Anigu ruunti waxan ka yabanahay abwaan xasan xaji abdillahi ganey illahay haybada u u siyay sida hesaha lo alufo wali abwaan ka hesa macan man arag ruunti intan dhagaysan allaha cafimadka iyo cimri dhererka ha u dayo waxan aad u jeclahay heesti saylo guyal badan ey hassan aden iyo sahra axmed jaamac wada qadayen iyo hesti kale ahmed ali cigal iyo khadar dahier cige wada qadayen ee ahayd dokh cahaq adna wacaney mahmahtada kasi wayn igaho walaloy waryaaa hassan ganey waaa abwaan fanka somalida wax la taban karo kaga tegay waxan ka maqli jiray un fanandi wayneyd ee amina abdullahi xirsi oo ninka amantisa ku dhegan walee waxybay ku ogtahay mamo amina oo ka mida somalida inta heesta kowoga ugu khatarsan
KU DHOWAAD NUS QARNI AYAAD NA SOO XUSUUSISEEN WAANA IDIINKAGA MAHADCELINAYAA LKN HA LA SOO DHIGO 1) Nin la Gigay bal sare eeg 2) Aabahay ka samraye Adiga , 3) Wad iyo Wacad ,4) Xuskuu Jacaylka , 5) Xuudbaa laqay Jacaylka iyo kuwo kale
Xusuus wayo waayo heestaan intaad joog qurxoontiin jaahana u wacantiin qiyaasti 40 iyo dhawr sano ha.hor aan dhageesa jiray waa jiriricooday xusuus dheeraan aaday inti dhimatay allaha u naxariisto
Waan galay riwaayadan waayo waayo national tiyaatar waayo waayo
MAANSHA ALLAAH SOO BADI SOO QABO RUBAAYADII WARAF IYO SHIMBIRO WA AR ISUMA HAYAAN JEEL OYO JACAYL OO DHAMAYSTIRAN IYO QAAR KALOO BADAN THNKS
riwaayadda waxaa sameeyey abwaan xasan ganey, actor waxaa ah xaliimo khaliif magool iyo xasan aden samatar. heesahana waxaa ka mid caashaqa habaayicin
sxbyaal iyadoo VIDEO Ah soodhiga
@@maxamedcalu1319 kkkk vidio ma jirin
Abwaan Axmed Nuur Jaangoow ayaa meeshaan ka dhex sharqamaya oo heesta, heesha ka dulmariyey. Lamana magac dhabin!!!!!!!!!
hadda qofka heesaya waa sahro Axmed Jaamac
Anigu ruunti waxan ka yabanahay abwaan xasan xaji abdillahi ganey illahay haybada u u siyay sida hesaha lo alufo wali abwaan ka hesa macan man arag ruunti intan dhagaysan allaha cafimadka iyo cimri dhererka ha u dayo waxan aad u jeclahay heesti saylo guyal badan ey hassan aden iyo sahra axmed jaamac wada qadayen iyo hesti kale ahmed ali cigal iyo khadar dahier cige wada qadayen ee ahayd dokh cahaq adna wacaney mahmahtada kasi wayn igaho walaloy waryaaa hassan ganey waaa abwaan fanka somalida wax la taban karo kaga tegay waxan ka maqli jiray un fanandi wayneyd ee amina abdullahi xirsi oo ninka amantisa ku dhegan walee waxybay ku ogtahay mamo amina oo ka mida somalida inta heesta kowoga ugu khatarsan
Wlhi xasan ganey waa mucjiso
@@daadproduction6574 mailla aragtay bradaa
Cajaaib 1976 Riwaayad xus iyo xasuus mudan AHUN Dhamaan intii dhimatay.
