @mushiina Год назад

      Madad ilaahay uunbaa laga dalbaan karaa indr …. Shiikh isxaaq isaga duco u baahan

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 8 лет назад +5

    Kkk kuwan ilma xaarood ee abtirsintoodu gasho eyda reer xamar mxy uga Gubtaan taariikhda durriyada reer sH.izxaaQ.Binu.Ahmed,waa bila nasab ilma xaarood zinjilaawayaal aaan aqoon_macaal odaygii xaarood jabarti meel uu ku aazanyaHay......
    ALLOW KU NAXARIZO AWOWO SH.IZXAQ.BINU.AHMED.ALHASHIMIYI

    • @caliosman5507
      @caliosman5507 5 лет назад +1

      yaa kuyiridee sidaa lasheegay weeyaane anagu carab baanu nahaye adigu yaatahay xabashi ayaa tahay uundee

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 Год назад

    Walee mantey udarantahay war heysku lumina afrikan badtihin

  • @use_996
    @use_996 4 года назад +6

    إن أكرمكم عند الله أتقاكم،
    Waxa sharaf lagu gadha taqwata allah,

  • @imamahmedguray7470
    @imamahmedguray7470 4 года назад

    Beenaalihii somalida ugu waynaaa oo tarikh gacan Ku rimisa ka sheekaynaya waar hadad shiikh lahad bucul bacayr todobaad dhumarkiina idin ma qabeen adeer ilaahay ayaaa sheekh Yusuf kaynuun idin soo diray shiikh Yusuf kaynuun iyo culumadii samaroon u duceeya wayo hadayna idin iman waad garanaysiin sidad ahanlahaydeen markaas ceebtiina ha is foqfoqina waa dardaaran

    • @nathra7351
      @nathra7351 3 месяца назад

      Iimaam axmed gurey waa nin aŕab isaaqa isaaq buu ahaa eenaale garacoow bilaa taariikh bilaa diin adigaa ah

  • @Ruqiya-d6n
    @Ruqiya-d6n 3 месяца назад

    Shadaadiin baanu idiin naqaan ha ceebayn aala baydka ?ehlel baydka dhabta ah uqsim bilaah waa samaroon ee amxaarka neceb? Hanagu akhriyin❤😂🎉😢😮😅😊

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 4 месяца назад

    Hayaaay hayaaah hayaay waa kolba modbaa inoo daraya waar ilaahii idinabuuray halamumina hadaad islaam tihiin waar umadayada soomaaliyeed hanaga saarina ayaahu akbar waar beenbeenta shalay laqoray umada kadaaya walaa isaaq walaa daarood midna carab maaha ingoo daarood iyo isaaq layaaban ayaan hadana hawiyoo carab galay alah qosol waaynaa

  • @alijama103
    @alijama103 Год назад

    Dir mise Saado

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 9 лет назад +5

    waa runtii waa la ogyahay inaynu ehlu baydka nahay ilaa 10 jariiradood iyo maqaalo carabi ah oo aan akhriyey walahi ilahayban ku dhaarte taariikhda shekh isaxaq inan mid khaldanayn runtii jidhiidhica i gashay markan aniga oo xogtaa carabiga og aan dhagaystay tan rag somali ah oo reer shekh isaxaaq ahi ay ka mariyeen runtii waa xaqiiq la hubo lakin aduunka nasab ayuu ku socda reer banu israiil waxy nabiyadu uga so bixi jireen waa nasabnimada ee ay uga fadilnaayen dadka kale waxan idin sheegaya in mahdiguna al mahdil muntadir uu kaso baxayo reer sheekh isaxaaq oo abtirsiintoodu toos u gasho xusayn ibnu cali ibnu abu daalib waxa kale oo aan idin hayaaa abtirisiinta sheekh isaxaaq ilaa nabi aadam abul bashar laga gaadhayo oo cad oo nin cilmi leh muran ka keeneyn runtii mahadsanid Alle ha ilaaliyo duriyada waa la xasuuqay lakin way badanayaan

    • @ahmedismacil2109
      @ahmedismacil2109 8 лет назад +1

      alxm dad badan ayaan ka maqlay mahdigu inuu sheekh isaxaq ku.abtirsado farxad iyo karamo ayaa usug natay rer sheekh isaxaq inay calamka islamka hogaamiyan mansha allah alxm

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 6 лет назад +1

      haa alxamdulilaah

  • @abdallaherse1206
    @abdallaherse1206 Год назад +1

    (بقيت السيف اكثر عددا وانمى ولدا )صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @hhhkkkylz9349
    @hhhkkkylz9349 8 лет назад +7

    yes and we are proud to be descent of ahlubait!

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 4 года назад

      The problem is you are not ahlubait

    • @nimomohamed8471
      @nimomohamed8471 2 года назад

      @@umimohamed2323 waxan shicada ayaa ku abtirsada..

