TAJRIBADA NINKAAN| JAAMACADU WAA WAQTI LUMIS!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Waxaan daawaday muuqaalka ninkaan 28 jirsaday oo kasoo qalin jabiyay mid ka mid ah jaamacad ku taalla dalka holland wuxuuna nala wadaagayaa tajribadiisa ku aadan 4tii sano iyo badhkii uu ku jirey jaamacada mase ku talinayaa ninkani in jaamacad laga baxo mise wuxuu leeyahay waa waqti lumis baalse inta aan u galin mowduuca hadaad nagu cusub tahay soo dhawoow waxaan halkaan kusoo gudbiyaa muuqaalo isugu jira soo koobista dhiganayaasha kala duwan sidoo kale waxaanu soo gudbinnaa qaabka qofku ku horumari karo nooshiisa aduun iyo aakhiraba marka nagusoo biir runtii magu khasaari maysid.
    FADLAN KANAALKA SII FAAFI SI DAD BADAN U GAARO

Комментарии • 3