Boqorka aan is ogayn | jiilka dahabiga ee caalamka soo maray.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

Комментарии • 82

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 6 месяцев назад +13

    Mahadsanid ustaad Aadan sahan
    Runtii waa dhab oo hadaan dhalinyaro nahay way nahaysataa caadifada saa id ka ah iyo laab la kac
    Waana waqtigeena inta badan dhumiyay waa baraha bulshada oo aanan inta badan dhicana wanaagsan aanan u adeegsan.

  • @MedAmin-s4f
    @MedAmin-s4f 6 месяцев назад +1

    M.a thanks teacher

  • @deeqshaqale7571
    @deeqshaqale7571 6 месяцев назад +2

    Ustaad aadan khadar Ali [aadan sahan]
    Aad baan kuu salaamay Ustaad

  • @cawaaleAxmed-z6y
    @cawaaleAxmed-z6y 6 месяцев назад +3

    Respect 🫡 Ustaad

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 6 месяцев назад +2

    mahadsanid ustad❤

  • @alimaallin
    @alimaallin 6 месяцев назад +1

    Masha Allah ❤ Thanks ustaadi

  • @MohamedYuusuf-ps9te
    @MohamedYuusuf-ps9te 5 месяцев назад

    Mahadsanid shp❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 месяцев назад +4

    Wan amin sanshay in an ahay boqorad runti wixi iga maqan waxan amina inaysan ii fiicnanyn wixi an haystona allah hanagu asturo

  • @MGarboole
    @MGarboole 6 месяцев назад +3

    Ustaad meheradda maxd sahanka kaliya ugu daysay fikirkyga wuxu ku wacnaa (sahanka xogaha)

  • @KhaledHaaji
    @KhaledHaaji 6 месяцев назад +6

    Wll fadlan bugs 48 xeer la so dhakao Oo jogto ka dhig 👋

  • @123khadar
    @123khadar 6 месяцев назад +1

    Golden voice 😊

  • @Daauudmaxamad-q6n
    @Daauudmaxamad-q6n 6 месяцев назад

    Thank you ❤❤❤❤❤❤

  • @Updyaziz-yw4ec
    @Updyaziz-yw4ec 6 месяцев назад +1

    Wcs ustaad aadan aad baad umahad santahay

  • @IklazHashim
    @IklazHashim 6 месяцев назад

    Mahadsanid wax badan waa kaa baranne❤✌️

  • @MaxamuudMawliidBashiir
    @MaxamuudMawliidBashiir 6 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 6 месяцев назад

    Mahadsanid macalin

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 6 месяцев назад

    Mahadsanid wll adan

  • @abdulrahmanmohamed3132
    @abdulrahmanmohamed3132 6 месяцев назад

    Allah ya cisak sxb aadan inbadan baad taabatay ilaaaaa xad iyo ilaahay caqliga iyo cimriga haku barakeeeyo wlllll

  • @MaxamedCaliIbraahim-tm9of
    @MaxamedCaliIbraahim-tm9of 6 месяцев назад +1

    Wax badan ayn kaa faa.iday cilmiga allaha kuu barakeeyo wll

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe 6 месяцев назад

    mahadsanid wllo aadan khadar ali 😊😊

  • @Musa566ghuuu
    @Musa566ghuuu 6 месяцев назад +1

    Isbadal ayan ka dareemya editing mazuul saa ku waad 🖤

  • @Aamiin873
    @Aamiin873 6 месяцев назад +2

    Haa points tiga ah in taariikh la inoondhigin waa kugu raacsanaya waliba digsiyada somligalbeed ee aan anu dhigto yurub iska daaye waxa la ga dhigaa Ethiopian iyaguna hada Ethiopian ayabay isku arkaan

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 6 месяцев назад

    Adan wllo maad waxbarshada soomaaliland ka soo diyaarisid muuqaal iyo sida ugu fiican ee ardayda soomaalig ah wax loo bari karo❤❤

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 6 месяцев назад

    Jiilkii ugu wanaagsanaa waa saxaabadii iyo taabixiyiintii iyo kuwii kuxigay

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 6 месяцев назад

    Mashallaha addan wllo qaali aha❤❤❤

  • @user-qp3ew2bh6p
    @user-qp3ew2bh6p 6 месяцев назад

    ما شاء الله تبارك الله

  • @Haalaxayat
    @Haalaxayat 6 месяцев назад +2

    Ani raja ayan layahay in magaca somaliya kor uqada lkn wqti ayan ubhnnhy Allah irumayo rajadeeda shan sano aa 5udhiman somali lawada kun iyo 30 hady somali dowlad isu badaliweysa waxa dhacayo afgabi weyn

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 6 месяцев назад

    Adan asc ❤

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 6 месяцев назад

    Subax wanaagsan, mahadsanid walaal aadan.