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 9 лет назад +16

    sharaf iyo milgo ayaa u sugan reer sheekh isaxaaq am ( isaaq) siday somalidu ugu dhawaaqdo

    • @abdispidermen3445
      @abdispidermen3445 5 лет назад +1

      Mashallah waa diriyadii reer shekhe isahaq

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 4 года назад

      Guled maxamed stop begging you are aren’t Arab you are African

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 4 года назад

      @@umimohamed2323 proof that little girl you dont know my tribe better than myself

  • @Naciima21
    @Naciima21 3 года назад +1

    Waxaan ka yaabey reeraha uruuriska ah ee dir ee sheegaanaya reer sheekh isaxaaq ayaamahan reer sheekh isaxaaq waa reer sheekh isaxaaq. dir waa laaangaab

  • @nadramaxamed4132
    @nadramaxamed4132 4 года назад +3

    Beeen maaaha cadowga isaaqu hajabo Taariikhda sheekh isaxaaaq iyo dhashiisu waay qorantahay been ma sheegto taariikhdu

    • @NuuraOmar-yp6bj
      @NuuraOmar-yp6bj 6 месяцев назад

      Soomaali maxay u sheegaynayaan
      Iyaga
      Burburiyeey nasabkooda 😊

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 Год назад +1

    isaaq Arab Garxjis habar awal babar jecilo ayub

  • @ibrahimbarre3426
    @ibrahimbarre3426 7 лет назад +2

    Besha issaq wa Dir ee benta iska dhafa ciraq iyo kuweit iyo Hindi iyo jarmal iyo shine Hasheganina ee Hadal wa ki Hoore Sidas udaaya

    • @naciimafarah7445
      @naciimafarah7445 6 лет назад

      Ibrahim Barre hhhhh de ma khasba baaaa

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 6 лет назад +3

      Hhhhhhhhh Adeer dir wax jira maaha
      Hdii reer sh.isaxaaq ay yihiin dir way KU abtirsan lahayeen
      Adeer sh.isaxaaq abtirsiintisu ma dhaafto Sh.isaxaaq binu Axmed

    • @caliosman5507
      @caliosman5507 5 лет назад

      ilmaxaaraan baatahaye waligaa nagaa dhimayside awliyaanu wadanahae adigu awalba jareer baaf ahayd

    • @mohamedmuse08
      @mohamedmuse08 4 года назад

      @@qacqacosman5716 adeer Dir waa jiraa oo anagaa ah ninka Ku maagaya iska dhici Dir haku soo boodine

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 4 года назад

    Ninkan wuxu kuwashay Sheikh Isxaaq

  • @اسامةدآلو
    @اسامةدآلو 5 лет назад +1

    بارك الله فيك ..قا تعالى...قل لا اسألكم عليه أجر...ال المودة في القربا

  • @nadramaxamed4132
    @nadramaxamed4132 4 года назад +3

    Alla dooriga daarood Daaroodku ehelu baayd maaha taariikhna malaha awoodna malaha hawiye iyo isaaq baay daba fadhiyaan lkiiin isaaqu cid ma daba fadhiyaan ehelu baaydku cid ma daba dhiyaan

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 4 года назад

      Ina dhilo Daarood waa carab la huwo maaha been ee ina dhilo

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 4 года назад

      Ina dhilo Daarood waa carab la huwo maaha been ee ina dhilo

    • @abdimohamed4051
      @abdimohamed4051 4 года назад +1

      Dhillooy maxaa Daarood meesha keenay lagama hadlayn bee.
      Waa gar in lagu hadaaqaa nin ku ciilay goor iyo ayaane.
      Iskaga nefis kolay iyagaa marna ku xasuuqa marna kuu dawladeeyee..

    • @Ayaanle-ke1tq
      @Ayaanle-ke1tq 2 года назад +2

      @@abdimohamed4051 xaarood faqash yuhuud ayuu ahaa adiga meesha ehlu beydka lagaga hadlayo maxaa ku keeney

    • @zubairyawle5059
      @zubairyawle5059 2 года назад

      @@abdimohamed4051 adiga maxa kukenay mesha taarikhda sheekh isxaaq lagaga hadlayo hadaadan ciilanayn waxa commentiga bixinaya ee caytamaya maanay daarod ahayn
      Waar intad isku xishooto meesha katag nacnac bad haysaaye

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 Год назад +1

    Cali beno dalen xusen isaaxaqa awo yesin

  • @maryamibrahim2138
    @maryamibrahim2138 9 лет назад +2

    mashaallah Alx Alx Alx

  • @shamsonur1896
    @shamsonur1896 Год назад

    Dhulbahante balaarsi

  • @nadramaxamed4132
    @nadramaxamed4132 4 года назад +1

    Mashalah

  • @kaahakaalmeya1600
    @kaahakaalmeya1600 5 лет назад +1

    Yaahuu isaaq waa dir

    • @maxxam7097
      @maxxam7097 5 лет назад

      Muuna Xuseen stop envying it’s not a good look, we are Ahlul Bayt Alhamdulillah

    • @shadiaquen2008
      @shadiaquen2008 3 года назад

      Dir wx jiramaha wa xulufo saiyasadebay hayeen ururus isaaqna wa osaaq carabu gala

    • @abdif9987
      @abdif9987 3 года назад

      @@shadiaquen2008 bal kawarn hadan ku dhoho isaq wa dad isku tagay Dirna wa rag dhig wadaga? Wlhi in ay ben iga ahayn isaq marki la baray DNA goda qar ba T genetic laga helay Halka qarna ay E genetic noqden. Lkn Dirta wa wada T genetic o wa isku wada dhiig kuwa samaron e woqooyi iyo Biyamal ka koonfurta dego ila gurgure iyo akishaha Ethiopia dago. Mid na an kugu daro T genetic cida kaliye e laga hela wa Dir iyo bar isaq ah marka isaqu asaga ayanba dhiig wadagin 😂

    • @NuuraOmar-yp6bj
      @NuuraOmar-yp6bj 6 месяцев назад

      No more soomali

  • @AliSicid
    @AliSicid Месяц назад

    Dirbaan nahay mabeen

  • @abdifatahsomalilanderdhaba9323
    @abdifatahsomalilanderdhaba9323 8 лет назад +2

    alle haku naxrizto
    awoowo janada alle haku geYo

    • @xadiyocise6769
      @xadiyocise6769 5 лет назад

      Ninkaa.AF
      Soomaali.badan.dhaxalkii.awoogAa
      Waa.kaa.qaadaa.kkkk.idoorlnd

