Rabbi ha u Naxariisto inta dhimatay. Badankoodu maanta way innaga hooseeyaan. Sahra Axmed, Dhabarlow, Kinsi, Huryo, Khadra Dahir, Marwo Cabdi, Dafe, Singub, Meecaad Miigane, Daa'uud Cali Masxaf, Barrow, iyo inta kale ee aan ka tagay.
Immika uun baan u fiirsaday magaca riwaayadane, abwaanku ma muxuu magaca kasoo qaatay riwaayadii Shakespeare ee magaceedu ahaa Play As You Like it ee uu lahaa: All the world’s a stage, And all the men and women merely players;
Dhabarlow ....RIP ...MY FRIEND...YE AGER LIJ...YE LIJNET GODENGAYE...MY CLASSMATE IN ADDIS...MISS U...MILYON
dadka dhintay Lama cayo ilaahay ha U naxaristo
thank you for this you are the best ,somalia ha nolatoo ilahay ha isku siqro amin viva somalia the best
Ninka koofiyada xidhan matalaya xayle salse waa huryo Allah ha naxariisto intii dhimatay
Rabbi ha u Naxariisto inta dhimatay. Badankoodu maanta way innaga hooseeyaan. Sahra Axmed, Dhabarlow, Kinsi, Huryo, Khadra Dahir, Marwo Cabdi, Dafe, Singub, Meecaad Miigane, Daa'uud Cali Masxaf, Barrow, iyo inta kale ee aan ka tagay.
Immika uun baan u fiirsaday magaca riwaayadane, abwaanku ma muxuu magaca kasoo qaatay riwaayadii Shakespeare ee magaceedu ahaa Play As You Like it ee uu lahaa:
All the world’s a stage,
And all the men and women merely players;
Old is gold
HURYO WAA NIN DAAROOD AH OO CIIDAGALE KA AH
Meeshan waa dhuusamareb
barigaa camad chirtien ka exis bay muudijereen
calaamada istilaabta ninka wato waa maxay ee kirishtanka calaamadooda mxaa laga jeedey bilowga riyaayada ?
xabashi ayuu matalayaa.
jilaaga aad magaciisa ka dhigtey maxamed axmed barrow waa qalad waa maxamed xassan barrow pls sax
Axmed dhabarow weye sxb sax weye
sheekadas haday daagan tahay qofkii fahmaya fahmaya 5 baa soomali laga dhigay
MAXAA DAWLADA ETHIOPIA BEEN LAGA SHEEGAYAA WAA SHEEKO DAAROOD FAQASH
Kinka kofyadlaha aMaxamed dhabarow illahay ha unaxristee:
Maxaan soo maray aduunyada
Maxaan sii maray dharaaraha
Maxaa manta iyo beriba misaamijiray
Macalin waya arag maxaan ahay
Maxay maqlayaan dhaguhu
Mantana ugu roon waa
Maadays adduunyaduu dadkuna way
Matalayaan inta mahaya ma oga
Hamaqleen isleyahay.
Oq
Maxad Ugu Soo Qori Wayday Meesha Ninkii Alifay Ama Sameeyay Riwaayada
Waa sangub
i see ma dad LOL
WAA BEENTA UU DAAROOD FAQASH KU SASABTO UMADA SOMALIYEED HAWIYE OO CAWAAN AH AYAA JECEL SHEEKADAN ADEER MA JIRTO CID DAAROOD FAQASH KA JECEL GUMEYSI DAAROOD FAQASH MA LAHA XINIINYO UU KUU ADEEGSADO DAAROOD WUXUU KUUGU FAANA WAA AWOODA DAWLADA ETHIOPIA
Maxaa daarood meesha keenay ruwaayad baa lamatalayaaye cuqdadii kuqaaday kuma dhigtee daarood cabsi cabsi Yaaa
sangub wacxa uu ka mid ahaa dadkii ka soo horjeeday maamulkii markaa jirey ee afweyne kkkkkkkkkkkkkk huryo kkkkkkkkkk waxaasaa fariina