Malcolm X | Qisada Safarkii badalay noloshiisa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Wuxuu soo islaamiyay dad kor u dhaafaya 30 kun oo qof wuxuu ahaa indheergarad faham badan caqli badan oo hansare leh Waxaa la dilay Aabihii isaga oo 6 sano jira hooyadiina waxay u dhimatay murugadii qaabkii Aabihii loo dilay oo ahayd Qaab fajaciso ku ahaa dalka maraykanka inta lasoo qabtay ayaa wadada tareenku maro lagu xidh xidhay tareenkii ayaana jidhkii Aabaha malcolm cad cad dhulka ugu riiqay
    Yaraantiisii muusan helin waalid tarbiyeeya taas oo markii dambe ka dhigtay in isaga oo aan qaangaadhin uu xabsiga ku galo daroogo uu meelahaas ka iibin jirey oo lagu qabtay isaga oo si qarsoodi ah u iibinaya isaga iyo saaxiibadii cadaanka ahaa halka isaga lagu xukumay 10 sano dadka qaarkoodna ayba dhahaan waxaa lagu xukumay 11 sano oo jeel ah dhinaca kale saaxiibadii ay sida isku midka ah u wada iibinayeen daroogada
    #sh #explore #maxaa
    Fadlan kanaalka sii Faafi mudane/marwo

Комментарии • 3