Qaareey😂😂😂
@@Naagnool124
Salaam Wll Barako.👋
Waa riwaayadihii xigmada lahaa
waxas oodhan ooriwayad waxa lahaa reer waqooyi yaa murti ku gaadhya iyo afsoomali bayuura
Wale abwan iyo fanaanba waa somalilaan marks lava reebo magool iyo x . a .s
Intii dhimitay ALAAH HOWNAXARIISTO
ABWAAN XASAN CABDILAAHI XASAN GENEEY RESPECT
Iminka heesta waxa qaadaysa waa Sahra Axmed lakin idaacada lagama duubin waxa idaacada u duubtay magool sidaasayna ku baxday heestaasi.
Riwayad waxa Alifey Abwankii weyna ee xasan x.c/llahi (xasan ganey)waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa magacedu waa dumis Aqalkeyga iyo Aroskii inankeyga waxan dhigay hoboladii waberi
Halkii Magool Sahra ayaa metelaysa ilaahay ha u naxariisto dhammaan inta dhintay
Ma dhama Ruwaayaddan Waliba Waxaa ka maqan Xaliimo Khaliif Magool booskeeda sahro Axmed ayaa mataleysa
Eesh calaa Ruwaayad maxaa meesha rag isugu yimid Abwaan Xassan X Cabdilaahi,Maxamed Yuusuf Cabdi oo metelaada kagaba wanaagsan heesaha,Boon Xirsi,Sahra Axmed hooyada masrixiyada iyo horyaalka heesaha,Shamsa Cumar,Xasan Aadan isugu majaajilada kuma wacna lkn waa foolaadka fanaaniinta soomaalida isku Soo xoori oo waxaan dib loo helayn dheh
Riwayad waxa Alifey Abwankii weyna ee xasan x.c/llahi (xasan ganey)waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa magacedu waa dumis Aqalkeyga iyo Aroskii inankeyga waxan dhigay hoboladii waberi waxan ku dawaday National theater hargeysa Riwaya imikan waxa dhigeysay AHUN sahra Axmad
Allaha yarxamu mamo xalimo khalif magool anigonan casiyin cilmiyada illahay cabsi ha igu galine cebkale miyan galay maya mamo cebkale mad galin
Zahra Ahmed baa imika matalaysay labada fanaanba Alle ha u naxariisto Allahuma Aamiin
Yaalahaa riwaada
Xasan ganey
Heesta la jalbeebta khayrkiin yaa wada qaadaya
Kuluc bacalwaan aamina cabdilahi iyo saafi ducaale
Wll ruwaayada soo dhameystir
Good job sxbayaaal maxaan baahi u qabay ruwayadahan thanks
DoQonayow. Asuwirka. Yaakuudhehe. Karaahso. Ruwaayda. Dont 😠😠😠👻👻👎👎👎👎👎👎💔💔💔💔💔👆👆👆👙👙👙👙👙👙👙👈👈👈🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍🐍
Riwaayadu waa koobi oo halkii magool waxaa matalayso Sahro ahmad Alle AHN intii dhimatay magool ayaa ku qur xoonayd heesta xaashaqa h baayicin
Allah ha u naxariisto dhamaantood labaduba si cajiiba u mataleen
ala ragu waa ragii hore halad waa intuu yidhi.waxaba somaraac
Tani waa Ruwaayadda Koobbigii dambe maaha Asalkii
walal wan ku salaamayaa in aad sonolayso riwaayadhii mari samaadkii iyo murtidii hideheena waxad ku dartaa hadad taqaan riwaaday walba abwaann kii alifay midwalba wayo dadbaan jiri barigaa jire xiligaa
Waa sahra axmed jaamac aktaradu imika metalaysaa maaha magool
@@waayowaayihiiwacnaa Inti dambe waxa matalaysay agtarnimada Zahra Ahmed oo magool bay badeshay
Abwaan Xasan geney