  • @user-ny7hs7zc9g
    @user-ny7hs7zc9g 6 месяцев назад

    Mahsanid walal dhawaan ayaan ku bartay laakiin wax badan ayaan kaa faaiday

  • @AbshirMuse-jt6pg
    @AbshirMuse-jt6pg 6 месяцев назад

    Walaal aan jeclahay aadan sahan my friend ❤❤❤

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 6 месяцев назад

    Masha allah❤

  • @kabtanxalaala4404
    @kabtanxalaala4404 6 месяцев назад

    Thank yoy🎉🎉🎉🎉 waad i ammantay waa ad i dhiirigalisag😮😮

  • @M-DIYASPRo
    @M-DIYASPRo 6 месяцев назад +1

    Ani mobile waxaa dhigaa markaa hello labtop alle haisahlo 😊I.a

  • @haykalchannel4303
    @haykalchannel4303 6 месяцев назад

    Last edit 😊

  • @Maxamed-eo7zd
    @Maxamed-eo7zd 6 месяцев назад

    Masha allaah

  • @SuldaanFahad
    @SuldaanFahad 6 месяцев назад

    Thanks

  • @libanismaeil5228
    @libanismaeil5228 6 месяцев назад

    Mashallah

  • @user-ln1nd7nz6r
    @user-ln1nd7nz6r 6 месяцев назад

    🙏💯❤️

  • @Khadarcismaancumar
    @Khadarcismaancumar 6 месяцев назад

    Mnsh Allah

  • @CiRRO7
    @CiRRO7 6 месяцев назад +1

    Gezi🥷🏻

  • @jaamacxasanmuuse535
    @jaamacxasanmuuse535 6 месяцев назад

    Wllkei aadan sahan alle haku sharfo walal qali ❤

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 6 месяцев назад

    wlhi shalay ayan ugu faanayeye kuwaa yare yare

  • @user-qq9fw1et2z
    @user-qq9fw1et2z 6 месяцев назад

    Guulayso masuul

  • @user-qg1xx6me8g
    @user-qg1xx6me8g 6 месяцев назад

    Mansha allha

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 6 месяцев назад

    alxamdullilah 🥰🤲

  • @realmaxamed
    @realmaxamed 6 месяцев назад

    Adanow codka wax aad ka badashay sidiisi kusoo celi please

  • @impireminimatches3745
    @impireminimatches3745 6 месяцев назад +1

    ☝️Kudhawaad 1sano ito dheeraad barnaamijyadaadi aan qabatimay waxaad soo dhex galisay cunfiga siyaasiga ah iyo wax yaabo aan qiimo samaynayn waxuu ilahay ku siiyy balaaqo qof sii jeeda aad ku soo jeedin kartid waxaan kaaga digayaa inaad siyaasada dhex gasho si aad jiilasha inaga dambeeya aad dhaxal uga tagtid mahadsanid wllkayoow👋

  • @user-dn3qg4wp4n
    @user-dn3qg4wp4n 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 6 месяцев назад

    Mahadasanid zxp wanadii iabuucan wan haysta

  • @ManoFarah
    @ManoFarah 6 месяцев назад

    😊😊😊

  • @maxamadkofi4134
    @maxamadkofi4134 6 месяцев назад

    Walahi waxaqiiqo manta wax waliba way fudud yihiin inlahelo lkn dariqi lagu gari laha ayaa adag kaliya waxay ufudutahay cidi wax haysata

  • @abdulhamidmuktar9763
    @abdulhamidmuktar9763 6 месяцев назад

    The Law of Generational Myopia.