  • @bashirmudi7892
    @bashirmudi7892 5 лет назад +2

    Taariikh cusub oo Hada la bilaabayo miya 2019 Welcom Wax kale oo badan waa sugeyna

    • @hajirdalaal3028
      @hajirdalaal3028 3 года назад

      Cajiib carab iyo 3ajami ba way qoreen taariikhda soomaalida
      Markaa sheikh isaxaaq oo ahaa ninkii ugu mudnaa caansanaa dadkaa berigaa maxaad ugu diidaysaan nasabkiisa.?!!!! maanu diidin haybtooda oo taariikh da la qoray 1880 kii carabta iyo Ingriis ku qoreen ku cad
      Waad ku jirtaan taariikh da hayb kasta
      Idiin diidi mayno laakiin ninka ingriis ka ah ayaa sheegay abtirsiinta sheikh isaxaaq xaguu ka yimid xilligu yimid iyo xilliguu dhintay oo ah qarnigii 8 daad.. hibo eebe ku siiyo habeen la iskama qaado...

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 7 лет назад +12

    manahin carab waxani waa siyaasad carab ay sameysay
    ee nasabkeena maaha in aynu kafogaano
    waxaynu nahay dir. DNA ayaa caalamka lagu ogaadaa wax walba
    way dhamaatay waqtigii khuraafaadku

    • @caliosman5507
      @caliosman5507 5 лет назад +2

      iska hadle

    • @user-oy3zd1di9b
      @user-oy3zd1di9b 4 года назад

      Wax runta kahadla baa ada karkay

    • @abwaansamakaab6120
      @abwaansamakaab6120 4 года назад

      War niyow nin caqli leh baatahay dadka reer isxaaq sheegta waxay u badan yihiin in ay yiraahaan carab ayaan nahay

    • @wuhwbeahshgs6457
      @wuhwbeahshgs6457 4 года назад

      Carab waxa lagu noqdaa qabiil iyo abtirsiin laguma noqdo DNA.
      Syria kurdish dadka la yidhah carab maaha hadana carab bay isku DNA yihiin, lama odhan karo waa isku dna o wa carab.
      Mida kle ma ogty in dalalka carab qaar badan ay afka carabiga ku hadlaan lknse ayna carab ahyn o ayna qabiil caraba kaso jedin sida syria morocco sudan algeria dalalka shaam majority

    • @jubalandgirl2390
      @jubalandgirl2390 4 года назад

      Sax dad badan oo iska qaaday DNA oo isaaq ah baan arkay 100/95 waa african sheekada raqiiska ahi inaga dhaafa

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 4 года назад +1

    Sheekh isaxaaq wuxu dhellay kalliya jerxajis iyo hebar awel

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 8 месяцев назад

    akdaba qawmihi

  • @abas-osman
    @abas-osman 8 лет назад +4

    sheekh isxaaq kitaab uu alifay maad ii sheegtaan

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад +3

      kitaabkan ina cadeynaya ee maxamed al masri uu qorey weeye ka taariikhdeena sugey ee sideeda ilmo sheekh isaxaaqba ku qoranyihiin

    • @xikmadasuuqi1039
      @xikmadasuuqi1039 5 лет назад

      Abas Osman lix kitaab ayuu qoray siduu sheegayo تحفة المشتاق

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 Год назад +1

    Dhulbate Arab dhaliye

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 4 года назад

    Awal Hinjiye Warmaeke Mohamoud Harti maadama beesha Hinjiye ay darafka ku haysay Jiidale ma laga yaabaa in HabarAwal Warsangeli walaalkii dhalay?

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 Год назад

    الله يهديك يا خال. الحقيفة بعيدة كل البعد عما تقول . عافاك الله.

  • @axdiqoordheere1026
    @axdiqoordheere1026 8 лет назад +1

    Aboodi cabdala anaa ku wasa Dhulbahante kuwa nuugaal degaa waa isaaq kuwa Ethiopia iyo buuhoodle degaana waa qolada laga tirad badan yahay ee loo yaqaan midgaha

  • @moorsaante1
    @moorsaante1 9 лет назад

    Maanta ma waxa la gaaray heer la dhaho kitaabka ilaheen Iyo sunadiisa waxaa ka saxsan in la raaco dhashi ama ehel baydkii nabiga csws !????

    • @saaddaud3882
      @saaddaud3882 7 лет назад

      haye kuso dhuus war xata isaaqa lama cadabayo wayo wa saado INA gumeedyohow

    • @cabdikxariingaaxnug3461
      @cabdikxariingaaxnug3461 5 лет назад

      Xx the first place in the same thing is that

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 9 лет назад +3

    #waxan la hadlayaa inamada reeraha kale ka so jeeda maxaa idinku wacan caloolxuMada commentiga aad ku xusaysaan waxan waa taariikh la hubo carabo dhanba og yemen waa laga ogyhy ma adigaa baaabiin kara tariikhda calool xumad ku dhiman adeer cadaab Alle haku mutaysan duriyada rasuulku waligeed wey saraynaysaye

    • @xamserashiid4994
      @xamserashiid4994 4 года назад

      Taariikhda duuga ah markaandib uga faaloodo waa duriyadii cali iyo duudki nabigiiye csw dirkii faadumo rasuul weeyiyoo waadalìilsugane ďarajada ilaahbaa baxshee haydardaarwarin

    • @xamserashiid4994
      @xamserashiid4994 4 года назад

      IsmaaCiil mahdi

    • @user-oy3zd1di9b
      @user-oy3zd1di9b 4 года назад

      Anigu wax xun kama shegayi duriyada rasulkena suban swc lakin waxan idn shegaya sidas laguma noqdo ahlel beyd wax yalo badan ayajirta olagu yaqan ahlal beydka sadaqada iyo sakada wad qadatan ehlel beydku maqato ee

