Si aad u kasbatid ixtiraam & qadarin iska daa caadooyinkaan..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 мар 2024
  • Hadii aad doonayso in aad dareento ixtiraam waliba adigoo cumrigaagu uusii kordhay micnaha aad waynaatay hadaba waxaad dhahdaa salaamu calaykum nagu kala wada caadooyinkaan aan kuu sheegi doono
    Waqtiba waqtiga ka daambeeyaa ixitirqqmku uma yimaado si kulan joogto ah mararka qaar arrinku wuxuu ku la xidhiidhaa caadooyinka aan ku dhagannahay taas oo ay suurto gal tahay in ay naga manciso oo ay inoo diido ixtiraamka xaqiiqiga ah ee wayn.
    Hadaba aynu u hadalno ka tagida caadooyin khaas ah kama dhigno in aad badalayso shakhsiyadaada arrinku wuxuu mar kale la xidhiidhaa horumarinta shakhsiyadaada aad u horumarinaysid qaabka ugu wanaagsan.
    Muuqaaladii hore halkan ka daawo👇
    Raga oo kaliya noqoshada nin karmeed
    • Raga oo kaliya| Noqosh...
    Barashada Luqada carabiga Q.1aad
    • Barashada Luqada Carab...
    Barashada Luqada Carabiga Q.2aad
    • Qaabka ugu fiican ugun...
    Barashada Luqada Carabiga Q.3aad
    • Qaabkeed ku baran luqa...
    Ramadaan bisha isbadalka
    • RAMADAAN BISHA ISBADALKA
    Caadooyinka milyameerada
    • CAADOOYINKA MILYANEERA...
    Fadlan kanaalka sii Faafi liketana hanaga ilaawin
  • ХоббиХобби

Комментарии • 1