Naseexooyin Anfaacaya Dhallinta | soo koobida dhigane cajiib ah..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Dardaaranka 5aad iska ilaali saaxiibada xun xun
    Nabigu wuxuu yidhi صلى الله عليه وسلم انما مثل الجليس الصالح والجليس السوء كحامل المسك ونافخ الكير فحامل المسك اما ان يحذيك وام ان تبتاع منه واما ان تجد منه ريحا طيبا ونافخ الكير اما ان يحرق ثيابك واما ان تجد منه ريخا خبيثة
    Asxaabta xun xuni waa asbaabaha ugu muhiimsan ee keenta in dhallintu ay leexdaan oo ay ka leexdaan wadadii toosnayd ee lagu yaqaanay waxayna ka mid noqdaan dhallintu dadka dhulka ilaahay fashaadiya oo halleeyaa laakiin aan hagaajin oo aan wanaajin.
    Hadii markaa qofka dhallinta ahi uu ku xidhmo asxaabtaasi xun xun waxay u jiidayaan dhanka halaaga iyo fisqiga iyo akhlaaq xumada waxayna xadayaan waqtigiisa Waxayma u horseedaan waddooyinka xumaanta Nabigu wuxuu yidhi صلى الله عليه وسلم المرء على دين خليله فلينظر احدكم من يخالل qofku wuxuu yahay diinta saaxiibkii ee qofkiin ha iska dhawro cida uu saaxiib ka dhiganayo
    Fadlan kanaalka kusoo biir siina faafi #kanaalka_hindise #shortvideo #somali

Комментарии • 1