  • @havilahkuush7110
    @havilahkuush7110 2 года назад

    Beesha Ishaak wa Mahe Dir reer Irir Samaale Ah 👍🏾🇸🇴

    • @Abdirashidcalanle
      @Abdirashidcalanle 4 месяца назад

      Waxa ma naqano ee facbook iyo tik toka ayanu ugu nimadna isaaq iyaga wada dhashay mana nihin dirkan iyo waxad sanka naga mar marinayso

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад

    War beenaale soomaali carab maha shiico waa yahuud wallaalayaal beenta inaga daaya haddiiba aan isllaamba nahay cawaan baan nahay illaa saacadan soomaalidu wallaa iidoor waa cawaan bes

  • @بنتالأشرافية
    @بنتالأشرافية 5 лет назад +3

    المملكة بني الدارود الــــــــــــعقيليه الــــــــــهاشمية
    حيا كم الله (( مملكة آل دارود العقيليين ))
    (( آل دارود )) هي قبيله عدنانيه تعود الى جدها الاكبر الشيخ العلامة عبدالرحمان الملقب ب(الدارود ) و المولود في مزدلفة السعودية هو ابن شيخ الشيوخ أعلم أهل السعودية الشيخ اسماعيل بن ابراهيم بن عبدالصمد الجبرتي العقيلي الهاشمي ( المدفون في المدينة منورة ) ,وهو من هاجر الى بلاد الزيلع ( الصومال ) مع بعض من اتباعه ولها الفضل في انتشار الاسلام في شرق افريقيا وتنتشر هذه القبيله في الصومال و اليمن ( المهره ) وفي عمان في اقليم ( ظفار ) وتزاوجت هذه القبيله مع القبائل الصوماليه الاصليه و بعض العرب متواجدين في الصومال و عندما تزوج دارود من بنت زعيم القبيله التي سكن بجوارها لذلك يتحدثون بلغة الصوماليه وهذا سبب سمرة بشرتهم, و لهم عاداتهم من حيث الزواج والتفاخر بالانساب والشعر والماشيه خاصة ( الابل ) .. ولهم تاريخ كبير من الجهاد وقتال الأحباش النصارى و البرتغاليين بقيادة الإمام أحمد بن إبراهيم الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي و خليفته الأمير نور بن مجاهد الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي وفتح الله على يد الإمام أحمد مناطق كثيره طيلة 15 عام وبعد استشهاده خلفه الأمير نور وقاتل الأحباش وقتل ملكهم .. و استمر جهادهم في طرد قبائل الجالا عن الكثير من الأراضي .. وفي عصر الإستعمار ظهرت قبيلة آل دارود من جديدة كقائد للبلاد وتخليص العباد من الإستعمار وقائدهم الإمام المجدد السيد محمد عبدالله حسن الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي وقاتل ضد ثلاث دول كبرى ( بريطانيا - فرنسا - أثيوبيا ) و استمر الجهاد 21 عام هزمهم في معظم المعارك حتى أستخدم الإنجليزي الأول مرة في تاريخ حربهم ضد المستعمراتهم وافريقيا بشكل عام الطائرات الحربية وتم قصف مدينة الجهاد ( تليح ) و قتل في تلك الطلعات معظم مجاهديه ولكنه نجى ومات في غرب الصومال ( الأوجادين ) ..
    ولم يكن الإمام المجدد السيد محمد عبدالله حسن الوحيد إنما قاد أ[نائه عه من الإقاليم الأخرى مثل مملكة مجرتينا ( يسكن فيها أحفاد الشيخ محمد الملقبون بالمجيرتين ) تحت قيادة الملك عثمان محمود الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي ضد الأحتلال الإيطالي بعد وفاة السيد محمد عبدالله حسن.
    و أبناء عمه في مملكة هوبيا بقيادة السلطان يوسف علي الملقب كيناديد الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي ضد الأحتلال الإيطالي بعد وفاة السيد محمد عبدالله حسن .
    و كذلك فعل أبناء عمه في مملكة ماخر بقيادة السلطان محمود علي شره الداوردي الجبرتي العقيلي الهاشمي في مساعدة السيد محمد عبدالله حسن في شراء الأسلحة و إدخاله من الساحل وهي المملكة الوحيدة فالعالم التي وقعت إتفاقية مع الإنجليز ورفضت رفع علم على أراضيها . وتم القبض على السلطان محمود علي شره الدارودي العقيلي الهاشمي و إرساله في سفينة واحده مع المناضل المصري سعد زغلول إلى جزيرة السيشل ..
    تاريخ طويل يحتاج إلى كتب و إنما هذه مختصر للإنجازات هذه القبيلة الهاشمية العريقة

    • @mohammedelmi1586
      @mohammedelmi1586 3 года назад

      يخوي انتوا الدارود ملاحقينا بكل مكان هههههههههههههههههههه

  • @Abdirashidcalanle
    @Abdirashidcalanle 4 месяца назад

    Dadka mid ban anigu sheeg i laha horta isaaq waa reer sheekh isxaaq iyagunba walala oo somalida kale isirka somalinimada iyo islamnimada aya ka dhaxaysa lkn awoow sheekh isxaaq haduba carab aha anagu manta somali banu nahay oo isirka is bahaysiga ee somalida ayanu ka mid nahay african wanu nahay barti geeska africa ugu wacnyd aynu jogna lkn qabiil kale oo anu nahay ma jirto dirna tolnimada iyo walalnimada iyo islam nimada iyo somalinimada aya naga dhaxaysa oo meel ku kala tagi mayno hawiye iyo daroodna waa sidaso oo kale.
    Marka isaaq na inta ha gartan oo dad somaliyeed oo Ino dhigma yeynan is hos geyn sido kale carabnimana yeynan cil u qabin ileen africada bari ayaynu ku nolnahaye hayna deqdo isaaqnimadu hayna deqdo somalinimadu

  • @Gashaamo99
    @Gashaamo99 6 лет назад +7

    Somaliyee maxa horta reerkan idin daba dhigay?? War garmalka haday doona ha sheegtaan maxa idin gubaya idinka.