  • @Muhammadali1583
    @Muhammadali1583 6 месяцев назад

    Wll jiro

  • @Akhi.zakariya1
    @Akhi.zakariya1 6 месяцев назад

    😮

  • @badriinaxarago3109
    @badriinaxarago3109 6 месяцев назад

    💞💝

  • @zakiyamcabdulahi516
    @zakiyamcabdulahi516 6 месяцев назад

    😢😢😢

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 6 месяцев назад

    Wllhi bersamaadkii ayaan ayeyday u nacay 😮😢

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 6 месяцев назад

    Wcs

  • @ayaanlehassan-b6z
    @ayaanlehassan-b6z 6 месяцев назад

    Sahanka cilimiga zidaa kaa rabnaa noogo noqo tariikhada islaamka inan barano tarekhyahandee islamka ahaa geeeeeesi 🎉

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 6 месяцев назад

    Dhibta ugu wayn dhalinradeena waa manhajka

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 6 месяцев назад

    Runtii waan u bogay

  • @lajecelibrahim7378
    @lajecelibrahim7378 6 месяцев назад

    Waa runtaa waa xaqiiq dhalinyaradaan qabiilkaan inta ay iska dhaafaan maskaxda aynu ka shaqeeyno

  • @user-vx7sf9mt9x
    @user-vx7sf9mt9x 6 месяцев назад

    Asc aadanow waxaan jeclahay adoo kale inaan noqdo balse waan isku dayi doonnaa insha Allah Allah bless you

  • @Kalidou11
    @Kalidou11 Месяц назад

    Muxuu mid yari ibudhsaday

  • @Abunasiib
    @Abunasiib 6 месяцев назад

    Lagend aan taagero❤❤❤

  • @Gaazi777
    @Gaazi777 6 месяцев назад

    Sowdigi laha nolashi hore ticnlojiyad hormarsan bay lahayen bal ifahansi bro😮

  • @DaudBashir-rb5ol
    @DaudBashir-rb5ol 6 месяцев назад

    Wax boqor idhaha ayaanba la'sanaa

  • @CabdifataaxCabdiraxmaan-s4p
    @CabdifataaxCabdiraxmaan-s4p 6 месяцев назад

    Yaa yaqaana maktabad Muqdisho ku taallo oo
    Si aan buugaag uga gato
    Reply reply reply

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 6 месяцев назад

    Wax garad somaliyed

  • @Binaase
    @Binaase 6 месяцев назад

    Sahanka.

  • @9Warda
    @9Warda 6 месяцев назад +1

    Mawduucan aad ayaan uga helay anigaba waxaan soo xasuustey bari samaadkii😂😂😂 xiligii aanu caruurta ahayn markaan ciyaarano sakadaha xafada ayaanu dhex ordi jirney imikana waxay leeyihiin meelo ugaara oo ay caruurtu ku ciyaaran . Markaa xiligayagii ayaa ka xaraabad badnaa😂😂😂😂. Ilahayo na astur

  • @SadikSk-qf9bx
    @SadikSk-qf9bx 6 месяцев назад

    Chat gbt 😂😂😂

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf 6 месяцев назад

    Anigo boqor ah ayaa ku salaamaya😂😂

  • @maxamedcader4615
    @maxamedcader4615 6 месяцев назад

    AMIN NAFTADA QOFNA WAX HA WEYDIIN MAR WALBO OO AAD QOF UBAHATO WAA MAR WALBO OO AAD HOOS USII DHACEYSO QIMAHA HEERGAGA

  • @عبدالباصدعبدالسلام
    @عبدالباصدعبدالسلام 6 месяцев назад

    Qof walba wuxuu soo arkay ayaa la wayn, lkn waxaa soo socdaa ka weyn Bro

  • @cqadarbuneeste3438
    @cqadarbuneeste3438 6 месяцев назад

    Nim cawalbo nusqaan tedewadataa wasa allaah mahadii

  • @ZuhaybFaarax
    @ZuhaybFaarax 6 месяцев назад

    0:20

  • @Husainmoha
    @Husainmoha 6 месяцев назад

    Aqoon yahanka soomaali

  • @Layla068
    @Layla068 6 месяцев назад +4

    ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @AFlahaar
    @AFlahaar 6 месяцев назад

    Maskaxdu miyay cuslaataa sida khadka oo kale.!,
    Dhinac marka laga eego qofba qofkq uu ka xog ogaalsan yhy buu ka xasyys badan yahay