Barashada Luqada Carabiga| qaybtii 1aad arrimo muhiim ah..?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Barashada luqad sida luqada carabiga waa waajib in aad baratid maxaa yeelay waa luqad ay kaaga xidhantahay diintaadu la aanteedna aadan si sax ah u baranaynin shareecada islaamka iyo Fahamka saxan ee Qur'aanka hadaba muuqaalkeena maanta waxaynu kaga hadli doonaa haduu Alle idmo qaabka ugu fiican uguna sahlan ee luqada carabiga lagu barto Meesha aan kasoo xigtayna waa qoraal uu qorey mid ka mid ah culumadeena soomaaliyeed meel kastooy joogaanba Allaha xifdiyee oo aad ku tilmaami karto maqaal uu u qorey qof kasta oo soomaali ah oo raba in uu barto luqada carabiga shayga mudan in la xusana runtii ayaa waxay tahay in sheekhu khayr Allaha siiyee in uu ku qorey luqada carabiga si ay uga faa'iidaystaan qolyaha carabta ah ee uu luqadoodu Qur'aanka ku soo dagay maadaama iyaguba ay ku dhax milmeen lahajaadka ay adeegsadaan
    Muuqaalladii hore halkan ka daawo👇
    Ramadaan| Bisha isbadalka
    • Video
    caadooyinka milyaneerka
    • Video
    Dhiganaha Qorshee noloshaada
    • 📚 Dhiganaha Qorshee No...
    kalmado dhiirigalin ah
    • Video
    Qisada malcolm x
    • Malcolm X | Qisada Saf...
    #kanaalka_hindise #shortvideo #somali
    Fadlan kanaalka sii faafi liketana nagu caawi

Комментарии • 5