    • @abwaansamakaab6120
      @abwaansamakaab6120 4 года назад

      Been indha sarcaad kaa ayaa la aqbali waayay midda kale qabiil dir la yiraa oo ay wada dhasheen oo Somali assal ah sheegta ayaa Ku haysta waxa ay sheegayaan runtii aniguba waan Ku lalaboodaa markaan arko nin dad aan Rabin sheeganaya

    • @sharmakeabees4745
      @sharmakeabees4745 4 года назад

      Waxa na gubaaya runta

    • @jubalandgirl2390
      @jubalandgirl2390 4 года назад

      Dad badan oo DNA iska qaaday oo isaaq baan arkay 100/95 waa african aduunka waa hor maray beentii hore way dhamaatay

    • @Abdirashidcalanle
      @Abdirashidcalanle 4 месяца назад

      Isaaq iyaga wada dhashay oo darood iyo dir ba wanu la simanahay somalinimada iyo islamnimada ayunba naga dhaxeysa marka dir sanka nala kama mar marin karno hadanu diidnay ​@@abwaansamakaab6120

  • @amaalqalisaleeban1692
    @amaalqalisaleeban1692 4 года назад

    Alxuseeni

  • @abdirahmanahmed3575
    @abdirahmanahmed3575 8 лет назад +3

    Dhulbahantaha gabigooduba waa saado

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 8 лет назад

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh maansha'allaah isaaqa gebigiisuba waa saado

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 5 лет назад +1

      Dhulbhnte waa niman nasab ah oo meel ay ku arooraan leh lkn iidoor wagaashow marna dir sheegta marna israaiil marna ciraaq kkkkk meel uun ku hagaaga

    • @muhiyadinmohamed146
      @muhiyadinmohamed146 4 года назад

      @@ugaasraage4178 war adeero idiinka tegree iyo jabarti iyo kuukuyo sheegte naga xoosho anagu nabi maxamed scw ayaa awoow noo ah asxaabtii nabigana scw ilmaadeer banu nahay anaga iyo inyar oo kala qudaysh ka hadhay marka naga xisho

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Год назад

    Huush waxay ka hadlayaan sh isaxaaq aan ahayn kii la ogaa Waa mid kale oo iyga dhalay oo aay qarsanayeen markaa dadku yaay jaah wareerin waayo meesha laba shiikh oo isku magac ah laba Nina kala ah baa cadaatay oo wax qarsoonaa baa soo baxday sir baa fakatay

  • @alihaybe1201
    @alihaybe1201 4 года назад

    (طاهر الدمشقي) daahir aldimashqi dhawr boqol oo sanadood sheikh isxaaq isago mootana ayu daahir aldimashqi dhashay marka sheikha maxa isu keenay nikan nin taarikh yaqaan maga

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 4 года назад

    Waaban ku wareeray reerkan isaaqa waliba waanu kala guursanaa adeer xagaanu idiinku soo hagaagnaa ma carab mise dir

  • @Nasrudiin893
    @Nasrudiin893 4 года назад +1

    Sheikh iidoor ayan naqaana

  • @ubahubah3949
    @ubahubah3949 5 лет назад

    Khurafaad

  • @amaljamac8018
    @amaljamac8018 9 лет назад

    Aboodi adigaa bilaa asal ah iyo afkaga uraya

    • @nimcomaxamed2705
      @nimcomaxamed2705 4 года назад

      isaaq markaa maqashaan isku xaara waa inta neceb magaca sixishixaaq

  • @kushiticman137
    @kushiticman137 8 лет назад +2

    Somaliada aaba yaadhood ayeey caabudi jireen waxaa daliil u ah kuwaan meesha fadhiya waa African madow ah markaase ku leeyihiin carab baanu nahay sheikh isxaaq laka yaabe inuu ahaa nin carabeed oo shiiq ahaa una yimi inuu diin faafiyo kuwi reer baadiyaha ahaa ee somalida ahayd wexee yiraahden kan waa nin barakeesan aan aabo ka dhigano lkn waxaad ilowdeen abtirkiini dhabta ahaa ee irir samaale aqli ma lihidiina uhh

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад

      waxaan kuugu dhaaran karaa inaad dayuus tahay bilaa isira oo aakhirana lay qabsaneyn waayo kkk waxan aad meesha ku qortey iyo magacaaga is qaadanaya buufisba hadaba ku haye halkan ku caafimaadimeysid inaad umad dhan aad nasabkooda caydid ileen dhilo ku dhashey iyo garac aan ab laheyne orod weceladii ku dhalay waalida ula tag ilmo xaaraanyahow.