xiliga man jirin balse waxa labarbalar dabayaaqadii 86 wan xiligii aan falka jec laa waxa xasan cabdi lahi ganay waa nin xigmad badan
KU DHOWAAD NUS QARNI AYAAD NA SOO XUSUUSISEEN WAANA IDIINKAGA MAHADCELINAYAA LKN HA LA SOO DHIGO 1) Nin la Gigay bal sare eeg 2) Aabahay ka samraye Adiga , 3) Wad iyo Wacad ,4) Xuskuu Jacaylka , 5) Xuudbaa laqay Jacaylka iyo kuwo kale
Intio dhimatay ILAAH HAWNAXARIOSTO
Waxaaasaa Ruwaayada Walhi waa Mujaajilo Aad u macaan
KASAMAYSO JACAYLKA XASAN GENI HALISBUU AHAA
Riwaayadii Xasan Xaaji Cabdullahi (xasan ganey)
waa 1976
Xidig iyo xidigta waa Xasan Aadan iyo magool
Miicaad wa xsan adan aabu ku ma taleyaa
Basbaasna Magool aabeheed nisi matelayaa
Allow intii dhimatay u naxariiso
Magool marki hore bay agtarada ka ahayd waxa badeshay Zahra Ahmed jaamac aydana imika matalaysa
Eesh calaa mumataliin waa Waxaan dib loo helayn
Hhhhh maxamed yusuf hadaad qaadiraysantahiin waa la seexdaa
War wl waxan donayaa heestaa xasan adan iyo amin abdilahi wada qadayan inataad joog qurxuuntii oo aankj dhex jirin riwyad so geli wl hadii aad heslays please
Saaxiibayaal Riwaayad qiimo leh
Markan waxaa xidig ka ahayd SAHRA AHMED. Waan galay.laakiin ayaa garanay ninka amina Abdilahi la qaaday heesta plz.
Kuluc xasan adan xasan genay maxamad yusuf
Ninka amin la heesay waa kuma
Waa Mahamed xasan baro
Abwaaniinta reer somaliland uunbaa soomaalida kale maaweelin jiray uun imikana maaweeliya
Waa xaraabo wlhi kama daalo
High school last year
Ruwaayadan iyaado muqaala ayan u bahanay
Berigaa video camera lama haysan. Xataa Somalia TV may lahayn.
Kuluc baa la qaadaya amina Dee heesta Abdi baashow
Ninka aamino abdulahi la heesaya waa bagaag
Waa Mohamed yusufAbdi
Waan salamyaawayo waayihii wacnaa thinks ban leehay wax qabaa sual heesta cishaduu ilahay original ka yaa leh sahra markan ma koopi baa
Magool iyo xasan adan
Magool iyo Xasan adan
@@mkhadarmuhumed3452 thinks bro
Boon Xirsi iyo Abwankale ayaa isla qabtay qoladii abwanintina Jajab iyo guraangur ayay ku kaftamiyeen
Waana tii boon xirsi ugu horaysay
Ruwaayada ma 2 baa la dhigay heesta caashaqa habaayin marnacsahra axmed baa qadaysa marn magool
Haa, waa mar labaad oo lagu celiyay.
Asc fanku waa kii höre
Waata Buuran oo aad moodo isjiidkA 🤣😂
Tani waa coppy wayo hesta waxa wada qada xasan aadan samter iyo xalimo khalif eee maha sahra
.
Heestii hadeer xasan aadan yalaqaadaye
Yaalaqadayay samantar heestii hader
Sahra Axmed Jaamac
636561374
Wale abwan iyo fanaanba waa somalilaan marks lava reebo magool iyo x . a .s
Shamso cumar heydara xageed oga tagtay.
Riwaayadu waa koobi oo halkii magool waxaa matalayso Sahro ahmad Alle AHN intii dhimatay magool ayaa ku qur xoonayd heesta xaashaqa h baayicin
Sahra Axmed Jamac Baa kaga Cod macaanatay oo magool waa laga joojiyey Sidaasay Intii badnayd sahra axmed u matalaysay Alle ha u naxariisto labadoodaba
Waata Buuran oo aad moodo isjiidkA 🤣😂
636561374