ABuu Dujaana Oo ka Sheekeyay dhibka loo geystay iyo Canadian boy rafadka oo Ka Soo maray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 4

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 9 дней назад +2

    Gabadhu way guursatey xalal bayna ku guursatey,xanuunkana ilaahey ayaa u keenay,kumana ay khasaarin dhalashada mahamed waayo walad baariya oo jecel hooyadii hadduu noolayaheyna ay ku nasan doonto ayada iyo ilmaheeda.inshallah

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 9 дней назад +1

    Maxamed yare reerka reer abtiga u ah qaraaraa, acuudu billaahi mina shaydaani rajiim, ilaahayow ehel xun naga badbaadi.

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 9 дней назад +1

    Wa reer an isdhamin rag iyo dumar yar iyo weyn ilmaha yar ee walashod dhashay bay dhinac kawada mareen hoyadi wax qabanlahaydna wa waleen siday sixir ugu adegsanayen illahow moryaantas shartoda kabadbaadi miskinka yar illahow hostoda kasobax waxay laradinayan cunuga yar yaarabi illahow ducada Naga aqbal xasbunaallah wanicmalwakil

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