    • @sofiamahamud6495
      @sofiamahamud6495 5 лет назад

      Wa sas walahi

    • @zubairyawle5059
      @zubairyawle5059 2 года назад

      Wll sheekh isxaaq ba ugu danbeyay qof cad yacni 800 sano ayay caruurtisi gabadh madow uun gursanayeen sidaasna colourkii madowa wukutagayaa
      Tusaale anigu hada hadaan tago tuulo wadanka Brazil kutaala oo gabadh cad gursado oon soo noqon waayo 600 sano kadib carurta iga tafirmaysa cadaan bay noqonayan sabbto ah gabadh cad ayunbay gursanayan ileene

  • @hawdiyocalaydhmedia672
    @hawdiyocalaydhmedia672 4 года назад

    Reerkan isaaqa waxaa ku dhacay Identity crisis

  • @helpiibro1233
    @helpiibro1233 4 года назад

    Part 8 meeday

  • @zubairyawle5059
    @zubairyawle5059 2 года назад

    Adeer somalida melahan kabuqaysa idinka maxa idin gubaya oo idinka galay
    Ree sheekh isxaaq waa qoys kooban oo 800 sano kahor sheekh isxaaq binu axmed uu kudhalay maydh waana 8 carur ah oo ay katafirmeen dad gaadhaya 5 million mudadas 800 sano ah meshay kudhashena kamay dhaqaqin sida dadka qaarna lamaqaramayn oo 30M lagama dhigin 1000 sano gudahed waa duriyad saafi ah dhashi duriyada sheekh isxaaq ahayd
    taarikhda sheekhu madxafyada ayay taala rag dhul mareen ah o rag sheekh isxaaq 12 awoow katirsanaya soo gaadhay buug ay qoreen ayaa yaala
    Qabriga sheekh isxaaq ab ka ab familkii ilaalinayy ayaa jooga
    Saldanada sheekh isxaaq waa ab ka ab oo taarikhda way hayaan
    Taarikhduna waatan waana sax buuga makhdubaat e maxamed almasri qoray xataa sheekhu gabyaa buu ahaa soo akhrista oo isku daya inaad baadhan hadad nadanaynaysaan hadii kale nagala taga buuqa
    One week nin research kusameya taarikhda ree sheekh isxaaq xaqiqda ayu so oganaya marka qof waligiba buug iyo information midna akhrin taarikhna baadhin ayaa halkan wax iskaga soo qoraya wikipedia isaaq waa locked secured accurated taarikh sugan qof walba waxba iskagama qori karo rag professoro ah iyo scholars ah ba gacanta kuhaya tixraac resourceska iyo cadaymaha intaba waka helaysaa sidokle taarikhda iyago pdf ah Google wakahelaysa maydh sanaag kalay familka ilaaliaya taarikhda iyo cadaymaba waka helaysa
    Sheekha iyo carurtisi iyo 2 ashraf ah iyo sheekh Yusuf alkawnayn intuba way isku ag aassanyihin waa qabri 800 sano kasoo waregtay familka hada ilaaliya ilaa ab ka ab ayay qabriga u ilaalinayeen
    Marka ma idinka noshegaya waxan nahay mise anaga naqana adeer nasabadayadu maaha mid labadali karo
    Inaad nagu mashqushaan waa nosharaf oo ma jeclatan
    Dirtu bahda magado ayay abtiyaal uyihiin
    Bahda xabuusho somali meelna kamasoo galaan
    4.5ki bari dhawayd anago somalia kamaqan oo ka go'onay layska malmaluqay oo aan masuul ka ahayn siyaasad ahaan layskaga daray sheekha isir hamodina
    Dowladi kahoreyay burburki sida adan cade e somali republic isaaq kaligi ayu wax kuqadan jiray dirna kaligeed
    Dowladi ingiriska e somaliland dir iyo isaaq aya lakala ahaa
    Isaaqna 95% way garanayan nasabkoda oo abayashod iyo awowyashod ayaa usheega
    5% soo hadhayna wakuwa xamar jooga way yaqanan nasabkoda lkn wax bay kucunaan ee soo erya isaaq somalia kama mid ahan waa rag shaqatagay kuwaasiye
    Haday kamid ahan lahayen isaaq kaligi ayu wax kuqadan lahaa
    Tankale waxad tidhahdaan hadad carab tihiin maxad lamodawaten qaarkin
    Hadaba jawaabtu waatan
    sheekh isxaaq ba ugu danbeyay qof cad yacni 800 sano ayay caruurtisi gabadh madow uun gursanayeen sidaasna colourkii cadaa wukutagayaa
    Tusaale anigu hada hadaan tago tuulo wadanka Brazil kutaala oo gabadh cad gursado oon soo noqon waayo 600 sano kadib carurta iga tafirmaysa cadaan bay noqonayan sabbto ah gabadh cad ayunbay gursanayan ileene
    Marka haku daalina ree sheekh isxaaq
    Tankale gabay uu oday tiriyay 1950ki bari dhawayd bay cadayn usoo qaatan
    Ana idinka jawabaya e sifican u akhrista
    nin cadawgayga ahaa o geela aan kala dhici jirnay hadal uu yidhi 1950ki cadayn manoqote maydh matagi oo buugti dhulmarenadu qoreen 1760kiu masoo akhrisan oo tarikhdayda masoo baaddhi madxafyada azhar iyo iraaq taala hadii kale nagala tag buuqa
    Tankale irirsamale iyo dir
    Waa siyaasad shirkii carta lagu sameyay ee isir ma ahan anaguna kumaanu jirin shirkaas ogaan bay noogu dareen ileen somalia wanka go'ne
    Waaki suldaanka guud ee isaaq kuxanaqay ee kushegay xadgudub isir
    Marka waxaas anagu masuul kama nihin
    Hadan somalia kujiri lahayn wanka masixi lahayn
    Wax shaqo tagay baa wax kucuna
    Ee dadka ree sheekh isxaaq masheegtan
    Hadad aragto qof leh isaaq ban ahay dirna wan ahay ogow qofkaasi waa dirtii caadiga ahayd oo nasheganaysa way najecelyihin ama waa qof cadawgayaga ah oo nanceb lkn isir lama badali karo
    Runta ah labada bah ee sheekh isxaaq bah kamida ayay abti uyihin dirtu
    Mafahantay
    Tankale kuwa naneceb ee cadawgayaga ah waxan leyahay
    Adeer cadawgayga lamawaydiyo taarikhdayada waayo dagaal iyo dhimasho ayaa naga dhaxeya ma cebayn bay udaahayaan

  • @musealanle6761
    @musealanle6761 2 года назад

    Dirku waxa u aha oday khaniisa oo badariya oo futadada laga dubeeyo marku dhintayna maydkiisii Lama asine wa la gubay anaga awoowgayo qabrigiisa iyo mesha tariikhdiisu talo wa layaqana ee sanka hanaga mar marinina saddex xaraf layasha konfureed ee la gumaysto harta futadiina xoreeya intad dad idinka sharaf badano duriyada oo an idin Rabin ad sheganaysan

  • @cabdallefaarax1932
    @cabdallefaarax1932 7 лет назад +1

    Waxaa la tirinaya oo dhan wax ba kama jiraan. Lama hayo hal buug oo qoran.

  • @abdi1502
    @abdi1502 5 лет назад

    Odaygu shaqala aan baa haysa

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 Месяц назад

    Beenta ayuu ku Caanbaxay Oromo ka hadal????

  • @mahdibarre3739
    @mahdibarre3739 4 года назад

    Xaqiiadu waxay tahay Xadithka Saxiixa ah waa sida uu usheegay
    ....wasanatii waa xadith an asal lahayn

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад

    Abaa gadhaagii mee irirnnimadii mee dirnnimadii mee war beenta kalla saxA

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 6 лет назад +3

    kkkkkkk maalinba sheeko khiyaali inooo keena

  • @amaalqalisaleeban1692
    @amaalqalisaleeban1692 4 года назад

    ۔

  • @deeqaali9899
    @deeqaali9899 6 лет назад +5

    Marna dir marna irir marna Oromo kkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkk kkkkk kkk

    • @werzema-apdy
      @werzema-apdy 3 года назад

      Deeqa ali irirsamale waxa la isku idhaahdaa hawiye iyo dir oo walaalo ah

    • @zubairyawle5059
      @zubairyawle5059 2 года назад

      Adeer cadawgayga lamawaydiyo taarikhdayada waayo dagaal iyo dhimasho ayaa naga dhaxeya ma cebayn bay udaahayaan

  • @mohamedyusuf-ut2gu
    @mohamedyusuf-ut2gu 5 лет назад +2

    DNA MAKA QADANA XAAJI...SI BENTU UU SO XIIDHMATO

  • @amiirulbacaad334
    @amiirulbacaad334 6 лет назад +1

    Kkkkk
    War idoorku waxaa iska dhalay
    Nin yahuud aha iyo naag xabashi aha kola dir sheegta kola israaiil
    Sheegta

    • @zainayusuf5292
      @zainayusuf5292 5 лет назад +2

      abaha iyo jareer yahuda iyo dhilo oromo iska dhale oo darood la yedhi kuulka reer shekh isaxaaq cuqdad oo qadaay ina fagash

    • @zubairyawle5059
      @zubairyawle5059 2 года назад

      Adeer cadawgayga lamawaydiyo taarikhdayada waayo dagaal iyo dhimasho ayaa naga dhaxeya ma cebayn bay udaahayaan
      Kor ugabax khalad baad meshan usoo gashe

  • @mohmodcqadir46
    @mohmodcqadir46 7 лет назад +5

    isaaq dir ma kabaxay waa yaabe beeen iyo balo meel ka bilaby fiiriya war kuwan daarood meeshuu maro mara bay isleeyihiin
    jabarti o kutub badan laga qoray kuwan cilmi dhagood ayay hayaan mana qajilayan

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 7 лет назад +5

      daaroodku waa garacyo tigreeya ma ayagaaba nasab leh waa wada midgo socda bal u fiirso maalintii soo gashaba qabiil cusub baa la magcaaba marka isku meeqaam ma nihine orod xaarka suuliga la gal duliyahow.

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 5 лет назад

      Azl Mcl garac aan idinka aheyn ma jiraan qaraamidadii kacbada weerartay baa idin dhashay

    • @zubairyawle5059
      @zubairyawle5059 2 года назад

      Adeer cadawgayga lamawaydiyo taarikhdayada waayo dagaal iyo dhimasho ayaa naga dhaxeya ma cebayn bay udaahayaan
      Lkn waxa ku gubaya ee aad halkan utimi waa ciil ree sheekh isxaaq kubadeen
      Taarikhdayada walahaya jamacada azhar iyo madxafyada iraaq bay yaalan
      Kutub badan oo yemen iyo masar lagu qorayna way shegayan lkn ado cadawgayga ah waxa kugu kalifay in aad nacaydo soo ciil maaha
      Waad ku dhiman kartaa okaliya bila nasab

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 лет назад

    dna baa sheegaysa hadiila iska wada qado

  • @abdiyounis2389
    @abdiyounis2389 5 лет назад +2

    Dir ka waran kkkk

  • @qalbiwaxjecek4297
    @qalbiwaxjecek4297 7 лет назад +1

    hhhhhhhhh

  • @abdallahosman5823
    @abdallahosman5823 9 лет назад +2

    Kelmadda dir wa afsomali macnaheedu wa walaalo.kelmadda duriyana wa carabi.macnaheedu wa walaalo.marka dir iyo duriyad wa isku mid laba macne ma yeelan karto

    • @xadiyocise6769
      @xadiyocise6769 5 лет назад

      Reer.bini
      Yahuud

    • @xadiyocise6769
      @xadiyocise6769 5 лет назад

      Isaaq.iidooridii..Inatmooyee.nini.uu.dhaluu.aabo..yidhi.lama..arag

    • @Onceuponatime-f7h
      @Onceuponatime-f7h 4 года назад

      Galool Looge
      Ma ahi nin caytama و عياد بالله
      Laakin kelmedda DIR waa ninkii madooba waa malay

    • @abdirahmanmukhtar5710
      @abdirahmanmukhtar5710 4 года назад

      Hhhhhh duriya maaha walaalo sxb , duriya waa carruur

    • @mohamedmuse08
      @mohamedmuse08 3 года назад

      @@Onceuponatime-f7h kaadib aan ilaahay aqoon baad tahay Dir waa fir afka soomaaliga dadkaasna waa sheekh isxaaq iyo xerteesii abtirsiintu ka luntay

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 года назад

    Cajiib carab iyo 3ajami ba way qoreen taariikhda soomaalida
    Markaa sheikh isaxaaq oo ahaa ninkii ugu mudnaa caansanaa dadkaa berigaa maxaad ugu diidaysaan nasabkiisa.?!!!! maanu diidin haybtooda oo taariikh da la qoray 1880 kii carabta iyo Ingriis ku qoreen ku cad
    Waad ku jirtaan taariikh da hayb kasta
    Idiin diidi mayno laakiin ninka ingriis ka ah ayaa sheegay abtirsiinta sheikh isaxaaq xaguu ka yimid xilligu yimid iyo xilliguu dhintay oo ah qarnigii 8 daad.. hibo eebe ku siiyo habeen la iskama qaado...

  • @abdiidba431
    @abdiidba431 4 года назад

    Khuraafiyiin

  • @faadumobahiirbahiir8961
    @faadumobahiirbahiir8961 4 года назад

    Ilayn oohitu waa sịniji intaas aad oydaan beenaale

  • @jubalandgirl2390
    @jubalandgirl2390 4 года назад

    Adeer DNA baa jirto quraa faadkii hore way dhamaatay somali oo dhan waa african

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 6 лет назад +1

    Laakiin ragani waa sacd muuse isucamiraya markaa waxey noosheegeen in sacd muuse iiyo ciise muuse wax ba isu aheyen waayaao taariikhdiiba waxey ku koobeen sh isaxaaq waxey ku koobeen sacad muuse hadaanu nahey ciise muuse waxba iisuma nihin sacd muuse aabihiin qab yaalada qadh muun kawasa walaahey sacd muuse waacadoga ciise muuse adeer sheekh isaxaaqa aad sheegey saanba qaata waan is wey diiyaa maxay umada kudirey muuse biixi show neefkan oomiidhan weeye muue ilaa maalintuu kursiga fuuley dhib iyo dhibaato laga ma bixi soomaaliland weyu dhamaatey sacsac muusow idin kaa laidiinacaey dalkii angu madax wenahayagu waa far maajo sacad muusow miyaad dilaaci matalin ta qaynaan dalkii idin kaa baabi iyey qabyaalad iyo qudhun ayey di la wareegeysaan idiin nac ney maqayxidiinii anagu waxaynunahey soomaali weyen ayaanu wax la qeyb saney naa uf sacd muuse

  • @somaliqueen8729
    @somaliqueen8729 6 лет назад +4

    Iidoor nacnac wax matarto
    Soo abtirso anigy reerabti ii yihin binu haashim walibo reer maka ay yihin abtiyadey
    Axmed binu hashim caruur madhalin kuwa kale sida xamss.cabaas.jacfar .cabdullahi ee so sheg waxa ku dhly
    Hana shegan bantu batihin
    Aniga ki shegi irirsamale ayaa tihin oroma ayaa tihin dirta waqoyi ayaa tihin ha shegan qofan ku dhalin

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 6 лет назад +2

      ahmed binu haashim ma isagaa jiraba kkkkkkkkk adeer meeshu waa sheekh isaxaaq binu ahmed binu mohamed binu xuseyn binu cali binu madar bimu abdilaahi binu ayuub binu mohamed ibnu qaasim ibnu ayuub sidaa u wad ilaa cali ibnu abu daalib ibnu abdilmudalib ibnu haashim laga galayo dadka ayaa markay garanwaayaan dadkaa badan yidhaahda sheekh isaxaaq binu ahmed ibnu haashim oo halkii ugu dambeysey keena oo haashim ah

    • @professionalhacker2834
      @professionalhacker2834 6 лет назад +1

      @@guledmaxamed2646 kkkkkkkkkkkkkkkkk mantaze oromo ayad sheganeyzin kkkkk

    • @araweelocali5421
      @araweelocali5421 5 лет назад

      Hhhhh ehlu beydku ma qaataan sadaqada iyo zakada ee idina waad dawarsataan ee xagee ka keentay ehlu beydka ayaanu nhy?

    • @mohamedmahamud9356
      @mohamedmahamud9356 5 лет назад

      @@araweelocali5421 xishood

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 7 лет назад +2

    dir iyo duriyad waa isku macne dadkuna waxaa la odhanjirey dir iyo daabaan marka ha la yaabina waa isku mide

  • @amaalqalisaleeban1692
    @amaalqalisaleeban1692 4 года назад

    DNA ninkii doonay inuu ogaado isxaaqiyinta DNA ka qaad midhka kale reer ma. Baqaan oo waacadaan

  • @abdirahmanmukhtar5710
    @abdirahmanmukhtar5710 4 года назад

    Qoladiinu habar awal baad u badan tihiin hhhhh